Wararkii ugu dambeeyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024

Комментарии • 22

  • @DayibShiikh-d7q
    @DayibShiikh-d7q 5 часов назад +8

    allaahu
    akbar

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 6 часов назад +6

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah Cadawga umada Somaliyed ha jabo insha ALLAH

  • @AbdiIbrah-c3g
    @AbdiIbrah-c3g 4 часа назад +4

    Allah is the best

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 32 минуты назад

    Mahadsant walaalkey maxd VOA ❤❤❤❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 6 часов назад +1

    👋 Weriye Sandheere.

  • @AbdiIbrah-c3g
    @AbdiIbrah-c3g 4 часа назад +1

    ❤❤😂❤ Lobnan is not easy to give up

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 4 часа назад +2

    Maraykanku muxu uga jeedaa cidankaaga madaw? Ma cadawga soomaliyeed ee Itobiya ayuu noga dhigaya kuwa fiican oo wax noo taraya. Wax umada soomaliyeed ka kici laada'ay ee kolba hub soo galinaya wadanka xataa shabaab iyagaa dhisay oo hubeeya iyaga iyo qabiilooyinka.

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 3 часа назад +1

    Inay badatay tarada daacish yaa usheegay maraykanka.
    Shidaalka in lasoo saaro waan soo dhoweyn.
    Iiraan in laburburiyo ayey reer yurub waa loo soo dhutin.

  • @sadiashdahir2702
    @sadiashdahir2702 5 часов назад +1

    ❤❤❤❤❤ 25:08

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 5 часов назад +1

    Dawlada turkigu wxy kucaabaxdy inay ka faaiidaysato kolba labada dawladood ee khilaaf ka dhexeeyo

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 часа назад

    Turkey 🇹🇷 waa cadow cilmaani oo NATO calooshii u shaqeeysta

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 5 часов назад +1

    Kena borogaram so ururiya maxey buntuland oga diidey mareykan in la duqeyo dacish buraha buntuland ku jiro maxeyse buntuland mamulka ula dagalen ciudamada takuleyo mareykan psf maxey xata turkiga oga diiden sabab wa arin u bahan baris iyo so bandhigid xaqiiqda dacish shacabka buntuland wax ma yelan lakiin ganacsatada ayey ka dhergen lacagtoda tas oo mamulka rabin iney la dagalaman mar mar bey dhihi jiren ciidamada psf wan la dagana dacish tas xaqiiq mahan wayo intey garin gobta dacish bey ka so labtan hadda oo ciidamadii shaqada ku laha ee mareykan mushahar ku siiyo la dagalankoda lama xisabtaman ciidamadas malintii wey hurdan habenkiina jaad bey iska cunan gorme la dagali donan dacish mamulkana wu ku faraxsan yahay annaga waxa na dhibeyso in kofurta somaliya in lala dagalo haddana buntuland iney ku noladan tas oo ah jug jug mesha jog gorme buntuland ka bixi donta nasnujinta dacish bal codkena idunka ah weriyal arintas nala firiya

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 4 часа назад

    Asagoo og meesha xku ku jiro muxu uhu meereysanay war aan waxba taraynin dhulkooda uga baxa muu dhoho

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 6 часов назад

    Wwa qalad hada la.asoosazrikzro waxaa sovada dagaalkii 3 sadxaad dhanha udhaco dagaalkaa waxaan uu turkiguwado hada makuraavsani marna mahubyaalasoogzlinzyaa marnz shaming xasan shiiq waadamiin casharada mariilabixinzyey wuu hurley danaha shisheeye iyosidz looga faaiideystomataqaanaa slm waxaa Sidhant faragalin.kzwey mida itoobiya nagadhaxeeysa dugla maasiya yaayaqaan slm😊

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 6 часов назад +1

    Ingiriiska. Iyo. Imaaraadku. Alla. Ha nacee. Waa in. Arimaha. Soomaaliya laga. Dhexsaaraa nacala kuyaalkan. Xasan gurguurte. Haduu. Labadaa. Ka dhexsaariwaayo. Waa in. Isaga wadanka laga qabtaa. Waa. Horga cadawe

  • @ismaacilFaarax-r3y
    @ismaacilFaarax-r3y 2 часа назад

    2:08

  • @ismaacilFaarax-r3y
    @ismaacilFaarax-r3y 2 часа назад

    0:43

  • @ismaacilFaarax-r3y
    @ismaacilFaarax-r3y 2 часа назад

    0:56

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 6 часов назад

    DOWLAD BEEN BEENEEY
    MADAX BEEN BEENEEY
    😂😂😂😂😂😂😂😂