Kkkkkkk nin ee jacleed aye raacdy anigana daroogo aya bartay aya iga qosolsiiyay ❤❤❤❤❤❤❤Allah akbar aabahiisa hadoo noolyahay Allah ha usahlo Aamiin yarabi ❤❤❤❤❤❤❤اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Waa wiil adag ilhy ehelkiisa haw soo dhowewyo hana la caawiyo inta wax dulmisa ilhy umada ha ka qabto wllhi somali dulmileey wada noqdeeen xisaabtii aakhiro xitaa way ilaawewn 😢
illahaya ha uu naxariista hooyo macan rabi ha ku gare illahaya ha ku sahalo Abaabo iyo familka sa inshallah faraxde waye ku dabesa Abdiaz illahaya kheera ha idan siya
Allaha u sahlo wiilkaan aabihii iyo qoyskiisii si degdeg ah allahuma aamiin waxaanse oranayaa gadaal ha eegin horay u soco si aad u dhaqaaqdid jaadka iyo sigaarkana illaahay dartiis u daa illaahey baa kugu kaalmeeynayo inaad ka fogaatid culimadana ku xirnow aan ahayn as kuwa quman kitaabkaagana wanaagso si midigta lagaaga siiyo si markaad aqriso maalinta qiyaame wax wanaagsan aad u aqriso illaahay umaddiisa ha kuu saqiro kuwa habaryartaa ay dhashayna waxaan oran lahaa wiilka ha ximinina rixim baad tihiin waa walaalkiin ee ku garab istaaga sidii uu u wanaagsanaan lahaa wallaahu mustacaan
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo inu cumar helo Aabihii oo Nabad qaba, qalbiga Alle ha u qaboojiyo, mustaqbal wanagsan Alle ha siiyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabbi🙏🤲
((((([[[[ balwada dhaaf INSHAA ALLAAH )))))]]] MASAAJIDKA GAL ILLAAHAY BARI JALA JALAALU . intaas ka dib tag gaalkacayo oo halkaas aabahaa ka soo raadi waxaa dhici karta saraa kiishii muqdisho wakhtigaas ka hawol galay say in lagu garto waa hadii SAFAR KAASI suurta gal YAHAY. LAAKII INAAD JOOJISID BALWADA IYO IN AAD ILLAAHAY U NOQOTI WAAD KU KHASBAN TAHAY HADAAD RABTO IS BADAL NOLOSHAADA KU DHACA . ALLAAH KUR BADA HA KAA SAARO AAMIN.
War cabdicasisow samatar ilka qalina leh o saldhiga afar irdood jogay wuu jiray anigu wa arki jiray inkastoo anan hada mel ku ogeyn in ladilayna wa maqlay jusariyoo ahaa tugadana waa is nebcayeen

😢😢😢😢😢😢😢
Waa wiil adag ilhy ehelkiisa haw soo dhowewyo hana la caawiyo inta wax dulmisa ilhy umada ha ka qabto wllhi somali dulmileey wada noqdeeen xisaabtii aakhiro xitaa way ilaawewn 😢
wiilkan qof adag oo dadnimo weye ee hala caawiyo oo haloo guuriyo oo dadkisa halo raadiyo oo noolasha dib halogu celiyo inshaa Allaah
Subxaanallah subxaanallah allow inta dulman ka dulqaado waxa lagu haayo aamiin
Aameeeen
illahaya ha uu naxariista hooyo macan rabi ha ku gare illahaya ha ku sahalo Abaabo iyo familka sa inshallah faraxde waye ku dabesa Abdiaz illahaya kheera ha idan siya
Masha’Allah TabarakaAllah, Waa Wiil Caaqil ah, oo Caqli Badan, oo Geesi, Geesi dhalay ah. Wuxuu U Baahan Yahay oo keli ah In Garab La Siiyo oo La Caawino. Iyo in Aabahiis Iyo Qaraabadiisana Lala Raadiyo, Loona garab Istaago Si Islaam Nimo ah, Iyo Somalinimo, Iyo Ehel Nimo Intaba. Nabsi Yuusan Idin helin ee Iska Jira Dadka ku diganaaya Wiilka Yar hadaladiisa Iyo Duruufaha maanta heeysta. ILaahoow Garab Sii, Amiin
Allaha u sahlo wiilkaan aabihii iyo qoyskiisii si degdeg ah allahuma aamiin waxaanse oranayaa gadaal ha eegin horay u soco si aad u dhaqaaqdid jaadka iyo sigaarkana illaahay dartiis u daa illaahey baa kugu kaalmeeynayo inaad ka fogaatid culimadana ku xirnow aan ahayn as kuwa quman kitaabkaagana wanaagso si midigta lagaaga siiyo si markaad aqriso maalinta qiyaame wax wanaagsan aad u aqriso illaahay umaddiisa ha kuu saqiro kuwa habaryartaa ay dhashayna waxaan oran lahaa wiilka ha ximinina rixim baad tihiin waa walaalkiin ee ku garab istaaga sidii uu u wanaagsanaan lahaa wallaahu mustacaan
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada❤
Alx waxwalibo kudhaca ilmaha / wayab wallahi❤❤❤❤
Alaha u sahlo haduu lacag leeyahay waa loo soo wada ordi lahaa asigana balwada alaha ka madoobeeyo
Allow u sakhir eheladiisa, dhibka iyo daruufta haysatana ka dulqaad.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
ALLAHA USAHLO ABAHIIS OO NABADQABA IYO ADERADIIS IYO EEDOYINKIISA OO WADA NABADQABAAN
Illaahay ha ku sahlo aabaha hooyadaana ha u naxaresto amiiin amiiin yaarabi
Subxanalah allahu akabara subxanalah allahu akabara Allah ha Ku agragao Allah inte dhibato haysto ha Ka dule qado amiin amiin yaa rabi
Samtar anaa aqaaney jusaariyuu ahaa kuwa dadka baara oogarac ayuu ahaa
Walaleey ma uradisid wiilkan baariga si uu ehelkisa ula kulmo. Asagaba leh Abahay Askari bu aha aan wanagsanayn
Asaga ma cafin karo hooyadii cafin laheydna weey dhimatey kaas aduunka ilahey haku cadaabo haduu noolyahay💔🥲
Alaha usahlo aabihiis dulmi badanaa aduunkan
Samater oo cumar maxamuud ah oo dowlada u shaqaynayey fadlan ha la raadiyo
Alle hakuu saqiro wlky mcn😢
Cumar saxb alle ha ku sahlo aabbaahaga ama famil ka aabbahaaga
ALLE HAKU SAHLO AABAHAA IYO EHELKAAGA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA
Walee macafiyeen 😢ilhay ima tusin hooyo iyo aabo waay igu dadaaleen ayagana waay iijoogaan wyna wada joogaan alx intii dhiban dhibka alle haka dulqaado
Allah uun baa kafafiyikara dhiiguu galay Subxanallh wiil kana allow caawi
Ilaaheey ha u sahlo
Alla maxaa ilmo la dhibateyey oo dad la dulmiyey Subxanallaah
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo inu cumar helo Aabihii oo Nabad qaba, qalbiga Alle ha u qaboojiyo, mustaqbal wanagsan Alle ha siiyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabbi🙏🤲
C casiisow wiilkan aabihii waa kasaa
Walal hadii aad dhaqaanid isgu raadi ajar iyo xasanaad bdn ka heleysaa weli duco ku dheer oo umada dhan ku duceeyneyso farxadiisa ka qeyb qaado si Allah kugu bedelo farxad waardo walal waa ika codsi si dhaqso bdn ugu raadi walalkaan wuu i xanuujiyey wlh Soomaali ahaan ayaa ugu xanuunsatay ❤❤❤🎉🎉🎉
Asc wlsheey
Haddii aad kasayso Kheyr Allah ha ku siiyee isku xir oo sheeg meesha uu joogo inshaallah
ALLA SAAN U FARXAY
Rabbiyoow ugargar oo ehelkiisana usakhir Yaa Rabbi. Aamiin yaa Rabbi.
Illaahay hakuu sahlo inshallj wadhelin
Allaha ha u sahlo Dadkiisa iyo Abihii aamiin Yaa Rabi
((((([[[[ balwada dhaaf INSHAA ALLAAH )))))]]] MASAAJIDKA GAL ILLAAHAY BARI JALA JALAALU . intaas ka dib tag gaalkacayo oo halkaas aabahaa ka soo raadi waxaa dhici karta saraa kiishii muqdisho wakhtigaas ka hawol galay say in lagu garto waa hadii SAFAR KAASI suurta gal YAHAY. LAAKII INAAD JOOJISID BALWADA IYO IN AAD ILLAAHAY U NOQOTI WAAD KU KHASBAN TAHAY HADAAD RABTO IS BADAL NOLOSHAADA KU DHACA . ALLAAH KUR BADA HA KAA SAARO AAMIN.
Ilaahay aabahaa hakuuso sahlo aamiin
Bro Allaha Ku Gargaaro Adna Samirka badi insha,Allah
Asc Allah u Sahlo Aabihii Ehelkiisa Balwada Allah ka Madoobeya
Nolosha wax bartay wiilkaan ee Allaha ehelkiisa u sahlo
Subxanallah Subxanallah Subxanallah.
Samatar ciyaaraha jabaaniis ayuu macalin u ahaa
Nuuro war hadaa taqaan noo sheeg anagaa cumar MAXAMUUD Ah anaa u RAADINEEno keen
War cabdicasisow samatar ilka qalina leh o saldhiga afar irdood jogay wuu jiray anigu wa arki jiray inkastoo anan hada mel ku ogeyn in ladilayna wa maqlay jusariyoo ahaa tugadana waa is nebcayeen
Allaah ha u sahlo dadkiisa insha Allaah
AbdiAziz Ilahay abalkaga jano hakadhigo
Subxanalaah Somaliya waxay udagi ladahay waa dulmiga dumarka iyo caruurta laga galay
Somaliyey joojiya dadka aad niyada ka jabinaysaan oo aad cayeysaan maxaa yeelay iyagu danbi maleh hadii walidkii la waayey, SubxanAllah😢😢
Illhey ha u sahalo
AllahuAkbar
Soomaalidu waa Cawaan.
Allaha ku sahlo amiin
Abtiga wareyso magaci abahaa
Wsc alaah xanuunbadanaa aakhiro xisaabteedq xagee lagalayaa?
Allow ha kusosahlo dadkagii
Allah u sahlo
Wcs wll arbi ha ku sahlo aabe mcn waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis wll ❤❤❤
Allha u sahlo aabahiisa
Allaha u sahlo aabihiis. Laakiin abti waxaa laga yaabaa inuusan awoodin lacagta quraanka ama nolosha uu ku dabaro.
Waa sax laakiin Macalin dugsiga in loo dan sheegto oo laga cafiyo qarashka maxaa diidey?
Abtiga iyo habaryarta aabo magiciisa sadaxan weydii
Illahayow Somali hanoo jabin waa dad cadawa dhib yari haday kula soo daristo way kuu dhamaynayan Illahow inta dhiban ka dul qaad
Haa u joojini haalad dadka gadashada ka dhahan
Wll allaha kuu sahlo aabo
Wiilkan waa fariid waa ubadantahy in u nin cumar mahamud u yahay
Soomaali oo dhan inshaa allaah waa fariid kaliya waxay u baahan yihiin hogaan suuban iyo caddaalad iyo midnimo ku dhisan sharciga islaamka u daysan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ni n madow oo xoogleh oo ilig qalina leh uu ahaa
Ninka waa taqaan cumar maxamuud YUU ka yahay ina ayo waaye wiilka caawi
😢😢😢😢😢😢😢😢
❤🎉
Wuxuu joogi jirey saldhiga shentaraale
😭😭
Sorry walaal Somali wahabaranyahin
Asc hawu yasiir umarihis dumgu somali isku haya akhar ilawan cabdi aza waxad umad u hayaso alle kabala marayo
😢😢😢
Love 🇸🇴🇧🇪🧕🏻😭😭😭🫅💔🧕🏻🤲🏻🤲🏻
Ninka hooyada dilay agtisa hatagin yusan kudilin adigna abtiga sifican abtirka ninka walshii qabay hakeeno
Sorry
Xitaa hadaad wecel tahay danbi kuma lihid
HADU wacal yahay habaryartiisa meeshaa ma keenteen
Ayadu tu adeerka qabo maha miya
Maya waa hooyada walasheed
Maskin
Walhi sxb sorry kuma ogeyn inad sidan u dhiban tahay xitaa aabbahaaga wa kula raadin lahaa ama famil la aabbahaaga sorry sxb
Majeerteena mahan
YUU yahay hee haduu cumar maxamuud ahayn
😢
Sorry
😢😢