Cunugaas waala dayacay waxaana dayacay aabihiis Allah u naxariisto ayeeyo intuu ka qaatay ayuu eedo u keeyey hadana wuxuu kusii aaminay in eey wado hadana wuxuu ka rumeeystay wey dhinteen 2 wiil inuu dhaho aheeyd naa ii keey meesheey ku dhinteen iyo dadkii duugay wiilasheeda ileyna 2 wiil ayeey diri wey dhinteen naagta ninka miskiinamadiisa ka faaiideeusatay nimankana hadey naagta furaan ilmaha uma daayaan qaar ka mid ah waa sidaas nimanka bal naag ayuu guursaday oo caruur u dhashay muxuu mid ayeeyadiisa heysado u geeyey waa talo xumo Allah u naxariisto cunugaas Allah u sahlo walasheyna
Wiilku assagaa is garan lagaa haddii aad sheegtaan ayeeyadiis magaceeda iyo ciday u dhalatay iyo eedooyinkiis ama adeeradiis magacyadooda. Maxaayeelay I. Magacii laga badalay baa laga uaabaa. Hooyadiis na uusan aqoonin magaceeda iyo ciiday u dhalatay!!!!!! Marka waraysigaan I aad ku. Oqo doontaan. Aan rajaynayaa.
naagta raadiya fadlan ilmaha waa la hili inshaAllh wilka kle na ma naag kala u dhashay tolow ninka dhintay maxaa ka qaldanaa oo ilmihiisa kaga aamusay hduu ku adkeyn lahaa wy keeni laheyd in ay heyso ayy diideysay wy fogeysay xsadsanaa😢😢😢
Ilaahay SWT ha Nabad celiyo haduu noloyahay maxamud, hooyadii qalbiga Alle ha u qaboojiyo, kurbadana Alle haka faydo iyo walid kasta oo caruurtoodu maqantahay, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲
Allh ha so sahlo lkn familka hoos haw waraysato xagu jiro wiilkii ileen waa nin dhano waa la ogyahaye waaxay naagbaa naag u dhiibtay ma neef xoolaabaa wiilasho macquul maaha waxasiye waa laydinka qariyaye baadhitaan dheeraada ha la sameeyo
Ilaahayoow Rabbiyoow Raxmaanoow hooyadaan wiilkeeda u sahal
Cunugaas waala dayacay waxaana dayacay aabihiis Allah u naxariisto ayeeyo intuu ka qaatay ayuu eedo u keeyey hadana wuxuu kusii aaminay in eey wado hadana wuxuu ka rumeeystay wey dhinteen 2 wiil inuu dhaho aheeyd naa ii keey meesheey ku dhinteen iyo dadkii duugay wiilasheeda ileyna 2 wiil ayeey diri wey dhinteen naagta ninka miskiinamadiisa ka faaiideeusatay nimankana hadey naagta furaan ilmaha uma daayaan qaar ka mid ah waa sidaas nimanka bal naag ayuu guursaday oo caruur u dhashay muxuu mid ayeeyadiisa heysado u geeyey waa talo xumo Allah u naxariisto cunugaas Allah u sahlo walasheyna
Allahu akbar hooyo waaye ilahoow culeyska ka qaad oo u sahal wiilkeeda inta Muslim ah oo kala maqan isku sahal abdiaziiz really qeyr alaha siiyo 😢😢
Naagtaas waxay ahayd in xabsi la dhigo oo runta ay sheegto
Allah Hawsoo Dhaweeyo Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah
Inaa lilaahi wa inaan illayhi raajicuun
Alla somali maxay is dulmiyeen
Rabi ha ku sahalo Wiilkaga rabi asiga nabda Qaba ha ku soo fudeya inshallaha faraxda waye ku dabesa
Uqti Xaawa illh hakuu saqiro Somali yey meel dheer ugaarsiiyo anaa socuudiga lajoogo waligeed wxy ku hamineysay ineey maalin uun wiilkeeda heli doonto allha usaqiro yaarabi 😢
@@qalliguhaad4300 yarabii amiinamiin yarabii
subxaanallah Rabi ha ufududeeyo haduu noolyahay haduu dhintayna samir iyo imaan saadiq Allaha ka siiyo
Sidey wiilka iyo walidkis ukala qarisay aya iyadana Jannada loga qarina Inshallaah hadanay cafis iyo towbad la iman oo aanay sheegin cidey u dhibtay iyo meshii ay ugu dhibtay
Somali maxay is dulmisay Ilaahay ha ku Sahro wiilkaga mama
Raga somaliyed intooda badan waa cadawga dumarka somaaliyeed walh dumarka wax uga xun majiro gabdhaha somaliyeed in laga qaado canugeeda weyna kaqaataan iyagoo kuxaasidaya subxaanallaah
Allah u sahlo wilka nimankan waxan karahsaday ilmaha walidkoda intay ka qadan naag ay qaban u dhiban
Yaa rabi usahal qalbiga u qaboji hoyo waa hoyo digriga badso abayo illahay xaquu fine xawqalada iyo saliga nabiga badso inshallah.allah ha soo dhaweyo hana kaa fariyo adiyo inta kula dhiban inshallaah
Wiilku assagaa is garan lagaa haddii aad sheegtaan ayeeyadiis magaceeda iyo ciday u dhalatay iyo eedooyinkiis ama adeeradiis magacyadooda. Maxaayeelay I. Magacii laga badalay baa laga uaabaa. Hooyadiis na uusan aqoonin magaceeda iyo ciiday u dhalatay!!!!!!
Marka waraysigaan I aad ku. Oqo doontaan. Aan rajaynayaa.
Ilaahoow uso sahal ☝️🤲🤲☝️☝️🤲
Illahey hakuu sahlo wad dayacay wiilka
naagta raadiya fadlan ilmaha waa la hili inshaAllh wilka kle na ma naag kala u dhashay tolow ninka dhintay maxaa ka qaldanaa oo ilmihiisa kaga aamusay hduu ku adkeyn lahaa wy keeni laheyd in ay heyso ayy diideysay wy fogeysay xsadsanaa😢😢😢
Ilaahay hakuu soo sahlo amiin
Alle hakuu Soo arooriyo maamo
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada❤
Ilaahey ha u sahlo ya rabi ya Allah ya rahman
Eedadaa waxan lehay illahey ka baq laba cunug halmar wada dhintay kaa yeeli meyno illahey ha isu sahlo hoyo xaawo iyo wiilkeda aamiin magaca hadii Laga badalay xata wiilka abaha lama badali karo kiisa insha Allah murugta wankula qeybsanay faraxadana wan sugeyna Inan kula qeybsano Inshaa allah😢
Walaalkay cabdi casiis ilaahay ha ku xifdiyo
Subxaana allaah
Allaah ku so dhaweeyo wiilkaaga amiiin amiiin yaarabi
Maskiin canugaas isagana silic wuu arkey intaasoogacan soomarey😢, allaha ukeeno canugeeda. Aamiin.
Abayo ilahay ha kuu sahlo aamiin hooya aahay waadareemikaraa xanuunkey leedahay
Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Allahayoow u sahal hooyadaan wiilkeeda haddii uu ku nool yahay. 😢😢😢😢
Ilaahay SWT ha Nabad celiyo haduu noloyahay maxamud, hooyadii qalbiga Alle ha u qaboojiyo, kurbadana Alle haka faydo iyo walid kasta oo caruurtoodu maqantahay, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲
Allah hakuusoo dhaweeyo
Ilaahow soo sahal wiilka laakiin ilmo 9 bilood jira in laga tagana waaba naxdin. Naagtii hala raadsho meeshay gaysay wiilasha
MOM ALLAAHU HAKUU SAHLO INAAD HESHO WIILKAAGII AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allaha kuu sahlo maamo😢😢😢😢😢
Allh ha so sahlo lkn familka hoos haw waraysato xagu jiro wiilkii ileen waa nin dhano waa la ogyahaye waaxay naagbaa naag u dhiibtay ma neef xoolaabaa wiilasho macquul maaha waxasiye waa laydinka qariyaye baadhitaan dheeraada ha la sameeyo
Wcs bahda Illintir Jzk kheyr Guuleysta, Rabbi waxan ka bar yaya
Walshaan io walaalaha kale ee
Ilintooda qalbigena la ilmeeyey,
Murugta farxad Allaha ugu bedelo
Aamiin, walaal C/siis Adiga iyo
Team kaga waxan idinka Codsanaya inad keentan Culumo
Ka wacyi geliya dadka kala gogeya
Ubadka iyo waalidka Alle naxa
Riista iyo raxmada isugu abuuray.
Illahay wiilkedi hadu noolyahay sifufud ha ugusoo celiyo
Ilahay hausodhoweyo
Allah ha uu sahlo wiilkeeda hooyo macaan
Ilaahay ha usahlo
asc. Waa. Yaab. Aniga. Ayaa. Xamar. Ja jab. Deganaa. Subaxdii. Dayaarada. Lagu. Soo. Ridayey. Ceel. Gaabta aniga. Waxaa. U socdey. Salaada. Subax. Kheyr badan. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada Ottawa
Hoooooooooooooyo😢😢😢
Ilahow u gargaar
Hooyo macaan ilaahay culayska hakaqaado😢
In Shaa Allah Qeer 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Mamada ugu war danbeesyi raadi taasa runta og
Allah waxaankabaryay walaladeena dhamantoda in ilaahay kusoodhaweeyo inshaa Allah
Allaha U Sahlo weelkeeda Bi Falli Allaah
Naagta inta lasooxidho halaweydiiyo meeshay gaysay
Hadey taqaano sax mey xirrto
Walaahi sabar xumadamafiicno naag kasto waxaa fcn iney usamirto ilmaheeda waxkastoo ladhoho kddib iyadaa farxad iyo guul udambeyne
ninka wiilka dhalay iyo naagta cunuga qatay wax bay isla ogayeen
Alaha ku sahlo maamo
Alle ha Ku Soo saqiro hooyo in shaa allah inaa heshan Ku rajeyn
Allow kuu sahal hooyo❤❤❤
dumarka soomaalida horta maxaa ka qaldan intay wax calaan bay sida diinka ka dhaqaaqayaan markaasay hadhow ooyayaan subxaanalaah 😮
Samir
Mamo😢😢😢
Islaanta afmadow lagu sheegey magaceeda soo sheeg ee wiilka gacanteeda ku danbeeyey
Waxa la yabanahay cunugaga wa dhintay se laysaga amina cunuga ma neef xoolo jidka ku dhintaa
Alaha usaqiro haduu noolyahay
Allaha usahlo
Subxana llah waryada dulmigi wuu batay nagtas waxan dhihi laha illahey kabaq oo ilmaha islamed walidkisa usheg masibo kugu dhacdey ee walahi wan oyay hoyo cunigedi deri iyo nolol ku ogen wan daremaya xanunkeda dulmiga iska dhafa illahey ha uu soo sahlo insha allah kun qer 😂😂
Allaha subxaana watacaala haku sahlo yaa rabi yaa rabi yaa rabi 😢😢
Sorry my sister it's pain full 😢
ilaahayoow usoo sakhir
Illahay hakusahlo wilkagah amin ya Allah 😢😢😢
Allaah ha u sahlo
Asc iLahey haku sosahlo insha allaah hadu nol yahay asaga o nabad qaba 🙏🙏🙏
Ax ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah
Illaahay haku sahlo abaayo 😭😭
Mamo.allha.ku.soodhaweyoo.wiilkaga
Allha ku sahalo wiilkaga waxa ahey hooyo wan ku darema
Ilaahay hasahlo
Ilahow usahal wiilkeeda❤😂😢😢😮😅😊
Alahakuusaqiro ina adeer wiilkaagaoo kuuxafido
Ale ha usahlo
Abayo walahi wankula ooyay alah ku sahlo wilkaga
Gabadha waxaan kula talinayaa inay naagta Caruurta tuurtay ay raadiso oo qabiilkeeda iyo magaceeda iyo meeshay degan tahay ka raadiso lacag badana oo hunguri gelin kartana u balanqaado inay siinayso haday garanayso naagtii ay wiilasha u dhiibtay inay qabiilkeeda iyo magaceeda siiso oo sidaas ku raadsato ilmaheedii
ILaahay Hakuusoo Dhaweeyo Iskagoonabada WiiLkaaga Aamiiiiiiiiin Yaarabi
Illheyoow ku sahal wiilkaga
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
ALLE HAKU SAHLO WIILKAAGA ASAGA OO NABAD QABA
Alle ha ku fududayo inaad heshi wiilkaagii
95 ayee baxeen unisom bil soon qaad ayee aheed
Illahow u sahal wiilkeeda.
Allah ku sahlo wiilkada
Ilaahay ha soo sahlo
😭
Sorry. Hooyo MCN ❤❤❤
Wad hali InshaAllah
Ax ax😢😢😢😢😢😢😢
Ilahow usoxhawee hoyadan
allow ku sahal yaarabi
Alaha ufududeeyo waa qiso xanuuna
Rabiyow u sahal
Allaha u sahlo wiilkeda
Wil qof wato lama dihi karo inu wilkaga yahay lkn allah hakuso daweyo
Ax wlhi mamada wan la oyay 😭😭😭😭😭
Bal maxay kahelayaan inay hooyo ilmaheeda laga qaato yaa kafiican oo lasiinayaa waayaabe
Aaway naagtii loo dhiibey wiilka. Ha la soo qabto haday nooshahay oo ha la waydiiyo meeshay geeysey. Ma ari la waayaa waa dad e
Alloow ku saqir wiilkaaga
😢😢
subxanalh ninka daayacay wiilka