Maxamed Axmed Kuluc Diiggaa habeenkii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 576

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 5 лет назад +14

    Waa codkii alah ha u naxariistee maxamed axmed kuluc iyo abwaankii weynaayee maxamed Cumar Huryo iyo laxankii alah ha u naxariistee Axmed gacayte

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Год назад +6

    Eesh calaa cod waa 70 jir dhalinyarta ka cod macaan waa hees dhinac walba dhamays tiran aun Maxamed Ahmed Kuluc. Jabuuti baa xasuus ka reebtay fannaaniintii hore ee Somalia vive la republique de Djibouti mon pays natal, excellent travail l'equipe de la RTD

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 9 месяцев назад +1

      I love djabuti republic

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 День назад

      Alla ha u naxariisto habeenka uu heestaa qaadayey oo ahayd 2004kii waa runtaa 70jir ayuu ahaa hadaanay waliba 2 ama 3 aanay u dheereyn dhalashadiisa saxea ah waxa lagu qiyaasaa inay ahayd 1932kii fankaba 1954kii ayuu soo galay maalintii uu soo galay fanka iyo habrenkaa 2004kii waxa u dhexeeyey 50 sano godka alla ha u nuuro isaga iyo abwaankii heesta lahaa oo ahaa abwaan maxamed cumar xuseen mire(huryo)

  • @jabirabdullahi5968
    @jabirabdullahi5968 3 года назад +16

    Aabihii masraxa allow kuu naxariiso🤲 waxaan heestan dhageysanayaa iyadoo maanta fankii aan naqiinay wax aan aheen fan la nooga dhigay.
    Old is gold.

  • @qadiroabdi5085
    @qadiroabdi5085 8 лет назад +4

    Allaah ha u naxariisto abwaan jilaa maxamed cumar xuseen huryo oo heestan ay ka soo maaxatay maskaxdiisa iyo waliba alfanaan ustaad marxuum maxamed axmed kuluc oo si qiima leh usoo gudbiyey

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 2 года назад +15

    Anna dooqu yaablehe siduu iigu kaa diray macaan adiga mooyee dumar kale ma eegeen😍
    What a song, what a voice, what a talent The legend Maxamed Axmed Kuluc rest in peace 🙏

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Год назад +2

    Heestan heesaha somaalida ugu jeclahay bal ila arag luuqda cajiibka ah ee xaadu ku istaagayso heeso waa heesihii hore Allah yaraxma maxamed Axmed kuluc iyo Abwaan maxamed cumar huryo 🥲🤲

  • @abdifatahsheikhahmed
    @abdifatahsheikhahmed 9 лет назад +53

    (diinkuba ma dhuunyado dureemada abaartoo afka wuu udiidaa haduu gugi ku daaqee anna dookhu yaab lehe siduu iigu kaa diray dawooy adiga mooyee dumar kale ma eegee) af soomaaliga waa wax yaab leh iyo abwaanadu siday wax utusaaleeyaan allah unaxariisto kuluc mowdku dad badan oo qaali ah buu naga qaaday, daljirwakhay thanks for your publishing this beautiful song

  • @caananuugbulle8581
    @caananuugbulle8581 9 лет назад +6

    Alle ha unaxariisto fanaankeeni weynaa maxamed axmed kuluc eheladii uu ka tageyna samir iyo imaan alle hakasiiyo

  • @caynaanabdirahman4094
    @caynaanabdirahman4094 8 лет назад +2

    midhahan wuxuu AHUN cabdi iidaan faarax u tiriyey islaantiisii dhuuxo oo ku yara kacday sadexdoodaba AHUN aamiin

  • @Madadaal
    @Madadaal 16 лет назад +43

    Singing for the past 60 years and he is the best, SOMALIAN SINGING LEGEND

    • @kalidsandoon1527
      @kalidsandoon1527 7 лет назад

      Abdi Warsame 8 years ago

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 лет назад +1

      Somali singer

    • @Mass998
      @Mass998 3 года назад +5

      He was the best of all times, love all the Mohameds.
      1. Mohamed Ahmed Kuluc
      2. Mohamed Mooge Liiban
      3. Mohamed Suleiman Tubeec
      4. Mohamed Nuur Giriig

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox 3 года назад

      Somali

    • @Ayaanle-ke1tq
      @Ayaanle-ke1tq 2 года назад

      @@Mass998 add digeer and obviously X.a.s

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 года назад +12

    Aduunka waaH heeztan ugUh jeclhy wlhi alhawnxariizteh mahmed ahmed kuluc❤

  • @kibirbadan5554
    @kibirbadan5554 3 года назад +23

    Ilaahy haw naxariisto legend
    Fankuba isaaq Garxjis ayu aha❤🦁

  • @dfhussein
    @dfhussein 12 лет назад +47

    iyagoo quran in akhriya ka roonan lahayd

  • @antonioxudayfi9930
    @antonioxudayfi9930 3 года назад +8

    2022 Yaa soo Booqday Heestan caadi maaha 😱Lejen Ahmed Maxamed kuluc ale Haw naxariisto 😲

  • @roodomaxamad130
    @roodomaxamad130 5 лет назад +2

    Allaah yaraxma aad ayaan ujecelahy kuluc iyo cabdulahi quurshe iyo ilmo mooge iyo dhaman alle naxariis ha siiyo???

  • @MrFaaid
    @MrFaaid 13 лет назад +4

    Waa Soomaali Kuluc wax la yiraahdo Somalilander lama yaqaan mana yaqaan asagu waa fanaan Qaran mid qabiil maaha.

    • @xuseenaadan3409
      @xuseenaadan3409 5 лет назад

      Macaaac somalipand waa
      Jirtaaa waana jiridoontaaa
      Cawri Alshabaab ilaaa alshabaab

    • @DeqaYusuf70
      @DeqaYusuf70 Год назад

      War ma nooshahay 11 sano

  • @ahmedqani7492
    @ahmedqani7492 4 года назад +2

    2020 wali waa la dhagaysanayaa
    Taasi waxay cadaynaysaa tayadii uu
    Lahaa fankii hore iyo wakhti wanagsan oy la kulmeen
    Dadka fanka jecel imika waxan leyahay shaqadu way badan tahay waxan waa laydin kaga horeeyey

  • @inahaibeh
    @inahaibeh 3 года назад +8

    I missed him Adeero ilaahi ha ku naxaristo qabriga ha ku nuuriyow umaad Somaleeyd kuma ilawaayso.

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 года назад +1

      Ana abtigay ayu ahaa ilaahay haw naxriisto😪

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 2 года назад +1

    Erayadii abwanki waynaa Cabdi iidan faarax dadbaa ku qalda huryo laakin ina iidan lahaa.
    Codkii maxamed axmed kuluc , labadoodaba ilaahey hawnaxariisto isaga raxmaane

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 4 года назад +8

    Aqoonyahan iyo fanaan maxamed Axmed kuluc allahaw naxariisto

  • @maxamedabukarjilacow9823
    @maxamedabukarjilacow9823 Месяц назад

    (Allah ya raxma )waa boqorka coka Maxamed axmed kuluc
    .waan jeclahay heesahiisa

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 года назад +43

    Codka kuluc
    Ereyda huryo
    Waqooyi legeneds 👌👌
    Isaaq 🤗🦁

    • @Mass998
      @Mass998 3 года назад

      Abwaan Huryo Cajiib

    • @king15716
      @king15716 3 года назад

      Fanka qabyaalada kala bax dhilaa ku dhashayr

    • @xaawocali3898
      @xaawocali3898 3 года назад +1

      @@Mass998 hure walanwal miya mise mid kle

    • @Mass998
      @Mass998 3 года назад +1

      @@xaawocali3898 May walalo, Maaha Hurre Ee waa mid kale, waxaa La dhahaa Huryo...

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 года назад

      @@xaawocali3898 huryo wa isaaq garxjis h yonis

  • @libaaxalee
    @libaaxalee 13 лет назад +1

    Diinkuna ma dhuunyado dareemada abaartee afka wuu idiidaa hadii gugii ku daaqee, ana dooq u yaableh siduu iigukaa diray dawooy adiga mooye dumarkale ma eegee woooow one of my all-time favorite song and singer.

  • @jaqaaaye98somaliland67
    @jaqaaaye98somaliland67 10 лет назад

    Alla yarxama raaximiin...ilahay naxaritiisa ha ugu deeqo mohamed ahmed kuluc.......fanaaniinta somaliyeed misaankiisu 50%ayuu ahaa 50ka kalena fanaaniinta kale oo dhan ayaân lahayd.....lama ilaawi doono mohamed ahmed kuluc allow kuu naxariiso aamin aamin

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi Год назад

    Maxamed axmed kuluc alleh naxariistii janno hakaa waraabiyo awoowe jannadii ayaan kuugu ducaynayaa 💔😭😞

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 9 лет назад +1

    Allaha u naxariisto. dadkiinan koombada yar kusoo koobaya marxuumka heesihii iyo fankiisuba waxay dhaxal gal u tahay Ummadda soomaaliyeed oo dhan. shalaad dhalateene Kuluc waxa uu ahaa fanaan Qaran oo gayiga soomaaliya magac dheer ku lahaa.

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 7 лет назад

      Fanka iyo suugaanta Ayaa kombe yar kuso koobesa. Adeer adiga kombe yar'a ee laakin Ninkan wuhu aha Duriyada barakaysan. Manta wu naga hoseyaayay (AUN) qaran iyo reerna wah u tari mayane ee u ducay'un.

  • @AliZakiMowliid2024
    @AliZakiMowliid2024 Год назад +2

    Allow hees ma tahay Eebbe haw naxariisto Abwaanka erayada lahaa ee Maxamed Cumar [huryo] Iyo boqorkii Masraxiyadda Maxamed Axmed kuluc.

    • @jimcale-b2l
      @jimcale-b2l 2 месяца назад

      Heesta waxaa leh cabdì iidan farax

  • @egaleofficial4148
    @egaleofficial4148 7 лет назад +14

    Alle hakuu naxariisto adeerkay wlhi indhahygu ilinta way xajin waayeen alle jandii fardowsa hakugeeyo adeero tiir adagoo naga bxaad ahyd

    • @Maazim12
      @Maazim12 5 лет назад

      Haa wlhi tiir adag oo naga baxay ayuu ahaa ilaahayna haunaxariisto.
      Somaliland hadii aysan jirin garan mahayo siday soomaali ahaan lahayd

    • @hassanxaaji7801
      @hassanxaaji7801 5 лет назад

      @@Maazim12 xaqiiq walal alla soomali qalbigeedi burburay hamidiyo oo awoodeedi ayku lahayd aduunka iyo africaba alla hasoo celiyo

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 5 лет назад +23

    2019 wixi dhageystay hestan😏😍

  • @abdifatahfaisalofficial5327
    @abdifatahfaisalofficial5327 5 лет назад +3

    Waa ragii fanka soomaaliyeed lagu daba fayli jiray aun xasan aadan iyo cigaal wey kadanbeyn jireen

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 8 лет назад +4

    woow nice song Allah haw naxariisto marxuum M A kuluc waa hees mug iyo miisaan ba leh

  • @cabdicobal1505
    @cabdicobal1505 2 года назад +1

    Aqoonyahan macalin hobal fanan abihii masrixiyada somalida kamid ahaa asasayaashi fanka soomalida boqorka masraxa xaragada fankii soomalide ee dumay maxamed axmed kuluc axyaa sawd diigga haben kii fan kamuu dambayn ilaahay hawnaxariisto

  • @Abdirizaksulayman
    @Abdirizaksulayman 8 месяцев назад +4

    Aduunyooy aabahaa was balka waran dadkaa fankaa quruxda badan usoo joogay ee kuso raaxaystay
    Halkaa maanta inana raabka laynoo soo qaado ee dhageesano 😢
    Maalmo aan soo laabaneen😢
    30/5/2024 adis

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Год назад +2

    ❤Mohamed Ahmed kuluc❤ some of best . Singers👏
    After fifteen years later I'm listening this song ❤31-10-2023 ❤Wednesday ❤

  • @cabdiwali8099
    @cabdiwali8099 10 месяцев назад +1

    Xasuus alle hawnaxariisto indr kay mohamed ahmed Muxumed cismaan yuusuf

  • @cabdicobal1505
    @cabdicobal1505 2 года назад

    Aqoonyahan macalin hobal laxamayste boqorka masraxa iyo xaragada soomalida kamid ahaa asasayaashi fankii somalida ee dumay alfanan maxamed axmed kuluc axyaa sawd fankii soomalidu kama dambayn allahayo unaxariiso

  • @cabaasdhajaar
    @cabaasdhajaar Год назад +1

    waliba markan uu heestan dib u cusboonaysiiyay waa 2002-2003 Meelaha goobtuna waaa jabuutii laakiin markuu yaraa siduu u qaaday hadaad arki laydeen wlhi inuu ilaahay yaab idiin keeni lahaa yacnii codkiisa oo intan ka yar

  • @RobleMuse
    @RobleMuse 4 года назад +1

    Boqorkii Masraxa Soomaaliyeed Maxamed Axmed Kuluc AHUN iyo Abwaan kii weynaa ee Maxamed Cumar Huryo Rabi labadaba haw naxariisto

  • @fuaadmohumed3678
    @fuaadmohumed3678 8 лет назад

    heesta diigga erayadii abwaan Muxamed cumar huryo ilaahay ha u naxariisto iyo codkii kuluc ilaahay ha u naxariisto aamiin

  • @faysalcabdi6183
    @faysalcabdi6183 Год назад

    Heesta waxa magaceeda jacayl daran midhaha waxa maxamed cumar huryo laxankana IYO codka maxamed axmed kuluc ayaa lahaa dhamaantooda ALLE NAXARIISTO

  • @CarabDhayloos
    @CarabDhayloos 8 месяцев назад +1

    ILAAHAY HA U NAXARIISTE,1959KI AYUU INGIRIISKI GUMEYSTAHA U MASTAAFURIYEY REEDAB KHAATUMO,MARKU KA YAAABAY WADANIYADIISA❤

  • @libanmohamedfarah4087
    @libanmohamedfarah4087 3 года назад

    Dayow awrka geeluba, Caadi Maha heestaan waxaa sameeyay abwaan hurya. Best of the best

  • @umaymabintuibraahim3936
    @umaymabintuibraahim3936 5 лет назад +4

    walahi indhahaygu wey jojin kari wayeen adero ilahay haku naxariisto

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi4003 4 года назад +1

    waa midkamida kuwa fanka soomalida samada galiyey waana midkamdi kuwa cadka hibada alla u siiyey

  • @khalidmukhtar4254
    @khalidmukhtar4254 10 лет назад +6

    maanta ayuu ku geeriyoday hargeisa mohamed ahmed kuluc waxaan ilaahay u waydiinaya inuu u naxariisto 17-1-2015 tacsi ayaan udiraya dhaman ehelkii uu ka baxay ano ah suldan khaled

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 5 лет назад +1

      😥😥😥😥😥😥 Alla yaraxma 😭😭😭

  • @mohamedamen3902
    @mohamedamen3902 9 месяцев назад +1

    Still 2024❤ adeerkay kama caajiso allow kuu naxriisay 🤲

  • @fadumoyusuf7431
    @fadumoyusuf7431 Месяц назад +1

    2025 oo 10 habeen ka hadhsantay ayan heestan wali dhagaysanaya❤

  • @khadarsaliid3131
    @khadarsaliid3131 6 лет назад +1

    Alle Naxariistii jano haka waraabiyo Abayaashii fanka somalida fanaankii masraxa waa showgii djabouti kuluc hasan aden khadra dahir nimco yaziin caraale
    Qeybta music Sabriye iyo yaakale hee boqortoyadii kabanka dauud ali musxaf

  • @nadiifojama9933
    @nadiifojama9933 10 лет назад +39

    my favorite part "dan kaama leh ee taa dhaaf, waa doqone how jabin dar baa igu yidhaahdee " iyo marka uu sheegayo sida uu ula dagaalamo dirediraha iyo kuwa isaga wanaag la jecel laakiin aan qaadan karin sida ay ula dhaqanto ........
    Haddaan abwaanku sidaa wax ugu fasiri karin ummadiisa oo xikmad suugaaneed ku soo gudbin karin ha iska aamuso

  • @asadburco5966
    @asadburco5966 10 лет назад +2

    Alle ha u naxariisto janadiina ha ugu bushareye faneenakeena wayn maxamed axmed kuluc

  • @fatimacole18
    @fatimacole18 9 лет назад +3

    Awoowgeygii Allah haa uu naxaristoo dhebiguu kagaleey amiin caashaa abdi kuluc

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 9 лет назад +16

    Absolutely amazing I can't believe this is live performance pure vocals no auto tune what so ever. can't get enough of this song.

  • @caalamiboy3510
    @caalamiboy3510 9 месяцев назад

    Waah waah allah ku naxariisto mahmed ahmed kuluc dhig iyo naadir buu aha

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 5 лет назад +2

    Dan kaama lehee taa dhaaf
    Waa doqone haw jabin
    Darbaa igu yidhaahdee 😪😭
    Adeer Allah haku naxariisto

  • @naawilhouse9133
    @naawilhouse9133 6 лет назад

    Allah haw naxariisto Maxamed Axmed kuluc macalinkii masraxa Codka ridamka
    Sidoo kale kooxda musigga top of top dauud Alto iyo dhammantoodba.

  • @hassanxaaji7801
    @hassanxaaji7801 5 лет назад

    Alla yarxamhu maxamed axmed kuluc legend xidigii shiday fankii soomaliyeed ))))((( alla dookhu yaable siduu iigu kaa diray mcn adiga mooye dumarkale mayeelen)))))

  • @liibaancumar4928
    @liibaancumar4928 7 лет назад +11

    erayada abwaankii wayna majaajilaystii maxamed cumar huuryo Aun codka fanaankii jilagii abaahi masraxa somalida maxamed axmed kuluc illahay 2 haw naxaristee waa fankii fanka ahaa

    • @SPM123
      @SPM123 6 лет назад

      erayada waa abwaankii cabdi iidaan faarax ee maaha huryo dhammaantood allah haw naxariisto, heesaha kuluc intooda badan cabdi iidaan ayaa samayn jiray awoooowo. thanks

    • @anwar-uo1iy
      @anwar-uo1iy 5 лет назад +1

      @@SPM123 maxaa kaa ag qiiqay saaxiib?

  • @jamaljamacalisoomaalilande2220
    @jamaljamacalisoomaalilande2220 8 лет назад +6

    allaah yaraxma raxma marxuum kuluc iyo itii dhimatayba aamiin aamiin yaa rabii dhamaan

  • @fartunbashir8918
    @fartunbashir8918 9 лет назад +15

    allow kuu naxariiso Aabo ka baxay umada somaliyed gaar ahaan reer somaliland

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 5 месяцев назад

    2003 ayaan soo xasuustay anigoo markaas fanka iyo heesaha dhageysigooda igu cusub yahay aduun

  • @abdishakurmohamed182
    @abdishakurmohamed182 4 месяца назад

    Waxaan xasuustaa 2014kii oo aan ahaa form three wakhtigaas oo uu dhintay alle ha unaxariistee

  • @abwaanbaasto6816
    @abwaanbaasto6816 7 месяцев назад

    Heesta maanta igu horeysa ,waa hees aad ula caaway qaar ka mid ah erayadda ku jira

  • @abdisamedosman5903
    @abdisamedosman5903 5 лет назад +4

    Allah ha u naxariisto
    Mohamed Ahmed Kuluc

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 года назад +4

    Aabihi masraxa allah yaraxma fanan la dhignay majirin cod iyo xaragaba

  • @abdishakurmohamed182
    @abdishakurmohamed182 4 месяца назад

    Alle ha unaxariidto fanaankii maxamed axmed kuluc

  • @engcalanle21
    @engcalanle21 6 лет назад +1

    Anna dookhu yaable
    siduu iigu kaa direy
    dumar kale ma edge
    Allah ha unaxariisto ma Axmed kuluc fanaan qaaliya buu ahaa

  • @axmedaabi2432
    @axmedaabi2432 8 лет назад +4

    Alle haw naxariisto maxamed axmed iyo intii muslim dhimatayba

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 Год назад

    Allow kuu naxariis oo qabriga kuu waasici rabiyow adoonkaga unaxariisto aamiin

  • @psIronman
    @psIronman 15 лет назад +2

    totalnoy adeer cabdi iidaan malaha ee waxaa lahaa ereyada heesta MAXAMED CUMAR HURRYO Allaa yarxamu

  • @moztapheazair7273
    @moztapheazair7273 4 года назад +5

    HEESAHA AN UGU JECLAHAY KU JIRTA HESTANI
    MAXAMED AXMED KULUC❣🙏💎

  • @fuaadcade1312
    @fuaadcade1312 6 лет назад +3

    Wiil hawd weeya reer sugule caynaashe HY
    Allah yarxamu adero maxamed axmed muxumed

  • @mandeksamatar4505
    @mandeksamatar4505 7 лет назад +1

    Ana dookhu yaable
    Abti Allah hakuu naxariisto

  • @mohamedhirsi2413
    @mohamedhirsi2413 5 лет назад

    Joojiya neenta heestan waxa lahaa ALLE hanunaxariisto labadoodabae cabdi iidaan faarax isaga ayaa nafdiida kaga waramayaya oo caaskiisa u sameeyay

  • @hawdiyocalaydhmedia672
    @hawdiyocalaydhmedia672 8 лет назад +10

    i can't tired the listening of this memoreable song💚 R.I.P mohamed kuluc

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 7 лет назад +1

      Hawd iyo Calaydh Media waa heestaan daarto markay naagi igu waasho " waligaa wax ma jeclaatay ". Lol

    • @nochnicht1817
      @nochnicht1817 5 лет назад +1

      Somalia kuhadal dad ajaaanibii heesta ma dhagaysanayaaane ogow rap maaha waxa lagu heesyaaaa waaa somali kaabe

    • @ibrahimaden7687
      @ibrahimaden7687 2 года назад

      Erayda abwaan cabdi iidan faarax

    • @hawdiyocalaydhmedia672
      @hawdiyocalaydhmedia672 2 года назад

      @@nochnicht1817 bist du immer noch leben oder??

  • @cabdiraxmancabdilaahi2382
    @cabdiraxmancabdilaahi2382 8 лет назад +1

    Allayaa Raxma raaxiimiin axaxaxaxaxaxaxa ax
    yaaa Allaaah naxariistada jaano kawaraabi isaaggaa iyo wiixi umada islaamkagaba maxamed axmed kuluc axayaaa fanaaan

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 7 лет назад +2

    Aun legend Maxamed axmed kuluc khabriga alaha Ku waasiciyo waxey ka mid tahay hees taan heesaha aan marna ka dhargin ilaahow jano hooygaada ka dhig kuluc

  • @jemaljama2549
    @jemaljama2549 8 лет назад

    illaahoow unaxariso maxamed axmed kuluc dhamaaan dadki hore waxa ay ahaayeen dad isjecel laabxaadhan kuligoodna is wada jecel illaahoow noo dhali dadka wanaagsan

  • @jaamacaxmed7395
    @jaamacaxmed7395 4 года назад +1

    Heestan waa heesta aan ugu dhagaysiga badanhay heesaha soomaaliyeed 2020

  • @abdullahiaadam5806
    @abdullahiaadam5806 10 лет назад

    allaha u naxariisto abwaankeena maxamed axmed kulc waa fanaan soomaaliyeed dhanba uma jaejeerin allaha siiiyo axariista aaakhiro

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 7 лет назад +4

    fanaan qaakiyuu ahaa alle haka raali noqdee

  • @axmedcabdijaabir8282
    @axmedcabdijaabir8282 2 года назад

    Heestan waxan bartay 2010 waxay ahay markii igu horaysay ee an maqlo 12years bay dib ii celisay migiyii iyo dhulkii cagaarnaa yeyle iyo burihii cagaarnaa

  • @umaymabintuibraahim3936
    @umaymabintuibraahim3936 5 лет назад

    alaya ya raxma raxiimin manta wuu iga hosaya ala ilahayow u naxariiso

  • @jamajama7292
    @jamajama7292 5 лет назад +2

    Rabi ha u naxariisto maxamed Ahmed kuluc

  • @XasanIbraahin-e8m
    @XasanIbraahin-e8m 11 месяцев назад

    Ilaahoow haw naxariisto maxamed axmed kuluc

  • @hashimelmi5684
    @hashimelmi5684 7 лет назад

    Ilaahay naxriistii jannatul firdawsa ha ka waraabiyo Marxuumka

    • @nayruush
      @nayruush 6 лет назад

      waa erayadii cabdi iidaan faarah u tiriyay jacaylkisii luula cali xasan

  • @abdishakurmohamed182
    @abdishakurmohamed182 4 месяца назад

    Alle ha unaxariisto maxamed axmed kuluc

  • @dibugunoqodalkaga2778
    @dibugunoqodalkaga2778 5 лет назад +15

    cawa haben jimcaaa 2/1/2020 xasuus Belgium

  • @mustafa-bo2dh
    @mustafa-bo2dh 4 года назад +1

    Ilaahaw kuu naxariiso
    Alfanaan Maxamed Ahmed Kuluc

  • @pharmacystudent8704
    @pharmacystudent8704 9 лет назад +2

    Waxa ereyada Hal abuuray oo aan shaki lahayn abwaan marxuum maxamed cumar xuseen huryo shaki malaha kuluc oo nool ayaanu weydiinay waxaanuu noo sheegay inuu huryo u dhiibay

  • @sksiman3566
    @sksiman3566 5 лет назад +10

    2019 am here still love this song to death 💖💖💖💕👌🏼

  • @Cazuuz
    @Cazuuz 2 года назад +2

    "Anna dookhu yaable
    Sidu iigu kaa diray
    Dawooy adiga mooyee
    Dumar kale ma caashaqin!".
    Cajiib!! Cajiib!! Hees way dhaaftay waa heesihii qamaamuurta iyo dhaawacyada gaboobay.
    Ereyada: Maxamed cumar huryo(AHUN)
    Codkii: Maxamed Axmed kuluc(AHUN)
    Khamiis 16-06-2022

    • @caliaxmed8193
      @caliaxmed8193 2 года назад

      Erayada waxaa lahaa abwaankii abdi iidaan faarax

    • @CabdiJaais
      @CabdiJaais Год назад

      ​@@caliaxmed8193maxamed cumar hurryo ayaa laha ereyada sxb

    • @HamiishAdeh
      @HamiishAdeh Год назад

      ​@@caliaxmed8193huryo ayaa lahaa soo baadh xitaa laguma muran sana RUclips ayay kujirta isagoo tirinayaba

  • @kowsarj9
    @kowsarj9 10 лет назад +2

    This is the best song in Somali language.

    • @asadsomalisomali4672
      @asadsomalisomali4672 Год назад +2

      2023 ban community gaga Aqrinayana Nololo Wanagasan ban ku rajaynaya walaal Hadii aad noshahay Hadii aad dhimatayna All ha ku janeyo

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 5 лет назад +1

    Liketii 1000 anaa siiyay iyadoo ah 999 xasus

  • @zamiraltamohamoud8889
    @zamiraltamohamoud8889 3 года назад +1

    Anoo kuluc dhagaysan kAra maan socdaal dhagaysanayaa waa habeenkii xly tagay

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 года назад

      😂😂😂inkaarba ku dhacday fankii markii socdal yimi

  • @mukhtarqule2175
    @mukhtarqule2175 7 лет назад +3

    Erayada Heestan waxa curiyey Alla ha u naxariistee Abwaan Abdi Iidan Farah.

  • @Abdiwalixirsi-cu3jo
    @Abdiwalixirsi-cu3jo 11 месяцев назад

    Heeskaan maba ka dhergo waanba la yaaaby
    Kuluc 🔥❤️

  • @zadamciiltire6260
    @zadamciiltire6260 8 лет назад +12

    alle ha unaxaristo Godka ha unuuro marxum maxamed ahmed kuluc amen yaarabi

    • @mohemudabdiweli4404
      @mohemudabdiweli4404 8 лет назад

      Zadam Xubi goormuu dhintay sxp marxuumku tarikhdi noo sheeg fadlan Danke

  • @hamseahmed2556
    @hamseahmed2556 6 лет назад +2

    boqorkii masraxa ale godka hakuu nuuro.

  • @siciidjirde7344
    @siciidjirde7344 3 года назад

    midhaha waxale maxamed cumar huryo layskuma hayee haku daalina

  • @maslahosmanomar4974
    @maslahosmanomar4974 8 лет назад

    allaha u naxariisto abwaanka iyo axsan fanaan marxuun maxamed axmad kuluc allaha u dambi dhaafo