Maku Riyootay Adigoo Dhalay Ama Laguu dhalay Caruur ? Jawaabtu waa tan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 115

  • @Huthamohamed-t5q
    @Huthamohamed-t5q 10 месяцев назад +32

    ALLOW Guur Xalaal ah iyo Awlaad baariya na sii Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🥺

  • @ubaxcabdi8176
    @ubaxcabdi8176 Год назад +10

    Macalin waxn kuriyoodaaa marwalbe anoo gabar dhalaya iyo anoo Mataano wiilal ah dhalayo waxna ahy xaas Inbadan madhalin iisafir shiikh asc

  • @nastexoadam3093
    @nastexoadam3093 2 года назад +7

    Maasha allaah shikh khayr badan alle hakusiiyo waad iga farxisay ilaahy hakaa farxiyo

    • @hakimoabdi588
      @hakimoabdi588 Год назад

      Asc shikh aniga waxan ahay hoyo lbo ilmo heysato mana let qabo hada waxan ku riyoday aniga oo dhalayo wiil qurux badan aniga lee iska dhalinayo umuliso maa lahan

  • @xaliimoibrahim1936
    @xaliimoibrahim1936 2 года назад +3

    Masha allah tabaaraka sheikh

  • @XayaatHazan
    @XayaatHazan 18 дней назад

    Asc sheekh plz iiso jawaab xalay waxa ku riyooday hooyaday walaasheed habaryartay oo aan la qabin oo haysata gabar yar oo fadhi barada oo quruxbadan plz sheekh iiga so jawaab?

  • @sabriinashacban1954
    @sabriinashacban1954 Год назад +3

    Maasha Allah alahow farajaka no furna adiga casiis yaa kariim yaa rasaq

  • @sawdocabdisalaansawdocabdi6691
    @sawdocabdisalaansawdocabdi6691 Год назад +2

    Shekh waxa ku riyody mamo dares ahen jirnay cunuga uyar qangar.ah.ayado dhashay gabar wa utakay o waa waresanya shan iyo toban Sano ka.hore.igu.dabesay.dhalmo.bey.iledahy.shekh ifasir.riyadan walayaby

  • @axmadmaxamadaxmadmaxamad6531
    @axmadmaxamadaxmadmaxamad6531 8 месяцев назад

    Sheekh waa ku salaamy marka.here marka.xigana waxaa ku riyooday.nin aan aqaan oo aniga aan gabar udhalay hadana gabadha waxaa.igu qabsady ninki io habaryarty ifasir sheekh

  • @ShamsaHarun-ke7fp
    @ShamsaHarun-ke7fp 2 месяца назад

    Alx shukran shekh isoo ducey iney riyadeyda Allah irumeyo waxan ahay gabr waxan ku riyoday anigo dhalayo Allah isaqiro

  • @Sacdia1976
    @Sacdia1976 9 месяцев назад +3

    Sh haweeneey laqabo carrurna ujogta ayaan ahay xalay waxaan kuriyooday anoo foolanaya oo gabar dhaly uuurna malhihi

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 3 года назад +3

    Asc waxaa ka soohadashaa anoo lay Keene hadyad badan qofka isiyay magaranaayo shugran macalin muse

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 3 месяца назад

    anigu xaas ayaan ahay waxaan ku riyoday anigoo laba xabo canab cagaaran dhalaayo markas aan riyonayana waxaan lahaa uur maxaa waaye sheikh jazakalah kheir

  • @FathumaFathuma-bc6wq
    @FathumaFathuma-bc6wq 26 дней назад

    Acs shaq ilahay haku barakayo isojawab waxan kuriyoday anigo lisaxrayo ilahay ayan kugu darshaaa wan kurbasanahy insha allh waxan rajanayaa inat iso jawabto

  • @IfraahCabdi-yg3zx
    @IfraahCabdi-yg3zx 6 месяцев назад

    Sheikh. Wilkalaharnay baan inbadan kuriyoday marki ugudanbeysay waxankuriyoday aso iqabo wiil aan udhalayo maxaythy

  • @bishaaroahmedmohamed5077
    @bishaaroahmedmohamed5077 Год назад +1

    Shiiqow waxaa ku riyodaye aniga oo jifo qof aan aqano sujuda iga qoraye io bal iso fasir shiiqow ajar illaaha hakasiyo jasakumulaha shiiqow

  • @shugri1651
    @shugri1651 4 месяца назад +1

    Jasakalahu khyr❤😊😊
    😊 1:00

  • @rrrrrrtt3257
    @rrrrrrtt3257 3 года назад +3

    Sheekh muse waxan raba inad riyo ifasashid halena ka soxidhidha

  • @tasniimbashiir9486
    @tasniimbashiir9486 11 месяцев назад

    Shiqo waxa Ku riyoday ano 2wiil dhalay oo ah Matano laymana qabo plz isojawab🥺

  • @Aadan_ciise
    @Aadan_ciise 8 месяцев назад

    Asc macalin muuse,jazakaalah xafidakalah❤❤

  • @caashocaasho1270
    @caashocaasho1270 5 месяцев назад

    Shiiq waxan kuriyoodaa nin keygii oo aan kalataknay oo ilajoo go ooan udhalay Marne anigoo uur uleh

  • @SabiriinFuaad
    @SabiriinFuaad 12 дней назад

    Maashaalaah 🎉

  • @QueenAamino-f6f
    @QueenAamino-f6f 5 месяцев назад

    Macalin waxan ku riyoday adigo gabar dhalay wana leyqabaa wlina wx carur ah madhalin iso fisir please❤

  • @Hiboali-hw9ji
    @Hiboali-hw9ji 5 месяцев назад

    Macalin waxan kuriyoda nodhalay Will waxan ahan gabadha carosa

  • @sumayashidane869
    @sumayashidane869 2 года назад +2

    Macalin xagee kala Soo xariira waxan kuwey diin laha

  • @XayaatMaxamed-x2m
    @XayaatMaxamed-x2m Год назад +4

    Allow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah 😢

  • @jamiilaaxmed8551
    @jamiilaaxmed8551 Год назад

    Macalin waxan kuriyoday wiil an dhalay sidadn udhalayn ma aqan cunuga sarirta isaran an arka xajigeyga Ayan ku qeylinaya waxan dhahay cunuga ma arkeysid miya wajiga marad iska saray wuxu jawab isinay ma arkeyn Macalin njnkagn garob nimo Ayan had kugursaday carur na Wan dhalay micanah hadan gur cusub waye marka ifasir shiq

  • @KhadanNuura
    @KhadanNuura 6 месяцев назад

    Mash allaah alle ha ku xafido Macalin muuse

  • @IzmahaanSaciid
    @IzmahaanSaciid 3 месяца назад

    Sheekh anoo layqabin ayaan labo jeer kuriyooday ano ilmo dhalay o nolol liitada faqiirnimo kunool e sheekh iso jawaab alle haka raali noqdee😢😢

  • @hindasalad3833
    @hindasalad3833 2 года назад +2

    Masha alah alaha kubarakeyo

  • @xamdiadan511
    @xamdiadan511 7 месяцев назад

    Asc sheikh aniga wali magursan waxan kuriyoday anoo folanaya oo dhali raba kadib hurdadi layga kiciyay iso jawab insha allh jazakalah qeyr

    • @ina.aarad10
      @ina.aarad10 6 месяцев назад

      Aniga hda ku riyooday anoo uur leh kadib na waxa dhalay gbr aqli bdn uurna ma lihi mana Ley qabo

  • @Nimcoismailsalan
    @Nimcoismailsalan Месяц назад

    Mash Allah

  • @axmadmaxamadaxmadmaxamad6531
    @axmadmaxamadaxmadmaxamad6531 8 месяцев назад

    Sheekh isoo jwb.

  • @zajittahassaan8938
    @zajittahassaan8938 3 года назад +10

    Sheikh aniga waxaan ku riyooday anoo meel sare lay gu leeyahy kor oon jarnjarooyin badan kor uraacay kabacdina waxaa Lay geeyay Qol qadiimi ah oo laygu leeyhay soo dhakhso adiga keliyaana laguu ogolaaday kabcdi qolkas wxaa laygu yiri waxaa dagnaan jiray nebi ibraahim oo ku cibaadaysan jiray seef baan iyana soo qabtay iyana waxaa laygu yiri nebigaa ku dagaalami jirey kabcdina kasoo bax baa lay yiri kabcdina si dhakhsaa ban uga soobaxay sheekh igasoo jawaab fasiraada riyadaaas please wax iifasira waan waayay

  • @nimcodagan1804
    @nimcodagan1804 2 года назад +9

    Aniga waxan ku riyoday laba jeer anigo gabadh dhalay alle wiil hayga dhigo insha allah

  • @Suldana-b5b
    @Suldana-b5b 2 месяца назад

    Macalin waxan ku riyooday saxibtay hospital geye kadib canug qurux badan dhashay ana waan la joogay iso fasir please ✨✨

  • @Nasramohamud-k9h
    @Nasramohamud-k9h 3 месяца назад +1

    Pleas macalin iga sojawaab waxaan ku riyooday anoo wil dhaly aabi hiis na waan garanyy uur keygi ma arki kali anoo dhaly arkay😢 iga sO JAWAAB

  • @zeynabsiyatmuhumed6475
    @zeynabsiyatmuhumed6475 2 года назад

    Asc waxan kuroyothaye aniga oo ilmaha ega sodadten isofasir sheikh kheira ala hakusiyo

  • @nastexoahmed392
    @nastexoahmed392 7 месяцев назад

    Sheekh ani waxan ku riyoodey anoo dhaley gabadh iyo laba wiil yar qofkaan u dhaleyna ima qabo ee waan isnaqaaana 🤔

  • @deeqoabdirahin5206
    @deeqoabdirahin5206 2 года назад +3

    Waxan kuriyooday anigoo wiil dhalay oona iga dhimanayo mana la iqawo gabar ayaan ahay iisoo fasir mahadsanid

  • @maryansakin384
    @maryansakin384 2 года назад +2

    Shik aniga 6sano rer layahy wax ubadana wali madhalin haben hore kuriyote anigoo gabar dhalayo walashey Aya subaxi danbo iso wacde iyado idhaheso adigo gabar dhalayo kuriyode sheiq ifasir riyadaas ine irumowdo malaga yaba

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 Год назад

      Dhinacaa khayrkaa kaa eeeg xbbti ilhay ayaa kuu rimaynayaa

  • @nasteexocaamir8481
    @nasteexocaamir8481 Год назад +1

    Allh qer iiga dhiko wallahi wa farxay 2 mara ku riyoday ano gabar dhalay bil gudahed urna ma lihi

    • @haniqase1602
      @haniqase1602 Год назад +1

      Anigaa kula mid ah wally marna gabr yaroo qurxoon marna mataano uurna malihi khayr alle haka dhigo

  • @saabiriinsiidcali4227
    @saabiriinsiidcali4227 Год назад

    Sheikh anoo hooyadey gabar dhaleyso ku riyoodey iisoo jawaab❤

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 Год назад

    Sheekh wan ku salaamay waxan ku riyooday aniga oo dhalay mataano wiil iyo gabar waxana ah hooyo carmal ah

  • @xaliimoibrahim1936
    @xaliimoibrahim1936 2 года назад +3

    Gabar yar oo aan aniga dhalay ayaa kuriyootey anigoo wiil dhalay mana la iqabo riyadaas iisoo fasir

  • @IbtisaarSalman
    @IbtisaarSalman Год назад

    Asc macalin waxan ku riyoday anigo dhalayo carur kuna farax San Waxa na hesto guri buxa mana la I qabo Lkn hoyo wan ahay oo labo carur ii jogto xalay na waxan ku riyoday anigoo dhor jer dhalayo waliba si fudud u dhalayo maxa waye adoo mahad san 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @naimamohamed2444
    @naimamohamed2444 2 года назад

    Asc sheq ani waxa ku riyoday ano 4cunug o matmo ah dhalay walibo waliku qalay ban leyahay

  • @QueenSabariin-og6zr
    @QueenSabariin-og6zr 8 месяцев назад

    Shiiq waxan kuriyoday aniko wiil dhalay oo farxsan waxana lay qaba mudo 2bo sano waxwo man dhalin

  • @NaciimaCasiisa
    @NaciimaCasiisa 2 месяца назад

    Alhamdulilh

  • @safiamohamed7572
    @safiamohamed7572 8 месяцев назад

    Wlll waxaan ahay gabar manaliqabo waxana ku riyooday ano dhaalayo mana arkin ilmaha aaan dhaalay

  • @nasroabdullahidahir8001
    @nasroabdullahidahir8001 2 года назад +7

    Masha Allah

  • @BishaaroBashka-ry9ie
    @BishaaroBashka-ry9ie 6 месяцев назад

    Macali maxaa ku riyoodey anigo wajiga cilaan la iimarinayo ii soo fasir allha ahku xifdiyo

  • @nunaibraahin5658
    @nunaibraahin5658 2 года назад +4

    Maash alllh Maash alllh Maash alllh

  • @raxmacali4758
    @raxmacali4758 2 года назад

    Asc macalin waxan ku riyooda ayadoo layii meherseyo dahab layiigu merinyo iyo adnoo mataano dhalaya

  • @nimcoyaasiin9868
    @nimcoyaasiin9868 7 месяцев назад

    masha allha ❤

  • @nasriinaabdlla3886
    @nasriinaabdlla3886 Год назад

    Aniga waxan dhalay gabar qurux badan waliba kadis waxan leyahy uur ee illhay ha iifududeeyo

  • @Nimcoshcali-ry7ot
    @Nimcoshcali-ry7ot 4 месяца назад

    Masha allaah

  • @zeitunahmed6586
    @zeitunahmed6586 Год назад

    Asc sh

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 3 месяца назад +1

    Ninkeyga markan xamilo noqdo marwalbo wuxu riyo ku arki jiray ano gabar dhalayo waxana dhali jiray wiil sanadka kasto oo aan uur qaado waxals tusa gabar wuxu noqda wiil alxm cunugii shanaad bss gabar ii noqday wuxu riyo ku arkay wiil gabareey inoqotay alxm dulilah

  • @LalaAbdishaqa-ln8sn
    @LalaAbdishaqa-ln8sn Год назад

    Macalin waxn ku riyadi anigo cunuka meed ah daley

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 Месяц назад

    Inta badan anigo haasto wiil aad u qurux badan ayn ku riyode ma foolan lakiin wa haste wu igu xaara dhulka ina dhigo ayu diida xoog ayn u shegana wu i dharbaxa markas ba sadax diiq ikubiney cunuga aye u dananinayaan

  • @basromohamed3518
    @basromohamed3518 Год назад

    Mnsha allha

  • @fardowsoabdi7698
    @fardowsoabdi7698 2 года назад

    Sheeq waxan ku riyody anigu matano dhalaya will iyo gabr limana guursan iso fasir

  • @XaawoMuuse-g4s
    @XaawoMuuse-g4s 4 месяца назад

    Waxn kuriyoda àno urle ama ano foĺnaya

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 года назад

    Mansha allah

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 Месяц назад

    Macalin habeeney singal baan ahay waan foolanaye lkn anigo dhalin o isriix ledhahayo ayn hurdada kaso toose iifisir

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 10 месяцев назад

    😢Allow faraj ii fur gabadh kuriyooday inaan dhalay mana ley qabo

  • @ramloabukaraadan7525
    @ramloabukaraadan7525 3 года назад +2

    Asc Mclin

  • @fatumaibrahim6891
    @fatumaibrahim6891 2 года назад

    Mashallah sheikh waxan kuriyoday aniga oo dhalay matano wil iyo gabar managursanin

  • @fufufurre3717
    @fufufurre3717 9 месяцев назад

    Waxan ku riyoday anigaa ilma yar haysta wali maan guuraysan Illahayow caruur khayr qabta Naa hayso

  • @Mako-ij2fg
    @Mako-ij2fg 5 месяцев назад

    Macalin waxn kuriyooda ano dhalaya gorob banay isoogawab

  • @caashocaasho1270
    @caashocaasho1270 5 месяцев назад

    Asc

  • @SahroMohmuud-x9e
    @SahroMohmuud-x9e Месяц назад

    Anoo indha la ban kuriyoda

  • @rrrrrrtt3257
    @rrrrrrtt3257 3 года назад +1

    Macalinmuse riyo ayaa ku rigoday

  • @MeymunIsack
    @MeymunIsack 4 месяца назад

    Waxan kuriyoda anigo wliil dialy iga dhumay

  • @fartuunmohamed7282
    @fartuunmohamed7282 2 года назад +3

    👍👍👍👍☝️☝️☝️

  • @khadra2393
    @khadra2393 10 месяцев назад

    Shiiq xamila ahay waxan kuriyoday anigo qoley dhalay lawo habeno kalana waxan kuriyoday anigo gabar dhalay

  • @AbdullahiTawane-o1z
    @AbdullahiTawane-o1z Год назад

    Waxan kuriyooday aniga hurdo ayaandhalay

  • @RidwaanMohamed-o3o
    @RidwaanMohamed-o3o 4 месяца назад

    Shekhow waxa ku riyoday anig wiiil an aqaano gabr u dhaly fasiirkeda

  • @farxamaxamrd
    @farxamaxamrd 4 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @phathiaabdullahi5462
    @phathiaabdullahi5462 2 года назад

    anoo gabar ayaan kuriyooday anoo wiil dhalay mana la iqabo maxaa lagu fasiri karaa

  • @ramloabukaraadan7525
    @ramloabukaraadan7525 3 года назад +2

    Mcnlinkeega dugsiga oomarhoreninty io mcli minta iskuulka waxaan kuriyoody anigoo hadiiyay ugeenayo

    • @deeqoabdirahin5206
      @deeqoabdirahin5206 2 года назад

      Riyadaan iisoo fasir wayigusoolalaawatay anigoo wiil dhalaayo oo na iga dhimanaayo mana laiqawo gabar ayaan ahy

  • @fartunmohamed4463
    @fartunmohamed4463 11 месяцев назад

    Waxan kuriyodhe anigo labo wil matano dale manalaiqabo

  • @HudaOsman-w8g
    @HudaOsman-w8g Год назад

    Aniga waxan ku riyooday anigane anoo uur leh

  • @aaminocade1099
    @aaminocade1099 Год назад

    Asc maclin muuse waxaan aniga

  • @fartunali600
    @fartunali600 Год назад

    Wan ku riyoday anigo dhalayo ilmo matano ah ninkane iga tagyo Ayan ku riyoday 😥

  • @Uknownw
    @Uknownw Год назад

    Sheekh isoo fasir

  • @Uknownw
    @Uknownw Год назад

    Ninkeyga wuxuu ku riyooday anigoo ilmayar dhalay oo aan haysdo

  • @ikhlaascumar1113
    @ikhlaascumar1113 Год назад

    Cunugeygi hore wil kuriyoday gbar adhalay alx hda gabar kuriyoda bal a arko wuxu noqdo

  • @mandeqmohamud1873
    @mandeqmohamud1873 Год назад

    Sheiq ano dalayo kuriyothay laimaqabo gabar aaah

  • @azharofficial5110
    @azharofficial5110 2 года назад +2

    Xaaskeyga waxay ku riyootay ayado gawar kle uurka laga so xaaqaayo walina waxba iskuma dhalin
    Sheakh muse ii fasir

  • @zeitunahmed6586
    @zeitunahmed6586 Год назад

    Suual ayan gu weydina

  • @MunoSiid
    @MunoSiid Год назад +3

    Been waaye aniga wiil kuriyooday wiil aan dhalay

  • @AtharAbdullahi-bc1gn
    @AtharAbdullahi-bc1gn 2 месяца назад

    Mash Allah

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 Год назад

    Masha allah

  • @fatushfaraxsan6289
    @fatushfaraxsan6289 Год назад

    Masha allh

  • @Boode221
    @Boode221 Год назад

    Asc