DEGDEG PUNTLAND XABSI DHIGTAY KABTAN AYUUB DAAHIR CALASOW IYO SHIINO CULAY,HANJABAAD CULUS,XOG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 162

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад +32

    Generaal Ayuub waa Halgamaa SSC iyo Daarood oo dhan

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад +20

    Generaal Ayuub waa legend

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 2 месяца назад +15

    General Ayuub waa geesi harti and Daaroos and soomaaliyeed ninkaasi wuu iskahadley

  • @AshaAli-q4z
    @AshaAli-q4z 2 месяца назад +6

    100%. I agree captain ayuub he is the one who saved Ssc god bless Ayub abs Dahir alasow

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 2 месяца назад

      ISTAAQFURULAAH WALAAL ILAAHAAY BAA WAX SAVE GAREEYEE KA JOOG GAFK KAA YEEREY SUBXAANALAAH AYUUB MUXUU BADBAADIN KARAA.??

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад +15

    Generaal waxa uu caawiyaa dadka dhibaateysan

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 месяца назад +4

    GENERAL AYUUB WAA LAMA TABTAAN ❤FROM LASCAANOOD ❤💪💪💪🦁🦁❤💔🦁🦁😍😍😍🦁🦁🦁🦁💯💯💯

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад +1

    Kabtan ayuub iyo shiine culey wa aradayda boqor dahir alasow viva boqorkadhunko❤

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 2 месяца назад +8

    Siyaasiyiinta Soomaaliya dhalinyarta booca ha qobaninee, Dhalinyarta Shaqo abuur udaaya.Kabtan Ayuubna Allaha Daayo. Wilkaas waligii Puntland lagu xirimaayo in uu asagu wax xiexiro mooye. Midna waan oran Maamulka Puntland Hooyooyinka Gaajada udhimanaaya iyo dadka Reer Miyigaa shaqo ha uqobato Dadkii Tabarta yaraa Puntland Dhamaade.

    • @MohamedAli-eg7ft
      @MohamedAli-eg7ft 2 месяца назад

      Genaralka HARTI OO DHAN BAA EEGANAYA SPECIALLY REER SSC KHAATUMO

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 месяца назад +2

    Waa Sax Daahir Calasoow Iyo Kabtan Ayuu Ummaddey masaakiinta Ayey Caawiyaan ✅🇸🇴🙏

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад +5

    KABTAN AYUUB CID REER PUNTLAND AH OO UU WAX U GEYSTEY MA JIRTO. WAABA NIN U HALGAMA IN PUNTLAND HORAY U MARTO, KANA DAAFACA CIDII WAX XUN KA SHEEGA.

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад +1

    Waa naar afuuf ee dad la iskudiro
    Waa sax Baarlamaanku aad tuug ayaa tahay ilaahay u noqo❤❤

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 месяца назад +1

    أللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 месяца назад

    Waa run in ay wax badan qabtaan wax badan khaladka yar ee erayada khaldan ha saxaan tafatirid waa rag culus oo wax tar ah ❤❤❤❤❤

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад +4

    Daahir calowso lama barbar dhigi karo Ayuub

  • @BULLEBULSHOOFFICIAL
    @BULLEBULSHOOFFICIAL 2 месяца назад

    Keep going my brother

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 2 месяца назад

    Wll waaan kugu raacsanahay mansha allh❤❤❤❤🎉🎉🎉👍👍🌻🌻🌻🌼🌼🌼🌼

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 месяца назад

    ADEER BARLAMAANKA USHEEG IN AYAGA DHAN KABTAN AYUUB KA MUHIIMSANYAHAY, KABTAN AYUUB IS A LEGEND IN PUNTLAND AND SSC, CID TAABAN KARTA MAJIDHO. HOOY BARLAMAANOOW ISKA JIR.

    • @KingXamaadaOfficial
      @KingXamaadaOfficial 2 месяца назад +1

      Hadu parliament ka uu kabtan Ayuub ka muhiimsanyahay halkeed u socotaan wll😂😂😂

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 месяца назад +5

    Kabtan ayub iyo dahir calasow ha isla simina dahir calasow biniadanba maaha wa sheydan

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 2 месяца назад

    kabtan ayuub isagaba qabsanaya putiland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @alisalad9653
    @alisalad9653 2 месяца назад +1

    Kabtan ayuub waa geesi inkastoo uu san dinta wax ka oqoon lamana barbar dhigikaro daahir calasoow iyo shiiro

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад +4

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @husseinalio2437
    @husseinalio2437 2 месяца назад

    Kapten ayub hore usoco

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 месяца назад +9

    Kabtan ayub wa halyey somaliyed halaga leexdo

  • @FeysalMohamedabdi
    @FeysalMohamedabdi 2 месяца назад +2

    Barlamaanka Dan iyo camal soo ma dhacdo Markay kabtan AYUUB ee ku mashquulayaan

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 месяца назад +3

    Kabtan ayuu waa laga gardaran yahay waa hagamaa Daarood

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 2 месяца назад

    Janaraal ayuub anagaa kasoo horayna oo harti dhuloosa yaanalga taaban ayuub geesi geesi dhalay waaa ww waa kujahaadaynaaa hanoolaado ayuub 🦬🦬🦬🦬🦬🐎🫶🫶👍👍😍😍♥️🫡🫡

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 месяца назад

    Cabtan caduunow sifiican ayaad ula hadashay baarlamaanka runna waad ushegtay waadna ugarnaqsatay waxaana hubaa wax ay kugu jawaban in aaney aqon balse wan kawarsugeynaa waxa dadka kuqanciyan guleyso inshallah mahadsanid 💯🍇☂️

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад +2

    XUKUUMADA PUNTLAND WAXA QURA OO AY QABSAN KARAAN WIILASHAAN, WAA HADII AY TERRORISAM GEYSTAAN. XUKUUMADA WAX LAGA SHEEGI KARAA WAANA LA CA´BAARAYNKARAA. WAR MADAXDA CAALAMKA BAA LAGA HADLAA WAAYO DAD LA DOORTAY OO WAX LAGA SHEEGIKARO. MEESHA DICTATORSHIP KAMAJIRTO. KABTAN AYUUB HA NOOLADO❤❤❤❤

  • @barrexajiCabdi
    @barrexajiCabdi 2 месяца назад +1

    Waad saxantahay siyasiga iyo barlamaank aya usabab ah dhibaatada somaliya

  • @xamralive
    @xamralive 2 месяца назад +1

    Habo 3dexdan waxay joogaan Dibadaha haday ka shaqaysanayaan waana Rag waa wayn oo Xaasleyaal Ayuubaa ugu yar oo xaasle ah marka 3dexdan Wadamaday joogaan way ka shaqaysan karaan ilmohoodaa loo biilayaa Dhib ma haysto Ragan in ay wanaaga ka shaqeeyaan Baa fiican oo aanay Dhibaatayn Dadkoodii Gudaha joogay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад +2

    DUQA JADLAYA MAAHA IN UU KABTAN AYUUB LA SIMO DAHIR CALASOW.BAARLAMAANKU HORTA HAWSHIISA LOO DOORTAY HAKA SOO BAXO. ANAGU WAX AAN WANAAG AHAYN OO UU KABTAN AYUUB GEYSTEY MA JIRTO.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад +3

    Ninkani wuu iska Hadley

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 месяца назад

    Kabtan ayuub khalad ka uu galay waa garoowe ayaan ka jeclahay beyd ka Ale taas waa dambi weyn haka toobad keeno inshaAlaah Alaha ka cafiyo AAMIIN

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 месяца назад

      Oo Garoowe miyaaneen aheeyn Guri Muslim Oo dad Muslim ah kunoolyihiin? Maxaa kubajan labbo magaalooow Muslim ah Inaad mid jecleeysato. Mooryooleey Iyo diiinyari Iyo Qiiro Japan Ugu kaalay.

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад

    Dadka caydiisa iyo isku dirka ha laga shaqaysto waligay mamaqal ilaahay ha ku hanuusho❤❤❤❤

  • @hamdifarah873
    @hamdifarah873 2 месяца назад

    Asc kabtan ayuub waa nin qaali ku ah hartiga ee wuu soo galayaa putlan iyo khaatuma state ee u sheeg raga iska hadlaya Guul Kabtan Ayuub ❤❤

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 2 месяца назад

    Kabtan Ayuub you have got to be kidding he have every right to speak out however they want to

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 2 месяца назад

    No Kaptanka waa lamaa tabtaaan viva Kaptanka ❤

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 2 месяца назад

    aad ayan u soo dhoweynaya in laga qabto ummada❤

  • @IssackMohamedsSheikh-ji4yu
    @IssackMohamedsSheikh-ji4yu 2 месяца назад

    Dahir iyo ayuub wa sax lakin shiine maxa lagu haysta oo ay soo bandhigeen barlamaanka puntland

  • @bahja7805
    @bahja7805 2 месяца назад +1

    SAQRAANKA HALA SOO XIRO.

  • @IssackMohamedsSheikh-ji4yu
    @IssackMohamedsSheikh-ji4yu 2 месяца назад

    Shiine wa nin odey ah sida an isleyahay shiine wa comedian wana nin xariif ah

  • @bilemoha5753
    @bilemoha5753 2 месяца назад

    Saasa lagaa rabaa iskaceli ina adeer ❤❤❤❤

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 месяца назад

    Dhamaan baarlamaanka buntiland
    Waxaa ka qiimo.bafan kabtan ayuub
    Intay kabtan ayuub wax ka sheegayaan iyagaa meesha ka baxaya.
    Arinkaasi waa kaad ku dhimqn lahaydeen
    Kabtan ayuub
    Waa ninka magaca daarood ugu qiimo badan

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh 2 месяца назад

    Horta Kaptan Ayuub iyo aniga ilmo adeer ayaanu nahay, fikradaada waan kugu raacsanahay in dhaliyaradda Tiktok ay ka shaqeystan laakiinse af lagaadada wa ineey joojiyaan ee ku saabsan dhulkooda ay u dhashteen at the same time walaahay waan fahansanahay mawduuc ayaa la rabaa cusub iney shacabka daawado iney u sheegaan oo ay u tilmaamaan sidda bariiskooda ay ugu helaan. Marka waxaan waa mushkilo waayo waan fahansanahay dhalinyaradda waxa u geestay waxaan iyo waanu fahansanahay sababto ay Dowladda Puntland la yaaban tahay dadkaan oo shacabka Puntland ah oo waxaas ku hadlaayo.

  • @mhashi7824
    @mhashi7824 2 месяца назад +1

    Waa saxsan tahay, kabtan cadduun.

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 2 месяца назад +1

    IYAGA BARLAMAANKA FADHIYA SHACABKOODA DHIBKA MA LA QEYBSADAAN MAKA WARQABAAN BAAHIDAEY QABAAN.
    BULSHADA MA DHEXGALAAN FIKRADAHOODA MA LA QEYBSADAN, MARKA NIMANKA EY XIRAYAN BAA KA WAXTAR BADAN.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    kabtan ayuub wa halyayga ssc khaatumo iyo daarood

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 2 месяца назад +1

    Wax run ah baad sheegtay

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 2 месяца назад

    inta xun ay sameyan iyo fasahadkoda ka badan iyo kicinta shacabka❤

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 месяца назад

    Kabtan ayuub harti iyo.daaroodba waa ninka ugu qiimo badan
    Baarlamaanka bunti land dhamaantood kabtan ayuub ayaa ka qiimo.badan
    By SSC

  • @fadumoyola8112
    @fadumoyola8112 2 месяца назад

    No kabtan ayuub wax qalada ah ma leh kareeb

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад

    illaahay inta umada somaliyed kala fageeya asoo hadeeyo

  • @FarxiyaMohamed-p6b
    @FarxiyaMohamed-p6b 2 месяца назад +1

    QabyaaLad. Waa. TaNi. SomaaLi. HaLkaas. Dhigtay

  • @1yukey12
    @1yukey12 2 месяца назад +2

    Dahir alasow ❤ boqorka shenta soomaaliyeed

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад +1

      kkkkkk hakuwaso adeer candho calasoow anaga boqor nooma aha ee waa khaniiska shurunshuur samaale

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 2 месяца назад

    Adeer beentaada. Ma aha. Adeer. Guuleeyso. Aqligaada. ILaahey. Ha. Kuu. Siyaadiyo. Anigoo. Ah. Korneel Hussein Afgooye. Oo. Joogo. Canada Toronto

  • @abdiabdulkadir9752
    @abdiabdulkadir9752 2 месяца назад

    Barlamaanka puntlan waa fadiid garanwaayey shaqadoodii haka hadlaan waxyaabaha u baahan in laga hadlo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад +1

    KAPTAN AYUUB MAXAA LUGU JAYSTAA ?😂
    WAR NINKAAN WAA UU WAALANYAHAY😂.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 месяца назад

    Kabtan ayuub
    Cid la hadli kartaa ma jirto.taas ogaada. Kabtan ayuub waa minka harti ugu qiimo badan ninkii isku dayaana isagaa qooomamayn doona

  • @bby6
    @bby6 2 месяца назад

    Ader kaptan ayub wa ugaaska guud e beelaha D5 wa beenta wu iska hadlay ninkan

  • @YussufMohamed-m5k
    @YussufMohamed-m5k 2 месяца назад

    Okey

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад +1

    HOY KUWA KU DHEGAN KAPTAN AYUUB, HA OGAADAAN IN QOF KASTA OO SHACAB AHI HORTA AFKA AAN LA QABAN KARIN.
    MIDA KALE ANU MA AANU ARAG WAR AYUUB UU HEYSTAY. WANAAG WAX AAN AHAY MA UU SAMAYN. HADAAD WAX LALE KU HAYSATAAN, NA TUSA.

  • @SaciidoCali-mu2li
    @SaciidoCali-mu2li 2 месяца назад

    👏👏👏👏❤️❤️

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад +1

    Dadka shacbiga lacagtood ma dhacaan

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 2 месяца назад +1

    Yariisow kas wuxuu kayabayaa kabtan ayub inuu bossa kaqaato dee halkuu kalaqaady ayuub daarood ismacil ayuu uyahy afayenka waliba mañana arah isagoo cid dulling ee ninkas halaweydiiyo muxuu ushegi waye kii afka weynaa yacquub siyaad walee warkas igaso hubiya waxan laqaadan karin weye huuno

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 месяца назад

    Iyagu MIYEEY dhaamaan dadka afkooda maxiri kartaa

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 2 месяца назад

    Shine Waa denbiile

  • @samsamadan5447
    @samsamadan5447 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawoabdi6355
    @hawoabdi6355 2 месяца назад

    Walaahi runbaad ka hadashay

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 месяца назад

    Xashaklh kabtan ayuu ceeb maleh

  • @BadereMohamed
    @BadereMohamed 2 месяца назад +2

    Putlan way kulqaldantahay in cabtan ayub la yirahdo garowe ma imankartid uxu istahila bilad la siyo

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 месяца назад

    Hala xiro ayuub iyo dahir calasow

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад

    Baarlaaamku shaqdiisa ha qabsadaan

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 2 месяца назад

    Waa arin feecan waayo anagu waxaan ragaas u heysata cadowga shacabka somaliyeed waa raga isku dira bulshad somaliyeed waa rag ku shaqeyt qabiil iyo qurun waxey duufsadaan dhalinyarada maxkamadda lasoo taago dhiiga somaliyeed bey lacag ku helaan waa jaahilin aan shacabka somaliyeed aan u naxeyn

  • @hawohassan1278
    @hawohassan1278 Месяц назад

    Waa qalad

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 2 месяца назад

    Ayub ma xasan baa xuma qofdaarooda xasan ma xukumi

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 2 месяца назад

    KABTAN CADUUNOW MAXAAD SUMUCADA GENERAL AYUUB UGU TUMANEYSAAH OO ISKA GALAY SAXIRKA WEYIN EE DAALIM CALASEY IYO SAAXIIBKIIS

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 2 месяца назад

    Kabtan ayuub eirpor iyo dakadba wuu haystaa isagaaba dowlad gobaleed ku dhawaaqikara ee ha isku soo jeedina.

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 месяца назад +2

    Doqon Weeyaan Odaygaan Xun. Ma Kabtan Ayuub Iyo Dameer Calasoow Iyo Shiine Baahane Buu Iskumeel dhigay? Neefkaas Asaga Halaxiro.

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 2 месяца назад

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 месяца назад

    Gabatan ayuub adigu ma inta neceba tahaye ninka puntland ayuu dhiigisa u shubaye Aabihis SSDF aha deni kuma dhoco laakiin beenta jooji waa xaarane MW deni shaqa ka dhigataye

  • @anshurAden
    @anshurAden 2 месяца назад

    Isku mid maahan daahir iyo Sheena waa dad madax ah laakiin munaafaq ayuub isku mid maahan munaafaqa hala qabto

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 2 месяца назад

    Shiino coley suxufi caalami ah

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v 2 месяца назад

    Dad baa leh shiina culay wax macaayo cayda wax kadaran inaad dadka iskudirto shiine waana diradiraale wuuna been badanyahay

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад +1

    kkkkkkk waay iska hadleen kabtan ayuub waxba kama qaadi karaan walaahay wuu imanayaaye car waa kaase bal saa ha u eegeen cawaantan

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад

      Kkkkkk sotey xabad futada madow kageliyan garowe kkkkkk

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 месяца назад

    Kabtan ayuub inla'agdhigo daahircalasow iyo shiine Culay waakhalad
    Kabtan ayuub parlamanka oodhan isagaa kaqaalisan midakale baarlamanku shaqadii loodoortay maqabtaan iyagu calodhinad ushaqaysatan

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 2 месяца назад

    Daahiir caalaasoow maxaa kaagaalaay kuuwiina dhiino iyo ayuub baa xiiriikaar taah haanoo keenii caakh liiga daarood.

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 2 месяца назад

    Waa qalad arinkaa barlamanka sameynayaa kabtan ayuub waa ninka magaca warti utaagan 100%100 Kuwaa waxaa ku hadlayana xasan sheeq ayaa lacag soo siyay si barito punti landi markii uu ku duulo kabtan ayuu qebtisa uu aga sexdo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 месяца назад

    Xassan
    Sheikh waa Dagaal ooge

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 месяца назад

    Jimcaale hooleey miyaa lagu qancinayaa in kabtan ayuub laxiro maadaaba dani iyo jimcaale heshiiyeen

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 2 месяца назад

    Captain Ayub waa wadni kamid ah helgamaa wixii jira sheega , wuxuu qayb kaqaatay dagaalkii Khaatuma,,,,,kii Cabuudwaaq

  • @bashirabdulaahi8919
    @bashirabdulaahi8919 2 месяца назад

    Waad ku saxantahay baarlamaan majirto EE danaystaa jira

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 2 месяца назад +1

    Warya diguna la mid ayaa tahay

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 месяца назад

    Lacanadi haku dhacdee tuugta meesha ku xaraysani intay wiilasha yaryaree aan xilba cid uhayn yutobka kubaacsanayaan kii xilka ay udhiibten ee wax walba hayee xasan sheekh ee wuxu done samayayee dadka isku diraya wax haka qabteen lacanadi idinku dhacday

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq 2 месяца назад

    Shiine culay waxba macaayo

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 2 месяца назад

    Xasan xowkaa qabaaa xawaalaha Badiye

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад

    WAR CAALAMKA LAMA ARAG CID HAYSATA SHACABKA WAX KA SHEEGA XUKUUMADAHA😂.

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 2 месяца назад

    Sax mashallah

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 месяца назад

    Intuu mawadin wax kashegayo oromada haka hadlo qabyaladdana siyasiin baa abuurtay iyagu fa iido kuqaba lakiin shacabkii ku ba ba ay iyagu hays xisabiyan

  • @AxmednuurMacalim
    @AxmednuurMacalim 2 месяца назад

    Afkaaga caano lagu qabay wiil wiil dhalay

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 2 месяца назад

    Baarlamaanka outland waa ku saxan yihiin in lasooxiro yutubleydaas ka shaqeya isku dirks bulshada soomaaliyad.