Wax ku quwad weyn u ku sheegi karin armu u baxey midna ogaaw ilmo aabahood lagu koriyaa fursad si mar kale shaley hadu aha nin ku dhaqanayo usabar qaladkas ha uraacin sabar jamiil
Abaayo caruurta waxay ku fiicanyihiin in aabahood loo ku sabro waliba gabdhaha waa ay aabo jecelyihiin ee reerkaada dhexda uxiro wixii dhacayna iska illaaw
Nin kaagtiisa uur leh xaruurna kuu hayso danaha ka weyn maxey tahay?. Waxii u qarsoon ayaa ka badan. Khaladkiisa inuu qirto ayaa fiican oo u sheego sababta uu u maqnaa telefonse maxuu u qaban waayey. Mana qurxoona iney ka sheegeyso hadeyba ninkeeda la nooshahay weli. Sirta gurigaaga banaanka lama keeno.
To err is human. Be patience as it pays. Patience is bitter but its fruit is sweet
That is the ideal counseling
Samar aduunka dhib badan baa jira taadaa ugu sahlan Well waad yartahay
❤❤❤❤❤❤❤❤
Wll dulqaad badan baa lagaaraba hadaad hoyotahy had uurka kuwanagsan yahay janis kalesii
ABAAYO ISga DULQAADO .WAR ADIGANA XAASKAAGA U SHEEG WAXA KULLA SOO GUDBOONAADA WAAYO CARUUR BAAD ISU HAYSAAN JAAW
Anigaa waxan kugulatalihaa gurigaga seygaga caruurtada usaabir samirkaa mel fog laguu garaa
Gabadhana Ma Aqaan Willkana Ma Aqaan Laakin Qiso Famil dhisan iyo Mid Burburay Hadaa Dhageysano Ma Qurux Badna Dumarka Go'aano Qaldan ayey Gaaraan Dibna uga shalaayaaan 😮
Wax ku quwad weyn u ku sheegi karin armu u baxey midna ogaaw ilmo aabahood lagu koriyaa fursad si mar kale shaley hadu aha nin ku dhaqanayo usabar qaladkas ha uraacin sabar jamiil
Abaayo caruurta waxay ku fiicanyihiin in aabahood loo ku sabro waliba gabdhaha waa ay aabo jecelyihiin ee reerkaada dhexda uxiro wixii dhacayna iska illaaw
Abaayo iska samar waayo hooyo waatii samarta intaakabadan ayaa loosamraa ogoow
15 maalin wax badan maha in lagu sheegana muhiim maha shaqada qaar hoyada xate looma sheego isdaji walaley gurigaaga he's ka dumin
Nin kaagtiisa uur leh xaruurna kuu hayso danaha ka weyn maxey tahay?. Waxii u qarsoon ayaa ka badan. Khaladkiisa inuu qirto ayaa fiican oo u sheego sababta uu u maqnaa telefonse maxuu u qaban waayey. Mana qurxoona iney ka sheegeyso hadeyba ninkeeda la nooshahay weli. Sirta gurigaaga banaanka lama keeno.
Häyey😢waa arsinal