New Short Film "Berri Hubaal maahan

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 869

  • @abdirizakabdullahi7267
    @abdirizakabdullahi7267 2 года назад +245

    My team xogmaal idn jeclahy

    • @24hours10
      @24hours10 2 года назад +3

      Maantoo kale... 06-NOVEMBAR
      ruclips.net/video/w7-1LWJs6h8/видео.html

    • @24hours10
      @24hours10 2 года назад +1

      Maantoo kale... 06-NOVEMBAR
      ruclips.net/video/w7-1LWJs6h8/видео.html

    • @xuzaamxazanyaziin1587
      @xuzaamxazanyaziin1587 2 года назад +1

      Qof wlba dadka ha iska cafiyo

    • @maryamocabduqadir262
      @maryamocabduqadir262 2 года назад +1

      @@24hours10
      Qq

    • @bashiirabdi2070
      @bashiirabdi2070 2 года назад +1

      @@24hours10 q4

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 2 года назад +86

    Iga ilaali lambar 4
    I can't wait part 3 ' hada ila sugeysid iso raaca
    👇

  • @Mohazmuraad
    @Mohazmuraad 2 года назад +94

    War hala is cafiyo naftu meel majirto tanu waa tusaale 😢 sumayo jiliinkaaga wax laga qaban karo malahan abaayo hor usocod wacan🥰😍dhamaan teamka dartiinban ujeclaaday riwaayado inaan daawadaba ♥️

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 года назад +156

    Cafi walalka inta noshahay Allah swt wuxu jecelyahay kuwa is cafiya

  • @Faadildumdum9
    @Faadildumdum9 2 года назад +365

    adeer diiidan mel oo jogo ligama wayo 😂😂😂

    • @deeqcade6936
      @deeqcade6936 2 года назад +3

      Liiban dheh

    • @mahatmohamud5539
      @mahatmohamud5539 2 года назад +2

      Faadil dumdum wan ku wata epowe 😂😂😂

    • @istabraqabdisamad7349
      @istabraqabdisamad7349 2 года назад +2

      Waxan fiyoraha la sarayo wa dhaqan galo tan kale ma dhimatay bas aya idinku filan e mahan allah kugu dharshe ma dhimatay xalimo in la dhaho sida kale wadku fican tihin jilinkina e waxyalaha danbiga ad ku qadaneysan iska ilaliya horey u socda

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 года назад +210

    Sumayo is the best Acting congrats 💯❤

  • @abdirahmanabdalla8462
    @abdirahmanabdalla8462 2 года назад +75

    Iga ilaali number4 part 3 naga so habeeya aad ayuu u xiiso badanyahay laso dhaqsada👌😍😍

  • @akhymuhsin5589
    @akhymuhsin5589 2 года назад +52

    This teaches us how forgiveness is priceless..let’s forgive each other.

  • @fatumamohamed4712
    @fatumamohamed4712 2 года назад +33

    Hooyaday aaan ifka ka fiirsanayay baa xaladanoo kale igaga dheeratay filimka inaa ku madadalysto usoo galay wlhi anoo ilin iga socotan sooqoray ilahow hoyaday janada iii geee😭😭😭😭😭

    • @fatumamohamed7030
      @fatumamohamed7030 2 года назад +2

      Fatuma sorry abaayo Allah ha uu naxariisto hooyane🥲🥲

    • @miskudata6428
      @miskudata6428 2 года назад

      Ax ax allaha u Naxaristo waalidinten

    • @AliBahnan
      @AliBahnan Год назад

      Ala ha unaxariisto

    • @halanenuur128
      @halanenuur128 11 месяцев назад

      Amiin, iyo dhammaan muslimiintaba.

  • @Mssruuxi8087
    @Mssruuxi8087 2 года назад +33

    Wlhi waa la ilmeeye 😥😥 Sumayo quruxey cimri dheer Iyo caafimaad kuu rajeenaa

  • @hiyammohamut2294
    @hiyammohamut2294 2 года назад +144

    Ax xanun weye 😭💔 sumayo best actress of the year 👸🏻

    • @24hours10
      @24hours10 2 года назад +1

      Maantoo kale... 06-NOVEMBAR
      ruclips.net/video/w7-1LWJs6h8/видео.html

  • @saarahabdirisak9451
    @saarahabdirisak9451 2 года назад +48

    Qabriga ubaxa ladul dhigayo diinteena suuban kuma jirto marka waxaas actinka hakuso darinina plse waxyaabaha diinteena qilaafsan xogmaal 👍

    • @HEEGANMAN
      @HEEGANMAN 2 года назад

      Waa banaantahay in khabriga dhir lagu beero ubuxuna waa dhir maanan.?

  • @jasminetaylor88
    @jasminetaylor88 2 года назад +57

    Ader diidan iyo sumaya reer jabuti jilin laguba garayo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤ my team keep going

    • @aicha-quali.88
      @aicha-quali.88 2 года назад +3

      Sumeya et didan se sont des djboutien

    • @salmitalaqueen127
      @salmitalaqueen127 2 года назад

      @@aicha-quali.88 oui soumaya ces rer Djibouti mais Diidan je sais pas

    • @inaraguehofficial8831
      @inaraguehofficial8831 2 года назад

      @@salmitalaqueen127 et didan ces le oncle de soumaya

    • @jasminetaylor88
      @jasminetaylor88 2 года назад

      Didan osi el l apel oncle prck ce le seul djiboutien dn le team les autres sont des somaliens

  • @kawtharhassan3873
    @kawtharhassan3873 2 года назад +110

    Alla sumaya see umatashay so amazing 👏wlhi m.a m.a 🥰

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 года назад +63

    Sumaya the best acting congratulation actress sumaya 😍

  • @ikraanabdulahi866
    @ikraanabdulahi866 2 года назад +16

    Wlhi waan ilmeeyay waana qiiroday filimka waa wano inta uusan dhiman cafi wallalka ama aadan adigu dhiman sumayo weeyka baxsatay jiliinka calaa kuli xaal keep going xogmaal media

  • @mohamedabdullahi8686
    @mohamedabdullahi8686 2 года назад +80

    Wallhi filimkan qalbiga ayuu taabtey😪😪😭

  • @q5636
    @q5636 2 года назад +26

    Directorka ruwaayadaano maxa sumayo inooga dileysa sumayo we love you ❤️💯

  • @mudugaawiboy9838
    @mudugaawiboy9838 2 года назад +34

    Sumayo iney run run udhimatay ila noqotay ,ax ax ,wlhy inantas waan jeclahay jiliinkeda😍

  • @Cuuudeey
    @Cuuudeey 2 года назад +98

    Sumaya the best jiliiin mash alh❤

    • @24hours10
      @24hours10 2 года назад

      Maantoo kale... 06-NOVEMBAR
      ruclips.net/video/w7-1LWJs6h8/видео.html

    • @qisoyin_cajib7482
      @qisoyin_cajib7482 2 года назад +2

      Mss A the best ladar🥰🥰

  • @MrMudane11
    @MrMudane11 2 года назад +35

    Nimco nuura--even though I have never seen before, I think she did very well on her part. Like always, the rest of the crew were just as good. Thanks a bunch guys for all the hard work you put into entertaining us for free.

  • @soodagan3048
    @soodagan3048 2 года назад +25

    Great advice, it’s good to forgive each other. Masha Allah ❤️✨💞✌🏾🇸🇴🇺🇸🌍

  • @sacdiaxasan1169
    @sacdiaxasan1169 2 года назад +5

    Wlhi wa. Film add u wanagsan o kahadlaya in leys cafiyo inta an noolnahay qofna ma oga mesha loso jiro wlhi qoralkan qorayo ilmadana wey iga socota Allow qatumada qer nogu qatim allahuma amiin😥🤲🏽

  • @bilanhussein2782
    @bilanhussein2782 2 года назад +28

    Wlhi wan ooyey wax jiro ayey ka hadleysa o waliba xanuun ah 😭😭😭

  • @ikramkeif4412
    @ikramkeif4412 2 года назад +25

    Acting rer America wu so fcnanaya ayaantn somali hdlada maalaayacnigi wey iska yareyen🥺🥰👏👏

  • @sundusadam2489
    @sundusadam2489 2 года назад +35

    Sumayo is the best actor❤🥰🥰💯

  • @caynijamac2899
    @caynijamac2899 2 года назад +45

    Diidan is the best actor wlhi keep going adeer diidan

  • @simrancali8171
    @simrancali8171 2 года назад +8

    Adeer diidan qosol igu dilay ani😂😂😂😂😂😂😂funny meshuu jooga laygama wayo❤️✌️

  • @nasromuumincabdulle4368
    @nasromuumincabdulle4368 2 года назад +2

    sumayo uurka wey ku qurxbdn thy alle hku siiyo ubd saalix ah❤❤❤❤❤❤😍😍😍

  • @amaldaganchannel4557
    @amaldaganchannel4557 2 года назад +5

    Inta filinka sumaya suu u daawato like 😁😍

  • @mahameddaahir7111
    @mahameddaahir7111 2 года назад +5

    Paristamool Is leader iyo abtiga liiban 🙏🙏🙏❤️ dad badan ayaad soo sarteyn. Fariimaha faaidada leh
    1: in la’iscafiyi
    2: ruufiyanida
    3: 4.5 shaqada qof aan kuhaboneyn lasiiyo.
    Hambalyo Hambalyo dhamaantiin

  • @barakodagan6098
    @barakodagan6098 2 года назад +40

    Walahi wan ilmeyay ax waa wax adunka ka dhaca🥺😭😭

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 2 года назад +26

    Wllhi ruwaayadan wax jiray ka hadlaysaa dunida inta la joogo in la is cafiyaa fiican

  • @halimahashimhalimahashim7593
    @halimahashimhalimahashim7593 2 года назад +14

    Waxas Dan ilmaha ohintotha igadaran allow owlat bari ah nasii yarrab ameentinna wa muhim walala Qali 💘💘💘

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 2 года назад

      Alle haku siiyo wll
      kuwo ku anfaca if iyo aakhiroba

    • @anisaabdinor5202
      @anisaabdinor5202 2 года назад

      Amiin yarabi 🤲🤲🤲

    • @munocllhi7627
      @munocllhi7627 2 года назад

      Amiiin yarabi anaga dhan nasii iyo into an heysan

    • @shukrinoor6439
      @shukrinoor6439 2 года назад

      Amiin yaa rabi🤲

  • @fatimamohamed6731
    @fatimamohamed6731 2 года назад +8

    Best film ever👌you guys deserve a medal 🥇

  • @fatxiiabdiqadir9472
    @fatxiiabdiqadir9472 2 года назад +72

    Riwayada micnahyda fahma cafi wllka intusan dhiman 😭🙏💯

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 2 года назад +26

    🙄🙄😢😢Sumaya rabbi kuuma rumeeyo iga tag iyadoo ruwaayad ah ayaanba ka naxay.

  • @sagalabdirahmaan4815
    @sagalabdirahmaan4815 2 года назад +28

    Ilin baa igasoo daadatay wa hoooy iscafiya diradirahana iska daaya waa waxyabaha cadabta alle lagu muteestee.😭😭

  • @Nurkimedia_08
    @Nurkimedia_08 2 года назад +23

    Mohamed parasitamol wlh is a great script writer I love how he brings out the daily occurrence in a theatrical way , this is surely what normally occurs in our life wlh we all ought to forgive each other before it is too late

  • @فرح-ف1ق
    @فرح-ف1ق 2 года назад +1

    Oh ya Allah this is so heartbreaking
    Wallahi it made cry
    What a beautiful movie
    Thanks to every one of the team best movie ever👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️

  • @hamzeabshir7688
    @hamzeabshir7688 2 года назад +8

    All of tbem are The hero of the actors of somali Americans
    Sumaya
    Mahamed baracetmol
    Apti.lipan
    Kapta diidan
    And others hope you good live

  • @ziizomosim6430
    @ziizomosim6430 2 года назад +20

    masha Allah runtii waa riwayada samayn leh oo waqica ka hadlaysa pleaz noo so badiya

    • @24hours10
      @24hours10 2 года назад

      Maantoo kale... 06-NOVEMBAR
      ruclips.net/video/w7-1LWJs6h8/видео.html

  • @abdullahiadanguliye8844
    @abdullahiadanguliye8844 2 года назад +7

    This film has touched my heart sumeya u made me to drop my tears

  • @queenashmi9385
    @queenashmi9385 2 года назад

    Ooooh my tissue paper got over while wiping my tears 😔😢😢😢

  • @shankarofficial7796
    @shankarofficial7796 2 года назад +35

    Sumayo wan wataa wlhi actarad buuxda horay usoco wllshy isku dhiig nanhy sister

  • @ruweydoruunruweydoibrahim4257
    @ruweydoruunruweydoibrahim4257 2 года назад +23

    Qalbiga ayuu idaabta flimkaan congratulation xogmall 👏👏👏🤳

  • @cudoonkaafiya5666
    @cudoonkaafiya5666 2 года назад +35

    Always keep your friends if right or wrong.always respect the relationship.

  • @nadarali2801
    @nadarali2801 2 года назад +2

    Wow wlhi waxan flim lama Oran Karo calosha ixanuntay cafiska Wu wanagsan yahay waliga ado qof calosha wax ugu haya ha seexan mida kle Mohamed director weyn waye m.a iyo qoraa waliba bro aqliga iyo maskaxdaba allaha Ku daayo sumayo abayo acting kaga Masha Allah adna dhmntiin wan idin wata keep going brothers and sisters

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 2 года назад +19

    Diidan wax waalan security iska hurda Wallahi Waa iga qosliyaa ninkaas Waa finest nowadays

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 2 года назад +3

    I
    Like Sumaya😍😍 she is best Actor of the year ❤️❤️ keep going sis

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 2 года назад +4

    Jecliyaa wijiga Sumayo masha allah flim qiro leh wye thanks dhaman inta flimka ka soo shaqeysi 👍👍👍

  • @foziaahmed4145
    @foziaahmed4145 2 года назад

    Way fiicnayd haddii filimkani dheer yahay. aad bay u gaaban tahay. mahadsanid. Waa sheeko aad u qurux badan. Macha Allah

  • @ikraamcabdilaahi9327
    @ikraamcabdilaahi9327 2 года назад +50

    Best actor sumaya🥰🥰🥰

  • @safiowarsame9946
    @safiowarsame9946 2 года назад +11

    Diidan waa indha adeygii oo qofa 🤣🤣🤣 keep the good work guys

  • @Anshaxofficial
    @Anshaxofficial 2 года назад +12

    Adeer Diidan Best Acting❤️😄

  • @shamsabaari7371
    @shamsabaari7371 2 года назад +18

    🥺🥺🥺🥺away iga ilali 4 film kaad umalaynayry

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 2 года назад +2

    Ammmmmmazing For Teams Xogmaal Media

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 года назад +4

    Kkkkkkkkkkk Walaahay Diidan Wuu iga qosliyay fani weyaan Haseexan mar dambe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 года назад +1

    Waaaaaaaaw Mansha Allah caadi maaha Diidan Hore u soco Magaca hajiro Abid Raxmaanku haydin xafido dhamantin aamiin yaarabi pic respect ❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋🔥🔥🔥🙏😭😭👏👏👏

  • @ikramkeif4412
    @ikramkeif4412 2 года назад +12

    The new girl her acting is very good 👏👏

  • @senatorcamaca
    @senatorcamaca 2 года назад +5

    fariintu uu filmku gudbinaya waa mid wanaagsan, laakin isku daya in aydaan dhaqane kale ku dhex gudbinin sida xabaal ubax la dul dhigayo iyo mayd lala hadlaayo maaha wax wanaagsan

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 2 года назад +1

    Sumayo ow the way she acting waz amazing wow she did it

  • @bishaaroabdullahi2701
    @bishaaroabdullahi2701 2 года назад +2

    Sumaya keep going wllahi jilitankada wabela wooooow tagero Lanber one🤩😘😘🥰🥰💋💋❤💙🖤🖤🇸🇴😘

  • @bilanhasan904
    @bilanhasan904 2 года назад +14

    I love Diidan Wlhi Jiliiinkiiza Markztaba Caadi Maaha Waa Fanny Wlhi😂😂💋

  • @husseinelmooge9129
    @husseinelmooge9129 2 года назад

    Masha Allah weyan filamka marka laga reebo xabasha ubaxa ladul dhigayo waayo waxanu nahay dad muslim ah intaasna insha allah yey soo labanin soona badala

  • @akramlugason
    @akramlugason 2 года назад +11

    Such a sad movie I got a goosebumps all over

  • @fatuush675
    @fatuush675 2 года назад +1

    Qoftaan si ayey dadka uso jidataa masha allah axsan jiliin sumaya yariseey war filimkii iga ilali 4 so bobsiiya plz❤❤❤💙

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 2 года назад +2

    Wow Xaqiiqdi Waa Filim Qiiro Io Murugo Badan Sida Loo Jiay ayaaba Kadaran Waa Another Level

  • @somaliamericantv3858
    @somaliamericantv3858 2 года назад +24

    Best Ever Film

  • @roumanH7889
    @roumanH7889 2 года назад

    Alle xalimo alle ha unaxaristo
    Best 👌 👍 😍 actres soumeya keep going 💪

  • @sagalsamolifestyle9261
    @sagalsamolifestyle9261 2 года назад +1

    Waa markii ogu horaysay oon film somali so dubto aan oyoo woow halkeedi ayaad smdhigteen 🙏🏽🙏🏽😭

  • @nadiramoumin1054
    @nadiramoumin1054 2 года назад +8

    filimka sidiisa kle top ayuu ahaa lkn 1 mistake ayad samayseen dhamadka filmka in qabuuraha ubax la geeyoh inaga diinteena ma banaynin waa shuqul gaalo plz kataxadara arimaha nuucan ah 🤚

  • @fadumayusuf4102
    @fadumayusuf4102 2 года назад +2

    Mashallah legendsThis is movie make you stress out wow love it

  • @abdihakiim3456
    @abdihakiim3456 2 года назад +4

    Should make part 2. Happy part. ❤️This was the sad part.....

  • @Tabiyesports
    @Tabiyesports 2 года назад

    Landhere wankisa cad 😀😀😀best Actor somali movies

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 2 года назад

    Inantu barasitimol qabo inanta filanka dhamaadkisa si fican bay u matashay waa good actor kuligiinba sumaya

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 года назад

    khatar weeye filmkani waa murugoonay

  • @AhmedAli-uq8rp
    @AhmedAli-uq8rp 2 года назад +12

    Sumaya deserve a golden price🏆🏆🏆🏆🥉🥉🏅🏅

  • @apdirahman5
    @apdirahman5 2 года назад +21

    Odayga waa funny wllhi waardiyaha😁

  • @adhi_cademedia5786
    @adhi_cademedia5786 2 года назад +1

    Somali best actress sumaayo walahy qof siday wax uu jisho oo jili kara ma leh, , mustaqbal weyne bay ku leedahay Somali cinema 🎥 yada iyo paracetamol iyo BR

  • @CabdicasiisFarxaan
    @CabdicasiisFarxaan 2 года назад +5

    Filimkaan waa cajiin fariin ficana wuu sidaa laakiin waxaan shihilahaa inta ubaxa oo qariga lala hadlayo waa qala waana wax hidida laga soo min guuriya ee halaga saaro

  • @baliilyare
    @baliilyare 2 года назад +2

    Qabriga ubax la saryo dhaqan kena mahan inta kale waa top 🙏

  • @hafsaluckycooking9162
    @hafsaluckycooking9162 2 года назад +5

    Sumayo best action congratulations

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 2 года назад

    Jiliinkina aad buu iiso jiitay sumayo is best actor lkin qeybta dhimasha wn ka naxay allow cimri dheer iyo cafimad

  • @yasminmohamedmaai5067
    @yasminmohamedmaai5067 2 года назад

    Sumaya Amazing lk Aniga Part ka la dimanayo wan Dithi laha.....

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад +2

    Wow best film 🎦 waan kahelay filmakaan landheere iyo partimool iyo abti liibaan iyo sumayo best jiliin 🥰😍😍

  • @abdullahideeq6022
    @abdullahideeq6022 2 года назад +1

    Maxamed pracetamol i never thought inad such can flimkan inad sameni karto wad lasodahde keep more

  • @Dagan721
    @Dagan721 2 года назад

    Inkasto film yahay hadana dhimasha ka baqayaa Sumaya dhimasho danbe ha matalin love Sumaya

  • @mulkijabuuti1621
    @mulkijabuuti1621 2 года назад

    waay way waad iga ooh siiseen qoraalka xitaah sih fcn uma jeedin 😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @fatxaomar9856
    @fatxaomar9856 2 года назад

    Amiin yaa rabi illahow gabdhaha nobarakee wiilashana noxafid guriyan gabar joogin waa cidlo

  • @ZakariaArap
    @ZakariaArap Год назад

    De 1 & only zuu de actress in somali society

  • @goohemustafe8731
    @goohemustafe8731 2 года назад

    Sumayo inta ila aragta inay queen canab uekaatay like dhac kusiii

  • @MohamedOmar-ti9om
    @MohamedOmar-ti9om 2 года назад +7

    Kan waa matankeygi so funny😀🤣🤣😁

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 2 года назад

    Wlhi wan runba ola ooyay sumayo saxiibteed sumayo is the best atariisho

  • @sirinyusuf4105
    @sirinyusuf4105 2 года назад +1

    Hoyaday umushay ku dhimatay illahay haw naxariisto wallhi qalbigan ka oyay 😭 igu soo duceeya. Walalayal 🙏

    • @suhaybdahir7222
      @suhaybdahir7222 2 года назад

      Ilahay ha unaxaristo hoyo anigaba hoyaday mar dhaw ayey iga dhimatay ilahow unaxaristo dhamantod🤲🤲 😭😭😭😭

    • @sirinyusuf4105
      @sirinyusuf4105 2 года назад

      @@suhaybdahir7222 illahay naxariisti jano haka warabiyo hoyooyinkeen illahay inagana umadena hayno sakhiro

    • @NajibHassan-rg2wh
      @NajibHassan-rg2wh Год назад

      Allah haw naxaristo 😭

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 2 года назад

    Alle cawa filimkan wa qalbi xanun reer xomaal wa idin wataa masha allah hore usocda

  • @falisqodax8906
    @falisqodax8906 2 года назад

    noo soo badiya filimada bal hindiga niiga reestee❤😀

  • @anisaf3683
    @anisaf3683 2 года назад

    😞 Wlhi this video is really what people need

  • @somaligirls6259
    @somaligirls6259 2 года назад +8

    Inkastoo uu film yahay lkn hadana aaad u qiiroodey 😭😭😭.

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 года назад

    Filimkan micnihuusu wuxu kaa turjumaya cafi qofka wallalka ah intisan dhiiman oo aduunkan kaa tegin Maxaa yelaay Maar hadi u dhiinto diib uma arkeysid weliga Ilahaay ha naa wadaa cafiye❤️❤️❤️❤️