Madaxweyne Farmaajo ma hakin karaa awoodaha R/W Rooble?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Falastiin Axmed Iimaan ayaa weydiisay garyaqaan Daahir Maxamed Carab oo ah sharciyaqaan ku sugan Muqdisho.

Комментарии • 409

  • @luulm4990
    @luulm4990 3 года назад +9

    Digreeto madaxweeyne ayaa lagu joojiyey heshiiskii kenya badda ugu soo saxeexi lahaa rooble, kadib kenyata ayuu macawista u soo xidhay u soo giijiyey kadibna diyaaraduu ku soo noqday.
    Dikratadaan madaxweyne ee haddana isagaa kabah ku xidhanaya, giijisanaya kadibna waa iska tegeyaa.
    Hhhh guul somaliweyn.

  • @hassanmaalim7008
    @hassanmaalim7008 3 года назад +33

    Nikan okale lama waresto

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 3 года назад +14

    VOA oo wareersan kana shaqeynaysa in dalkan la dumiyo.. madaxweyne xil kama dhamaan, waana joogayaa ilaa cid bedesha oo la doortay ay timaado, marka dadka beenta haw sheeginana, waxaan aad waraysanaysaana iska hubiya hadii kale qaran dumis baad tihiin.

    • @Professor4555
      @Professor4555 3 года назад +2

      Wali CBB qarash miya la siiyaa guulwade

    • @TechSiyaad
      @TechSiyaad 3 года назад

      @@Professor4555 adiga oo kale ayaa Huuro Kenyatta iyo waxa la mid ah xogaa sandareerto ah ka qaata.. soomaaliya soomaali baa leh..

    • @Professor4555
      @Professor4555 3 года назад

      @@TechSiyaad wadani nimo iyo qaran nimo ina dadka dheer tihiin camal ba u wada nac nac ledihiin, waliged qabiil dhan o doqonimo isku wada raacsan iney buurta kala dhacan odeygan farmaajo ee isku dhax yaacsan lama arag, xaar ba idinka socdo dhuuso bana moodiin

  • @abdiabukar8799
    @abdiabukar8799 3 года назад +8

    Iska hadlow ina igarre
    Nacnacnacnacnacnac
    Cààaaaaaaaaaaaa

  • @bisharali7357
    @bisharali7357 3 года назад +10

    Kan hadalkisa baa isjabinaya... Madaxwaynaha iyo golaha shacabka ayaa ansixiyay rooble ayagii buuleeyaha waxba maqaban karaan what an idiot😂😂

    • @kaaraa-mardha1977
      @kaaraa-mardha1977 3 года назад +1

      Waa runtaa, waxaa la rabay in la weydiiyo hadii Rooble shaqada isaga tago xanuunsado ama dhinto yaa bedelaayo yaana soo magacaabaayo?

    • @bisharali7357
      @bisharali7357 3 года назад

      @@kaaraa-mardha1977 sxb ilaahay wax hana fahamsiiyo indho cadays baa Somali danteedii u aqoonsan ladaha

    • @amirah4768
      @amirah4768 3 года назад

      @@bisharali7357 meeshan nidaam 4.5 ah buu kujoogaa rooble farmaajana ma keenin mursal na ma keenin beesha hawiye dartood ayuu ku fadhiyaa cid yac dhihi kartaana majirto

  • @munaadam8636
    @munaadam8636 3 года назад +15

    Niman kaan aa waxba aqoonin ee luush qaatayaasha ama qabiilka dilooday fadhlan ha wareeysanina

    • @razak1350
      @razak1350 3 года назад +4

      Sorry macaaneey xaarmaajo waa ku daayay

    • @lulali6059
      @lulali6059 3 года назад

      @@razak1350 sax xaarmaajo waa u dhamatey only waxaa u fiican in degnaansho ku joogo villada oo uu fadhiidka ku noqdey. Reeysal wasaaraha ayaa xilka uu xaarmaajo u maleeyey in uu xilka sii haayo in uu kaliya villada iska dhexfadhiistey 🤣🤣🤣. Farmaajo fadhiidoo waa ku fadhaa ayaa qabatey farmaajo waana istaahilkiisa sababtoo ah wadanka doorasha la soo gaarsiiyey ayuu doorasho la aan ka dhigey mana istaahilo in uu na matalo ka madaxwyne ahaan. He is crazy man.

    • @lulali6059
      @lulali6059 3 года назад

      Well said nin ka wareeysanayoow 👏🏾👏🏾👏🏾 waa uu ogyahay in tastuurka uu ku dultuntey famaajo.
      Xarmaajo waa u dhamatey only waxaa u fiican in degnaansho ku joogo villada oo uu fadhiidka ku noqdey. Reeysal wasaaraha ayaa xilka uu xaarmaajo u maleeyey in uu xilka sii haayo in uu kaliya villada iska dhexfadhiistey 🤣🤣🤣. Farmaajo fadhiidoo waa ku fadhaa ayaa qabatey farmaajo waana istaahilkiisa sababtoo ah wadanka doorasha la soo gaarsiiyey ayuu doorasho la aan ka dhigey mana istaahilo in uu na matalo ka madaxwyne ahaan. He is crazy man.

    • @gaalkacayomudug7627
      @gaalkacayomudug7627 3 года назад +1

      Waa qabiileyste aan qaran waxba ka aqoon

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 года назад

      @@lulali6059 orod hee villada kasoo saar maxey udhici weysay sheikh sharif iyo xasan sheikh anagaa nookenesa sheko qabyaalad

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 года назад +5

    Voa laftigega aya xukunka ku haysato mdxwyn farmajo waaaaaa yaaaaab

  • @fabu2526
    @fabu2526 3 года назад +18

    Iyo inuu haraaso wasaarada maaliyada iyo bangiga.inuu ku mashquulo dhoof qaraab ah
    AAWAY DOORASHADII BISHU KA HARSANAYD.ILAAHOW KAAS MADAX HA NOOGA DHIGIN

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 3 года назад +4

    Dastuurka waxaa qeexayaa inta daarasho ay dhacayso waxaa dalka sii xukumaya Mweynaha iyo Baarlamaanka.

  • @احمدالشيخ-ج9ض
    @احمدالشيخ-ج9ض 3 года назад +5

    tuugo tuugo dhashey voo & wixii ka shaqeeyo oo dhan

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 года назад +6

    War wadankan wa la badbaadinya adiguna waxad ka hadlaysa dastur haddii raysalwasaaruhu u wadanka duminyo miya la dawanaya?

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 3 года назад +2

    Rooble kenyatta in laga qaado xilka oo dhan in laga qaado ayaa fiican

    • @Abdallegamer
      @Abdallegamer 3 года назад

      Iska qaad miya xilka neh ma hoyadiin ba leh

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 3 года назад +8

    wada shaqeyn hadey jirin haa waa hakin karaa. Wadanku laba madaxweyne ma yeelan kario

  • @omerdamac
    @omerdamac 3 года назад +4

    Madax waynuhu xaq uma laha,wakhtigan lajoogo inuu raised wasaraha hor istaago,

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 3 года назад +3

    Ninkaan la waraysanaayo caruurmiyuu
    Usheekaynayaa ? Miyaqaan waxa uu ka hadlaayo. Voa waa Micna beeshay.

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 года назад +2

    Farmaajo madax weyne hada maaha RW Rooble Guuuuuul insha Allah markasta Hamigaaga illahay haku Rrumeyo aamiin yaarabi 🔥🔥🔥❤❤❤❤👍🙏

    • @caliyassin8292
      @caliyassin8292 3 года назад +1

      Ma fikir ayad ku tagertay ma qabil quudhun ayad ku tagertay amaba xisbi ayad ku racday isheeg samira

    • @mabruuka2634
      @mabruuka2634 3 года назад +2

      Haduun madax wayne jirin rooble yuu madaxwayne ku xigeen kuwyahy?soomalida caqli maleh

    • @basherabdi
      @basherabdi 3 года назад

      @@caliyassin8292 waxa adiga farmajo handicap ku taagertay ayeey ayadan ku taagertay marka fikirkeda ayada xur u ah udaa inanta in eey ku qanciso qasab ma ahan 😁

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 3 года назад +1

      @@basherabdi farmaajo haduu handicap yahay 9nin kamuu cabaajiyeen ee adigu calaamadaa taageerto ma ineey ciida iibsadaan baad caqli umaleysay kuwaas magacoodaaba ka faanaa uf dheh

    • @fatumali4500
      @fatumali4500 3 года назад +1

      Samira ducadan oo kale maaha ta la aqbalaa waa lilaahida

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 3 года назад +11

    Ninkaan iyo tan waraysanaysa labadaba waa isma dhaanti iyo dhasgood

  • @Mohamed23197
    @Mohamed23197 3 года назад +3

    VOA bring political analyst based on opposition view.

  • @mql1867
    @mql1867 3 года назад +3

    Madaxweeyne Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo Guul iyo gobnimo inshaa alaah

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 3 года назад +2

    Rooble radiyal allahu canhu
    💘 💘♥❤💕💖💗💘♥❤

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 3 года назад +2

    Qofkaan aad weysaneyso
    Ma Garanaaya sharci ah
    Rasilwasaaraha waxaa loo
    Idmay shaqo doorasho
    Awoodaada uma lahayn inuu
    Xilkaqaadis iyo magacaabidiisa
    Midna xukuumadduna
    Waa xil gaarsiiyo
    Inta doorashada dhacayso

  • @hassanmaalim7008
    @hassanmaalim7008 3 года назад +5

    Nikasta wuarka in ukhaldanyahy
    Rezulwazaraha

  • @hooyadaikraantahliilalahax4012
    @hooyadaikraantahliilalahax4012 3 года назад

    The only ruler and leader of Somalia.
    President,prime minister and speaker of the parlement his excellent ROOBLE.
    WELDONE.
    ALL 4 ONE.
    ONE 4 ALL.

    • @abdulkadirmohamed8614
      @abdulkadirmohamed8614 3 года назад

      The soul candidate for his excellent the president of nation Mohammed Abdullahi Farmacci will be the next president,believe or not because of being honest and nationalist.Go and dress him your cheff Uhuru Kenyatta(shame on you)

  • @mohamedhussein3152
    @mohamedhussein3152 3 года назад +3

    VOA goormaay xumaatay.
    Waa unprofessional.
    Haddii aan dalka madaxweyne ka jirin, markaa wadanba ma jiro weeye micnuhu.
    VOA waxay waraystaan dad aan aqoon u lahayn waxa ay ka waraysanayaan.
    Mise waxay waayeen dad ay waraystaan?

    • @AMO00165
      @AMO00165 3 года назад

      Madaxwayne oo keliya maa ah
      Dalku hada wax ha,yad ah oo sharci ah kama jirto waa hadiii sharciyan laga hadalo " there is no single one institutions legitimacy in SOMALIA at this time"

    • @gaalkacayomudug7627
      @gaalkacayomudug7627 3 года назад

      Voa awalba mooryan makafon lodhibey ahayen

  • @hassanmaalim7008
    @hassanmaalim7008 3 года назад +9

    Sax af laguma qabto huno nikan
    Aqlixumadisa firi in uyahy
    Qabyaleste wuxudifacaya
    Rezulwazaraha

    • @zakariyajama9195
      @zakariyajama9195 3 года назад +4

      sxb wixii odayga waalan wax u sheega ma qabyaaladiisaa war orod oo wax soo baro nac nacda iska daayee meeshaan sharci ayaa laga hadlayaa markaasaad leedahay qabyaaladiise waaye

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 года назад +1

      @@zakariyajama9195 war adiga aamus waxba ma dhaantid midka hada hadlaayo ee qabyaada wareerisay Dal dhan oo Madaxweyne joogo baarlaman joogo weligeed Somalia kama dhicin in Madaxweyne iska tago oo RW uu Awoodi lawareego maxey udhici weysay Sheikh sharif iyo xasan sheikh tan bal beentas baa dadka u shegesa oo ku difaaceysaa

    • @zakariyajama9195
      @zakariyajama9195 3 года назад

      sxb ex madaxweyne farmajo ma tagay barlamanka ma yiri waan wareejiyay amniga iyo doorashooyinka waa haa haye maxaad la qaylineesaa sxb adiga ayaa qabyaalad ku heesaa sxb marka sxb hadii hada kula saxanyahay farmaajo maskaxda yaad ka xanuun saneesaa sxb hada maxaa leesku heestaa labada nin isku heestaan sxb hadii ilaah u bixin laheen dalka rooble maanta villada leesku ma heesteen markaaa ayoo dalka qalqal u galinayaa daalimiin gacan kudhiiglayaal ah dambiila gabaad hasiin sxb hadaad tahay wadaniga dhabta ah lkn hadaad tahay qabyaaladiiste garab sii dambiilayaasha

    • @hassanmaalim7008
      @hassanmaalim7008 3 года назад

      Warunta wasax wuxugalay
      Waxanlojogin

    • @hassanmaalim7008
      @hassanmaalim7008 3 года назад

      Anigu waxan uarka
      Roble inlaibsady

  • @cadaanixasan8246
    @cadaanixasan8246 3 года назад +5

    vio cid walba waad waraysanaysaan idinkuna

  • @abdicaato8483
    @abdicaato8483 3 года назад +1

    tilaabada uu madaxweynaha dalka uu qaaday waa mid saxan Dalkana lagu badbaadinayo iyo sharafta umada soomaaliyeel guul iyo gobanimo waanu ku taageersanahay hadii aan nahay shacabka soomaaliyeed meel kasta aan joogno soomaaliya ha noolaato.

  • @jaamacmaxamed8278
    @jaamacmaxamed8278 3 года назад +1

    Kursiga xoog kuma imaan doorashuu kuyim eedoorsho haqabto muxuu meesha ufadhiyaa ma inlagudiluu rabaa

  • @sheeqnuurbatalaale4946
    @sheeqnuurbatalaale4946 3 года назад +2

    Ilaah ka cabso

  • @jibriilibrahimshariif9500
    @jibriilibrahimshariif9500 3 года назад +1

    Guul farmaajo

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 года назад +3

    Dastuurku Farmaajo ma u fasaxayaa inuu R/Wasaare Rooble ka qaadi karo Xilka?

    • @AMO00165
      @AMO00165 3 года назад +1

      Dasduurka hadii lagu dhaqmayo
      Farmaajo iyo rooble midna muu joogee hada

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 года назад

      haduu MD Farmaajo uu yirahdo mawada shaqen karno deg deg ayuu baarlamaanku u eryayaa rooble

  • @HassanMohamed-lx7pq
    @HassanMohamed-lx7pq 3 года назад +2

    War ninkan hadkisa ma fadhiyo

  • @baashie
    @baashie 3 года назад +2

    Wuu iska hadlayaa midkan... Qof kale inoo waraysta fadlan

  • @omar33644
    @omar33644 3 года назад +1

    Sorry shaqsiga la wareysanayo qof qodobada kala saaray ama su’aasha la weydiiyay ka jawaabi karaba ma aha.

  • @jamaaloromo3698
    @jamaaloromo3698 3 года назад +5

    😂 propaganda

  • @hassanmaalim7008
    @hassanmaalim7008 3 года назад +3

    Nikani waxalo igmaday inu Dora
    Shada dilandiliyo wukagudbay
    Wuxu xiiday kaba kawen
    Mana ujodo dorasho wuxuraba
    Infarmajo ukuaburo qalalasa
    Siyasaded

  • @omarlibanliban5780
    @omarlibanliban5780 3 года назад +1

    waxan warka kuso koobayaa ninkii hada u dambeyey ee VOA ga warsanayeen ka aqoonyahan ahaan iyo sharci yaqaan wareysiga uma usan dhigahayn balse nin aney Soomali aqoon ulahyn buu wareysigiisa ka turjumahayey wad mahadsantihiin

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 3 года назад +1

    Farmaajo wlh jaanis qurxoon waa ku helay In noqdo somalia presidenti. Balse I am pretty sorry In fahad yaasiin daaha gadaashiisa ka maamulaayay. Xumaan uma qabo farmaajo but King maker sxb ka dhigtay asna waa ka faaideestay.

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 года назад +3

    Waa runteed owooduhoo dhan baa isladhamaaday ilaa ay wareejiyaan xasan iyo shariif kama dhamaan wayna ku darsadeen

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 3 года назад +1

    Voa sharaf malihidin yaaxilka umagacaby rooble qofkii umagacaby unbaa xilka kaqaadi karo

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 3 года назад +1

    Roble wa isbadeeley nooh

  • @mohamedsaed1068
    @mohamedsaed1068 3 года назад +1

    Yaa magacaabay raysal wasaaraha ?
    Yaa khaladka ka qaban kara?
    Ma la tashi buu samayn mise go'aan buu kaligiis qaadanayaa.?

  • @biilabdi6214
    @biilabdi6214 3 года назад +1

    Sharci meesha Kama jiro waar ninkan rooble ah waa qacin tuug waxan ku cadaynaay in uu shaaqayo sirdoonka kiniya iyo masar dhuustuurka wuu sheegayo ninkan uhurkenya ay qoray

  • @zakariyeamin1874
    @zakariyeamin1874 3 года назад +2

    Xataa siloowaramo makasayo kan xoolo waye

  • @abdulazizfarah7422
    @abdulazizfarah7422 3 года назад +1

    ma aqrisay heshiiskii September ee barlamaanka gudbiyey oo u fasaxaayo madaxweynaha iyo barlamaanka shaqadooda iney caadi u wada karaan illa ciddii bedeli laheyd la doorto. Teeda kale ka fiirsada dadka aad wareysineysiin - wareysta Constitutional Lawyers ee ha wareysanina kuwa makhaayadaha xamar fadhiyo. SHAME ON YOU VOA SOMALI, and I don't know who you work for

  • @mabruuka2634
    @mabruuka2634 3 года назад +1

    Haa wuu hakin karaa wuuna hakiyey

  • @gorygoryahmed791
    @gorygoryahmed791 3 года назад +1

    Voa this man u interviewing he uses drugs so why u interview a drug user?

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 года назад +1

    Ninkii haduu hawiye yahay xil kama dhamaado markay madaxwayne yihiin iyo markii ay raysalwasaare yihiin

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 года назад +1

    Ninkaan baa ku dhahdeen adaa wax xukumo oo madaxwayne is mooday u sheega ninkaan madaxwayne maaha

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 года назад +1

    Mushaarka ciidamada joojiyo kuye guur ooyin ha ugu yimaadeen ciidamadu sweer ha ka qab teen naftoodii buu ugu yimid maafiyo

  • @abdulazizmohamoud1945
    @abdulazizmohamoud1945 3 года назад +1

    YAA WAX HAKIYO? MA NIN AAN XERADABA KU JIRIN? MA NIN AAN ISKABA WARHEYN?

  • @hibomaxamad4844
    @hibomaxamad4844 3 года назад +3

    Good by farmaajo isbasini 🙋‍♀️

  • @dhalodheere3049
    @dhalodheere3049 3 года назад +1

    Doodaha dhinacakararan ee idaacaduhu kaqaadan dadka cadiifadaysan ee aan doodahoodu kusalaysnayn sharciga dalka iyo danta umada dhibataysan ee 3o sano burburka kujiray danteebay kaleeyihin
    Dalkan yaale yaa umaqan alaah baanlenahay shacabkana waxaan leyahay dalka inagaleh wana aragna meesha lakuwado ee qoomamo intihore ha inaa ahaato danaystana doonimayno

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 3 года назад +1

    Waxaan oo kale oo aan kala aqoon dastuur iyo macnihiisa in wax ka wrysiiyo ma fiicna

  • @fabu2526
    @fabu2526 3 года назад +2

    RW Rooble maxaa dowladiisa bil baa ka hartaye .xil ka xayuubin iyo xil u xoog geliyey.iyo inuu

  • @jaamacmaxamed8278
    @jaamacmaxamed8278 3 года назад +1

    Maxaa mid jaahil ah iska hadlaya oo qabyaal diloo tay ninka farmaajo dhakhtar halageeyo sidaan ku ma caafi maadqo wax sharciyada ah umahaysto in uu wax ku joojiyo

  • @Brother-D20
    @Brother-D20 3 года назад +5

    Aada u mahadsantahay ayaa ka run ah warkiisa 😂😂😂

  • @mohammedfarah481
    @mohammedfarah481 3 года назад +7

    I'm sorry but this guy is absolutely clueless he clearly doesn't know what he's talking about 🤦🏾‍♂️

    • @AMO00165
      @AMO00165 3 года назад +1

      Hhhhhhhhh all Somalis are like that bro

    • @abdulazizfarah7422
      @abdulazizfarah7422 3 года назад

      Agreed 100%, also VOA has an agenda of interviewing this kind of people

  • @fabu2526
    @fabu2526 3 года назад +1

    Acuudu bilaah.

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 3 года назад

    Yes

  • @shankaroon4847
    @shankaroon4847 3 года назад +5

    Farmajo waa waashay cid qabato malaha miyaaa xilkama qaadi karo raysal wasaraha

  • @mrcali4743
    @mrcali4743 3 года назад +1

    Waxaan waydiin lahaa dad waynaha iyo daadihiyaasha idaacada iyo aqoon yahabada gadii raisu wasaaruhu doorashada dhax dhaxaad konoqon waayo maxaa ubanaan madax waybaha iyo baar lamaanka??????

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 3 года назад +1

    Waxan ookale inlawaraysto ama ladhaysto wllhi waa xaaran
    Idacadu haday qiyamka iyo qaranida umada duulan kuwadin maywaraysaten wuxu kuhadlayo iskadaa dasture caruurtu kuma shekayso xukumad madax wayne mashaqaynayo raysal wasare shaylay uukenay ooncididoran codku sobixin ayaa shaqaynaya magaranayno waxaas cida laga dhaadhicinayo

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 3 года назад +6

    Awood uu kusodortay lagu ridaya barlmanka

    • @razak1350
      @razak1350 3 года назад +2

      Farmaajo waa tagay abaayo waan kuu tacsiyaynaayaa

  • @qasaaye8622
    @qasaaye8622 3 года назад +3

    farmajo nin wadanka jecel baan u haystay laakin intuu wadanka u taray inuu malin cagta mariyuu raba

    • @dahirsmohamed5002
      @dahirsmohamed5002 3 года назад +1

      Adeer Soomalidu kunool somaliya qeytan konfureed Dawlad marabaan waa qabiil iyo meeqa qaataa.

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 года назад +1

    War kan raysalwasaare ma ahee waa tuug xiligii dawladuu u soo dhigtay

  • @x.z.s2821
    @x.z.s2821 3 года назад +1

    Axmed
    War kani waa doqon aad wareesaneesaan rooble Waxa uu wado waa qaran dumis malaga qabanayaa mise waa loo deenay aa bilaaya YAHOW aan waxba kala ogeen mise intii shacabka qax galaan ayaa lasugayaa ee ogoow shacabka aaba rabin rooble iyo inta la jirta oo adiga ka mid tahay

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 3 года назад

    Munaafiqiinta wariyaasha dhulka ilaahay ha idinla gooyo

  • @princessubahchanel320
    @princessubahchanel320 3 года назад

    Farmj awod umalaha inu kaqatho RW sax🎷

  • @maxamedarjantin7318
    @maxamedarjantin7318 3 года назад +1

    Farmalo leh

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 3 года назад +1

    Tan kale, hadii Rooble khatar ku yahay amniga qaranka, yaa arintaas ka hortagi karo?

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 3 года назад

      Farmajo fashil waaye waxa uu rabay baa socon waayey markaa sidaa raba layeeli waayey ee muqdisho ha burburto ayuu wadaa lagasa yeeli mayee waa la isdhaafin insha allah , asaga iyo kooxdiisa dhiig miiratada ah dalka iyo dadka somaliyeydba Qatar ayay kuyihin , arinkoodana waxaa fashiliyey kiisaka dacwada ikraan miskiinta malaha qol mugdi ah bey kuxerteyn markaasey Daldaleyn , farmaajo , fahad yasin , iyo hebel farey waa in tiirka lageeyaaa , arimo badan oo Sir ah dad badan oo qaabka loo delay ikraan tahliil ayagana loodiley baa banaanka usoo bixi doona , tolaw muqtaar roobaw warkiisa lama hayee asagana ma si hoose ayay udileyn warkii jiraba cakaaruu imaan

  • @igeabib3830
    @igeabib3830 3 года назад

    Roble wuu noqday nin NAIROBI adeegsato

  • @husseinxyz
    @husseinxyz 3 года назад

    Waxaa dadka qaarkiis ay aad ugu celcelinayaan :
    Madaxweynaha xilkiisa dhamaaday,waxay jecel yihiin in waddanka uu madaxweyne la'aan ahaado,si uu wixii u rabo u sameeyo.
    Farmaajo hadii Alle nafta u daayo waa joogayaa illaa laga doorto madaxweyne kale,ama isagaba soo noqdo insha'Allah.
    Ooda la dardaraayo ha la iska daayo.

  • @naimaahmed1679
    @naimaahmed1679 3 года назад +2

    Masha allah guleso

  • @princessubahchanel320
    @princessubahchanel320 3 года назад +1

    Frmj awod umalha inu amkan RW kqathi garo

  • @abdicaato8483
    @abdicaato8483 3 года назад

    I daacadan dhexdhexaad ma ahan soomaaliyey taas hala ogaado dowladeyna marwalba waan taageersanahay dadka ha qaldina, soomaaliya ha noolaato

  • @Mohamed23197
    @Mohamed23197 3 года назад

    #Law30 halosheego kuwa siyasada kawarama

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 3 года назад +1

    Saaxiibayaal waxaad u adeegtaan kuwa qarandumiska ah idinkana qandaraaska waddan dumiska ah ayaad qayb katihiin waxaana daliil u ah had iyo jeer waxaad waraysataan kuwa qarandumiska ah weli lama arag idinkoo waraysanaya kuwa dowladnimada jecel, very sorrt idaacadddan waxaannu u bixinay buqbuqo No1 ogow two waxaa ah tan Been Been Ciida ah

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 года назад

    Hadilyo dhaman mareexan kursiga inay hooyadiod leeday ayry uhsystan oo dhaxal aabahod uga tegay waxay kaga tagaanuun waa XABAD baryo maleh MARKASTY XIL QABTAANA WEY CEEBOOBAN
    MARKA XABAD WAXN AHYN KUMA TEGAAYO #ICLAAJ_XAARMAJO

  • @nuroomar7151
    @nuroomar7151 3 года назад +1

    Falastiin Axmed Iimaan ayaa weydiisay garyaqaan Daahir Maxamed Carab: Poor man, ayaa soo magacaabay RW Rooble. Farmaajo waxaa doortay umada. RW Rooble waxaa doortay Madaxwanaha. Caqliga sharciyaqaanadu waakaa!

  • @dahiraden297
    @dahiraden297 3 года назад

    Mansha Allah gabadha wariyaha
    Caadi ma ahan waxaay weeydiisay
    Su aal culus qofkaan aan siyaasad waxba
    Ka ogeen

  • @Eye.252
    @Eye.252 3 года назад

    Waxan hadlayaa, ma dastuur kale ayu akhriyaa

  • @cabiidkiiallahadoonkiialla8096
    @cabiidkiiallahadoonkiialla8096 3 года назад +2

    Waa riyo soo jeed waa waalidii farmaajo musqul maxoow xill kaqaadi karaa maxbuus kaas dil suga ha ah

    • @dahirsmohamed5002
      @dahirsmohamed5002 3 года назад

      Hadii Sharci aad u hayso ama adiga malagii nafta qadeysay tahay orod soo dil,Nafkasta weey dhiman wakhtigeeda.

    • @cabiidkiiallahadoonkiialla8096
      @cabiidkiiallahadoonkiialla8096 3 года назад

      @@dahirsmohamed5002 qiyaano qaran waa dil tooga shaa waa Dax waaye jaahil maad tahay magudbaa

  • @abdulkadirmohamed8614
    @abdulkadirmohamed8614 3 года назад

    VOA waxay noqotay meel mooryaantii muusa Suudi u shaqayn jirtay u shaqa tagaan,balse waxaan codsi u dirayna for his excellence the president of USA JOA BIDEN in uu Muse Suudi u soo celiyo ama uu xabsi ku hayo waa mooryaan baxsi ah.

  • @bashirmaxamed7118
    @bashirmaxamed7118 3 года назад +2

    Benale wajigagibay ninja hadlayow

  • @faysalcabdi3393
    @faysalcabdi3393 3 года назад

    Ninkaan wxuu ku hadlayaa rayigii
    cc shakur iyo mahad bililiqo teetalka qaranka wxaa hogaanka u haya madaxweynaha ilaa laheli kii badalilahaa

  • @abdihagi3517
    @abdihagi3517 3 года назад +1

    Wariye waxaad tahay wax walba Og laakiin ma aqaano qof waxba ogayn inaad wax waydiso

  • @abshirabshir6184
    @abshirabshir6184 3 года назад

    Waa sax in laga joojiyo shaqada maadaama daama. Dalka lagusoo dulay. Waxaana muhiin ah nuudalka xukumo Ilaa lagalagarawareego ama kusolaabto

  • @abdirahiimalimohamed2732
    @abdirahiimalimohamed2732 3 года назад +2

    VOA ileen mucaarad bay ahayd

  • @AM-ms9mn
    @AM-ms9mn 3 года назад +2

    Mr EX president Farmaajo, you are under house arrest!

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 3 года назад

    waar xaq ayuu uleeyahay inuu kacaydhiyo shaqada mxw nuhu RWSA rooble dalka waxaa maamula mdxw farmaajo

  • @calihiiraancalihiiraan7512
    @calihiiraancalihiiraan7512 3 года назад +2

    Voa waxaan layaabanahy inaad wareysi kaqaadaan marwalba dad dowladnimada wax udhimaya

  • @osmanelmi5805
    @osmanelmi5805 3 года назад

    Madaxweyne Mudadiisii Dhamaatay Farmajo Xilka kama Qaadi Karo Rooble.Sharciga Hala Fiiriyo Wadankan La Walaaqayo iyo Shacab Foorora Ayyaa Xamar Jooga.

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 3 года назад

    Ninkaan waxaa la rabay in la weydiiyo, hadii Rooble shaqada isaga tago xanuunsado ama dhinto, yaa bedelaayo yaana soo magacaabaayo raysul wasaare cusub.

  • @maxamedcalixasan2746
    @maxamedcalixasan2746 3 года назад

    Waxaan Ahay Muraxsharax Isbiikarka somaali 2022-2025.

  • @abdalladubow
    @abdalladubow 3 года назад

    Baarlamaanka Caqalka hoose Sootii Raiisalwasaare Rooble albaabada ulaabey OO waliba ciidanka hordhigey. Rooble intu usodaa.saraakiishi ayuu dhex galay inuu xilka kaqaado sharcigee ubaneynayo aawey?

  • @colujoog5775
    @colujoog5775 3 года назад

    VOA iyo rooble iyo hawiye ibaa isku bahaystay farmajo

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 3 года назад

    Taasi waa fikir ana codob cadeyenya.

  • @ahmedmohamud8829
    @ahmedmohamud8829 3 года назад +1

    Shame on you qabiil ayaa kadhex hadlaya

  • @malyunabdile4303
    @malyunabdile4303 3 года назад +1

    Muxu noshega kan wa darbi jiif no haaka wereysane bax dheh