Riyooyin Meel Kale Aadan Ka Heleynin Waligaa Fasirka Carshiga Kursiga iyo Looxul Maxfuudka Riyadoda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 июн 2024
  • #sheekh #riimi #channel

Комментарии • 13

  • @SumayaCabdi-xv6gk
    @SumayaCabdi-xv6gk Месяц назад +5

    Salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam ❤️ ♥️

  • @rushqurux905qurux4
    @rushqurux905qurux4 Месяц назад +1

    Allaaa riyadhaaan ano yaar ayan kuriyodiii ano carshigaa hustisaaa jogaaa illahey huskisaa harsanayaaa😢❤

  • @AlinoorSheikhAli
    @AlinoorSheikhAli 26 дней назад

    ILAHOOW NOO NAXARISO ADIGA NUUR oo Ghafur Rahim oo Rahman oo khaliq. ILAHOOW ADIGA QADIR oo boqorka qiyama ahe naxaristada weyn nuga janney EE aan qalbi bini Adam ku so dhaceynin. AMEEN.

  • @dekanuur4821
    @dekanuur4821 28 дней назад

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam

  • @user-pn8se3kx3z
    @user-pn8se3kx3z Месяц назад +2

    ❤❤❤❤❤

  • @shukriomarmohamed2076
    @shukriomarmohamed2076 Месяц назад

    Asc jisaakalaah

  • @musiclyrics7674
    @musiclyrics7674 Месяц назад

    Asc sheikh riimi please meel aan kaala soo xiriiro ayaan u baahanahay

  • @deqosheikhisaq
    @deqosheikhisaq Месяц назад +1

    Asc ❤❤❤❤❤ sheikh waxaa ila jogta gabar aan Daris nahay waxee tiri sheikha ii wedii waxan ku riyoodaa gabar dumaashiday ah marwalina habeen horey ayaa ogu dambesay waxaan ku riyooday anigoo kurigeeda jooga Uma dhaqaayo gurigeeda ayadana ey ii shekeeneso

  • @manaalmohamed3105
    @manaalmohamed3105 Месяц назад

    Shikh waxaan ku riyooday anoo imtixaan ku guleystey oo jaiso la isiinyo wax barsho 15 kahore iigu danbeyse

  • @hodanaabdiwahab7550
    @hodanaabdiwahab7550 Месяц назад

    Asc sheekh waxan kuriyooday bisad madow oo igu dhahaysa wad dhimanaysa intay ileeftay tuur teleefon

  • @user-pf7do4gs8e
    @user-pf7do4gs8e 7 дней назад

    Asc shiek waxan ku riyote anigo ila so doonanayo wilka an jecel hooyo waxee dehesa nika iska daf iku dehesa plz iso mar baadan ku so qore

  • @bashedahir4186
    @bashedahir4186 Месяц назад

    Asc sheikh riimi waxan ka mid ahay dadka ugu horeya ee ku dawada mudo 6 sano ah balse dhowr jeer baan riyo kusoo qoray plz iga so jawaab waxaa ku riyooday anigo magalada banankeyda ubaxaya kadib magaladan joogo buuro maleh balse buurta waxay ku taallay koonfurta magaladen joogo riyo ahaan marka buurta gadasheyda waxaa kasoo baxay bill dayax 2 ama 3 aan ku qiyaasayo balse buurta hoosta waxaa suran calan kalarkiisu yahay basali oo magaca weyn ee ALLAH oo afcarabi ah ku qoran yahay raayo buu markaa u ekaa dadkuna way dawanayeen

  • @BahjaMuqtaar
    @BahjaMuqtaar 27 дней назад

    Asc sheeko waxan ku riyooday Arooskeyga oo la qaban qabinayo sheeko maxa lagu fisira laba jeer Ayaan ku riyooday sheeko aniga waxan ahy nag laqabo sheeko ifisir