Heesta Ma Huraan Dalkaygow iyo AHN Ayaanle Xaaji Gujis

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 104

  • @adamali2035
    @adamali2035 2 года назад +23

    Wlhi ilahayban ku dhaartee Shucurtayda say u kicisay heestani lama qiyaasi karo ilahayow umada iyo dhulkayagaba noobarakee🤲Somaliland ha noolaato❤✊✊

  • @warsamemahmoud8706
    @warsamemahmoud8706 4 года назад +17

    Abtigay hooyaday la dhashay marxuum Ayaanle Xuseen Jaamac Rooble. Allow kuu naxariiso abti qaaali.

    • @Siciidnayl
      @Siciidnayl  3 года назад +2

      Abtiyo Alle ha u naxariisto

    • @abdullahi1988
      @abdullahi1988 3 года назад

      Waxaan maqlay kaligiisu xaajigu dhalay. Wiil. Aun dhamaantood

    • @sheikhmohamedcabdi4462
      @sheikhmohamedcabdi4462 3 года назад

      Ismahan buured igu salan😂♥️

    • @heersare8314
      @heersare8314 Год назад

      Alle ha unaxariisto goormuu dhintay

    • @suldaanxassan1834
      @suldaanxassan1834 Год назад +1

      ​@@heersare8314 2003 wxa laguu dilay xafada daami ee hargysa 😢 isagoo oo mayd ah ayaa la arkay uun cid dishay waa la garan wayee

  • @fadxiomerdahirfarah5396
    @fadxiomerdahirfarah5396 4 года назад +11

    Wale Dheel Kumay Iman
    Reer Somaliland
    Love buuran baan idiin haya

  • @alltheway2931
    @alltheway2931 4 года назад +28

    Rer abtiyashay rer somaliland Waan adin jeclahy abtiyal nolada. ♥️

  • @suudaani1
    @suudaani1 6 лет назад +14

    Inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun, Rabi naxariistii jano haka waraabiyo. Ayaanle isku fasal ayaanu ahayn Hargeysa 1984 iyo Biyo dhacay kadibna Xamar ayuu u badashay isaga iyo Walaashii Ruqiya

    • @haibesuleiman8388
      @haibesuleiman8388 4 года назад +2

      Illaahay haw naxariisto xilimuu dhintay wll

    • @kevsolmedia5716
      @kevsolmedia5716 4 года назад +2

      Allaax naxriis jano haka waraabiyo

    • @warsamemahmoud8706
      @warsamemahmoud8706 4 года назад +5

      Allahu ma Aamiin. Aniga wa abtigay ruma walaaashiisaa aad ssheegaysana amaal ba la yidhaa oo wa hooyaday ee ruqiya lamabay dhalan. Allah haw naxariisto

    • @gaadhhayegaadhhayee6627
      @gaadhhayegaadhhayee6627 3 года назад +1

      Biyo Dhacay ga sare Mise hoose 1984 kalaas Five baan ahaa

    • @axmediimaan9722
      @axmediimaan9722 Год назад

      ​@@warsamemahmoud8706 wll ma abwaan gujiskii makaahiil baa dhalay? Goormuuse dhintay AUN, wlhi caawaa iigu horaysa aragiisa

  • @Cabdiwahaabyuusuf
    @Cabdiwahaabyuusuf 9 месяцев назад +1

    AUN gujis wuxu aha nin garhajis ah♥️🤗

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 8 месяцев назад

    Taariikhda heesta laqabtay hala igu caawiyo bilee tolee waa hees dareen cajiiba leh alle ha unaxariisto intii dhimatay ee ka muuqata muuqaalka inta noolna cisi iyo sharaf

  • @faysalyuusuf9164
    @faysalyuusuf9164 6 лет назад +6

    Axyaa fanaanbuu ahaa illahow unaxariiso

  • @hamsedaher930
    @hamsedaher930 6 лет назад +4

    Allah naxariisti jano haka waraabiyo wlhi waan qiirooday

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 3 года назад +2

    Ilahay ha u naxaristo waa hees khatara oo cajiba.way igagadantahay

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 года назад +2

    ilahay naxariis jano haka warabiyo aamiin amiin aamiin

  • @MOHAMEDMOHAMED-er2qi
    @MOHAMEDMOHAMED-er2qi Год назад

    Ilahay qabriga haw nuuro oo janadi ha geyo inshallah

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 2 года назад +4

    Wlhi wan jidhidhicooday dalki sida lo xoreyay ayay hada isku kaayo dul haystan siyasiyin bila mabda, ahi
    Allaw mar labaad ha dumin Somaliland

  • @abastarzan697
    @abastarzan697 7 лет назад +12

    Legend Gujis

  • @Eggwithsubscribers-qm4tg
    @Eggwithsubscribers-qm4tg 9 месяцев назад +2

    Anigo Wiil ciise riyoole ah waxaan leyahay guul walaalahay reer sheikh ishaaq

  • @AbdiRashiidDeek
    @AbdiRashiidDeek 4 месяца назад

    Waxa wax ''laga xumada ah dalkaan dhibka usomareen awowyashen manta waxa dhexadena kaatagan isaqow ilma aderyal.isku dibni ban hormar kugari karnaa an isku dibnana aniga inan Isaaq ban ahy anan waligiis wadankiisa an arkin balse wax walbo dhaco wan ''lasocd plz qolqolada dhexadena an iska deyno ilma adeeryaal wadanka an ilaalsano 😢😢😢😢😢😢

  • @nasriinismaciil2112
    @nasriinismaciil2112 Год назад +3

    Wlahi dhib badan ayaa soomaliland loo soo maray 😢😢😢

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 10 месяцев назад

      Waa waqtigii lala dagaalamayey dawladdii Siyaad Barre, ma aha Somaliland waxa loo dagaalamayey hhhh

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh 2 года назад +3

    Heestan way ka sanbeysey snm waxanay ahayd 1993 goobtu waa geed deble

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 Год назад

    Waa hees cajiib ah cod iyo laxan iyo midho la mid ah lama tirin oo guubaabo ah

  • @bashexood7551
    @bashexood7551 6 лет назад +2

    Snm ilaahoow idiin naxariiso

  • @mixiyadiinmaxamed5395
    @mixiyadiinmaxamed5395 Год назад

    Waa maalintii aas-aaska ciidanka qaranka soomaaliland maantana waydinka arkay awoodiisa
    Ilaahay haynoo barakeeyo ciidankeena

    • @jabiye8593
      @jabiye8593 Год назад

      awoodisi rag 20 jira ah oo harti ah baa qurjujumsadey 😢

    • @HussenMohammed-lf2pu
      @HussenMohammed-lf2pu 4 месяца назад

      ​@@jabiye8593hawiye aya idin hiiliyay😂

  • @tiktokhome3069
    @tiktokhome3069 Год назад +1

    Abtiyaashey reer sheikh ishaaq nolada

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 7 месяцев назад

    ماشاء الله تبارك الله

  • @yastomohamed7408
    @yastomohamed7408 Год назад

    alle ha unaxariisto ayaanle xaaji gujis

  • @user-uh2ys4pu3n
    @user-uh2ys4pu3n 8 месяцев назад

    Alla yacisak waa hees ad u fcn

  • @cabdulaahixaaji260
    @cabdulaahixaaji260 7 месяцев назад

    Waa kaa fankii la yaqanay waliba na dhadhanka leh

  • @mohamoudmohamed9489
    @mohamoudmohamed9489 Год назад

    Wow 👌 legend 👏

  • @caydiid875
    @caydiid875 Год назад

    Rani hawnaxariisto

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 7 лет назад +3

    waaaaaw

  • @iam_zalman0726
    @iam_zalman0726 5 лет назад +2

    Wlhi wa hees ku tabnysa

    • @abdilaahi2276
      @abdilaahi2276 2 года назад

      Waad nala qiirootay si wlnimo ah laakin ujeedada heestu waxa kow ka ah calankan ku saaran

  • @abdimohammed4749
    @abdimohammed4749 7 лет назад +6

    axaxa Viv Somaliland inshallah guul

  • @yeeleabdi5314
    @yeeleabdi5314 2 года назад

    Goobtu waa Baligubadle waa sawir qiiro leh

  • @amalnor
    @amalnor 7 лет назад +7

    Inalilahu wa inaa illayhi rajicuun walalkay Ayaanle xuseen jamac rooble madhinte waa illahay

    • @mariobertinho1073
      @mariobertinho1073 7 лет назад

      Gar Waa Loo Islam
      goorma ayuuu dhintay wlalo ayaanle

    • @amalnor
      @amalnor 7 лет назад +2

      mario bertinho walal 2001 alla hawnaxariisto 😭😭😭 abihiiba uuka horeyay walal qabriga alla haw waasiciyo

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 7 лет назад +4

      Alle haw naxariisto wiilkan waan xusuustaa markui Hargysa ku geeroyooday. Si gaar ah waxaan ugu xusuustaa wasiirka waxbarashada markuu ahaa Warancadde barnaamij uu saameeyey oo la oran jirey KEDIS ayuu marxuum Ayaanle ka qaadi jirey heeska:
      Kedis waaa waxbarashee
      Garaadkaaga kaashoo
      Kor u qaada oo
      kaalintii ardayda koolkooliyaa.
      Mase hubo inuu bes u dhintay iyo in la dilay waqtigaas?????

    • @amalnor
      @amalnor 7 лет назад +1

      Abdiaziz Said Ahmed haa walal uuqaadijiray
      Walal cidina madilinee isbuu udhintay alla hawnaxariistee

    • @muhammadg2913
      @muhammadg2913 6 лет назад +1

      Gar Waa Loo Islam wll waxad igu cawisa video kale hadii aad meeo ju ogtahiin pls pls rabbi naxariistii jano ha ugu deeqo wllken

  • @mahdiyaahmed8968
    @mahdiyaahmed8968 7 лет назад +4

    AX WALAAHI WAA QIIRO DHAAF

  • @KayseRoodhi-su9qb
    @KayseRoodhi-su9qb Год назад

    Waayo waayo

  • @gaafaneyare9371
    @gaafaneyare9371 Год назад

    alaw u naxariso

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 7 месяцев назад

    Heestan dareen qoto dheer ayaa iqaada ma aqaan waxay tahay

  • @Badraawi
    @Badraawi 4 года назад +1

    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 2 года назад +1

    Waxaan iswaydiiya kolkasta xagay soomaaliland ka dhutinisaa ? Waa maxay ragaadkani .
    Ileen foolaadkii wadanku horay yuu u dhintay badankiisii!!!

  • @mom123gg5
    @mom123gg5 Год назад

    😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 5 лет назад +1

    AUN ayaanle gujis guul somaliland Alshabaab land wax ka qaadi maayaan 🤔🤔

  • @maxamedabdi4161
    @maxamedabdi4161 2 года назад +1

    Snm geesinomo somaliland

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Amanta oo lagudhibo lacag oo lagahoryimid eey kudhagtay efisii dacaski cinjirka kubadashay kuwa cagoo cuduro lagahelo dhùlka kulelkaa iyada ukaashaneyso mukefyadii gaalana iskuhuwiday xafisyadeeda dhoorka dhorayaashaaa iskagadka badanee dowladey ismoodeen hilib gaduudano bisil sidiisii gortey kuxanbartay markaad hanaqaday markey shibiraha aba bisadahuba qadan oo cAnaha latimado ilaah kuirmaneyay mase markad kagoday kakortay xagee degankeyga yahay

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 4 года назад

    SSDF SNM IYO USC WAXAY AHAAYEEN JABHADIHII DALKA KASOO WEERARAY ITOOBIYA DOWLADDIINA WADA RIDAYE YAA II SHEEGI KARA FARQIGA U DHAXEEYA JABHADAHAAS???

    • @abdirahmanawil7096
      @abdirahmanawil7096 4 года назад +9

      SSDF sanadkii 1985 ayay isku dhiibtay kacaankii halkasanay ku baabaday.
      USC dalka way xoreyeen laakin iyagiiba dib u dagalamay dal iyo dad wixii kacaankii ka hadhay sii baabiyay manay heshiiin ilaa ay mooryaan isku badaleen markii danbe.
      SNM dalkii bay xoreysay, may aarsane dadkii walalaha ahaa ee colaada la dhexdhigay bay dib u heshiisiin u qabteen. Inkastkastoo dagaal dhex maray iyagana hadana way heshiiyee taladiina shacabkay ku wareyeeen 1993 shirkii Borama.
      Wakaa farqiga u dhexeeya.

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 5 лет назад +2

    Waxani ma oromaa codka lagu kor duubaybaa fool xunxumaa

    • @Mustafe.17
      @Mustafe.17 4 года назад +3

      Faqash ilaa faqash waa ragii dalka ka saarey adeerkaa fuck u

    • @Haadka17
      @Haadka17 4 года назад +2

      Waa kuwii hoyadaa wasi jire biyaha xundhurta ugu dadin jiray😡

    • @ahmedhaadi9139
      @ahmedhaadi9139 4 года назад

      maxaad ka garanysaa dee dadkan

    • @osmanadan2764
      @osmanadan2764 2 года назад +3

      Waa libaaxyadii SNM ee faqash diricyada u xidhay

    • @jannadalajaara402
      @jannadalajaara402 2 года назад +1

      Wa dhiladii ku fhashay