New Somali Film "Iga Ilaali Number 4" Qeybtii 4-aad "Dhamaad"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • New Somali Film "Iga Ilaali Number 4" Qeybtii 4-aad "Dhamaad"

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter 2 года назад +340

    film cajaa'ib qisadiisa , dhiira galintitisa iyo walipa madadaalada aad sameesen wan la dhacay well
    done allah idin sharfo nollaaada ....

  • @mobileclipechannel9558
    @mobileclipechannel9558 2 года назад +64

    farxiyo legend siday actingka u samaysay walhi waan ka helay (((cilad kasta waxan filaya in xal loo helay))) siday moralka odaygeeda u ilaalisay viva farxiyo kabayare love u

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642 2 года назад +407

    Habartaa u sheeg eboow 😂😂farhiya cuz Wlhi waad iga qoslisay anyway Masha allah well done guys🙏

    • @maryamaadam8271
      @maryamaadam8271 2 года назад +5

      Waaaw marwaan yare

    • @sharma-hi3op
      @sharma-hi3op 2 года назад +2

      Kkkkkk habartiis ha u sheeeego

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 2 года назад +1

      Hhhh

    • @kinderspielercaruurta6826
      @kinderspielercaruurta6826 2 года назад +2

      Dabcasar o gaari qaaali ah so gatay waaaaw,
      ruclips.net/video/K-Sxf-si4qQ/видео.html

    • @fahadjama9647
      @fahadjama9647 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣😂😂🌙🌜🍕🍕🍕🌮🌭🌯💧🙆‍♂️🍔👍🤐😷🤮🤢

  • @fadumomahamed3498
    @fadumomahamed3498 2 года назад +63

    Xasan qoftiiisa inay Queeen Canab u Egthy inta ila aragty LIKE DHAC😂😂😂😂

    • @kinderspielercaruurta6826
      @kinderspielercaruurta6826 2 года назад +1

      Dabcasar o gaari qaaali ah so gatay waaaaw,
      ruclips.net/video/K-Sxf-si4qQ/видео.html

    • @asmaacabdalla3908
      @asmaacabdalla3908 2 года назад

      Wlhi hada dhahayay wa arky le gabadha u ektahy quen canab

  • @apzhiirmo4570
    @apzhiirmo4570 2 года назад +148

    Jilaaga ugu wacan ugu qosolka badan waxa aana siyay dalmar intaa igu racday like saara

    • @kinderspielercaruurta6826
      @kinderspielercaruurta6826 2 года назад

      Dabcasar o gaari qaaali ah so gatay waaaaw,
      ruclips.net/video/K-Sxf-si4qQ/видео.html

    • @sahrasharaf447
      @sahrasharaf447 2 года назад

      Kkka inta oday lajilayay qof dalmar kajilid fiiicn ma arkin odayga suu ugu soobaxo awoowe miyaa sookorshay

  • @omarA1
    @omarA1 2 года назад +54

    Dalmar the best comedian 🤣
    Wht a great acting 🎬👍🏾

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 2 года назад +136

    Sumayo waa Gabdhi ugu ficned jilinka xaqiqda ♥️ Delmarna wxu ah QosliYaha ugu fican
    Inti u SocdeY Musalsalkan Gaabani 🥺🥰♥️

    • @hafsahayaati6841
      @hafsahayaati6841 2 года назад +1

      Saaid kulahaa mesha waa amreca xaguu dhagax kakeente😁😂🤪😌

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 2 года назад +30

    Farxiya kabayare from Somaliland waanu kujecelahay 😍😍😍😍😍😍😍

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      Ma naagta hawiye

    • @aubameyang7364
      @aubameyang7364 2 года назад

      @@mohamedyare1917 🤮

    • @sumeyasaleh930
      @sumeyasaleh930 2 года назад +1

      Amu Somaliland iyo idoor ba afka lga was

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 2 года назад

      @@mohamedyare1917 ana waso hawiye

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      @@funnytvtv9654 futadadaa was bakhyey kaalayoo bal fuul nacdalyey ilma leela bella iyo daarood iyo qudhun Anaa isaaqa Ayaa Adeer ujooga hawiye siilka hooyadaa wase wecelyow uf uf uf

  • @q5636
    @q5636 2 года назад +261

    Hadan talo idinku darsado hadi filim kale aad so wadan partskiisa xiliyada laso deynaayo yeeysan kala fog fogaan tusaale p1 hadi maante so galo p2 yusan 2bo ila 3dax maalin idinla dhaafin b/c dawadayaasho wey kala hilmaamayan hadba mesha uu filimku maraayo xiisahi badnana wu yaraanaya hadu sugitaanka dheeraado wa dareemi kaaa in fursado ey idin diideyso lkn waxa la sameyn kara marka filmka wada dhameysan partskiisa halmar si xig xigaal ah aad uso deysan wadna ku mahadsantihiin filmkan hada dhamaaday ee an ku tilmaami karo mid bulshada dhaqankeeda si dhab ah loogaso dheegtay 🙏❤️

    • @aminalucky1385
      @aminalucky1385 2 года назад +1

      xas wana ka xiiso dhacaynaa marba

    • @cabdiqadimaxamed3157
      @cabdiqadimaxamed3157 2 года назад

      Ha

    • @maryanahmed1941
      @maryanahmed1941 2 года назад +1

      Kkkkkkkkk wlhy wa qosol kute keliga adhabti garayso

    • @fahadjama9647
      @fahadjama9647 2 года назад

      😂😂😂😅😅🤣🤣🤣🤣😂😂😅🤣🤣😂😂😅😅🤣😂😅😅😂😂🤣🤣😂😂😅😅😂🤣🤣😂😂😅😅😅😂😂😂🤣🤣😂😂😅😅😂

    • @suratqueenmohamed1068
      @suratqueenmohamed1068 2 года назад +1

      I agree with you bro 💯

  • @caaqilaxmed859
    @caaqilaxmed859 2 года назад +15

    Sumayo see wax ujileeso masha allah eyada iyo zaki wey isku soo baxayaan masha allah best acators keep going dhamaantiina

  • @umuzahir3890
    @umuzahir3890 2 года назад +140

    Dalmar and mamo sahro so funny 😂 wlh

    • @kinderspielercaruurta6826
      @kinderspielercaruurta6826 2 года назад

      Dabcasar o gaari qaaali ah so gatay waaaaw,
      ruclips.net/video/K-Sxf-si4qQ/видео.html

    • @ihatebts4866
      @ihatebts4866 2 года назад

      @@kinderspielercaruurta6826 oo anaga maxaa nagagalay

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 2 года назад +11

    Atariishada filmkan Waa sumaya yar pls hadiyad hala siiyo pls ❤️❤️❤️

  • @shankaroon4847
    @shankaroon4847 2 года назад +37

    Nogo soo dheereya kuwa cusub kan wuxuu Aha filin iyo badh guulaysta kuligiin ❤

  • @Abdalla-hiil
    @Abdalla-hiil 2 года назад +10

    Mahii laga keenay uceli eepow kulahaa
    Farxiyo kabayare best comedian 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumaomar6843
    @fadumaomar6843 2 года назад +78

    Dalmar yare iyo mama sahro they’re so funny😂😂😂

  • @nazrailwadzan5762
    @nazrailwadzan5762 2 года назад +22

    "iga ilaali number 4" film cajiipa pu aHaa🥰🤍
    Wlhi this film was Amezing ❤🥰
    Big love ❤ 😍 and respect 🙏 👏 #TeamXogmalMedia

  • @fadumaomar6843
    @fadumaomar6843 2 года назад +16

    Waxaa aad iyo aad ii taabtay farxiyo kaba yare u dejisay xaajigeeda markii la yiri ciladu waa asaga cajiib jiliinku waa hibo alle bixiyo❤️❤️❤️

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 года назад +17

    Hbartaa usheg epow amazing flim🤣🙏
    Mamo sahro and dalmar so funny🤣🤣

  • @Raks69
    @Raks69 2 года назад +18

    Wan ku jeclahay Farhiyo you are my favourite musician big love

  • @sahraosman2290
    @sahraosman2290 2 года назад +144

    Without mama sahra this short film would not be so interesting 💜 can't get over watching it😂😂😂

  • @sacdiyosomali3849
    @sacdiyosomali3849 2 года назад +5

    Filimka kale inta hada kujileseen yaan wax lagareebin sumayo mama sahro farxiyo zaki partemol dalmar yare abti liii wlhi inaaba cadimahen aniga jag anku ahay l love you so much guys 💕💕💕

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 2 года назад +38

    Kabayare is naturally funny she’s juts hilarious 😂😂😂😂

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 года назад +20

    Mashallaha Walahay films ka si qurux iyoqoys is jecel ayuu ku dhamaaday ❤️❤️❤️💕

  • @kingheroes8624
    @kingheroes8624 2 года назад +48

    This film was so unique I love it beautiful in and out 😘😘😘😘

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 2 года назад +8

    Wow Kalama Dhacaan Dhamaan Jilaayasha Filimka No:4 M.pracitamool Maskaxda Filimka Kabta Hai , Dalmar yare , Laandhere Mudug ,Sumayo Zaki iyo Sahro Cumar Dhuule baa ugu shidan
    Waxaa Sugna Waa AnOther Filim Io Filimkii Weyna Ee AMERICAN Fililm Thanks Xogmaal < Media Io Sxpkey Deeq Darajo 💓💯💥💬🙏

  • @John-gn5dm
    @John-gn5dm 2 года назад +6

    Af Somali ayaan baranaya, Xogmaal filmka waxay iga caawisa inaan wax barto ❤️

  • @mahameddaahir7111
    @mahameddaahir7111 2 года назад +8

    😂😂😂 kabayare mihiisa kujecli
    Mama zahro biyaa usoo galay
    Dhamaantiin. Wlhi masha allaah 🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bigting
    @bigting 2 года назад +9

    Farxiyo kabo yare habaryaraheyga camal u hadlosa blhi 😂😂 #teamdeynile

  • @nurasufi8594
    @nurasufi8594 2 года назад +19

    Masha Allah abaay Zahra she is very amazing mother in law, thank you for the a wonderful story, I hope we are all learned something out of it, !!!

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v 2 года назад +6

    Cidi isku samirta Allah dartii ee xalna isla raadisa wey farxayaan in shaa Allahu.

  • @kaltuunibraahim9781
    @kaltuunibraahim9781 2 года назад +23

    filmkan aad buu u wacnaa hduu dhamady qaladadkisa noso gasha plz😍

  • @seniorsamircde7150
    @seniorsamircde7150 2 года назад +28

    Masha'Allah...., This Film was 100% Interesting And Enjoyable but you have made the Film in suspense, You Could have Continue until Part 10 OR Part 20 but anyway Thanks a lot....., PLEASE TRY TO START FOR US ANOTHER ONE BEFORE FRIDAY INSHA'ALLAH. THANKS ALL, LOVE YOU ALL. WAITING THE NEW FILM AS SOON AS POSSIBLE INSHA'ALLAH.THANKS ALL.

  • @munaluula1529
    @munaluula1529 2 года назад +10

    OMG what a wonderful story line ...Thank you so much ..KEEP GOING

  • @hamdihassan1703
    @hamdihassan1703 2 года назад +4

    Wow 🤩 qatarwaye nacabk nacbku darbiyada hajiiro cadowga darbiyada hajiro cadawgiin hoostiin keep going guys on ❤️

  • @mohamedlebarn1706
    @mohamedlebarn1706 2 года назад +14

    Mama Saharoo ❤️❤️❤️🤣🤣 dhibii, dhagaax gurigi mama sahro ogu imoow iska kaftaan mashallah love you guys, inoo soo badhiyaa more films fadlaan 🥰 keep going guys ❤️

    • @mandeqhuss4907
      @mandeqhuss4907 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤰🤰🤰🤰🤰🤰🤰🤰🤰🤰🤰🤰🇸🇸

    • @shayma-yarofficial3571
      @shayma-yarofficial3571 10 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @bilemoha5753
    @bilemoha5753 2 года назад +6

    Iga ilaali No4 best film masha allah farxiyo kabayare

  • @daryeelofficial4445
    @daryeelofficial4445 2 года назад +17

    Cidaan yaa sanad kastaba udhala ku lahaa farixiyo wey iga qoslisay😂😂😂😂hhhhhh❤❤

    • @kinderspielercaruurta6826
      @kinderspielercaruurta6826 2 года назад

      Dabcasar o gaari qaaali ah so gatay waaaaw,
      ruclips.net/video/K-Sxf-si4qQ/видео.html

  • @fatimaabdicasis7140
    @fatimaabdicasis7140 2 года назад +7

    Sumaya iyo saki way isku noorayaaN wlhy waa funy

  • @Dagan721
    @Dagan721 2 года назад +25

    Iga ilaali number 4 inuu naga dhamado wan ka xunahay thanks all

    • @kinderspielercaruurta6826
      @kinderspielercaruurta6826 2 года назад

      Dabcasar o gaari qaaali ah so gatay waaaaw,
      ruclips.net/video/K-Sxf-si4qQ/видео.html

  • @sahriinasiman320
    @sahriinasiman320 2 года назад +10

    Mamo sahra samide iyo dalmar waa funny waa mareykane xagey dhagaxa ka kentay kulahaa🤣😂

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 года назад +8

    Waan u xisi doona wlhi in u part4 Ku dhamaade wan amini Waye edadey farhia Mohamed abdulle Mohamed paracetamol zaki souma maama Sahra diidan abti liibaan iyo Dalmar yare Mahadsanid ayaan Idiin leyahay
    Dalmar Caasimada kugu suga i.a legend🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🙏🙏

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 2 года назад +43

    Perfect acting ever♥️♥️♥️♥️

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 2 года назад +66

    Mamo sahro she’s so funny wallahi ❤️😂

  • @nimcoahmed3152
    @nimcoahmed3152 2 года назад +6

    Mamo sahra farxiya paracetamol dalmar wlhi taalanti cajaa ib ah ayey leeyihiin keep going ♥💪👍👏👌🙌♥💪👍👏 so cute 😍 inu dhamado sidan uga naxay

  • @hanoyyy.11
    @hanoyyy.11 2 года назад +8

    Yes😫ugu danbeen wuso dhacy filmkeni🥰❤

  • @Tooxoow24
    @Tooxoow24 2 года назад +1

    one of the best waaye filimkaan qeybtaan gu yraan asbuuc ayaan maalinm kasta is lahaa daawo lkn jaanis maanta u helay, caadi maaha.sdioo kale dadka la xushay ayaa cajiib ah runtii o qof kastaa booskiisa si aan caadi aheyn ayuu uga soo baxay, Maama Sahro waa another level markii cilladda wiilkeeda noqotay isku waara ayba taagantahay, sidoo kale teamka romanticga Sumayo iyo odageeda jawi macaan ay noo daareen iyo dareen jaceyl, Farxiyo iyo Maxamed Qisadooda waa dhiiragelin miiran sida ya isku haystaan, waliba farxiyo marka ay ogaatay in dhibka odaga yahay isma badalin maamadana waa iska cafisay taas oo ah wax wanaagsan oo lagu dayan karo.
    filimkaan aniga waxaan kusoo koobi lahaa Cashar iyo Cibro.

  • @yasmiinmire3966
    @yasmiinmire3966 2 года назад +22

    Madhamaaday sorry 😭😭😭 from Bosaso waan idin jecelnahay dhamaantiina🥰💕

  • @najma8198
    @najma8198 2 года назад +6

    FARXIYO WAA QURUXULEEY MASHALLAAH 👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @shugrisaleban6441
    @shugrisaleban6441 2 года назад +24

    hhhhhhhh waan ku qoslay marstimol iyo farxiya waaa fani walahay masha allah😁😁😁😁😁

  • @hanaibrahim6809
    @hanaibrahim6809 2 года назад +8

    Mash'allah Film cajiiba ayu ahaa...Qeybtan waxa aad iga qoslisey Mama Zahra 😀Hore u socda dhamantin waan idinku faraxsaney sida wacan e quruxda badan eed u jileysan

  • @Naseeha2055
    @Naseeha2055 2 года назад +5

    Oh my Allah, we need more episodes please 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣best actress in the world

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 2 года назад +3

    Mashallahi thanks your walal qalbi wangsa next fillm inshallahi

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 года назад +4

    Waawareey film ku wacnaayaa jilayaashuna gonsanaa🥰Well done and wait more good films✌💖👍👍👍

  • @ikramkeif4412
    @ikramkeif4412 2 года назад +3

    Flim sida u jishen was unique wlhi best keep going like this 👏 we wanna more of this

  • @xamsedacadofficialchanel7757
    @xamsedacadofficialchanel7757 2 года назад +3

    filmilka qebta jeclka sumayo, qurux qebta macaneenta fananada weeyn, qebta qoslka iyo madadilada waa mamo sahra,
    she is the str horey usocda dhamaan waan idiin jecel nahay garabkiinaan ahay.

  • @Muhania
    @Muhania 2 года назад +1

    Aad ayan ula dhacay riwayadan Masha Allah marba dareeno kala duwan oo mid qozol yahay midi murug yahay midina cimro qaadasho yahay ayuu ku socday film 🎥 kan 👌 dad qibrad fican leh ayaa qabtay Masha Allah wll

  • @deqaabuukar4363
    @deqaabuukar4363 2 года назад +10

    Sumaya iyo zaki wan idin wataa 🙌🙌🥰🥰

  • @bushraabdirisack5857
    @bushraabdirisack5857 2 года назад +3

    Mnshallah wlhi waa filmka kaliyaa ee iga qosoliya other wise mnshallah like wlhi sumayo iyo Zaki jilinkoda mnshallah wlhi

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 2 года назад +17

    Masha alha ilahey haa idin xafdiyo axbaabi fiilaah 😍😍😍

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 2 года назад +19

    Farxiya kabayare waa funny🤣🤣🤣🤣

    • @kinderspielercaruurta6826
      @kinderspielercaruurta6826 2 года назад

      Dabcasar o gaari qaaali ah so gatay waaaaw,
      ruclips.net/video/K-Sxf-si4qQ/видео.html

  • @munamuna3686
    @munamuna3686 2 года назад +5

    Asc mashalaah wan ka xumahey inu dhamado 😂 aad ayad u mahd santihin 😘🌹💚🥰👏👍🌹👌❤️ dhamntiin

  • @Naaneeycaddey
    @Naaneeycaddey 2 года назад +7

    Thank you so much for your efforts another level 🎥

  • @ahmedciyow7151
    @ahmedciyow7151 2 года назад +36

    Waan ku faraxsanahay inaad qaadateen fikirka aan idinla wadaagay muqalada hada ayey dhadhan leyihiin m.a🔥😂

    • @katriinakatriina2465
      @katriinakatriina2465 2 года назад +1

      kkkkkk xoola tahe yaa wax kugu darsanaayo noocada cml

    • @fahadjama9647
      @fahadjama9647 2 года назад

      🇧🇪🇧🇪🇧🇪🇧🇪🇧🇪🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺

    • @hibaali4666
      @hibaali4666 2 года назад

      Nin raga wakan xaaskis qurxiyo

    • @hafsinaofficial2071
      @hafsinaofficial2071 2 года назад

      @@katriinakatriina2465 😳🥺🥺

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 года назад +5

    Waa filin xiisa lehe maxaad usoo gaba gaveyseen .mashaa Allah continue producing 5hat filim its really interesting 😊

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 года назад +9

    SUMAAYO IYO MAAMO SAHRO AYAA UGU SHIIDAAN MAASHA ALLAAH

  • @abdirashidmohamed166
    @abdirashidmohamed166 2 года назад +34

    Maqayadaha lagaama Waayo Miya Kulaha
    MAMO sahro So Funy 🤣🤣🤣🤣

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 года назад +10

    😂😂😂😂 another wlhi she is funny farxiya cadi mahan! Best comedian Kuwa loo koriyo allaha u bixiyo kkk intaas iga gadan

  • @ayangurey3732
    @ayangurey3732 2 года назад +8

    Amazing story. Waxan jeclaan lahaa inaa noosii wadan but never mind. U Guys are great each and every one of you. Maasha Allah u make laugh a lot. Thank u 🙏 🙏🙏🙏 keep going ✊✊✊❤️❤️❤️

  • @zamzamabdi281
    @zamzamabdi281 2 года назад +9

    Kooxdaan maanshallaah Waan intaageeraa ❤️💙

  • @Aminionaire
    @Aminionaire 2 года назад +5

    Sahra Omar Dhuule You keep us watching this movie 🧡

  • @nimoali601
    @nimoali601 2 года назад +7

    I loved this film my heroes kabayare and the Dr ❤️

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 года назад +28

    Absolutely It Was AmazinG Film🔥😱
    Well Done Guyz👏💖.

  • @quruxiyocaafimaad-
    @quruxiyocaafimaad- 2 года назад +14

    Waa Amerika intee dhagaxa ka keentay 🤣🤣🤣🤣🤣 Dalmar Yare iyo Sahra qosolkee iga dhameeyeen

  • @ismimoh8333
    @ismimoh8333 2 года назад +1

    Woow inaba caadi maha team of the year film of the year special maamo sahra cumar dhuule love you mamo filmkaba waxaan mooday xaqiiq 😭😂❤ sidaad u jilayso

  • @ruwaydaroosamukhtar7990
    @ruwaydaroosamukhtar7990 2 года назад +5

    Wa film ki ugu horeeyay oo aan lasocdo walliba ano aad uxisaynaya oo suki la'aa qaybta klle wxena ka tarjume Qiso muhiima inlafahmo ubhaan
    Masha allah wallahay noso badiya dal alle idin jeclahay 💚

  • @halimajama8853
    @halimajama8853 2 года назад +1

    Inaba caadi aad iyo aad ayuu u shidan yahay film kani. Absolutely you are professional actors. We cannot wait qaybta 5 aad.

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 года назад +11

    Masha Allah the best acting film and great actress well done everyone's hardworking really appreciate your efforts well done and keep up guys💯👌👌👈

  • @fariixaaxmed6414
    @fariixaaxmed6414 2 года назад +1

    Cannt wait inaa film kale idinku arko mama sahro farxiya barastimol iyo dalmare love you kuligiin

  • @fatxaomar9856
    @fatxaomar9856 2 года назад +5

    Kkkkkkk Farxiya wey iga qoslisay thanks kuligiin

  • @fatemahaashi7371
    @fatemahaashi7371 2 года назад

    Shiikh dalmar allaow aadan guriga iso garaacin.fanny filim kulansaday dhiriglin iyo cilmi kororsi.horay usocda.ad bad ugabax saten .i liked.

  • @kamaalmahamud3177
    @kamaalmahamud3177 2 года назад +13

    Queen canab gabartan miyay u,eegtahy mise ana mooday😂

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye9886 2 года назад

    Mnshallh filim.aan aad uga heley ila ilaali number 4 waa iso jitay jilayaashu ma Kala dhacan qof qofka kale ka daran wlhi aad uga heley reer mareykan aad by ugu fcnyihjn xaga riwadaha sumayo Saki prestamol farxiya Dagmar Mamo Zahra kuligin aad idin salama iyo xogmal media iyo deeq darajo Wan idinkugu mahdcelineyna si aad malintena nagu qurxiseen nogana farxiseen thanks dhamntiin

  • @sayidhussein7042
    @sayidhussein7042 2 года назад +10

    Kabta xaaji ilmada iga timid qosol dartii waan kuu haystaa 🤣🤣🤣🤣

  • @hafsahidig5004
    @hafsahidig5004 2 года назад +2

    Most amizing film i interated wlhi go foward team xogmal

  • @aminaamisha1413
    @aminaamisha1413 2 года назад +23

    AMAZING WLHI wixi kooxdina dagal ukenaye waiska sarte Nacimo joker taught people can't do without them see now how Good films they are making without you dagal dhib walareyste

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 года назад +4

      Yay iska saareen oo awal ladhigaayay warkadha magaceeda dhig kharaar iyo hinaase looma baahnee

    • @razmi4568
      @razmi4568 2 года назад +3

      Naciimo joker inteey is walwalaaqeyso filmkii wuu dhamaadayba🤣🤣🤣🤣🤣

    • @aminaamisha1413
      @aminaamisha1413 2 года назад +2

      @@razmi4568 hhh ilah ba kasare Taa wexeda daan waa show off filmka qof walba inu ka qeb qata larawo ayey hadhal an macno lehen iyo faan ayey kaagadameyni Casii walidheynta xuun

  • @mohamedhabiib5945
    @mohamedhabiib5945 2 года назад +6

    mama sahra and farxiya the best action🥰🤣

  • @Izuu2024
    @Izuu2024 2 года назад +6

    Dad lesla helay😘Qebo kle ino kenay😊🇸🇴✌🏻

  • @sahrayareey57
    @sahrayareey57 2 года назад +23

    Mama sahra ❣ Talent caajib ah masha allah

  • @yourdaddy7942
    @yourdaddy7942 2 года назад +5

    Happy to see ridvan here good job ridvan tallented guy👍

  • @TM-do8xl
    @TM-do8xl 2 года назад +15

    😂😂mama sahro awoowow tii na xaalufin lhyd haday timid tii baabah naga siin lahyd ku teh qosol weyna😂😂😂😂😂😂😂

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 2 года назад +8

    Sahra cumar dhule wa funny kulaha 3 qof ayaa i xaday lakin wan iska celiye kulaha kkkkkkkk hada odayga dilay xadayna😂😂😂😂😂😂

  • @caaqilyarechanel302
    @caaqilyarechanel302 2 года назад +6

    I can't wait part 5 I like xogmaaal media

  • @samanasky7260
    @samanasky7260 2 года назад +4

    MashaAllh mama sahro acting keda waan kahelaa runtii

  • @aweescumar8476
    @aweescumar8476 Месяц назад

    Amazing this Filim Ellaha ha idin Xafiido dhamaan Amiin 😍💥

  • @suadfarah2227
    @suadfarah2227 2 года назад +5

    Mansha Allah waa filin aad u macan wad mahsathiin dhamantiin 😅❤🤣👍👍👍

  • @najma8198
    @najma8198 2 года назад +1

    Mashallaah farxiyo see waxa u jiliso ka heliye iyo maxamed parstamool cadi mahaan

  • @ahmednourabdi6715
    @ahmednourabdi6715 2 года назад +8

    Mshllaah xiise ayuu lahaa filimku ❤❤✌

  • @zakiye12farrah55
    @zakiye12farrah55 2 года назад +1

    Gabadha filimka ku cusub ...
    Sey maaansha allllah waxkale .... wllshy keep going ...

  • @ibtisaamhassan1715
    @ibtisaamhassan1715 2 года назад +12

    Sumaya and saki waaa kugu fiican

  • @maryensaad2476
    @maryensaad2476 2 года назад +2

    Nice film runtii macno wayna xambaarsan sida qadarta alleh iyo qoysaska in aan la dhex galinn dhaqanka somaliyeed iyo islamnimadena sida quraan saarka way ka dhex muuqdeen iyo walid adeeca ♥️♥️♥️