Qaraami Heesta Ergo: Erayada Xaaji Gujis Codka Maxamed Raage

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 34

  • @ahmedibrahim7595
    @ahmedibrahim7595 2 года назад +1

    Eraydii macalnkii lahunaxriisto xaji gujis codakii maxamed khara alayraxamu

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 2 года назад +1

    ereyada iyo laxanka ba wa
    xuseen jaamac rooble xaaji gujis

  • @xis7762
    @xis7762 5 месяцев назад +1

    Waa maxamed raage faarax waa nin adaraxman Sacada sacad muuse habar awal

  • @awbustaale5719
    @awbustaale5719 3 года назад +1

    Macallin Maxamed Raage wuxuu noo dhigi jiray maadada Juquraafiga dugsiga sare ee Nuuradiin. Waa shakhsi aad u furfuran oo qosol badan.

  • @MahamudAwsalax
    @MahamudAwsalax 2 месяца назад

    Xaasidiina idaa xasada asaasaqa
    Dadka iyo dalkaba lugooyo asn hadhin ka shaqaynaya

  • @engdeeqsaleebaan7928
    @engdeeqsaleebaan7928 2 года назад +1

    Ereyada iyo Laxankuba waa gujis

  • @koriye_channel
    @koriye_channel 2 года назад +2

    Maa shaa allaah macalinkaygii juquraafiga nuradin secondary school maxamed raage

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 2 года назад +1

      Imikaan soo arkay waan yaabay😂😂😂😂

    • @koriye_channel
      @koriye_channel 2 года назад

      @@abdullahimahad1224 haa niyaw wlhi waan u qaadan waayayba macalin kaftan iyo sheeko miidhana ayuu ahaa

  • @MahamudAwsalax
    @MahamudAwsalax 2 месяца назад

    Ma anigaa ku awdalay adaa dagay abaartee eedaad fashaan oon hadhin laguna aafoobe
    Daalimin aan quusan
    Two faces hates peaple

  • @dualebured138
    @dualebured138 11 месяцев назад

    My foverite song❤

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 года назад +5

    Xeedha jeceliya oo beerka jecliya sheekadu hano taagnato🤗🤣

    • @safwaanchanel
      @safwaanchanel 3 года назад +1

      Ma dhinac aad u qaado ayaad garan weyday miyaa ma xuma

    • @hawomahdi5727
      @hawomahdi5727 Год назад +1

      Meshaan ma joogts wali😂😊

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 11 месяцев назад

    maxamed raage macalinkaygii

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 2 года назад

    YAA SALAAAAM hees aan jeclahay❤waaayaha aaan soo maray ayaan ku xusuusta wlhi wa cajiib Xikmad badan

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj Год назад

    Ahu naxariisto labada marxuumba aameen yaa Rabbi

    • @hassankhadarmohamed584
      @hassankhadarmohamed584 Год назад

      Maxamed Raage Faarax Nolool Ban Ku Oga Waa Macalinkaygi geography Dugsiga Sare?

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 4 месяца назад

      Uu noolyahey maxamed raage

  • @ayro2018
    @ayro2018 Год назад +1

    Axyaa hees waxbadan baa ku duugan midhaha laxanka iyo siiqadu heestuna ways qaateen axyaaa

  • @engahmedali2130
    @engahmedali2130 2 года назад +1

    Nabsi igadha la maalo arami weeyaane
    Edaad fashaan hadhin

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 года назад +3

    What, s qaraami?

    • @ahmedadem1829
      @ahmedadem1829 2 года назад +1

      1980s somali music
      1984 there is albums that somali singers sing called (heesii hirgalay )

  • @nuruahmed9919
    @nuruahmed9919 Год назад

    Eesh cala

  • @dualebured138
    @dualebured138 11 месяцев назад

    Old school

  • @hawomahdi5727
    @hawomahdi5727 Год назад +1

    Heestaan maxaad hada ka dhagaysan😄😃

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад

    CAJAAIB

  • @abdisalamatoshjibril8958
    @abdisalamatoshjibril8958 Год назад +1

    Walaal maaha Maxamed Mooge Laakiin waa Sayid khalifa Sidaas ulasoco walaalkay balse markii danbe waxaa kadaba qaaday cabdinasir Macalin caydiid

    • @aidarousjuqdhawr3807
      @aidarousjuqdhawr3807 10 месяцев назад +1

      Sayid Khaliifa Ma aha ee waxa la idhaahdaa Maxamed Raage

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm 9 месяцев назад

      Tariikhduba Way Kaa Qaldan tahay Dib Usoo Baadh

    • @abdifariid8636
      @abdifariid8636 5 месяцев назад

      Heesta waxaa waada maxamed raage ex macalinkayagii 1986

  • @foosiyacali2158
    @foosiyacali2158 4 года назад

    ab iyo ab