Mashallaha tabarkallah illahaya ha ku siyadiya Faraxda hadi heshaya Abaabo illahaya ha siya inta sheer tire Abdaiz adiga iyo timakina rabi kheer ha siya
Horta aglagada maxa laga siiya somalidu waxad isku qabsatan ku ekaada caydu waaba denbi aqli ma aha inta bejkan ku xiran faafiya in ay somali iska dhaafto cayda mashaallah abaayo allaha ku barakeyo awkada casiis sharaf adun iyoaqiro
Alxamdulilaah waan la faraxnay gabadha ilaahay baa mahad leh inay dadkeedii heshay khayr ilaahay haku siiyo cabdicasiis
Asc cabdicasis qerbadan alaha kusiyo amin yarabi
Masha Allah masha Allah walalshy ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
mansha allah walaasheen farxadda alaha kuu siyaadiyo
Congratulation 🎉🎉❤
Maasha Allaah Alxamdulilaah, Cabdicasiis Really Ummad Badan ayaa ka Farxisee Allaha Kaa Farxiyo ,Aduunyo Fil Nimco Aakhiro Fil Janno Bi Raxmate Allaah
Alle haku barakeeyo akhiro iyo aduunba waxad jeceshahy oo kheyr meel dhow alle haka siiyo Aaamin ya rabi 🤲❤
Fiiri dadka Soomaalida in ay wada dhasheen ayeeyo Mareexaan ah iyo ayeeyo Digil iyo Mirifle ah iyo gabar Hawiye ah oo xidid kulmiyey.
Dadka noocaas ah oo hadana is fahmi la.
Wxn is iri waxaa ku dhacday Soomaalida masiibadii qoomkii afartan sano isdaba wareegga ku jiray oo kale.
Allow naxariistaada balaaran darteed nagu hagaaji oo wadada saxda na tus.
DHiig Sokeeye be Somalida qabaan. Imana cafiyaan😢
@IsmahanOmar-t9b aad iyo aad.
Masha Allah, gabdha Abti fiican ayu ilaahay siiyeey Allah udayo.
Maashaa allaah alxamdu lillaah ilaahey ayaa mahad iska leh ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha allah farxadaha alla hano badiyo yaarabi🤲🏻
Mashallaha tabarkallah illahaya ha ku siyadiya Faraxda hadi heshaya Abaabo illahaya ha siya inta sheer tire Abdaiz adiga iyo timakina rabi kheer ha siya
Ali say nimo iyo farxad maasha allah🎉😢😅😅❤❤
Wcs bahda Illintir Jzk kheyr Guuleysta A iyo Aqiro, mahad Alle
ba leh gabadhaa niyad jabkii iyo
Ilintii qalbiyadeena ruxday Farxada
Ugu bedelay, Dadka waxaa ku jira
Dad wax magarad ah ee ciila ama
Dhaawaca qofka walaalkiis ah,
Intuu garab istaagi lahaa ku taag
Sada, Somaalidase waxay tiraahda
Ilmo Aabe waayey Abti ma waayan
Al Xamdulilaah.
Masha allaah masha allaah illaahow farxada no badi amiiin amiiin yaarabi
Maashaa alaah alxamdu lilaah abaayo ilaahey haku xafido adiga iyo caruurtaadaba iyo dhamaan muslimiinta oo dhan allahuma aamiin
Abayo abti iyo reer abti qiimo badan ayaa ku sookoriyay . Abahaa inaa hashayna waa ku farxay
Maashaa Allaah c/casiis qeyr Allaha ku siiyo
Walaahi Abti fican baada heshay Allah barkeeyo Masha Allah hadii aad heshey daadkagii
Wcs walaal manshallh wll waan kula qabnaa farxada ❤❤❤
Masha Allah ❤❤❤
الحمدلله
Mahadsanidiin 😊
Waxa garac majiro kalimadaas naga daayo qof Muslim hadal uu dhibsanaayo waa xaaraan in lagu yiraahdo wacal midgaan. 2 eraye saa u nacaye
M.a hamplyo hamplyo 🎉🎉🎉
Masha allah farxada aduunka miisaanka xasanaadka allaha kuusaaro walalkey cabdicaziiz
ILAAHAY HA KAA ABAAL MARIYO KHAYR BAAD SHAQAYSATAY
Alhamdulilah in allah la mideeyey ehelkeeda
Allah ha u sahlo dadkeda❤❤❤
Mashallah guul sister, stay strong ❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaha ku ilaliyo misanka xasanadka allaha kusaro
Mansha alaah Mansha alaah hanbalyo walaashay ❤❤❤
Machalla Machalla Machalla que d’Allah vous aide vous êtes vraiment gentil ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹
Qaabki ay isku heleen in aad nala wadaagto ficnaan lahyd, iyo cidda ay heshay hadii uu yhy odygi dhalan in aad wrysato isaga xatta
Marshall allah oolaad cayr manaba ma luman was xaqiiq
Horta aglagada maxa laga siiya somalidu waxad isku qabsatan ku ekaada caydu waaba denbi aqli ma aha inta bejkan ku xiran faafiya in ay somali iska dhaafto cayda mashaallah abaayo allaha ku barakeyo awkada casiis sharaf adun iyoaqiro
Maasha allaah ❤
Maasha allaah
Mash allah alx
Wcs maashaa allaah
Allaah siiyay waalidkeed
Qofku haduu aabihiis waayo waa cuqdadloow ax ax sorry
Mabruug❤❤❤❤❤
Abtigaa u ducay waa abti wanaagsan.
Yes that is true
War lekta u sara wiilka
Alxamdulilaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Burburkii dowladda dhexe kaddib, wax walba waa naga lumeen, meeqo qof ayaa is waayey oo la ciishoonaya ehel la'aan😢
Waxan u rajeynayaa qof walba oo waayey waalidkiis inuu helo ama ehelkiis
❤️❤️❤️❤️🙏🏾❤️❤️❤️❤️❤️
Mahadsnid
Waxaa jira ilmo kudhashsy kufsigii dagaalada90kii waxaa jiray caruur kujiray xeryahii caruurta waakuwA 33jirka waxaa jiray caruur laga qaxay oo dhumay
Maasha Allah hanblyo ❤❤❤
🎉
❤34 ma jirtid iska hubso 44 ila 46 dheh
Soomaalidu waa gun ninkii kudhex jabo way mayd garaacaan
IIllintir in badan umaddeena ilmaynaysay oo quustay illintooda farxad uu kubeddelay sanooyin badan kadib reerahooda dib ula mideeyey
Ma sha Allah