Maanta Arin aadan ka FIIRSAN BAAD KU DHAQAAQDAY. ILAAHAY CADAAB ADAG AYUU U BALAN QAADAY KUWA FAAXISHADA DADKA DHEXDOODA KU FIDIYA. TOOBAH DHEH WAAD QALDANTAYEE.
Xaafada haka Guurso ilmahana ha iska korsato meel aan laga garaneeynina ha guurto gabadhahana haka wacyi galiso in mar dambe eeysan waxaas unoqonin ooy iska adkaadaan walaahu aclam
Warkaas oo kale waligeed lama Arkin way qaldantay gabdhaas see Ugu yeelin kartaa waxaas Waa dhibaato warkaaga Waa dhibaato walalo waana ceeb EE ilahey u laabo
Subxaanalahaa Allaha awooda leh dhibaatada ha ka dulqaado Taas waxan dhihi karaa waa musiibo lkn hooyadas Caruurtas in aysan dhigin masajidka ama wadaba ee alle ka baqdo oo dhib kale ku dhicin oo Saqiiradas hdiba nolol ku ku imaadan caay waxba kama dhibeyso tii alle ayaa ka daran ee Raga dhaley hala hadlo ceebtan asturan .walahi waa xanuun 😭 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wa meesha ad farta ku taabaneyso markaad shideeyso oo ad na ka daawato ama ka fiirsatid waxad shidatey daaratey aya shaashada la dhaha.Shaashada telfonka ama kombiyuterka
ADIGAABA KADARAY ABDIQASAARO BEEN WAAYE HA DHIHINA RUNA WAAYENA HA QAADANINA HAYE RUN IYO BEEN MAXAA U DHAXEEYO NIN WAALAN UGA DHEH NIMANKAAS GABDHAHA DHIBKAAS U GEYSTAY CAWRADA BALAAYO ALLAHA KA GALIYO CUDUR AAN DAAWO LAHAYNA ALLAHA KU RIDO
Subxanallaah ilahayow ceebta muslinka iyo daayadaba astur
Abdiasiisow sheekooyon xun xun dadka dhagahooda u.a fiicna ha noo soo gudbin
Maanta Arin aadan ka FIIRSAN BAAD KU DHAQAAQDAY. ILAAHAY CADAAB ADAG AYUU U BALAN QAADAY KUWA FAAXISHADA DADKA DHEXDOODA KU FIDIYA. TOOBAH DHEH WAAD QALDANTAYEE.
Gabadha qisada sheegaysaa waa reer jabuuti
Maha waa reer koonfur gabadha hadlayso
Subxaanalaah subxaanalaah waa masiibo walaahi allaahu manajanaa
Xaafada haka Guurso ilmahana ha iska korsato meel aan laga garaneeynina ha guurto gabadhahana haka wacyi galiso in mar dambe eeysan waxaas unoqonin ooy iska adkaadaan walaahu aclam
Ilaahay markii lagavfogaaday somaali cadaabtii shaydaan ku hoobanayaan
naag qaxaabada oo labo nin iskumartay maxad dadka uguso bandhigeysa faaxishada faafineysa war naaga xushood dad muslima nahnaye
Ilaahay haku barakeeyo walaal sidaas aad sheegtay baan dareemay. Ayaantaan tartanka faaxisho fidinta ayaa socda. Umaduna way dhagaysanaysaa waxaan caadi ma aha. QANDARAASKII UMADA LAGU BAABI INAAYEY AYAA SHEEKO LAGA DHIGAY
@user-jb5ce6nm7j haa dee dadkay caadi ugadhigayan faaxishada waxana dhaqaale badan bana lagu bixiya ee wain lala laga hor yimaado
Illahay cebtanada iyo todaba ha astura adun iyo akharaba. Rerkas illahay hakaqada culayska
Habo C/caziiz waxaan waresi mahan wax lasheegana mahan waa wixi laga xishoon jorey plz dadkaan camal hawareysan hadii kale waxey kaga dheelayaan sumcadaada waxaad noqon nin xumaha fafiyo hada waxaa tahay nin umada cawiya barnamijkadana lagu fa'iido plz kafiirso malin hore mid qaldan ayaad wareysaneysey maxaad gabadhi masar dhibka kasoogartey oo ciilka hayey waresigeeda maxaad usoo dhameestiri weydey ma'ogtahay qofka haduu dhib soogarey wuxuu rabaa meel uu kunafiso cafimaadka kujira waxaa laga yabaa in ey cawinaad ubahneyd plz dadka qisoyinkooda laga fa'iidayo soodaay hadey sheekadooda dheertahay qeeb qeeb usoday.
Ninkan waa nin xun dadka uu baafinta usamaynayo lacagbadan uu kuxiraa dad aan awoodikarin xumaanta inuu siifaafinayo waad ujeediin ceebaha dadka waa la asturaa
Sheeko hindiga ayaa ayantan meesha ku batay ee ilintir haku noqdo xaqiiqda.
Dadka hor yimaado tv qaabila kaliya.
Subhanallah ilahayow ceebaheena iyo ceebaha umadada asdur 😢😢😢 wlh aadban uga naxay labada hablood allaha boqorka ha asduro Amin
Allaha kadhafo dhibkas anigu waxan oran lahaa haska korsaden waayo ayagaa xanuun maray ee ilmo andabi lahan yasan dabi kagalin barina labo cuqubo yasan lakulmi aleen ilmaha qofkii dhalay baa ilahay korintoda saray markii hore qalad baa dhacay qalad danbe yaan lagalin ee korsada danbigasna Allaha idinka dhafo anagana Allaha naga badbadiyo
Subxanallah allow no dambi dhaf amiin amiin amiin
Warkaas oo kale waligeed lama Arkin way qaldantay gabdhaas see Ugu yeelin kartaa waxaas Waa dhibaato warkaaga Waa dhibaato walalo waana ceeb EE ilahey u laabo
Subxaana allh wllhi arin xanuun badan alh Naga najeeyo
Wall gabadha shaydaamadaa iyadaa qaldan maxaa 2bada wiil ee wallaalahaa maxaa ugeeyay gabar 12:00 socoto miyaa miskiin ah
Subxana allah, illahow na astur.
Ilaahay ha asturo gabdhaha soomaaliyeed
Cabdacasii falowgii waa Kaalaabtay😮 mar hadaa waxaas so gudbisay,
Kkkkk
Ax ilahay gabadha maskiinta ah ilahay ha asturo insha allaah
Wlhi waa run ted gabadhaan walid somaaliyeed see wax loogu sheegi karaaa wlo isku badnaada hablow
Cajiib aniga waxan layabany gabdhu intay ninka la baashaashu ayay leeyiin sharcidruu igu uuruuyay sawdigii raalida kahaa markii aad isutagayseen ee alle xataa kabaqan la aa subxaanalaah
Subxaanalahaa Allaha awooda leh dhibaatada ha ka dulqaado Taas waxan dhihi karaa waa musiibo lkn hooyadas Caruurtas in aysan dhigin masajidka ama wadaba ee alle ka baqdo oo dhib kale ku dhicin oo Saqiiradas hdiba nolol ku ku imaadan caay waxba kama dhibeyso tii alle ayaa ka daran ee Raga dhaley hala hadlo ceebtan asturan .walahi waa xanuun 😭 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilmaha yaan la tuurin halal koriyo weliba ayeeyadu ha korsato ille qadartiis ha ku samarto
iyadaa heshiis la ahayd oo edeb daran waanay kutala gashay waayo hadii ay midlasocotay miyay kaa uun sheegto midakale maxaa ugeeyay ninka walalkii
Nin waxaad ahayd macquul ah bulshadana wax waxtar uleh usoo siidayn jirtay MACAL ASAF inaad ZINADA FAAFINTEEDA QAYB KA NOQOTAY💔. Ayaantaan waxaad moodaa tartan inloogu jiro mowduucyada kiisa ugu xun gudbintiisa OO VIEWS laga raadiyo. اتق الله
Supxaanlaahu,😭😭😭😭
Subaxanallah waa arina yaba leha maxa isku kene labo wilaalah oo hadan walaalaha arinta maha waxa fiican
Ilmaha somaali ubaah hala siiyo ama xaafada ha ha guuraan ilaah la gorinaayo
Plz ilmaha aniga isiiya😭
Allahu akbar
Subxaanalaah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
Ayada rabtay nimnka cunuga anaa rabee hey siiso yey turin ana kaqadaye
Waar waxan bila dhaqanka ah lama waraysto naag zino samaysay waliba rag wada dhashay oo aan hadana ceebteda qarsanayn bulshada looma soo bandhigo
Asc cabdi casiis waxaad tahay wll ay dadka soomaaliyeed jewellery yihiin marka sheekooyinka xun xun kuuma ficna anagana marabno
Tiihore iyadoo layaaban miyaa tiikale qas qas keentay
Gabar dulansan see ku dulan san tahay, hadii uu ķuf saday ninka ma la soo xiri waayey
Alle hausaqiro hadeey hadalkaan run yahay laakiin sheekadaan aniga sax illama ahan
Adigoo mahadsan C/casiis qisooyinka qaluubta aan ufiicnayn nagadaa
Dadkaan filimaanta hindiga iyo turkish ayeey noo soo fiirsadeen ninyooow aqiyaar nimadada ku noqo
Subxanalaah Allah
Subxaanalaah Illahay Ha u maciino
Waa yab😂😂😂
Hello sxb inaa kilo sooxariiraarabaa
Cabdi casiis walaal wixii faaxisho sheegaya iska ilaali
Uurka intuusan 4 bilood gaarin, iska soo tuur.
Miskiinsanaa reerku labada gabdhoodba nimankii uureeyey hala dacweeyo oo khasab haku guursadaan gabdhaha haday dafiraana DNA halabaaro haday yeeshaan caruurtooda dhabta haloosaaro haday diidaana gabdhaha wiilasha ladhashay qalabkooda haqaataan oo qudha hakajaraan
subxanalaah
Walalo maxa laga wada shashada la garacayo iga jahal bixi sidan idin cawiyo dacad aya iga tahey mahad sanatahey
Wa meesha ad farta ku taabaneyso markaad shideeyso oo ad na ka daawato ama ka fiirsatid waxad shidatey daaratey aya shaashada la dhaha.Shaashada telfonka ama kombiyuterka
muqalkaan Tiktok ayoo live ayoo ahaa
Tan koowaad maa la baaro kii ku inkiray.
Waa in DNA LAGA qaada wixii Ku dhacay waan ka xumahay wixii Ku dhacay
waar astura gabdhaha dameeradu kufsadeen mida kale nambar aan kala xidhiidho ma leeyihiin halkan ku soo qor nambarka inanta wayn
BISMILAAH SEE CAMAL ILAAHOW CEEBTENA IYO CEEBTA MUSLINKABA ASTUR
Asc maxaad 3 time u soo gessa why
Subxanalah
Aniga aabo u noqonayo
lambarkaaga shaashada kuma qorna
Arimo bulsho ma aha. Waa ZINAH, FAAXISHO. GARACASHO, YURUB BAA MEEL KU GAARI LAHAYD. STOP Balaayada aan noo soo WAARIDAYSAAN
Ninka gabadha uurka uu ku inkay ha dhasho hana korsato DNA baa looga qaadi karaa nabad Allah ha kala keen mahadsenid
Sorry wixii dhacay
Alle haka qaado reerkaa dhibka heeysto yaa Allh Raxmaan yaa Raxiim aduun iyo aakhiro Alle hanoo fududeeyo.
Ayada iraacdaybuu dhaha
Waxaasi waa dhaqan xumo tii ugu badnayd
Maa la baaro kii dhalay.
ADIGAABA KADARAY ABDIQASAARO BEEN WAAYE HA DHIHINA RUNA WAAYENA HA QAADANINA HAYE RUN IYO BEEN MAXAA U DHAXEEYO NIN WAALAN UGA DHEH NIMANKAAS GABDHAHA DHIBKAAS U GEYSTAY CAWRADA BALAAYO ALLAHA KA GALIYO CUDUR AAN DAAWO LAHAYNA ALLAHA KU RIDO
CABDICASIIS FIDNAA KUSOO GAARTAY. INTAADAN SOO GUDBIN WAXAAN WHO IS YOUR AUDIENCE? WHAT'S YOUR AIM? JOURNALISTS MIYAAD SIDAAN KU TAHAY? CEEB CALAYK