REER SUURATUL BAQARA BISHAARO AYAAN IDIN WADAA WELIGIINA MAJOOJIN DOONTAAN BAQARA DAAWO VEDIOGAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 июн 2024
  • #sheekh #riimi #channelsubscribe

Комментарии • 75

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 15 дней назад +2

    Maanshaallah .

  • @misalsadik7731
    @misalsadik7731 Месяц назад +13

    Bismillah rahmani raheem ilahow umada musliminta damantodh unaxariso

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 Месяц назад +8

    Shiikh allaha ku barakeeyo qisooyinka suuratul baqra noo soo badi

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 4 дня назад +1

    Maanta bilaaway waxaa alle ka rajaynh in ilhy igu caafiyoh culesknh iga dulqadoh guur wanagsanh isiiyoh insha allh 24/july/wed ❤

  • @nuurofaarax7940
    @nuurofaarax7940 Месяц назад +6

    Shiikh naagtyta ha dhihini xaaskyga dheh

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf Месяц назад +3

    Masha allah allow no siyadi maradadayadana naku siyadi noguna naxariiso cafimaad kana no siyaadi inta xanusanaysana allow caafi❤❤❤

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n Месяц назад +2

    Shukran shiiq allaah kubarakeeyo suradaan waa cajiib anaa kaga ladnaday xanuunkii soobadi shiiq qisooyinkeeda

  • @ZuberAdan-zx3yt
    @ZuberAdan-zx3yt Месяц назад +7

    الله أكبر 🎉❤❤

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 Месяц назад +6

    Masha Allah waa aqriyaa salada subax kadib waa ku liibaanay Alxamdulilaah

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n Месяц назад

      Meqa waday baayo

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n Месяц назад

      @@Ramlo713 Wa aqana Wa aqriya lakin joogtenta isku Kari lahay baayo

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n Месяц назад

      @@Ramlo713 wax Ika taabto Hal iyo labo

    • @user-ih1ox8ju7f
      @user-ih1ox8ju7f Месяц назад

      ​@@Ramlo713abaayo mcn xiliga period ku joogo caadada maxaad sameysaa ma joojisaa

    • @user-ih1ox8ju7f
      @user-ih1ox8ju7f Месяц назад

      ​@@Ramlo713abaayo si gaar ah ayaan rabaa inan kula hadlo plz isoo jawab

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 Месяц назад +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 26 дней назад

    Asc wr wbr, SheekhRiim, Sheekh

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Месяц назад

    جزاك الله خيرا اخي الكريم الله يحفظك وايبارك فيكم وجزاكم كل خير الجزاء اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا الحمد الله حمدا كثيرا طيبا مبارك

  • @user-jq3hb6qy5d
    @user-jq3hb6qy5d 26 дней назад

    Sheekh lanberkaga helke ka helaaaa

  • @FoziyoAdam-su3do
    @FoziyoAdam-su3do Месяц назад +2

    Sheekh allaha ku barakeeyo riyo ayaan kuriyooday waa muhiim inaa ii fasirto allaa kugu dhaariye cage lagaa la sooxariira

  • @suheyabdullahi1974
    @suheyabdullahi1974 Месяц назад +4

    Sheekh 2 sano aya kugu xiranahay marka duco allaah dartiisa igu ducay guur wanag san allaah ino igu risaqo.

    • @zeytunmoha8242
      @zeytunmoha8242 Месяц назад +4

      Byo istiqfrta bdhi iyo saliga nabiga... afanan edhebsn yutupketha frso wxbxhn kafithi wlhi dadbhn ayaa kuhirn plz frstha yutupks

    • @najmamohamed6466
      @najmamohamed6466 Месяц назад

      ​@@zeytunmoha8242beenta maahan wale

  • @MuridiNuune
    @MuridiNuune 14 дней назад

    Aamii

  • @umudiyachannel7502
    @umudiyachannel7502 Месяц назад

    Masha Allah alxmdu lilah ❤

  • @user-pt2om2yr8y
    @user-pt2om2yr8y Месяц назад +2

    Mashaa allaah och

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Месяц назад +1

    Asc mashallh Allha kuxfdo

  • @zackofficial129
    @zackofficial129 Месяц назад +2

    Waan akhriyaa waa ilaabaa markaan cidhi badan dareemo ayaan akhriyaa

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Месяц назад

    Masha Allah shiikh

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Месяц назад

    Maantaa maa akhriin 😢😢😢

  • @user-dd3py9ee7k
    @user-dd3py9ee7k Месяц назад

    Sheekh allaha ku xafido waxaa rabaa nabarkaaga

  • @AishamahamedHussein
    @AishamahamedHussein Месяц назад +2

    Mhdsnd Sido kle ciid wngsn Allah ha nofududeyo Aamin Yaa rab

  • @suqraabdikani8198
    @suqraabdikani8198 Месяц назад

    Waan aqriya marmar ka caajisa meehe allaha nagu arsaaqo qeyrka insha allah❤

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b Месяц назад +1

    Salalaahu calayhi wasalim

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow Месяц назад +1

    Asc dhamaan ikhwaanii wa aqwaatii waa xanuun sanahay iisoo duceeya in allaah I caafiyo

    • @asliahmed4844
      @asliahmed4844 Месяц назад

      Ilaahoow caafimaadi walaalkan Allaha ku caafiyo wll bi'idnillah kariim

    • @AhmedgabowGarmadow
      @AhmedgabowGarmadow Месяц назад

      @@asliahmed4844 jzk aamiin markasto dukato iisooduceeya

    • @AhmedgabowGarmadow
      @AhmedgabowGarmadow Месяц назад

      @@asliahmed4844 jzk markasto dukato iisoo duceey

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Месяц назад

    Allahuma amiin

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf Месяц назад +1

    Ani waa waas ayaan ladhibanahay mida kale waxaan kusikta in aan danbi la iidiraayo aan sameeyo awood ima lihi in aan iska dhaafo😢😢😢

    • @istahila.mohamed3275
      @istahila.mohamed3275 29 дней назад

      Alla baayo intuusan meel xun kaa ridin shaydaanku isdaba qabo. Waxaad akhridaa ducada laa ilaaha ilalaahu waxdahu laa shariika lahu lahu multi walahul xamdu wa huwa calaa kulli shay in qadiir.waxaad akhridaa suuratul baqara . Waxaad akhridaa suuratul naas iyo falaq. Baayo haddii uu kugu bato dhib bay ku gelin karaan. ❤

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 Месяц назад +1

    Scw scw scw

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p Месяц назад +1

    Alx sheekh aniga odaga shaqa la.aan uga hesaa isoo duceeyo
    Waxba igama halesno lkn walwal dareemaa 😢 allaaow shaqa noo sahal aniga iyo xajigeyga 😢

    • @azlihuzzen9229
      @azlihuzzen9229 Месяц назад

      Aamiin abyo inigana kulamid aan ahy allaha sahlo amuraha😢😢

    • @zeytunmoha8242
      @zeytunmoha8242 Месяц назад

      Abyo Saliga nabiga iyo lahawla iyo istiqfrta zaiiid ubdhii dadbdhn ayaa kufaithi.... afnan edhebsn yutupketha frso wllhi wxbdhn kafathii aniga

    • @user-qt8rj2lx2p
      @user-qt8rj2lx2p Месяц назад

      @@zeytunmoha8242 sheydan igu fadhiyo mooyee qisas addikir xitaa waan ku jiraaa suratul baqara xitaa halsaac iyo lawatan daqiiqaa ku dhameeyaa alx aduunka waa imtixan

    • @user-qt8rj2lx2p
      @user-qt8rj2lx2p Месяц назад

      @@azlihuzzen9229 iska samir abaayo arsaaqada allaa bixiyo waleska qeyraa

  • @Haldhaa216
    @Haldhaa216 Месяц назад

    Shiikh xagan kala soo xidhiidha

  • @amiiromoogeisxaaqmooge4724
    @amiiromoogeisxaaqmooge4724 Месяц назад

    Asc sheekh intaa riyo kuuku dhiibanaa Alle haku barakeeyo sheekh waxaa ku riyooday anoo in badan iskoolka aan dhikto dabaqiis aan korikarin marna dabaqa uku sareeyo anigoo saaran kan iga hooseeyo ayaa maclin kamida kasoo dhacaya ana aad ayaan ucabsanaa anigoo cabsidaas lasii dhici rabo wax baa icelinaayo aan dhahayo waan badbaaday habeenkaa kuriyoodana maalinteet muruk ayaa iku soo darseeso adigoo mahadsan sheekh iisoo fisir wee iku soo noqnoqotee khayr bdn Alle haku siiyo

  • @FatimaAbdinur-c1j
    @FatimaAbdinur-c1j Месяц назад

    Wa xaqiiq suratul baara wa surad noloshayda wax badan ka bedashay alx

  • @user-ih1ox8ju7f
    @user-ih1ox8ju7f Месяц назад +1

    Sheekh hadaa dumar nahey markaa 7aad ku jirno wey naga kalaa godaaa marka ma iska akhrisan karnaaa suurutul baqra

  • @ZuberAdan-zx3yt
    @ZuberAdan-zx3yt 21 день назад +1

    ماشا ء الله 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MaryanAmanAlimire
    @MaryanAmanAlimire Месяц назад

    Asc sheekh Rimi waxan ku riyoday hooyaday way dhimatay, kadib iyadoo biyo i siineysa ayaan ku riyooday ee ii fasir khayr Alaah ha ku siiyo.

  • @Quiz.Challenger259
    @Quiz.Challenger259 Месяц назад +3

    Malin walbo wan aqriya alxm

  • @asiyocabdi3549
    @asiyocabdi3549 Месяц назад

    Asc sheekh waxan kuriyoody anoo cunaya nin kaan kalatagnay xubin kiisa taraka oo rooti kudhexjira ifaiiday khay alla ha u sii yo

  • @SagalMustafe-vs6xc
    @SagalMustafe-vs6xc Месяц назад +1

    Asc shiikh rimi wn ku salamay khayr badan allaah ha ku siiyo ❤ suratul baqara hadaanu qofku garaneyn akhriskeeda ma. dhageysn karaa shiikh

  • @hamzaahmed1451
    @hamzaahmed1451 Месяц назад

    Sheikh hadal badan ayaa ka buuxo video ga , please hadalka noo koob.

  • @RaxmoIidowShariif-bb1lo
    @RaxmoIidowShariif-bb1lo Месяц назад

    Asc sheikh maalinba ayaan agrista suratul bagara waxaan daremaya cariiri sheikh ilatali

    • @iqrahcadey1068
      @iqrahcadey1068 27 дней назад

      Wad abaayo wlhi blhi farxado badanaa kahelee anigoo hada kahor xlada igu xuntahay aa bilaawe ciriiriga farxad iyo daganaansho baad helee iyo irsiq barako leh insha allh joogtey lee istiqfaartaneh raaci oo dhowr kun aqri saliga nabiga raaci

  • @fardowsomohamed6132
    @fardowsomohamed6132 Месяц назад +1

    Sheikh Rimi gabadh saaxiibadaya ayaa waxayrataa in loofasiro riyo aymarkasta kuriyoo riyadaaso ah dagaal ay isdagaalayaan maamo ay ilmaha uhayso gabadho oo ay waxbadan taqriiban 6sano gabadho waxaytiri riyada waxan isku arkay sanadkan kujirno hada sheikhaw iisoo fasir riyadan way idhitee markasta anaaka adkaada mamada oo an isdagaalno

  • @engabuu
    @engabuu Месяц назад +1

    Pin 📍

  • @asliahmed4844
    @asliahmed4844 Месяц назад

    Asc sh
    Anigu waan akhriyaa baqara waxan dareemay xanuun saa'id ah ruuxuga waana,wadayaa inshaa Allah
    Mahadsanid sh ilaahay ha ku xifdiyo

  • @FatimaAbdinur-c1j
    @FatimaAbdinur-c1j Месяц назад

    Wa xaqiiq suratul baara wa surad noloshayda wax badan ka bedashay alx

  • @FatimaAbdinur-c1j
    @FatimaAbdinur-c1j Месяц назад

    Wa xaqiiq suratul baara wa surad noloshayda wax badan ka bedashay alx