I failed my interview 🇺🇸 citizenship mxn ugu dhacay interview gii citizen kayga?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 фев 2023

Комментарии • 32

  • @Mohamed16830
    @Mohamed16830 Год назад +7

    Man’shallah walaaal marnaba xijabkaga ha dhigin diintadana ku adkow ilahay ayaa markasta ku garab sinaya inshallah qof ilhay ku xidhan ma guul daraysto Manshallah guul inshallah wllshy ❤

  • @abshirinhoali6586
    @abshirinhoali6586 Год назад +4

    Waxii soo daaha ayuu qeeyrka ku jiraaa insha alaah next waad guuleysan doontaaa diintaada ku adkaaw lee

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад +2

    Gaalo waa gumeysi ilaah wadankeena nabad hanooga dhigo adigana Allak kuu qasbo

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 Год назад +2

    Allah garabkaaga ha ahaado sis
    Su’aalaha interview ga nala wadaag❤

  • @mohamedsiciid2482
    @mohamedsiciid2482 Год назад

    Insha allah kan xiga ayad baasaysaa

  • @xamdacarab3155
    @xamdacarab3155 Год назад

    Mansha allaah salaadu waa waxa ugu wanaagsan ee adiga iyo ilaahay idin dhaxeeya ku adkaad salaada ilahay xataaa hadii laga eryayo

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Год назад

    Turjumaaan kaxayso I'm wishing you good luck.....lkn wlll decent u labiso and modern ka

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Год назад

    ABAAYO HANIYAD JABIN INSHA ALLAAH WAAD GUULEYSAN XIJAABKANA HAW DHIGIN GAAL NINKA DARTIIS ILAAHAY AYAA KUU HIILIN DOONA WALL

  • @yusufadde
    @yusufadde Год назад

    Sorry bella , next guul ku rajeenayaa.

  • @emranabdikadir4277
    @emranabdikadir4277 Год назад

    Abaayo haniyad jabin you will win teda kle background kga iska sax please 🙏

  • @maxamedcabdi7770
    @maxamedcabdi7770 Год назад +1

    Video kasoo samee suaalihii lagu weydiiyey ifraxey💛🙌

  • @mohamedamiin5657
    @mohamedamiin5657 Год назад

    Sorry sister

  • @ayaansheekhcumar2034
    @ayaansheekhcumar2034 Год назад

    Wll mcnto waligaa ha fududaysan Shay alle kugu faryeelay ilaahay wuukuguulayne

  • @asmamohamed1252
    @asmamohamed1252 Год назад +1

    Bella waraysigii abti maad iska daysey

  • @huseinabdirahman3199
    @huseinabdirahman3199 Год назад

    Wan ku salamay wlsha su'aal rabay inaan ku weydiiyo

  • @khalidheybe2542
    @khalidheybe2542 Год назад

    Srry wadbasesa I.a

  • @musalsalo
    @musalsalo Год назад

    Hambalyo wll waxan kuwaydinaya su, al somaliya lottery kaxaraystay hadii uu isobaxo warqada faraha police ka ma somaliya kasamaysanaya mise wadanka interview ga kamarayo tas kuwareray???

  • @amanomar804
    @amanomar804 Год назад

    Vlogya rabna😩😩😩😩😳😂

  • @mr.guduud4954
    @mr.guduud4954 Год назад +1

    Xijaabkada haka tagin wadanka sharci ayaa ku timid waadna helaysa islam phobia ayuu qaba kaas mahadsanid

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Год назад

    Ma imakaa mise waa berihore wakhtigas ad interview ga citizen ka gashay?
    Iska samir wll guul kaste waxaa la gaadhaa marka aad inbadan guuldaraysato. Khayr badan baan kuu rajaynayaa.

  • @aarkazaaxil4698
    @aarkazaaxil4698 Год назад

    Wll beela qurux wlhi waa ku taageeraa noo soo gudbi markasta video xiiso leh iyo lottrgiiba please 😢

  • @ahmedhusseinfarah1249
    @ahmedhusseinfarah1249 Год назад

    Intaad youtube ku mashquulsanayd inaad luqada barato ayay ahayd baayo.

  • @zaaraali1660
    @zaaraali1660 Год назад +1

    ilhy maraykn kuwii sandkn taga hyga yeelo

  • @Reading831
    @Reading831 Год назад +1

    Ax sorry sister 😐 live tiktok mad sogashid

  • @khadarmohamedali
    @khadarmohamedali Год назад

    Lubis la aan ayaa ku qurux badan tahay walaahi quruxley

  • @huseinabdirahman3199
    @huseinabdirahman3199 Год назад

    Markale jaanis ma heleysaana wlsha

  • @deeqa1481
    @deeqa1481 Год назад

    Abaayo citizen ka markaad qaadaneyso xitaa turjubaan malaguu ogolyhy maadaama luuqada aan active ku ahayn dadka badanaa

  • @TheFundedMan
    @TheFundedMan Год назад +1

    Gobolkaas dhan ka badalo gobol kale kusoo gal wllo

  • @drslaylacali6177
    @drslaylacali6177 Год назад +1

    Interview ka muxuu ahaa byo

    • @iqradahirnaxar14
      @iqradahirnaxar14 Год назад +1

      Kii😂dhalashada america wye 6 sano ka dib la galaaa

  • @Mrdinero0709
    @Mrdinero0709 Год назад +1

    Bello ayey kugu tahay dadkaanaa kawalaa meesha lottery maad moday oo afar xabo English lagu weydinaayo kkkkk😂😂😂😂😂😂😁

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed2467 Год назад

    Dadka baa Diinta islamka ee macan UGA baxa markey maqlan dhalashada mareykanka🇸🇴🦾❤️🇸🇴❤️🇩🇯🇸🇴❤️💪🦾🇸🇴❤️ilahow islanimo iyo somalinimo nagu Dil