Maxamed Axmed Kuluc | Haku Daalin Jeedaal | Muuqalo Hore | With Lyrics | Subtitle CC

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • * Click CC hadaad rabto lyrics ama midhaha heesta oo qoran
    * Vidowga waa mid hore FYI. Old footage added The song or dubbed.
    Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    / dalmar_d
    / dalmar
    / caweyskadalmar
    Instagram / caweyskadalmar
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram / caweyskadalmar

Комментарии • 706

  • @Madadaal
    @Madadaal 5 лет назад +49

    Maxamed Axmed Kuluc Ilaahay qabriga haw nuuro, cod cajiib ah ayuu lahaa, wuxuu ahaa nin kasta oo raba inuu heeso, ninku kudayan jirey.

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. 10 месяцев назад +8

    Erayada uu ku dhaqawaya ustaad "Mohamed Ahmed kuluc AUN"waa erayo wada xaqiiqda ka hadlaya
    Waxa jeceshahy lama helo😢
    I'm listing//11/2023❤

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 9 месяцев назад +3

      1/12/2023❤

    • @Abdikadar.
      @Abdikadar. 9 месяцев назад

      @@AyaanAbdirashiid4631 quen😊

    • @SuperKahin
      @SuperKahin 24 дня назад

      Abdi qays baa sameyey ereyada waana noolyhy hargaysa bujogaa

  • @Madadaal
    @Madadaal 5 лет назад +28

    Hadaad jamato cadawgaa iyo ruux ku jiidh neceb hadhka kuuma jiidee, haku daalin jeedaal, indho sooma jiidaan Qalbi kaa janjeedhaa

    • @aaminagamadiid2693
      @aaminagamadiid2693 5 лет назад +3

      😎nasiib weye inad hesho qf ku jecl waliga hyska dayicin

  • @aealol4684
    @aealol4684 3 года назад +19

    Fanka Somalida 1970 Top ayuu ahaa! Alla ya raxma Kuluc 🙌🏾

  • @ahmedhindi9925
    @ahmedhindi9925 2 года назад +10

    Mazha allaah maxmed axmed #Kuluc ilahay hunzto. Waxa uu ahaa fanaan qaaliya oo uzoo halgamey wadanka xoriyadiisa iyo Fankaba. Anigana caawa heestani wey igu baxayzaaye iisoo duceeya muraadna waan leeyahay in ilahay muradkeygaga iziiyo inzha allaah

  • @hassanmohamedadde407
    @hassanmohamedadde407 4 года назад +14

    In ka badan 10 sano ayaanu earphone 🎧 dhaha kula jirnay oonu heestan dhagaysanaynay kowna ma taagnin hadaanu ragnahay, kuwa halkan oo dumar ahina maalinba heesta soo baxda ayay intay clip iskaga duubaan ku soo hoos qoraan my favorite song, khaaligaad ku nooshiin wasa dumarooy, taasay waliba sinaan naga rabaan

    • @sharmarkejibriil6026
      @sharmarkejibriil6026 8 месяцев назад

      Hhh 3sano kdib baan reply kuso galay daacad baa uqosly yacni sidaa halkeedii udhigtay
      Ugu yaraan lahjadaadaan ka grty asal reer woqooyi baa tahay😂

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 27 дней назад +1

    Oonad hayn wax kujara jabin mayso gacantuye😊Fananku cod tolmonaa hestan waa heesta ugu jeclahay Fankiisa 😍

  • @BlueSky-hn2rx
    @BlueSky-hn2rx 5 лет назад +91

    Somali songs are the best wallahi listening to this one from the highlands of Oromo much love ❤️

  • @nalkakadiye7800
    @nalkakadiye7800 Месяц назад +2

    Heestn xasus badn ayy igu ledahy runti wxy kahadlysona wa xaqiq😢❤

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 месяца назад +1

    Kuluc xabashiisii jaar ayaan nahay maalin aniga oo xabaalaha iska dhex mar maraya ayuunbaan si kadis ah u arkay ilaahayow rabiyow u naxariiso oo ku casuum jannooyinkaaga mida ugu sarraysa yaa Allaah yaa raxmaan.

  • @foozick6870
    @foozick6870 5 лет назад +16

    True words
    Heestan qiso ayaan caawa ku dhagaysatay ila soo deristay 😭
    Never give up
    fOzi mucaashaq 💪🏿

    • @amore5583
      @amore5583 5 лет назад +2

      Abwaan kii sameeyay Abdi qays isaga laftiisu qiso ayuu ka sameeyay

    • @abdulkadirkadiye646
      @abdulkadirkadiye646 16 дней назад

      ​@@amore5583cabdi iidaan Mise cabdi qeys

  • @Mother_of_comments
    @Mother_of_comments 4 года назад +48

    2020 inta ila dhagesatay like la dhaca ♥️🇸🇴👍🏻

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 месяцев назад +6

    Erayadii Abwaan Cabdi Qays 1972
    Laxankii iyo Luuqdii M.A Kuluc AHUN

    • @Kabtan.
      @Kabtan. 5 месяцев назад

      Laxanki gacyte weeye sxb

  • @raseedfaarah9311
    @raseedfaarah9311 2 года назад +8

    A true legendary singer. May Allah bless his soul in Janna.

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 6 лет назад +26

    Waawa waxaa cajiiba ah
    Jidkuu nebi khadar Maray adoon jaase u lahayn ayaad jiidh is leedahay Waa qisadii dhexmartay calayhi Salaam nebi muuse iyo khidar oo ay kawarantay suuratulkahaf abwaankii sameeyey nin diinta yaqaan ayuu ahaa

    • @anfacali5750
      @anfacali5750 6 лет назад

      mohamed m

    • @anfacali5750
      @anfacali5750 6 лет назад

      mohamed mohamqq

    • @maxamedsuldan4394
      @maxamedsuldan4394 6 лет назад

      mohamed mohamud waxaa sameeyey Candi qays laxankana waxa saaray axmed gacayte

    • @maxamedsuldan4394
      @maxamedsuldan4394 6 лет назад

      Ereyadii Cabdi Aadan xaad Qays iyo laxankii axmed gacayte

    • @amore5583
      @amore5583 5 лет назад

      Abdiqays baa sameeyay

  • @Abdirizaksulayman
    @Abdirizaksulayman 3 месяца назад +1

    Aniga dhan waxaan la noolahay xasuus walaahi maxaa dharaaro farxad wata iyo sanaddo san tagay oo laabtayda damaqaya sigaara heestan waxaan wada dhegeesan jiray walaal abdulrahman mohamed awil waqtiyadii 2014/2015 hada waxuu jooga burco gobolka raga ana adis ababa ayaan joogaa oon dhoofku sugaayo haben khamis baxayso jimce soo galayo 30/5/24 allaw sahal amura
    Hadaad jamaato geed adag oonad hayn wax kuu jara jabin mayso gacantuye haku daalin jeedaal 😢😢😢
    Indho soma jiidan qalbi ka jandheedhaa😢😢

  • @Mooskaxaaji
    @Mooskaxaaji 4 года назад +18

    This reminds me my younger days, dugsiga hoose dhexe ee Yaasin Cismaan iyo daljirkii dahsoonaa.
    Perfectly composed
    Minimal budgets
    Pure talent
    Simply classic

  • @MohamedHassan-pu6wk
    @MohamedHassan-pu6wk Год назад +5

    Heestan waxaan ku xasuuusta saaxibkay khaliif Cismaan maxamed axmed ayaa markasta qaadi jiray barigaas waxaanu wada wadnay gaadhi sideed bool ah oo ka shaqeeya butland ilaa soomalind 2016 ilaa 2018 sxpkay habeen hore wuxuu igala hadlayay boosaaso ana waxaan jooga xmar ragii kalena qaar burco qaar buuhoodle waxaan rajanayaa axbtaas anagoo waxa nabad qaban inaan kulano inshallah

  • @khadarmohameth9061
    @khadarmohameth9061 2 года назад +2

    Eryid abwaan cabdi qaysi alle cimriga ha ku dheerayo
    Al fanaaan maxamed axmed kuluc alle Haku naxariisto qabriga Haku nuuriyo Aamiin😪
    Caawa Jawi kale waxan ku socda dagmada sheekh waxan ka tagay gobolka saaxil Ayaan heestan dhagaytay marka waxan galay xasuus gaar ah😒
    Baydka hore1
    Waxad jeceshahaye lama helo nafteydaay wax ku jecelana diide ma og tahy janada uduga qof aan jirib u so Marin xaaxo lama dhex jooje hadad jamato geedaha adag oonad hayne wax ku jara jabin mayso gacantuye Haku daalin jeedaal indho so ma jiidaan qalbi ka janjeedhe
    2 lugtaa jeeni dhaaftaa nafteydaay way jibtaaye ma og tahy wabi so jirbay iyo bada jowle ma og tahay cago lama dhex jooje 😒

  • @antonioxudayfi9930
    @antonioxudayfi9930 2 года назад +1

    Ma ogtahay Jano iyo Udug Niman jirin usoo Marin Sahal Kuma dhex Jooge😭hadad JamaTo Geed Adayg Oo Aanad Hayn wax Ku jira Jabin Mayso GacantuYe ! AHN Axmed Maxmed Kuluc ilaahY Haw u naxriisto Legend Garxajis sh isaxq ayu aha🔥

  • @ahmedabdi6958
    @ahmedabdi6958 Год назад +2

    Run dhaba weeye maanta ayaan dhagaysanaya oo arimo badani ii muuqdaan Alalh haslo

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 лет назад +6

    Ma ogtahey janada udug
    Nimaam jirab usoo marin
    Sahal lama dhex joogee
    WAAW WAXA IS HELAY FANAAN KULUC IYO ABWAAN CABDI QAYS IYO WAABARI

    • @abdinasirmohamed4012
      @abdinasirmohamed4012 4 года назад

      Cabdi qays malaha heestan ereyadadeeda waxa sameeyey
      Cabdi iidaab faarax walal

    • @eng-abdihakinhassanali2750
      @eng-abdihakinhassanali2750 4 года назад

      @@abdinasirmohamed4012 yaa kugu yidhi ina iidaanbaa leh cabdi qaysbaa leh cidkastana way ogtagay xitaa buugiisay ku qorantay darmaan iyo dalxiis markaa wllo halkaa inaga hubi cabdi iidaan wuu ka waynyahay in wax rag kale loo tiiriye

  • @daahiryareofficial2414
    @daahiryareofficial2414 5 лет назад +1

    Maxamed ahmed kuluc Alle hakuu naxariisto adeero wuxuu ahaa mid kamida mucjisooyinkii fanka soomaaliyeed soo maray

  • @hoodomaxamud6038
    @hoodomaxamud6038 5 месяцев назад +1

    Heestan aabahay baa dhagaysan jirtay ilaahay ha u naxariisto isaga iyo inta dhibatayba inta noolna ilaahay cimriga ha u dheereeyo lugtaa jeeni dhaaftaa naftaydaay way jabtaaye ma ogahay waa iska aduunyo ilaahay qof walba kurba iyo culayiska hayiska rabbi haka faydo yaa ila daawanaya ilaa xiligaa mon,15.Apr
    12:15 pm
    Ilaahow dhibatada na saar yaa rabbi amiin ta ii raaciya inta iga danbaysa

  • @warfajama
    @warfajama 5 лет назад +12

    Heestaan Hees ka muusic macaan ine jirto u maleymaaa . Waa heesta ugu muuusik macaan

    • @mustafaahmed2017
      @mustafaahmed2017 4 года назад

      Waaa sidaan is iri anba. Muusik qabaw oo miisaaman baaa la saaray.

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 6 месяцев назад

      Heesta Cabdi Tahliil sida Faras Xullaaloo
      Fankeenii hore oo dhan ayaa Music macaanaa Orgestra Qalab badan ayaa lagu tumi jiray

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 5 лет назад +15

    Waw sudans musicians beating this song what a rock star my somali singer ahmed kuluc

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 года назад +6

    اغنيه في قمة الجمال والروعه.... اللهم ارحم محمد أحمد كلع وأطل بعمر الشاعرعبدي أذم قيس

  • @Abdallemaxamed-jv3wn
    @Abdallemaxamed-jv3wn Год назад +1

    fan waakii hore hesana waa kuwiihore waxad jeceshahay lamahelo 💙💙💯💯ale ha unaxariisto

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 6 лет назад +8

    Caweyska Dalmar , waad mahadsan tahay heestan qaaliga ahayd ee aad noo so daysay

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 года назад +10

    Ilove this song
    Mohamed Ahmed Kuluc
    Allah ha kuu naxariisto

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 3 года назад +7

    Alle Jecliyaa Waah Waah Axmed Kulul..... One of the best Somali singers I’ve ever known! The best of all time. Old is Gold !!

  • @geeddidhookir7232
    @geeddidhookir7232 3 года назад +1

    2018 waqtigii aan jaamacada bilaabay ayaan ku xasuustay oo aan aad u dhegaysan jiray mar wax iga xannibnaayeen allah ha u naxariisto M.A.kuluc

  • @aadanguray7204
    @aadanguray7204 5 лет назад +9

    waxaad jeceshahay lama helo naftaydaay
    wax ku jecelna diidaye
    ma og tahat janada udug
    niman jirab usoo marin
    sahal lama dhexjooje
    hadaad jamato geed adag oonad hayn wax ku jra
    jabin mayso gacantuye
    codkii iyo luuqdii halaasiga ahayd ee ilaahay hawnaxariistee maxamed axmed kuluc iyo erayadii abwaanka wayn ee cabdi aadan xaad( qays)

  • @barwaaqomedia6667
    @barwaaqomedia6667 2 года назад +3

    Hadaa jamato cadowgaa
    Iyo ruux ku jiidh neceb
    Hadhka kuuma jiide
    Haku daalin jeedaal
    Indha sooma jiidaan
    Qalbiga kaaa janjeedhee💔
    Hees kaliya maahee waa xikmad.. 08/08/2022 isniin 16:26

  • @somcash2961
    @somcash2961 5 лет назад +4

    Ilaahow kuu naxariiso maxamed axmed kuluc i love it All songs😎😘😍😍🇫🇷🇪🇹

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 6 лет назад +27

    Waxad jcshahay lama helo
    Naftaydaaay
    😭😭😭😭😢😢😢😭

    • @abdirizaqshire2627
      @abdirizaqshire2627 5 лет назад +1

      Insha alah waad heli waxaad jeceshahay ee Samir. waxii aad waydona waa wax ilaahay ogyahay inay khayr kuu lahayn.

    • @abdinasirmohamed4012
      @abdinasirmohamed4012 4 года назад +3

      Waa laysu soo noqom
      Wixii nool aduunyada

  • @MAar-yr5wf
    @MAar-yr5wf Год назад

    Heesta aan ugu jeclahay heesaha Maxamed Axmed Kuluc aun.
    Ha ku daalin jeedaal
    Indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeedha👍

  • @abdiwahabhassanofficial
    @abdiwahabhassanofficial 3 года назад +2

    Alle naxariisti Jano haka waraabiyo maxamed ahmed kuluc Kama daalo Heestan

  • @xasanyaanyo3327
    @xasanyaanyo3327 5 лет назад +1

    Axsan hees ano aad uyar maqli jiray maantana ano aabo ah dhagesanaya alla ya raxma mxd axmed kuluc aamiin

  • @hodanmohamed9420
    @hodanmohamed9420 5 лет назад +6

    Waxaad jeceshahay lama helo nafteydaay wax KU jecelna diidayee heesta kaliya eee aan isku samirsiiyo 😭😭😭 indho sooma jiitaan qalbi kaaa janjeedhee

    • @abdishakourshakti7364
      @abdishakourshakti7364 5 лет назад

      Aad Iyo Aad Naftaaba Sidaasa Waxku Jecelna Diiday Maasha Allah Waa Ereyadi Abdi Aadan xaad Qeys Iyo Codkii AHUN M.A.Kuliuc

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 5 лет назад +1

      True words

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 4 года назад +7

    15 June 2020 ayaa dhagaysanaa wixii iga dambeeya farta sotaaga☝️

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 года назад

      Heestu fartuun miyey ku khuseysa mise waa ku madaalanaysa

  • @Madadaal
    @Madadaal 4 года назад +4

    Heestan aad buu ugu xaragoonayaa fanaanku ku Ilaahay qabriga haw nuuro Maxamed Axmed. Erayada waxa leh Abwaan Cabdi Qays.
    Waxa la yidhi suaal baa la waydiiyay Maxamed Axmed, heestan maxaad sida gaarka ugu jiijiidaa, markaasuu ku jawaabay, waxaan rabaa inaanu Cabdi Qays iga daba qaadin.
    Hadaba waxa jira heeso uu Abwaanku u dhiibey Kuluc oo hadana Cabdi Qays ka daba qaadey.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад

      Aamiin

    • @somalimusicport
      @somalimusicport 4 года назад +1

      Sxb Allah haw naxariisto maxamed axmed , kolay Abdi qays ba nin ciyaar ciyaar aha muu ahayn

    • @maxamedofficial7382
      @maxamedofficial7382 4 года назад

      ilaahay ku naxaristo.
      Maxamed AX.ED

    • @Madadaal
      @Madadaal 4 года назад +1

      Caweyska Dalmar runtaa Cabdi Qays wuxuu ahaa Abwaan iyo heesaa, laakiin wuxuu caan ku ahaa abwaanimo ee muu ahayn xidig heesaa ah.

    • @ismaciilbashe8430
      @ismaciilbashe8430 5 месяцев назад +1

      Laxanka Axmed Gacayte ayaa sameeyay Saaxiib.

  • @barkhadka6341
    @barkhadka6341 4 года назад +2

    10 August 2020 Ayan Dib usoo xusay Xusuus Gaaran Galaa When i listening this song Onad Hayn wax ku Jara Jabin Mayso Gacantuye waah waah AUN MAHAMED AHMED KULUC😍

  • @abdihirad9034
    @abdihirad9034 4 года назад

    naxariis janno alle ha siiyo maxamed axmed kuluc, wuxuu ahaa xulka fanaannada. ee adduunyo ayaan waxba reebaynin. jo!

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 6 лет назад +2

    War yaadha oo soodaan weeye kuwa utumayaaye ilahaw unaxariiso heestan baan ugu jeclaa heesihiisa

  • @mustafefarah9434
    @mustafefarah9434 Год назад

    fanaankii ugu horeeyay ee ka heesay ilaacad Adeer max.ed Axmed kuluc alle how naxariisto

  • @waberisaid7898
    @waberisaid7898 7 лет назад +1

    wabi soo jibaday iyo badda jawle ma ogtahay caga lama dhex joojee
    waa la yaab murtidu qiimo badana allah unaxariiso
    waa fanaan aan dib noso marayin

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 5 лет назад +5

    lugta jeeni dhaafta wey jabtaye MA og tahay very good greet song aun kuluc

  • @DrKhadar-u2t
    @DrKhadar-u2t Месяц назад

    Eeboow Aderkay naxariis waasac ah baan kuu waydiiyay.❤😢

  • @HassanMohamed-gv1ft
    @HassanMohamed-gv1ft 6 лет назад +1

    Qiso dhab ah jacaylkii cabdi iidan farax iyo luul Cali xassan
    Heesah kuluc badankooda wax sameeyey Abdi iidan farax
    All yarxamo labda

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 лет назад

      Aamin, waan maqlay sheekada jacayka, barnaamijka ay samaysay HCTV wareysi Abwaan ama Mulaxmaysti Jiir halkan ka daawo ruclips.net/video/QjrKITKiOk8/видео.html

    • @amore5583
      @amore5583 5 лет назад

      Heestan Abdi qays baa sameeyay erayada

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 5 лет назад

      asc halkan ka daawa Cabdi qays oo BBC WARAYSI CABDI QAYS

    • @SuperKahin
      @SuperKahin 24 дня назад

      Hayska hadlin ninkii sameyey baa nool cabdo xasan xaad. Isaga iskaleh cabdi iidan malaha

  • @ikranmahamod6267
    @ikranmahamod6267 4 года назад +5

    Allah ha u naxariisto Maxamed Ahmed kuluc Aamiin Yaa Allah but this song make me sad I don't why!

  • @Diinimohamed8125
    @Diinimohamed8125 Год назад

    Alle ha unaxariisto Kuluc
    Heestaan Xasuus gaar ah ayay igu leedahay

  • @liibaancumar4928
    @liibaancumar4928 6 лет назад +19

    heestani hees midhaha erayda xikmada iyo micnaha ku jira ay ku tusaysoo hoodantinimada suuganeed iyo hal abuurnimada abwaankii sameeyay codka aan marnaba laga dalayeen waa fanaankii wayna aabihii masraxa somalida Aun maxamed Axmed kuluc waa hees cajiba

    • @amiinmohamoud3273
      @amiinmohamoud3273 6 лет назад

      Abwaankee sameyey erayada macaan

    • @abdirizakmd9711
      @abdirizakmd9711 6 лет назад

      Liibaan Cumar Akiid

    • @dayibaxmed7625
      @dayibaxmed7625 6 лет назад

      Cabdi iidan faarax
      Ayaa sameeyay heestan
      Aun

    • @maxamedsuldan4394
      @maxamedsuldan4394 6 лет назад +1

      Liibaan Cumar waxaa sameeyey cabdi Qays waxana laxameeyey Axmed gacayte

    • @dado1589
      @dado1589 6 лет назад +1

      Waxaa alifay Abdi Aden Xaad ( Abdi Qays )

  • @ShakirMohameda
    @ShakirMohameda 6 лет назад +10

    Ma og tahay jannada udug
    Nimaan jirrib u soo marin
    Sahal lama dhex joojee
    Haddaad jamato geed adag
    Oonad hayn wax kuu jara
    Jebin mayso gacantuye
    Haku daalin jeedaal
    Indho soo ma jiidaan
    Qalbi kaa janjeera.

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 года назад +1

    Late Mohamed Ahmed was one of the best singer during the old generation Allah yarhmaho
    Never the news generation can be same singer songs and even they using a classic words which this generation can not do ever

  • @seyyidomer2615
    @seyyidomer2615 5 лет назад +3

    Ma ogtahay janada ugub nimaan jirib usoo Marin sahal laguma dhax joogee,,
    Xaqiiq weeye taasi
    Allow janadaada geee
    oo naxariistaada ka waraabi

  • @cabdullahidaqarre5158
    @cabdullahidaqarre5158 7 лет назад +40

    QEYBTA 1AAD
    waxaad jeceshahay lama helo naftaydaay.wax ku jecelna diidee ma ogtahay janadaa udug nimaan jirib u soo marin sahal lama dhex joojee hadaad jamato geed adag oonad hayn wax kuu jara jabin mayso gacantuye haku daalin jeedaaal indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeeraa
    QEYBTA 2AAD
    Lugtii jeeeni dhaaftaa naftaydaay wey jabtaaye ma ogtahay wabi soo jabsaday/jirbaday iyo badda jawle ma ogtahay cagalama dhexjoojee hadaad jamato cadawgaa iyo ruux ku jiidh neceb hadhka kuuma jiidee haku daalin jeedaal indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeeraa

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 лет назад +1

      +Abdullahi Hersi Allah yicisak. Thanks

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 7 лет назад +10

      Qaybta seddexaad
      Waxaad cayn ku jiid tiri nafteedaay awrka samada joogee,nabi khadar jidkuu maray adoon jaasa ulahayn ayaad jiidh is leedahay,,biyo nolosha jira iyo ceelkuu dul joogsaday marna jabaqsan mayside

    • @adamyusufshagaxle6508
      @adamyusufshagaxle6508 6 лет назад +2

      Abdullahi Hersi Thankz alot sxb

    • @adamyusufshagaxle6508
      @adamyusufshagaxle6508 6 лет назад +2

      Abdullahi Hussein Thankz alot sxb adna

    • @saeedabdi3816
      @saeedabdi3816 6 лет назад +1

      MA ogtahay Janada Udug ( Udgoon) Sixid Cabdilaahi Xirsi Mahad Badan Szb

  • @aweskhalif4066
    @aweskhalif4066 7 лет назад +1

    Waaa heees xikamad ka buuuxdo ilaaahaw kuu naxariiisto aaamiiin waleee waa xikmad

  • @daauudmaxedxbulaale6607
    @daauudmaxedxbulaale6607 6 лет назад +1

    Ma ogtahay janada ugub
    Nimaan jirib usoo marin
    Sahal dhaxal lama dhex joogee
    Waaw eesh calaa fanaan xaqiiqdi wa Talent wuxu ku heesayaa Alahaw u naxariiso

  • @jabaqsheegmedia9948
    @jabaqsheegmedia9948 3 года назад

    Waa mirahii Abwaanki weynaa Cimri dheer iyo caafimad Allahey ha u siyaadiyo Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qeys)
    Kuluc Allahey naxariisto
    Waa wada xikmado erayada

  • @abdirahmanmuseahmed8675
    @abdirahmanmuseahmed8675 4 года назад +7

    Haku daaalin jeedaal 😭 21/06/020 who is watching

  • @sharmaarkecabdi1775
    @sharmaarkecabdi1775 4 года назад +16

    Codkii: AHUN Maxamed Axmed Kuluc.
    Ereyada heesta: Abwaan Cabdi Aadan Xaad Qays.
    Heesaha Soomaalida heestan baan ugu jeclahay.
    Fannaaniinta Soomaaliyeed na Maxamed Axmed Kuluc baan ugu jeclaa.
    Abwaanada Soomaaliyeed na Cabdi Aadan Xaad Qays baan ugu jeclahay wacalla.
    Waa ba isla doonasho Ilaah.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад

      Aamiin

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 3 года назад

      cabdi qays ayaa leh waraysi voice America waraysatay magaalada Djibouti ayuu sheegey inuu tiriyey heestan.

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 4 года назад

    Woow maxamed kuluc illahay jantul fardowsa kaa waraabi Aamiin waa hees xasuus igu leh waxan joogay gobolka rag marka ay tahay habeenki ayeey hudheeladu shidi jirreen marka xiliyada dabeeshu madiba dhinac ayeey ka imanjirtay marka heestan oo hawodu wado ayaa daradayda ka dhageesan jiray waan xiligii wadanka lagu soo noqday 1991or 1992 in ay hada ayaa jeclahay

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 3 года назад

    6/9/2021 caawa ayay ii daaran tahay, Allah haw naxariisto Kuluc. Inta wax jecel allah hawsoo dhaweeyo aamiin aammiin

  • @sardheeyedigaale3506
    @sardheeyedigaale3506 Год назад

    garoowe ayaan ku dhagaysan jiray 2019 kii hadda oo aan berbera joogo nov 2022 ayaan dhagaysanayaa.
    haddaad jamato cadawgaa
    iyo ruux ku jiidh neceb
    hadhka kuuma jiidee.
    ha ku daaaaaalin jeedaaaal
    indho kuma jeedaan
    qalbi kaa janjeedhaa.

  • @axmedxasankadawo3748
    @axmedxasankadawo3748 4 года назад +4

    WAAR YAA HEESAY KUWA HADA HEESA IYO KUWANI MIYAANAY SOOMAALI WADA AHAYN

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 2 года назад +1

    Haku daalin jeedaal indho sooma jiidaan Qalbi kaa janjeera😥

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 года назад

    AUN maxmed axmed kuluc iyo inti kaloo dhimatay Amiin , heestaan cod baan kudhagaystay lkn muuqaalkeeda waa marki iigu horeysay, mahadsanid CWD

  • @cabdikarinlabaqad9418
    @cabdikarinlabaqad9418 4 года назад +1

    Yaa salaam cod dahabiya laxan layab leh iyo midho dhaxal gala. Kuluc axsan fanaan

  • @dahirabdikadar4240
    @dahirabdikadar4240 2 года назад

    my name is a dahir y. abdikadar heesta la yiraahdo haku daalin jeedaal ee uu qaaddo maxamed axmed kuluc heesta waa ka fiican muusikaddana waa fiican .

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 года назад

      Tabi miyeyna ahayn heestaad kor ku qortayw

  • @abdihakimali6513
    @abdihakimali6513 6 лет назад +1

    Ilaahey ha u naxariisto waxa uu ahaa fanaan qaali ah

  • @Kabtan.
    @Kabtan. 5 месяцев назад +2

    Erayadi Abdi qays
    Laxanki Axmed Gacyte
    Luuqdi Kuluc
    Waawynkii Fanka maxan ku marqamay bosaso mar an jogy

  • @cabdikarinlabaqad9418
    @cabdikarinlabaqad9418 4 года назад +1

    Waxan si gaara ugu mahad naqayaa qolada caweeyska dalmar hoyga ururinta suganta somaliyed weeye aragtideyda wad mahad santihin marlabad

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад +1

      Walaal adiga ayaa muddan. Waa muhiim in Suuganta iyo Dhaqankeena la ururiyo. Mahadsanid mar labaad.

  • @mahamedahmed6306
    @mahamedahmed6306 3 года назад +1

    Ilahw kuu naxariiso rabow ducada iga aqbal🤲🤲🤲🤲

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 2 года назад +2

    Fanka Soomaalidu waa heer sare. Walibi kii la sameeyey xilligii dawladihii rasmiga ahaa jireen lama qiyaasi karo.

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 9 месяцев назад +2

    Waa heesaha aan is idhaa dembiba maaha malaha😂❤ Cajaayib!

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 8 месяцев назад +1

    Ismaba leheyn kuluc hestisa aaba ku hartey cawase waa arke bad inu hayba marag ka ahay

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 4 года назад +3

    Hees dhiiga I dhaqaajisay
    Caawa habeenimo jimce soo galayo taariikhduna tahay 13 November 2019

  • @maxamedmaxuud3651
    @maxamedmaxuud3651 6 лет назад +2

    Ha ku daalin jeedaal. Indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeedhsaday xaqiiq waa dhab

  • @alinuurbarre7409
    @alinuurbarre7409 7 лет назад +4

    waaaw maxamad axmad kuluc one of the best singer janadi allaha ka waraabiyo

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 7 лет назад +24

    عجيب فرقة سودانية يلعبون موص الصومل
    Ma og tihiin in kooxda tumaysa ay Sudan yihiin wa yaab diray I keener.

    • @abdullahihassankb300
      @abdullahihassankb300 5 лет назад +5

      waa wax qoran muusikada oo qofkii aqrin yaqaanaba waa tumi karaa,tan kale suudaanta iyo soomaalidaba iskumeel ayey kabilaabataa garaacideeda waa lambarka shanaad

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 5 лет назад +3

      @@abdullahihassankb300 hada kahor bay dhaheen war xasanow suudaanta noogu celi mar uu af maay maay kuheesayay marka suudaanta halayaabin

    • @mursalcismaan7692
      @mursalcismaan7692 5 лет назад

      @@abdullahihassankb300 adaaba koo kalaa maba taqaan sida loo tumo

    • @حسناحمد-ز3ع
      @حسناحمد-ز3ع 5 лет назад +2

      كلنا نحب اهل الصومال الغالي علي قلوبنا اخوك من السودان

    • @bankatuuyo321
      @bankatuuyo321 4 года назад

      Suudaantu hees kale ayay tumayaan. Tan maaha.

  • @abdisamedosman5903
    @abdisamedosman5903 4 года назад +1

    Allah ha u naxariisto
    Mohamed Ahmed Kuluc

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 лет назад +3

    ERAYADI..CABDI AADAN XAYD QAYS
    LAXANKI..MAXAMED AHMED KULUC(AHU)
    CODKI..BOQOR MOHAMED AHMED KULUC

    • @abdinasirmohamed4012
      @abdinasirmohamed4012 4 года назад

      Heestan waxa sameeyey
      Abwaan cabdi iidaan faarax
      Muu samayn cabdi qays

    • @SuperKahin
      @SuperKahin 2 года назад +1

      @@abdinasirmohamed4012 Cabdi iidan AHUN Wuxu leyhy jacayl biri ma goyso. Haku daalin waxa sameyey Cabdi qays

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 5 месяцев назад

    Erayadii Cabdi “Qays” Laxankii & Musikadii Axmed “Gacayte” Muqdisho 1972

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 месяцев назад

      Muusigii waaberi. Waxaan umalayn inaad tahay jiilka danbe. 5-10 qof baa tumi jirey muusiga.

  • @abdukadirmustafmohamed1007
    @abdukadirmustafmohamed1007 2 года назад +2

    Thank you so much for this song❤🇸🇴

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 года назад +2

    Markii iigu horeysay aan maqlo heeskaa waxaa ka maqlay BBC rikoorka aan heeskaa ka dhagestay waxaa lahaa awoowgey xasuuuus 2007
    Hadaad jamato cadowgaa iyo
    ruux ku jiir necep harka kuuma jiidee
    Haku daalin jeedaal indho sooma jiidaan qalpi kaa jan jeeree 😰😰😰😰😰😘😘😘😘😘😘😘

  • @fahadhamud9736
    @fahadhamud9736 4 года назад +4

    One of best somali singer ever RIP maxamed axmed kuluc legend

  • @maxamedmawliid982
    @maxamedmawliid982 6 лет назад

    alle ha unaxariisto fanaankii maxamed axmed kuluc waxaad jeceshahay lama helo naftaydaay waxku jecela diidee humaagyo waxsheega ereyadii abwaankii cabdi iidaan

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 лет назад

      maxamed mawliid Amin ilaahay ha u naxariisto

  • @maden7818
    @maden7818 9 месяцев назад

    Somali soul music is the best.
    Allaha kuu naxariisto kuluc.

  • @AbdiRahman-ko5wj
    @AbdiRahman-ko5wj 8 месяцев назад

    HADAAD JAMATU CADAWGAA ITO RUUX KUJIIR NICIB HADHKA KUUMA JIIDEE HAKU DAALIN JEEDAAL HAKU DAALIN JEEDAAL INDHA SOOMA JIIDAA QALBI KAA JANJEERA YAASALAAN ERYADII ABWAN CABDI AADAN XAYD CABDI QAYS LUUQDII AUN MAXAMAD AXMED KULUC

  • @maxamuudqalinle784
    @maxamuudqalinle784 Год назад +1

    Old is gold to learn still
    Kaama daalo kulucoe allow u naxriiso

  • @mohamedabdi2332
    @mohamedabdi2332 6 лет назад +5

    Waxaad jeceshahay lama helo nafdaydaay
    Wax ku jecelna diidee
    Ma ogtahay jannada udug
    Niman jirid usoo marin jaaha lama dhex joojee
    Haddad jamato geed adag
    Oodan hayn wax ku jara jabin mayso gacantuyee
    Ha ku daalin jeedaal indho sooma jiidaan qalbi ka janjeedhaa
    Lugta jeeni dhaafta naftaydaay
    Way jabtaaye ma ogtahay
    #kuluc
    Erayada #cabdiAdenQays

  • @ismaciilbashe8430
    @ismaciilbashe8430 5 месяцев назад

    Ererada: Cabdi-Qays
    Laxanka : Axmed Gacayte
    Luuqda: M. M. Kuluc
    Runtii waa hees cajiib ah oo aanan dhagaysigeeda ka daalin.

  • @apdylahihanas2526
    @apdylahihanas2526 7 лет назад

    Naftaydaay Waxaad Jeceshay Lama Helo . Hadaad Jamato Geed Adag Oonad Hayn Wax Kuu Jara Jabin Mayso Gacantuye, Haku Daalin Jeedaal Alleh Hawnaxariisto Kuluc

  • @sharmajibriilciise4398
    @sharmajibriilciise4398 Год назад +1

    fanaanku wa somali
    heestu waa somaali
    miruhu wa somali
    waxa dhagaysanaya oo fahmaya waa somali
    maxay tahay dadkaan somalida sheeganaya ee luuqad aysan udhalan comntga kuwada qoraya
    adiga chanelka leh wllkyw afsomali ugu jwb ugu yaraan ama ka aamus

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Год назад

      Dhalinyaro ama caruur Somali ah oo ku dhashay ama ku koray qurbaha, Af Soomaliga sidaa u aqoon, in loogu jawaabo af kale waxba ma dhibayso, waayo waxaa laga yaaba inay afka Soomaliga bartaan.

  • @shaficibashe5151
    @shaficibashe5151 4 года назад +1

    Alle ha unaxariisto maxamed axmed kuluc

  • @ibnualii9873
    @ibnualii9873 10 месяцев назад +1

    Wa hesta kaliya oon nafta kusasabo marksta, waayo gabdh an zaaid ujcla aya waayaha nakala geey, xda wan gursaadi blse wili wanjclahy gabadas , wa sxpta kaliya an nolasha isku fahanay sxp qaali nolasha kumu xumeyso 😢😢
    Waxaaad jeceshay lama xelo nafteydaaay , hadaad jamaato geed adaag , oodan hayn wax kujara ,jabin meyso gacantuye ✓

  • @adams9307
    @adams9307 11 месяцев назад

    Lugta jeeni dhaaftaa
    way jabtaaye ma ogtahay
    Abwaan cabdiqeys
    ...................
    Abwaan Sahal macallin ciisena wuxuu yiri; heestii jeenan:
    Lug ninkii is jabiyaa
    Isagaa koleey u jiisa.
    Afkeennu muxuu hodan yahay

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 3 года назад +2

    Reer waqooyiga Dad caadi ah mhn

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 года назад

      Reeee waqooyi iskuma jiraan isaaq dhe😂😍

    • @abrahamhashimi72
      @abrahamhashimi72 3 года назад

      @@kibirbadan5554 maxaa Gabooye ma isaaq baa waaba yasstaane Abaayo Huunno

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 года назад

      @@abrahamhashimi72 Kkkk cidna ma yasno angu adeer waaba kuwa xilal ka haya somalialnd

    • @abrahamhashimi72
      @abrahamhashimi72 3 года назад

      Good song wllhi.