Fallanqeynta doodii Tim Walz iyo JD Vance

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • Murasharaxiinta xilka madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka ee ka ah; Barassabka Gobolka Minnesotta Tim Walz iyo Senator JD Vance ayaa xalay dood kulul ay ku dhex martay magaalada New York ee dalkan Mareykanka.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
    🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
    🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Комментарии • 6

  • @dalfactv9356
    @dalfactv9356 День назад +3

    Yabarow walalkeen guuleyso si fiican baad u falan qeysay

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 День назад

    👋 Weriye Sandheere & C/Raxmaan Yabarow,Madaxa Laanta Afka Soomaaliga Ee VOA.

  • @seed3966
    @seed3966 День назад +1

    Xalaay waa laga dhusiyey

  • @thedopechannel253
    @thedopechannel253 День назад

    Maxa laanta VOA Abdirahman Yabbaroow Aad Baa usalaamay aftahan Afmaal ah waaye

  • @BridgesRupert-g6g
    @BridgesRupert-g6g 13 минут назад

    Haag Port

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 День назад

    Title 😊