iSMA DHIHIN WUU XANAAQAA | Challenge Gone Wrong
HTML-код
- Опубликовано: 10 фев 2025
- #arimaheena #abeera #challenge
Subscribe for Abeera • Video
My Social Media Accounts
/ arimaheena
/ arimaheena1
/ arimaheena
snapchat: arimaheena
Email: arimaheenahagio@gmail.com
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
618,511 subscribers
Maadaama timaha kaga ciyaarney aan kuraaligelino inaa susbscribe usaarno channelkiisa mahadsanid ruclips.net/video/xNahL3Ns5Rg/видео.html
Waa Arimaheena hhhh hore usoco legend
Wan usaray wallkey😍😍😍
Wilka Maskinka Maxaa Tinta Ugu Jartay Folxuma Waaye
inbadan legend
Sxb inuu iska jara fcn wllhi folxumo waye xoga si rer magalnima ujaro dheh✋✋✋🙏🏿
Intiii Nabiga jcl
Like saar wll 😭😭😭😭❤️❤️❤️
Abeera hhhhhhh
Dadka nocas cml leyskama helo runtii, waa wiil yar oo dulqad iyo xushmad badan ♥️
Manshalah
Lkin ma fcno inuu sidaa sameyo sbbto ah qosolkisa waxa ku dugana oohin🥺🥺🥺🥺
Translate to somali yutup
Haa wlhi abyo🥺🥺🥺
Wlhi waa qof qalbi wanaagsan asagoo xanaaqsan buu kuuqoslayey😔✋
M.a wlh asagoo onaayo ayaa iska qoslayay abeera m.a happy 😊 🥺😊
Inta ka Xun waxa uu sameye arimhena like🥺🥺
Kas muu usameye marka🙄
@@fahmacabdulle7508 uJeedidaaa
@@quendafna1494 like radis yeka noqon arimahena qofna musan xumenine ishh
Wuku xushmeena wlhi dabeecad leyahy masha Allah 💯👌
Dulqaad iyo xushmad buu kusiiyay adnah timihiisa ku dhalaysaa wlhi waxaa thy qof xun sidan kuman moodayn wll raali ahow 😭
Walahi waa qof qalbi wacan waayo dheh isago faraxsan ayuu murgsana arah kaftankaaga ad ubadisay lkn waxan farxada kabadnay inzha Allah kafarxi isaganah walal Arimaheen from burco 😊😃
Wlhi waa qof qalbi wanagasan asika oo xanaqsan ayuu kuu qoslayaa Arimaheena ma aheen in aad sidaas ku sameyso
Ayaaniita wlh wee kuu dhacatay abeera waa qof dulqaad badan 😇😇😇😇
TV ga ayaan ka dawaday video ga
Lkn halkaan waxaan usoo galy fariinatan ku soo gaadhsiiyo ..opera wllhi waa full respect 👏❤🙌 Arimaheena waad ka waldanayd haddii aabad is daganiye lahaydeen lkn waxaan ku faraxsanhy inuu
Said kuu ixtiraamay
Masha Allah wllhi abeera habbi waye m.a sha Allah agteena waxbo kama ahan lkn qofka muhiim utahy Arimahena m.a sha Allah wllhi wax garad ayaa thy ماشاء الله تبارك الله ❤❤
Abeera qosolkada ayan kuhestaaa ,keep smiling bro 💞💞
M.aq
Afkaa wukaa qusley lkn wukaa xumadii Always respect Man wayuu bro aberaa adna muqaal rali gelinaa kasugeeyna hadanahay familkaga
Video yadan soo badi oo funny wlhi dad badan soo fadhiise fumeer iyo ibra kadarba lapadas 😂😂nplz arimaheena 🙏👈
Arimaheena kayar waad khiyaantay wllhi xasid dadka ku dhex jira tahay wllhi pro
Abeera qof qlbi wngsn wye wlhi dad nocaas lama helo full respect❤❤
*Arimaheena Timo wakhti lagaliyay ayaad ciyaar ciyaar kujartay waxlaga xumaado waytahay Abeera oday somaliyeed weeye badal khayrqaba alle hakuugu badalo Nin dulqaadle batahee*
Wuu ooyeu wlhi maskiiin waaye wiilkan waan iska jecelhy illhy ha dhawre🥺🦁
ARIMEHEENA legend 🙌 I SUPPORT YOU pr0
Wlxi wa qof qalbi wngsn sxp asago kale nh adunka u kuyar yahay..asago xanaqsan ayu xanaqisa ka qarinaya Majeclo ino kumojiyoo xanaqisa....hushmaad iyo qadaraan u kuhayoo dartedaa sxp wa kan kaqariyo humantisa....runtiii wa shaqsii qalbi wngsn adiga aya nasiib leh u sxpkaga yhy😭🙏🙏sxp kailalih waxa dibayo wayo asaga hita u kailalinaya....🥺😭sxp iga dex🙏❤❤❤❤❤
Wlh abeera cade waan iska jeclhay wlh 😍❤
masha Allah keep going Ari maheena iyo Abeera 🥰😊
bagah baa oga jartay..timaha foosha xun😂😂😂😂
Legend arimaheena waku wataa part two ka so sameyaa
Abera waa maskiin walhi wax qalad ku samesy😓😓
Markuu yahay qofku qof farxaana waalaguu xarabe imanayaa hada way dhaaftay ciyaarta wxaasi waaba xadgudub miskin farxane lkn si hoos ah looga xanajiayay
arrimaheena youtuper ka kaliye een si kal iyo laabo utaageero keep going hno from borama
Shafi qarasta heestisa cusub reaction kasoo bixi arimaheena ❣️
Thanks
Asad lasosameey aboowe 😍😍😍😍😍
wll abera waan daremay inuu ka xumaday lkn shumad uu adiga ku xushumeynayo ayuu isku celiyo sxp arimahena ka frxi si uu u ilabo qaldkan allh idin sharfo🤐🤐💯🙏
Abera colosha i hurisay apowe ha murukoon 🤗
Arimaheenaa wax fcn maadan samayn
Arimaheena wax fiican ma sameen wiilaka sido kuxushmeye sayeshay ismalahe Raali gali wa qof Qalbi wanagsan Runtii
Machallah ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
kama helin sida ula dhaqantaan abeero adiga iyo asad ee please ha idinla sinaado asxaabta kale adigana sidan sameesaya caawa asadna maalin hore tusaale kuso qaadanayay sida ilmo abeero u eeg hadii dhashid maxaa ka qaldan ilmaha u eeg abeero sawma qof ilaahay abuuray maaha oo ilaahay lixaadkiisa u dhameeyay thats disrespect please change that
treat him like the others please and waan ku tagera Arimahena keep going hambalayo 700k
Waa legend runtii sa id ayuu ku xish meyay asigo xanagsn ayuu hadana iska qoslayay😊
arimaheena walaalo ilaahey asad waxaan ugu baryaa inuu ficnaado in sha allaah walaalo iigu salaam asad arimaheena koma
Keep going ma brother's arimaheena and abeera cade ♥️🥰🥰
Hoo iii aarso waxan ku soo xasuustay markan yara oo qof wax ka haleyo
Arimeheena zxb faniskaaga hadaa nahay waxaan raali kama nihin maanta wey dhacdee maalin kale saan haku samaynin qof kale xitaa haku samaynin
Xaqiiqdii waa qof qalbi wanagsan hore usocda
Wllhi aad kga xishoonayay apeera 🙏
Xaal iyo xaajo rageed bn kaaga fadhinaa arimaheena wll fcn ayaa tahy qaladkan wuu dhacay waxan kaa rabnaa farxdiisa in aad soo sameyso
Wlh waala qiiroday Abeera qof dulaad u sxp ah waaaye ishiisa iska ilaaliya
Arimahena wan ku tageeraa❤️🙏
Arimaheena Legend...🖤
Arimaheena goat aa tahy wlhi anaa inta ka dareemoyo xanuunkisa sorry A,qani 🥺
Mashaa allah horey usoco walal waxan ahay hooyo garab idinkaga baahan plz yutuubkayga wax qurux masoogaliyo lkn hadey soomali garab isiiso waxkasto waan gaaraaa inshaa allah shukran
Wllhy wn tageera abeero wayo waa qof qalbi wngsan oo qosol badan
Markaad lax tahy waa iska nocaan xoolo arimaheena uf bal wxan hada caqli buu mooda wiilka wuu kaa xishoodey adna wxaa mooda inuu kaa cabsanayo oo kle ilmo ilmo thy shuupaa ku dhashee uf wraa wiilka raali gali😎😎😎😎🥺🥺🥺asoo xanaaqsan buu hadana kuu qoslaya si aadan u dareemin xanaaqiisa
Arimahena wiilku ixtiraam ayuu ku hayay laakinse adigu maad garan wanad ku khaldan tay waad garanaysa wiil dhalin yaro ah oo timihisa lagu ciyaray xanunku leyahy
Nin dhalinyara oo farxaniya weye sxb lakin wllhi wad ka inkar galabsatay
Inanka yar wad ku xadgudubtay timaha lagama kaftamo
Zxp anigoo xanaaqsan videoyaashaada hadaan daawado waan farxaa Iinoloow inteynoll jirto zxpkey arimaheena 🇸🇴❣
Keep going arimaheena iyo. Abeera
Arimaheena sxp ku tageersanhy maalinta Live so galeysay nasiib uyesshty inaan ku live ugu arko ku tageersanhy my pro keep going
The one N only Legend arimaheena 🔥
🤣🤣🤣🤣🤣abeera wlhi qosolkiisa waa fani arimaheena kajar wlhi culays ayay ku hayaan chaling kale samee inta kale is daaci wayo timihiisa tiradii iyo dheraar kajar 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🌹🌹
Wilkaan waanba LA rabay in timaha laga jaro arimaheena kismaayo kaa daawanaayaa
Xasidad theee🙃😄😅
wuu ku xushmeynoya wlhi ee wad ku xad kudubty wilka
Ha wlh zaaid ugu xadgudbay weliba😡😡
Nio abeera waad ku dheeshey wlhi saan inaad ugasho ma aheyn
Arimaheena ❣❣❣❣
arimaheena waaku salaamay walaalo wiilka maaxaa tinta ugu jartay walaalo
arimaheena diyaar waaye walaalo waaloo saaraa sabiskaraab
arimaheena anagoo tiim27 ah ayaan usaarayno sabiskaraab walaalo waana kusalaamayaa arimaheena walaalo
Legend wilka xishumad ayu ku mujiyay waad ku ciyaraty sifcan u raali gaali aad bu ku xushmiyay
Arimaheena nasiib loow ayaa tahay horay u soco zxb
Maadaama timha kaga ciyaarney🤩🤩🤩🤩
Arimahena legend ✊🏿
Cayda prank kusamee arimaheena
Legend Arimeheena waa kuwata
❤❤ waa ku tageera wll
Arimahena zxp waxa thy zxp xun sabab too ah mar ma aha labo ma aha inta ad ka jartay timaha wiilka asagoo qalbiga ila linayo ayuu iska qoslayay qof fican matihid zxp waxn kugula talin laha inad qof kle sidaa ugalin😭😭😭
Arimaheena saxib keep going waan kuwataaa
Firts pink igu qabo wllka weyn ariimahena in the building
Abeera waa jacelhy Hala igo sheego nio❤️❤️😂
Dhab ahaanti waa wiil dulqaad badan isago awpoda inuu kugu qeyliyo amase wax xun dhahp hddane wuxuu isku dayay inuu ku ixtiraamo xanqiisana controlo 🥺
Wan ku salaamay sxb 700k insha allah
Arimaheena tan raaligalin ka bixi wallhi saaan ma fiiicna qofka ku xushmaynaya lagama sii faaidaysto
Asad iyo arimaheena midka sub badan tolow isweydiiya 🤔🤔🤔🤔🤔
Looma Baahnayn inaad sidaa ula dhaqanto inkasta oo uu zhpkaa yahy
Miskiinka dhibta kadaaya yaace😔😰😭😭kaliyaata wilkan tageero abeera😥😢
wax fcn ayaad samaysay tinta sidaas ma uusan ku qur xooneen xaqiiqdiii 💯 inkartoo qof walbaba dooqiisa uu leeyahay
Horey usoco wllky
Wlahi bilahi arimahena doqona thy wayo wilkan timaha aad bu ujecla lkn mxa samesay walhi waku feeri lahay ani 😭
Hhhhh
Arimaheena sxb wax fiican ma Adan sameynin wuu ku xushmeyay lkn waa ku tumatay sorry abeera
Haaa wllhi wll
Walaahi waan la ooyay arimaheena wax fcn ma sameynin walaahi xad gudub waaye waad ku gardaroodey si cad 😥
Challenga wa khlady arimaheena qofka wax iso baxo mahee kan kala lagu samynayey se cml
Miskiin wuu oyay💔
Wallke mcn wlhi si qalpiyaan ku tageraaa hore usoco wllke mcn aad ugu farxsanhy inaan ahy commentiga ugu horeeyay inaan ahy arimaheen waaku tageraa bro
Arimahena heesta cusub shafi qarasta reaction ka sobixi legend plz
Shaafi Qarasta Heestiisa Reaction kabixi legend
Ohh my god ugu danbayn waa ka sii Jartay asigoo ilmeynaya runtii waa ku fududaatay aniga is mooday inay maqasta i saaran tahy
Miskiin kiiyaraah sida digagad riftay arimaheena 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa kaducesatay arimaheena lajen 🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️
🥺🥺🥺 walahi calosho ihuriyay qalad aya gashay armaheyna
Iga xanaji dharbaxsha wash marki kusiin laha wlh🤣🤣
Ma uusan aheyn video fican runtii waa ku xadgudubdey live Instagram ka neh 10 second 300 qof kugu soo gashay waa ku dheeshay 😥🤦♂️
Wuu QaLpi Fcn YahY Really♥️😢
After long time I'm back Alx indhin xise team Arimaheena
Pro cid ku taxaabta bal noo sheeg ma walalkàa azad hagio ayaanu kaaga dacwoona nio timihii raggu ilaashanaayeen ayaad uga ciyaartay markii ugu horraysay uu kuu dhaafay ee adna maxaad tan kor uga ridi waayday waaayo timaha lacag ayaa gashaye