Комментарии •

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 2 месяца назад +19

    Jazakumullahu kheir jamiican shekha iyo daadiyaha barnamijkaba 🎉

  • @user-xr6gm2vw2s
    @user-xr6gm2vw2s Месяц назад +4

    Ascwwbr sheikh waxaan ku riyooday abaheey oo dhintay meel buur ah meshana aay bacaad tahay saqa saaqana ka baxay mesha fulitaan keeda ay dhib ku tahay markaas ayuu ileeyahay waryaa kaalay mesha imari markas ayaan huradada ka kacay riyadaaas inaad ii fasirto sheikh barakallahu fiik

  • @user-yh2ev6mi1d
    @user-yh2ev6mi1d Месяц назад +3

    Wall zheikha waxa weydiisa hooyaday ayaa ku riyootay hooyadeed oo ah aniga ayeyday waxay ku riyootay ayadoo quruxbdn waliba aad waxayna ku tidhi hooyo janadii magashay ayaduna waxay jawaab ugu celibacy haa hooyo Baraka laah

  • @JABIRHANGULE-xu7gd
    @JABIRHANGULE-xu7gd Месяц назад +2

    Wll luqman maxamed faarax numbero nuuma saarna shaashada dinaca youtubka arintaas naga haqabtira si aan uga faitheesano sheekha shukran

  • @mohamedaden2350
    @mohamedaden2350 2 месяца назад +12

    Walaalow waxaa shaykha waydiisaa qof ku riyooday i sagoo jaranjar koraaya kadibna salaad ku xirtay qof mayti ah lana dhahay waa janatul fardows بارك الله

  • @MuxuboCilmi-kz1zf
    @MuxuboCilmi-kz1zf Месяц назад +1

    Sh. Waxan joga magalada boorama waxan ku riyoday qof Ayan hadal hayay Wan se day kabacdi waxan ku riyoday anoo jiri riyoday ku cunay sh. Ifasil waa hooyo

  • @hassanalwajid4607
    @hassanalwajid4607 2 месяца назад +5

    Wll waxan u baahnahay iney ley fasiro riyadan wll xagee kala Soo xariir

  • @user-bl8qr4fn1m
    @user-bl8qr4fn1m Месяц назад

    Asc wll sheekh waxad iwaydiisan
    Waxan laha mudo badan xanuunka cilaajka meel walba wan ku dhici jiray wax barashda iyo shaqada guriga way idhibi jiratay xata xajigiiii wan nacay baqara ayaan la simay dhegysigeda guriga Ayan ku shida kabacdi waxan ku riyooday odayaal geed fadhiya o lay gu leyahay kuwasa ku sixraye ayatul kursi aqari wan aqariya marksta habenkina naqaska i qabata wan qayliya cidina ima maqasho markan niyada ka aqariyo aytul kursi wan ladanda alhamdulliah hada hadana haben dhwyd ban ku riyooday wax wayn o madaw o idilaya markan ayad kursi akhriyayna wixiii wu ba bay
    Sheekh jasakallhu khyar ❤

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u Месяц назад +1

    *sheq iyo wll luqman alle haidin barakeyo ani riyo raba in leey fasiro inte kuso diraa wll luqman alle haku barakeye

  • @arwamustapha8969
    @arwamustapha8969 2 месяца назад +1

    Thanks adiga iyo sheekh baaaaa

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 2 месяца назад +3

    E-mel soo qora aan ku soo dirnee Jaza kalah kheyr.

  • @RuqiyaNouh-ch9oe
    @RuqiyaNouh-ch9oe 2 месяца назад +2

    Wll riyoyin Ayan Raba inla fasiro insha aallaah

  • @mohamedaden2350
    @mohamedaden2350 2 месяца назад +1

    Asc walaale adi iyo shaykh siciid ba waan idin salaamayaa

  • @FatnaAlly-go7yt
    @FatnaAlly-go7yt Месяц назад +3

    Tafsiri

  • @mohamedqalib1842
    @mohamedqalib1842 2 месяца назад +1

    Asw sheikh Said magacayga waa mohamed Ali waxan ahay nin xasleh laba beer kabo ah ayu jire ega cunay.

  • @KhadaraCabdilhi
    @KhadaraCabdilhi 2 месяца назад

    Asc wll waxan ahay inan waxaan ku riyooday laba neef o loo iyo ri labduba way dhalyeen i fasira sheekh

  • @mohamedaden2350
    @mohamedaden2350 2 месяца назад

    Asc sxb shaykh siciid waxaa ii waydiisaa qof ku riyoon jiray i sagoo la cayrsanaaya oo kaduulaaya kuwa cayrsanaaya iyo a qofkii malag duulaaya baalahiisa eey wax yar u jiraan sida har oo kale hoos socda

  • @RuqiyaNouh-ch9oe
    @RuqiyaNouh-ch9oe 2 месяца назад +3

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 Месяц назад

    Asc bacadal sallaan sheekh iyo luqmaan wan sallaamay waxaan ku riyoodey misaajid aniga oo sii galaya oo madow dhica roga laga qaaday

  • @hawahawa5612
    @hawahawa5612 2 месяца назад

    ASC SHEIKH WAXAN KU RIYOODAA MAR WALBA CARUURTEYDA OO YAR YAR OO AAN WEYNAAYO AMA BIYO IGAHA DHACAAYO CARUURTANA WAA DAD WAAWEYN OO JAMACADA DHAMEYEY OO WADA SHAQEEYA. JZAKLLAH QEYR

  • @KhadraCumar-bj5bg
    @KhadraCumar-bj5bg 2 месяца назад

    Asc wan Idin saalamay guri wayan oqurax banana waxan fadhisaat qolka fadhiga way igu soo noqo noqata waxan aha gabadh so martay awlaad malihii

  • @amaladan2467
    @amaladan2467 Месяц назад

    Email ku meeeh walalo shaashada kuma qorna waxba….. fadlan cidiii garanaysa Email ka ii soo qora 💜

  • @user-bm4pw1yb5c
    @user-bm4pw1yb5c Месяц назад

    Sheeq waxaan kuriyooday anigoo dad lajooga ayaa wax shinbir buuwaayo ayaa i imaaday dadkuna waxey igu dheheen mas kaxda ayuu kaala baxaa kabacdi hadana waa kaala baxay aya ligu dhahay gac maha aya liga xiy bira kulul ayaa ligu guway anigana waa il meyay ani ahaan taydana waxaan ahaaa waxaan ahay gawar wanaag san ilaa hada waan laya banahay😢😢😢😢😢😢😂😂😂

  • @user-xb2vs5ku4t
    @user-xb2vs5ku4t 2 месяца назад

    A s c shiikh wxaan ku riyoon hoyadey o dahab dhago ah iyo dhar cusub ii had yeyn wxaan Kalo kuriyodey anoo dahab matagaya

  • @NimcoCali-oz3rj
    @NimcoCali-oz3rj Месяц назад

    Shugran shekh

  • @ruqiasheikh9579
    @ruqiasheikh9579 Месяц назад

    Asc xageen ku soo riyo aan riyooday jazaa ka leh Khayr

  • @ShamsoJama-s1q
    @ShamsoJama-s1q 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuxuboCilmi-kz1zf
    @MuxuboCilmi-kz1zf Месяц назад +1

    Sh. Lambarkaga nooso qof

  • @umumeysara223
    @umumeysara223 Месяц назад

    Intee kala xiriraa sh igu cawiyo somaaliyay

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 2 месяца назад +2

    Xagee lagu diraya

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 Месяц назад

    Please ma noo soo qori kartaa Email ka MM TV si aan riyo igu soo noqnoqoto ugu soo qoro Mahadsanid

  • @ShamsoJama-s1q
    @ShamsoJama-s1q 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safahussein8180
    @safahussein8180 Месяц назад

    Royooyin bn rabaa in layfasiro pleas hlkee lagu soo diraa riyooyinka

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 2 месяца назад +2

    Xagee riyada lagu soo diraa wllyaal meesha Lambar iyo Email kuma qornee ?

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 2 месяца назад

    Riiyo ayaan Ku riiyaaday lkn. I want post here because want post prayitly

  • @hindiyoosman3298
    @hindiyoosman3298 Месяц назад

    Asc waxaaan rabay in aaan kuusooo dhiibto

  • @xasancariif6510
    @xasancariif6510 2 месяца назад

    Asc sheekhoow numper shaashadda kuqoran malahane bal isbuuca xiga kusoo qor haddii alaah idmo

  • @user-sf8nl3cj2b
    @user-sf8nl3cj2b 2 месяца назад

    Wll number ka me mba arkyno lgu so dire

  • @foodeyali6606
    @foodeyali6606 Месяц назад

    Sheeq waxan Ku riyoode walaashey oo I dhiibeysa gabar yer

  • @user-tb8fm8xr9m
    @user-tb8fm8xr9m 2 месяца назад

    Asc wllo numberka so sheega

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 месяца назад

    Asc luqman soo adiga qaban waayay xageen kusoo diraa?

  • @RuqiyaNouh-ch9oe
    @RuqiyaNouh-ch9oe 2 месяца назад

    Wll sidelola soxidhikara sheekh

  • @AsmaMoustaphe-oi8bm
    @AsmaMoustaphe-oi8bm Месяц назад

    Xagee ka hela numèro ka wll

  • @missjano8249
    @missjano8249 Месяц назад

    Suualaha halke lagu so diraya mmtv

  • @hiboguuled8062
    @hiboguuled8062 Месяц назад

    Maxaad kayaray seende wakhtiga hadayba tahay todobaad kiiba halmar bisinkaka waa inaad kordhisaan culimada carabtu 2 casadood ayey fasiran riyada

  • @zainababdirahman3789
    @zainababdirahman3789 2 месяца назад +1

    Asc
    Sidee loo soo diraa riyada

  • @user-kz3mv9si9z
    @user-kz3mv9si9z 2 месяца назад +2

    Xageen idinkala soon xidhiidha

  • @user-kh3fr9yf5z
    @user-kh3fr9yf5z 2 месяца назад +1

    Xageen kusoo diraa

  • @zaasuusadaq
    @zaasuusadaq 2 месяца назад

    Xagee lagu diraa riyada

  • @AkShandaqiiqo48
    @AkShandaqiiqo48 Месяц назад

    Salad Maribor but natujiya

  • @user-kh3fr9yf5z
    @user-kh3fr9yf5z 2 месяца назад

    Numperkan aan kusoodiro isheeg

  • @yusuffarah9413
    @yusuffarah9413 2 месяца назад

    ACW WALAAL, tel. ma ka muuqan shaashadda fadlan noo soo gudbi

  • @abdijamac1086
    @abdijamac1086 Месяц назад

    Sax

  • @jamacxirsi8598
    @jamacxirsi8598 Месяц назад

    Bisinka

  • @SuadNoor-ub5vq
    @SuadNoor-ub5vq Месяц назад

    Telka nooso qor

  • @habibohassan1101
    @habibohassan1101 2 месяца назад +1

    Xagee kusoo Dirnaa