Abti mcn oo asigana yimid USA abti so dhawaaw vlog so dhawayn ah wn waraysan doona abti ia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2022

Комментарии • 101

  • @Bellaquruxbeautyandvlogs
    @Bellaquruxbeautyandvlogs  Год назад +26

    Abti taladisa hala qaato wu ka niyad jabay tuulo bay la noqotay marku yimid 😂😁😆

    • @suleeqasiman3043
      @suleeqasiman3043 Год назад +1

      Horta baayo xaaa màathy?

    • @xafzafaarax
      @xafzafaarax Год назад

      Asc walshy qaaali sthy

    • @felisjama2292
      @felisjama2292 Год назад

      Codsi Beelo wll noosoo fariisi adigana noosheeg meelaa kaalo soo xiriiro

    • @abshirinhoali6586
      @abshirinhoali6586 Год назад

      Abaayo waad qurux badan tahay

    • @Suban203
      @Suban203 Год назад

      Codsi Bella xbbtii DV lotterygii miyuu xidhmey iiga soo jwaab plz wuu iga diidee

  • @Fandaam_maxamud
    @Fandaam_maxamud Год назад +22

    Yaah iska jooga kulahaa marku tegay
    Ilahayow nagu guule anigana sanadkan ya rabbi

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 Год назад +7

    Qaabka uu ku yimid abtiga kasoo hadal abaayo qalbi

  • @stronggirl72
    @stronggirl72 Год назад +2

    Shalay ayaan xarestay allah nagu guleeyo aniga iyo inta xaresatay ameentu waa xagiina asxby abaayo mcn waxa iga soo jwbtaa adoo mahadsan mesha ugu fican ee interview laga baro aniga somalia jogaa kambala iyo nairobe keba fican aad isledahy adiguse xageed ku martay thank u

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Год назад +3

    Amiira qurux
    AYAD isku egtihin SI isku Shabahdan mashaallah

  • @apdisamadazad3795
    @apdisamadazad3795 Год назад +4

    M.a abti welcome to America 🇺🇸 insha allh waalo anigan wada nasodhaweyna markan gulysano ducadu waa dhankaga 22

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 Год назад +1

    Abti Tuulada Ayaan rabnaaa waxaas nac 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @claahixasancaruus3611
    @claahixasancaruus3611 Год назад +1

    Wow masha allh abti soodhawow welcome

  • @ameinh0nezt565
    @ameinh0nezt565 Год назад +4

    Asc wll Bella Waxn Donayaah inaad icawiso Rnti Waxn Ahy Gulayste Walina interview Lakuma Wicin Mar Walban La Hadlo process kagii Wah la wada Idhahyaan Waxn Donyah Inaad icawiso Wll intaad icawin karto Wll

    • @sacdiyocabdikariim9588
      @sacdiyocabdikariim9588 Год назад

      Hampalyo brother inta dhimanne alle hakuguuleeyo waxaad raadisa soomalida sanadkaan adigoo kale ladoortay ama kuwa sanadkii hore ladoortay wiilasha ay wareesatay meelaha lagalaxiriirikaro weysoodhigtee iyaga lahadal

    • @juweriyaabdihakim1287
      @juweriyaabdihakim1287 Год назад

      Hamply wllky inta ku dhiman ilahay haku fududeeyo haka joogsan proceeskaga dadal samee waad hele idinka ilahay waanakusoducena inshalaha

  • @nuuraayecadde5482
    @nuuraayecadde5482 Год назад +1

    Masha allah

  • @hafzadahirabdullahi4712
    @hafzadahirabdullahi4712 Год назад

    Welcome Abita naso dhaweey Aniga neh marka imaano. Insha Allah wakugulesanena dhamanteen

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 Год назад +1

    Masha.allaah

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Год назад

    Anne goorma iso dhaweyneysaan sanadkaan waa rajeynaa inaan guuleysatyaasha ka mid noqdo i.a

  • @lifewriter5946
    @lifewriter5946 Год назад

    ABti ma dadki hore u xareystay bu ka mid yahay ma xiligan ayay qadeen sharax bal sstr

  • @israaadanawkarkoor9535
    @israaadanawkarkoor9535 Год назад +1

    Bella quruux walhi waan kula farax sanahay farxadu ha badato🥰🥰🥰🥰

  • @luulbishaar3061
    @luulbishaar3061 Год назад +1

    Bello xawiibti ixareey Ku dhahaay eee iso jawbb wah🤔🤔🤔

  • @hussen4888
    @hussen4888 Год назад

    Masha Allah toosow

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 Год назад

    Wali wax ma arkine horay usoco abti 6bilood kadib nala soo hadal adoo isbadaly ku arki doonaa

  • @Jablayn92
    @Jablayn92 Год назад +1

    Wooow walalo halke kuu suugantahy

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Год назад

    Wow m.a alahakuxifdiyo

  • @apdalacoin234
    @apdalacoin234 Год назад +1

    ziduu ku yimi Aptigiiz update ayaan u pahanhy wll Pela qurux

  • @hasanking2358
    @hasanking2358 Год назад

    Waslhy melaha ugu qorxda badan Iyo America volg noga so dub abayo qali💋💋💋💋🥺🍭💎🍭🍯🍯🍭🍭🫂🍭❤️‍🩹🍭

  • @nastibeauty6770
    @nastibeauty6770 Год назад +1

    Iska jogo manaku❤bilaawday😂😂😂😂

  • @genmejor8451
    @genmejor8451 Год назад +5

    waan imaaneenaa waana soofiireenaa inay tuulo tahay iyo inkale🤣🤣🤣

  • @openers5742
    @openers5742 Год назад +2

    Anaa waa soo socdaa xamdiyey .....

  • @zaiabdi7558
    @zaiabdi7558 Год назад

    Horta USA foolxumaa melaha kle qurux iyo cagaar

  • @hadiyaahmed2997
    @hadiyaahmed2997 Год назад

    Maash allha

  • @nimcodaahirwarsame161
    @nimcodaahirwarsame161 Год назад

    Asc bello wlll waxn ku waydi ayaa waxan xarestay inan mrwa ahay 2 ciyaala hesto ninki magciisa ma galin ciyaalkana sdkle swrkuda iyo mgcda magalin ani sawrkayga iyo waxii layga rabay un ku boox boxiyay ma qaladba plz jwb wll many ifraax

  • @nurtureplace7404
    @nurtureplace7404 Год назад

    Waxad nooga warantaa wllshay qlai noloshada maraykanka ma adaa isku qaba

  • @cabdirisaqaxmed9217
    @cabdirisaqaxmed9217 Год назад

    Wll maantaa dv loerrgii miyuu dhacay wll
    Markaan isdheh buuxi waxaa uu odhanayaa unavailable

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 Год назад

    KOLOW Riyadaa .ma ii rumoowaysaaa Tolow

  • @baadwayneinstituteofmodern9375

    Walaal hadii aan ku guulaysto dv lottery Allaha ku siiyo dib ma u dhi garankaraa

  • @cabdirisaqaxmed9217
    @cabdirisaqaxmed9217 Год назад

    Wll iso jawaab bal maantaa xaree ayaan islahaaa uu idiiday ma cilad ayaaa ku dhacaday

  • @asiyaabdi6231
    @asiyaabdi6231 Год назад

    Waa reer miyi suu u la hadlaayo maxay tahay

  • @yahyetech8823
    @yahyetech8823 Год назад

    Wllshy hadaa hesho visa yacni marka lagaa qaado interviga wax kle ooo kharash ah makaa baxayaa mise travelka diyaaradu waa lacag gooniya mideeeeda kale waa imasa qiimaha lacgta waa hadii ay tahay lacag

  • @mohametmetahmet9176
    @mohametmetahmet9176 Год назад

    asc wlloh below qurux su aal idin waydiyo waxbarashada soomalinad wata aan la aqoonsanayn marka in la waxbarasha la diido ma dhacaysaa

  • @deeqsiad8880
    @deeqsiad8880 Год назад

    Process nuucee ah ayuu kuyimid

  • @sammimaahi114
    @sammimaahi114 Год назад

    Abtigaa lotteryii miyuu ku imaaday

  • @yahyetech8823
    @yahyetech8823 Год назад

    Walaashay waxaan kuwaydiiyay shahaado school sare ee somalia ayaan haystaa waxaan maqlay dhawaana hakan in arday badan loo diiday visa sababo jira owgeed oo layiri ma aqoon sani shahaadada somalia marka maxaa xala

  • @Suban203
    @Suban203 Год назад +1

    Ma xidhmay DV lotterygii wuu iga diidee asxbeey isoo jawaaba plz

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 Год назад

      culays weeye makaa yeelah ku celceli

  • @roblehabdourahman7448
    @roblehabdourahman7448 Год назад

    Wll bella waali waakhti xiidhmayay isagoo aann gadhiin ayaa websitka ma shaqaaynayoo ee maxaa kasii aah

  • @asiyaahmed9027
    @asiyaahmed9027 Год назад

    Siduu ku yimi m.a

  • @abdirahmanosman4905
    @abdirahmanosman4905 Год назад +1

    Abtiga lottery miyuu ku imday mise anther way

  • @ayoubabyad
    @ayoubabyad Год назад +3

    abaayo xiliga natiijada lasoo dhahiyo waxad nagu caawisaa suda Ds260 loo xaraysto haduu alle

    • @aishaadam7473
      @aishaadam7473 Год назад

      Wll shaaciye show wiilkaas daawo aad ayuu sharaxaa

  • @shabkamediaproduction9104
    @shabkamediaproduction9104 Год назад

    Wlahi Ohio Columbus ayadoo tuula riyana waaaku arkay hadana wan arkaaa videogaaga hhhhh koley magaalo shidan isii raadi wlshy wasooo socdaaa

  • @hudaabdirahman3144
    @hudaabdirahman3144 Год назад

    Waxan layabahan somali siday udhantahy inay xaraysteen lottery walhy waa yab familkayga ooqudha 10 qof kudhawad xaraysteen talow dhulkan laga wada gurayo ya uhadhaya

  • @mohamedabduraman1455
    @mohamedabduraman1455 Год назад

    Belo abtiga ma lootari ayu ku yimid ameerika

  • @abdibile6530
    @abdibile6530 Год назад

    Walahey aptiga Organic waaye mel foguu ka imaday😂

  • @devidfarah5253
    @devidfarah5253 Год назад

    abayo dv waan xareysa marka wxn Rabay in aan su'aal ku waydiyo oo ah waraqad confirmation number ay ku qoron thy magacaga igu qoron iyo magacaga magacaga waraqada dhalashada passport igu qoron isma lax yacnii warad dv waxaa igu qoron Nur farah waraqad dhalashadana waxaa igu qoron Nuur faraax marka maxaa hal ah

  • @maxameddeeq6135
    @maxameddeeq6135 Год назад

    Abti loterr miyu ku yimid

  • @abdinoormohamed6878
    @abdinoormohamed6878 Год назад

    !!!! Important ???🇪🇺
    Asc wll
    Q1 qof yurub deganansho ka haysta hadu guulaysto passportka Somalia ma loga bahanyahay mise Travel Documentiga wadanka uu deganyahay ba ku filan ooo Safarada Mareykanku visaha u saraysaa??
    Fadlan qof yurub sharci ku leh oo guuleystay waxa loga bahanyahay raadi oo waraysi ka soo diyaari dad badan oo yurub sharciyo ku leh ayaa xaraystay rabana in ay ogaadan docomentsk Loga bahanyahy
    Q2 marrried certificate iyo Warqada dhalashada Safaradaha Somalia ee yurub ay sosaraan ma aqbalayan Safarradda Maraykanku mise waa in Maxkamadaha Somalia ayka soo baxday oo qofkii Yurub joogaa somalia u safro

  • @cabdinajiibcabdulaahi5229
    @cabdinajiibcabdulaahi5229 Год назад

    Dd lotiy

  • @ikraammohamudomar9376
    @ikraammohamudomar9376 Год назад

    Abyo mcn nala wdg mrka timid cqabadaha ku qbsady

  • @umuafnaan3495
    @umuafnaan3495 Год назад

    Kan dabaal dabaal u egyahay sul la weeydiiya maa ka jwb

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Год назад +2

    Ma lottery ayuu ku tagay inanku?

  • @maryamamoalin144
    @maryamamoalin144 Год назад +2

    Abtika lottery muu ku yihid abyo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад

    abtiyo waa nin cunto kariska yaqaana ee hotel geeya chief ha noqdee

  • @abdalletech3927
    @abdalletech3927 Год назад

    Wll su.aal baan ku weydiinayaa please iifaa ideey.
    Walaal waxaan ku weydiinayaa hadii dvlottery uu iisoo baxo aanan heysan qof wadankaas mareynkaka igu soo dhaweeyo sideen ku gali karaa iisheg please iga soo jawab adoo mahad san.

    • @bashiirjeeni5358
      @bashiirjeeni5358 Год назад

      Hadii aanad cid ku lahayn visa laguma siinayo sxb, balse bushaarada aan kuu hayo waxay tahay ma waayaysid cid ku qaabisha waayo famliygaaga hadayna cidi ka joogin waxaad raadisaa qaraabadaada sida ilmaadeeradaa ama cid isku jufo tihiin ama xataa asxaabtaada ehelkood,

  • @munamohamed3736
    @munamohamed3736 Год назад

    Abti maadaa u dacwooday qaabkuu ku yimid

  • @aishaadam7473
    @aishaadam7473 Год назад

    Abaayo plz nala wadaag sawirkaa ku xareesatay dv lottery ga sawirkaa nafta noo keenay plz nala wadaag maanta intii la xirin???

    • @yusraabdllahi7131
      @yusraabdllahi7131 Год назад +1

      Abyo 6 dolar lagu gala aso saxan caawa ayan u dambeyso

  • @teesteeye1232
    @teesteeye1232 Год назад

    Abti dv lottery miyuu ku imaaday

  • @seeyedcali9533
    @seeyedcali9533 Год назад

    Abaayo maxaa lagaa dheefayaa waayoo meel lagaala soo xariiro majiro oo wixii lafahmi waayoo warkaaga kamid ah lagaa weeydiiyo

  • @abshirsoft4952
    @abshirsoft4952 Год назад

    nin ma leedahay sharafay🤣

  • @bestrong5233
    @bestrong5233 Год назад

    Asxaabey dv lottery mala xiray

  • @deeqsiad8880
    @deeqsiad8880 Год назад

    Asi soo laabo dheh abtiga america haday tuulo thy somalia maxaa waaye

  • @xaqiiqaraadis
    @xaqiiqaraadis Год назад

    abtiga siduuu ku imaadayna ma lottery bow kusoo guuuleystay

  • @ahmett5979
    @ahmett5979 Год назад

    Abayo whts app groub ma leedahy kusoo biree

  • @nastibeauty6770
    @nastibeauty6770 Год назад

    Abtika lottery mu ku tagay

  • @sagaming7401
    @sagaming7401 Год назад

    Abti lottery muu kuyimid asagana

  • @idilyuusuf1894
    @idilyuusuf1894 Год назад +1

    Instagram ka maxakugu qoran wllo

  • @yahyetech8823
    @yahyetech8823 Год назад

    Walaashay waxaan kuwaydiiyay shahaado school sare ee somalia ayaan haystaa waxaan maqlay dhawaana hakan in arday badan loo diiday visa sababo jira owgeed oo layiri ma aqoon sani shahaadada somalia marka maxaa xala

  • @cabdirisaqaxmed9217
    @cabdirisaqaxmed9217 Год назад

    Wll iso jawaab bal maantaa xaree ayaan islahaaa uu idiiday ma cilad ayaaa ku dhacaday

    • @abdallecali7270
      @abdallecali7270 Год назад

      wll jaam bu aha hada gal sidii hore wuu dhaama