Riyooyin Kuugu Bishaaraynaya Maal iyo Lacag Xad Dhaaf ah irsaaqad Tira Badan Xisaab La,aan 8 Riyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Riyooyin Kuugu Bishaaraynaya Maal iyo Lacag Xad Dhaaf ah irsaaqad Tira Badan Xisaab La,aan 8 Riyo Hanti Meel kasta aad ka Buuxinaysaa Hadaad Sidaan Ku Riyooto

Комментарии • 57

  • @MandeeqCabduqaadir
    @MandeeqCabduqaadir 4 месяца назад +2

    Sheikh ilaahey haku xafido ani caano galaas iyo bakeeri woxoo ahaa ma xasuusto anoo cabaayo iyo timir aaku riyoo day isla cunaa yay ma dhaween alxamdulilaah sheikh riyo aan raway inaan kuu sheego anoo socdo baa baabuur amo gaari sidaad u taqaanid ba baabuur ka igu dhacay kidib dhaqtaro aa mar kiibo anoo la joogo lee arkaa kidib madaxaa u xernaa midka mid ah gawar ineey eheed aan u maleey naa qof kale neh woola jiray kidib madaxa inoo dilaa cay iga noqday micnaha madaxa woo dilaa cay qeeyb ka mid ah markaas dhaqtaradii aa wexeey dhah day intee madaxeeyga qawatay ilaaheyoow suura tul al cimraan iyo suura tul al mulk dartooda kufiic neey sii meesha neh gacanta eey saartay kidib intaas waaye riyada lkn sheikh Ani markaa seexan raway sura tul mulk waan aqris tay haween kaas qof kii aqriyo haween kii cadaabul qabriga ooka badbaa daa ilaahey aaka badbaadi naayo nabiga salalaahu caleeyhi wasalam aa noo sheegay ilaahey qeer hakugu awaal mariyo iisoo sheek

  • @hodanelmi7109
    @hodanelmi7109 4 месяца назад +1

    Asc sheqa waxaan kuriyodaya guuriga ogubaanayo iyo xarkurafanayo dhorajera

  • @AbdusamadKadir
    @AbdusamadKadir 4 месяца назад +1

    Sheekh waxan kubriyooday beer muusa op danyeer intu so galay midhihii dhulka wada dhigay ee sheekh ifasir riyadaa

  • @xabiiboaxmed5482
    @xabiiboaxmed5482 4 месяца назад +1

    M.a sh ani waxan kuriyooday tufaaxa gurigeena kaabaxaayo oon soo guranaayo❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 3 месяца назад

    Shukran yaa sheekh

  • @khdijaadan8512
    @khdijaadan8512 4 месяца назад

    sheikh badbadu Allha haku barkeyo

  • @SaciidoMahamed-pl2nd
    @SaciidoMahamed-pl2nd 4 месяца назад

    Allah kubarkiyu

  • @ifraaxabuukar4680
    @ifraaxabuukar4680 3 месяца назад

    Sheikh fariintyda hdd aragto alle dartii igu so jwb wxn ku riyody nin aan aqoon u lehen oo isiinaya boorso lcg oo dollar ah wliba cusub lcgta lkn marku iidhiiby ka dib wn qiyaamy oo xooga lacaga ayan Kala

  • @deibiiali2743
    @deibiiali2743 4 месяца назад

    Allahu Akbar 7 kamid ah wlhi waan kuriyooday lkn tan dameerta Faras ayu ahaa ee hadi aad faras dhihi laheyd 8daba waan arkay baan dhihi lahaa sheikh Alle haku karaameeyo aduun iyo akhiroba. Hadi aan heli lahaa whatsapp aan kala soo xiriro wax badan baan kuso suali lahaa sheikh

  • @NimcoAli-mq2zr
    @NimcoAli-mq2zr 4 месяца назад

    Asc sheekh waxaan ku riyooday anig
    Gaadhi isleh kor oo korikariwaayay
    Markant koroba dub udhacaya shiikh iisoo fasil

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 3 месяца назад

    ASC shekh waxan ku riyoday aniga iyo Eda dey o isla socono ayaan aniga guranaya miraha lo yaqaan farowle ama strawberry waxana u dhibayey Edo sidaan u gurayey ayaan waxaan ku tagay bahal weyn o u eg manso lugaaley waxna ima yelin e wan ka so tahay

  • @AbdiAli-bz7ld
    @AbdiAli-bz7ld 4 месяца назад

    Sheikh wxn kuruyoday roob da'ay biyo dhigay dhulka biyuhu jifaan riyakale wiil 7sano anan arag ayan habsiyey ilin iga timid please ifasir

  • @JamiiloXusen
    @JamiiloXusen 4 месяца назад +1

    Aniga waxan kuriyodey iyado bada sofakatey wlh Marna wiilkeyga odhimaha

  • @bashedahir4186
    @bashedahir4186 4 месяца назад

    Asc sheikh kwrn qof ka ku riyoodo magaca weyn ee allah oo calan kalarka basasha ahi leh

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 4 месяца назад +1

    Masha'ALLaah

  • @DrMohamedAmiinAweys
    @DrMohamedAmiinAweys 4 месяца назад +2

    Aniga waxaa ku riyooday saytuun timir qumbaha oo dheer oo taagan.
    sheekh saaxiib keeyga.
    taaganyahay.
    Caano anoo cabaayo gabar isiineeyso ayaa ku riyooday.
    Hadaa helo xoolahaas INSHA ALLAAH UMADA ISLAAMKA WAX AYAA U QABAN الله iisoo dadaji YAA ALLAAAH AAMIIIN

  • @SaciidCabdulahisalaad
    @SaciidCabdulahisalaad 3 месяца назад +2

    Shaq wXan ku royoda habaryartay haben walba habenki udanbeysay ayadoo araas ah oo taash xiran oo roob dhiig ah ku da'aya wal al ifasir jasakumu lah

  • @Lobahan-g3p
    @Lobahan-g3p 3 месяца назад +1

    Shiqow ilahey qar gakusiyee iso jawab wan kuriyodhe ano qawan ooo lawa qof i arkayan maiskumaleyo inaa qawanhye dar cusub neh jaranoyo oo isku qarinayo xasaa ahye😢

  • @MaxamednuurDheeraad
    @MaxamednuurDheeraad 4 месяца назад

    Yaashikh cabal badan ckuhena ilahe haku Barcelona waxan kaaodi sannena indi nosowaresatit shekhen sheekh xasan ibrahm ciise

  • @zohourimoiseelie9063
    @zohourimoiseelie9063 4 месяца назад +1

    Haaaa aniga wan arkaye riyada canaha ku jira biyaha wabiga caag ayeye ku jirin damirkana wan arki gid mirahana wan arki sheikh

  • @MadinaMahmoud-gt5hg
    @MadinaMahmoud-gt5hg 3 месяца назад

    Asc sheikh waxan ku riyode anon hal canbo cunaya

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 месяца назад

    ASC SHIIQ ISO FASIR RIYADA BUUR DHAYMAN AH ANIGO ARKAYO OAY NIMAN QODANAYAN ANIGAN ANLEYAHAY HALKAN YALEH HALKAN YALEH OLA IGU LEYAHAY BUURTA DHEXDEDA CIDNA MALEH KASO QABSO MAL DHAYMANKA KALA BAXDOQ HOYO GROP AHAY SHIIQ PLEASE ISO FASIR

  • @SundusIbarahim-ww5tn
    @SundusIbarahim-ww5tn 3 месяца назад +1

    riyada biya nadiif ah waan arkay mashallah

  • @rukiausman135
    @rukiausman135 4 месяца назад

    Asc, noo soo badi riyoonika fasirkooda please 🙏,
    Qaasatan riyooninka treenka iyo ilmaha ku saabsan

  • @haleemaryd1941
    @haleemaryd1941 4 месяца назад +1

    السلام عليكم

  • @AmiratuAlhijab
    @AmiratuAlhijab 4 месяца назад

    Waxaan ahay marwo usbuucyo ka hor waxaan ku riyooday geed cambe aniga oo ka gurinayo markaasi kadib habeen hore hadane waxaan ku riyooday aniga oo dukaan joogo caano iibsan rabo gasac waliba aan furo lacag dollar oo waraaqad ah waraaqad walibana boqol ah ka buuxdo allow ii rumee riyadeyda

  • @mahamedhussen2816
    @mahamedhussen2816 3 месяца назад +1

    Ha canbulo iyo bariis labadan mid oo ahay cano an ku cunayay

  • @nimcomaxamed4762
    @nimcomaxamed4762 4 месяца назад +1

    Haaguriga gubanaya ayaan ku riyooday anaga oo faqiir ah dabbed faqrii Waa kabaxnay

    • @Asmoqurux-z2p
      @Asmoqurux-z2p Месяц назад

      Masha allah wax aad sameysay ma jiro si aad faqrigaa uga baxdo please jawaab

  • @shukriyussuf9511
    @shukriyussuf9511 4 месяца назад

    Aniga anoo marodee ifijisanayo ayaan kuriyodee manaa kufin ee waan cararee ee baal sheqow ifasir

  • @NaasirGabiley
    @NaasirGabiley 4 месяца назад

    Sheikh wax ku riyooda aniga dameer saaran

  • @MakaAbdala-kv2tq
    @MakaAbdala-kv2tq 4 месяца назад

    Aniga iyo familkeyga ayaan Ku riyooday anagoo maroodi saaran

  • @MursalMaxamed-n9e
    @MursalMaxamed-n9e 4 месяца назад

    Sheekhow ani wxn ku riyooday fardda marar badan ku riyooday😮

  • @MaxamednuurDheeraad
    @MaxamednuurDheeraad 4 месяца назад

    Rabigedartisa ujaeelnahy

  • @saidabashir7021
    @saidabashir7021 4 месяца назад

    Ascw Walaal waxaan ku riyooday qofdumara oo indhashreern cuing gacanta haaysata baa albaabka igusoogaraacdy waxaayna itiri walaaleey nikaaga baa iqaba ilmahan dhalay gaajo baa nahaayso meelaan adomahaysano waan soogaliyey gurigeega markaas aad iyo aad baan u naxaay after two months wuxuu aaday soomaliya wuuna guursaday wiilna waaydhashay walgeena kumafakarin inuinaag guursanaayo

    • @saidabashir7021
      @saidabashir7021 4 месяца назад

      Sorry marksa xaarabaa inliifasiri riyadaan

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 4 месяца назад

      Yaaab waa lagu tusay abayo waxba ha kamasayrine reerkaaga hayso

  • @ismahanabdulqadir1926
    @ismahanabdulqadir1926 4 месяца назад +3

    ❤❤❤❤1

  • @khdijaadan8512
    @khdijaadan8512 4 месяца назад

    Ayam han filis laam jogatit miya wad madowatahaye

  • @sumayahassan6900
    @sumayahassan6900 4 месяца назад

    Waa run beerta riyada koobaad

  • @fartuunmahamed3827
    @fartuunmahamed3827 4 месяца назад +1

    Miraha,bakuriyoday in badaan canab iyo ku badan o.kale galeey xataa vaano geel

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 4 месяца назад

    Iyo anigoo safarah

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish 4 месяца назад

    Yes

  • @SaciidoMahamed-pl2nd
    @SaciidoMahamed-pl2nd 4 месяца назад

    Haa

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 4 месяца назад +1

    Anigaa ku riyoode gurigayga oo biyo ku soo buraqanaayo o ku dhaxa socodo

  • @XasanInraahin-yn4mj
    @XasanInraahin-yn4mj 4 месяца назад

    Wll riyada qashinka ii soo fasir

  • @bashedahir4186
    @bashedahir4186 4 месяца назад

    Kareeto dameer anigoo saaran madaxtooya dowlada somalia u socda mana igu ciyin

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 4 месяца назад

    Waxaan kuriyooday anigoo miro cunaaya

  • @amranmoha2357
    @amranmoha2357 4 месяца назад

    Haaa canaha iyo lin bambelada jalaha ag

  • @MulkiMahmoud
    @MulkiMahmoud 4 месяца назад

    4haan o cano ah sarita ley so dhigay leyna furayo

  • @mulkihussein9538
    @mulkihussein9538 4 месяца назад

    Waxan habendhaw kuriyooday guridhismo kusocda aan kudhexjiro lo o dhawrneef oo buurburana igula jiran sheekhow taas maxay tahay

  • @bashiirmaxmed1697
    @bashiirmaxmed1697 4 месяца назад

    Shiidkow roobdaya daad guigayga soogalay sidi inusaqiyad girigayga dhexmarayso

  • @khdijaadan8512
    @khdijaadan8512 4 месяца назад

    wijigago quruh bunoqaday

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 4 месяца назад

    M.sanid .