ma huran dhulkaygow,mumin billeh BY ROR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Ma Huraan Dhulkaygow
    Ma Huraan Dhulkaygow
    Inaan kuu Hirdamayoo
    Oon kugu Hawaawiyoo
    Kuu Hurray naftaydoon
    Cadawgaaga imaniyo
    Heeryada u xidhan ahay
    Aadi Horemar kaagaan
    U Hiloosiyaayoo
    Waxaan ku Hammi yaaya
    Heegada dusheenoo
    Heer ka dunidu Gaadhaan
    U Hayaan isleeyee
    Hodan taan ku faaniyo
    Hantidaydu waa aadi
    Hogga laygu ridaayiyoo
    Hooy gaygu baa tahay
    Calankagan Hiray baan
    Ku Gam’aa Hadhkiiso
    Sida Hooyo wiil laan
    Kugu Halmaamaa

Комментарии • 6