Riyoyinkan Waxaad Ku Garan Kartaa in Guurka Kuu Soo Socda Uu Yahay Mid Barwaqo iyo Raaxo Badan Yahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 193

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 Год назад +42

    ilaahow Qof wanagsan Wax i gu dar allahumaa Amiin yaarabi iyo intaa islaama guur xalal nagu arsaaq. 🤲

    • @Aadan_ciise
      @Aadan_ciise 5 месяцев назад +1

      Aamin aamin yaa allah❤

    • @Nimcoismailsalan
      @Nimcoismailsalan 4 месяца назад

      Aamiin Aamiin Aamiin wllo dhamantiin ba ❤

  • @Aadan_ciise
    @Aadan_ciise 5 месяцев назад +8

    Alx alx yaa wn ku baryeenaa inoosahal guur xalaal ah,anaga iyo dhamaan muslimiinta 😢😢😢😢yaa allah adoon makada ayaynu nahay ,danbigeena wuu badanyhu hanooqabanin fadligaada inoogu naxariiso yaa allah,guur iisahal oo xalaal ah asbaabtiisa inoo fududeey😢😢😢❤❤

  • @faaizofani8790
    @faaizofani8790 2 года назад +19

    Walalaheyga muslimka ah iso duceya bil qeyreysan Ayan kujirna inuu guur xalal ah isahlo Ani Io intii ila midka ah shiiq riimi iso ducey alaha qer haku diye

  • @amiiratualxijaab6199
    @amiiratualxijaab6199 3 года назад +16

    Masha allah sheikh riyada xajka habeenadaan dambe wey igu soo noq noqotay, iyo mida inantu la ciyaar siinaayo iyo anoo xambaarsanbo habeen hore lee iigu dambeysay waan farxay wlhi markaan adoo saa u fasiraayo arkay allah kaa farxiyo aclaa darajatu fil janna xisaab la'aan kugu bishaareeyo

  • @nimcobile4726
    @nimcobile4726 3 года назад +18

    جزاك الله خيرا وبارك فيك شكرا لك اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @Muniabdi
    @Muniabdi 12 дней назад

    Waa igaa farhisaye shahk rimiy Allah hakaa farhiyo ❤❤❤ Amiin zawuje wanagsen oo salih ahaa Allah hanawadasiyo damatena inti gabda ahaa Amiin

  • @abdinasirhussein2433
    @abdinasirhussein2433 2 года назад +2

    Allahu Akbar
    Masha Allah
    Jazaka Allah Sheikh Riimi

  • @nasteexomahamed3202
    @nasteexomahamed3202 Год назад +1

    Masha Allah sheikh jasakulna Khair anigu dahab wanku riyooday walibaa in bdn waliba wxn ahay Gabdha walin man gursan allow Calaf Khair qaba ka zugay❤

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 года назад +12

    Waan farxay xalay baan kuriyoodey anoo xajka tegay oo ad ufaraxsan weliba dhar madow xidhan mhdsanid sheekh

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 года назад +8

      Masha alaah kkkk wan kula farxay anna

    • @suadmohamud4633
      @suadmohamud4633 3 года назад +1

      @@SheekhRiimiChannel Scwrtb sheq waxan ku riyaday adunyada rogmaneysa anigo cunag yarna haysta oh cirkana dad badan muuqada laga cabsanayo laga arkayo dhulkana naar camal isku badalay oh dadko dhan wada cararayo sheqow wan cabsady iso fasir riyadas insha allh .

    • @Cuud-dn9fg
      @Cuud-dn9fg Год назад +2

      @@SheekhRiimiChannel sheikh xagee lagaa la sooxariiraa plece iisheeg

  • @sacdiyoqaasim9534
    @sacdiyoqaasim9534 3 года назад +6

    Masha allah jasakallah kheyran sheq riimi

  • @nasriinbashe5562
    @nasriinbashe5562 3 года назад +5

    Mahadsanid shekh habeen dhawyd ayan ku riyoday dahab dhagaha ii sudhan iyo qoorta mid ii sudhan labadaba manan guudsan

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 года назад +4

    Mashallah jazakallah khayr shiekh Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @caashocuud6535
    @caashocuud6535 2 года назад +1

    Jazakallahu kheyr shiekh waxan kuriyoday anigoo cunug naas nu jinayo wiliba mar kaste ayn ku riyodaa allow kheyr ka dhig

  • @Odix_ff
    @Odix_ff 2 года назад +1

    Mash allah sheikh riimi ❤waxan ku riyoday anigo macalinkeyga dugsiga fasax ka qadanayo o leh macalin cumra ayan u soscta e I so duceyo mudo 7 bes ayan maqnana o hada maza i ledahay wad gursanesa allow i so dadaji wax qeyr qabo ❤

  • @SaabariinCumar-
    @SaabariinCumar- 7 месяцев назад

    امين يارب ماشاء الله جزاك الله خيرا ❤🤲

  • @MubarakZ
    @MubarakZ 3 года назад +6

    Asc sheikh marka hore waan ku salaamey marka xigta waxaan kaa rabaa inaad ii fasirto riyadaan soo socota.
    Sheikh waxaan ku riyooday anoo salaad kujira oo aad u oynaya , waxaana soo toosey Oo ilaaah isoo toosiyey aadaanka labaad ee salaada Subax.

  • @Odix_ff
    @Odix_ff 3 года назад +28

    Mash allah ilahay ha nagu irsaqo irsaqad xalal e sheikh i so ducey gurki aya igu adkaday o ninkasta an la shekeysto anigo rabo ayu iga tagaa ducada wa xaginaa mid wanagsan o din leh waxan ahay hoyo 2 carur haysato ❤️

    • @queen-najwa
      @queen-najwa 3 года назад +5

      Abyo mcn allaha kuso dadajiyo guurka nsha allah wixi daaho kheyrka ku jiraaa zowj wanagsan allaha kugu arzuqo

    • @farhiyamuktar4432
      @farhiyamuktar4432 3 года назад +1

      macaney ilhy hkuso dadajiyo qerka woso dahaa

    • @Odix_ff
      @Odix_ff 3 года назад

      @@farhiyamuktar4432 Amin Amin yaa allah abayo

    • @xamdixubbicali5327
      @xamdixubbicali5327 2 года назад +1

      Ilaahey haku siiyo qof wngsan o ku jecel caruurtadna jecel oo nolosha kula fahma

    • @jaweriyogased9189
      @jaweriyogased9189 2 года назад

      Asc

  • @falhhad3900
    @falhhad3900 Год назад +4

    walaliyalow ISOO ducaey inuu Ilahay ii fudideyo balse dhamantina isoo ducey guuur doon baan ahay waxan rabaaa in uuu ilahay isiiyo mid niydayda jcyl balse dhamantina isoo ducey Hadan nahay dad soomaali isla ah oo Hadane umada nabi muxamad sallahu caleyhi wasalam ah dartiisa ii fiiraya Asxankaas dhamantina inshallah ilaahay haiirumeyo waxaab rabaa dadow ducada iga soo kaba balse

  • @jihaacabdulahimaxamed4495
    @jihaacabdulahimaxamed4495 2 года назад +6

    Waa idiin barya shiiqa lmbrkisa isiya caqwad iyo baqtin baa iheysa riyo aan arkay baan la baqaya alxmadullilaah 🤲 alle waa u kalsonhy lkn in uu ifasiro shiiqa rapaa

  • @nimcadahircdule2988
    @nimcadahircdule2988 2 года назад +1

    Sheekh dar alle ii so ducey culeys ayaa ii heysto dhanka shaqo iyo guurka ii so ducey

  • @monaahmed2291
    @monaahmed2291 3 года назад +5

    Mashaaa Allaaah Sh waan ku riyooday wllhi anoo xajka tagay iyo anoo ilma yar oo gabadha dhabta kuhaysta Ilaahoow ii rumeeee oo Guur khayr leh iiga dhig Alx waan kurxay sheikh Mahadsanid 🤲

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 2 года назад +2

    💝🌴وعليكم السلآم و رحمة الله تعالى وبركاته🌴💝
    💝🌴 الله يعزاك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك شيخنا الفاضل عاجلاً غير آجلٱ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    شكراً جزيلٱ و جزاك الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @mustafemaxamed3997
    @mustafemaxamed3997 2 месяца назад

    Shiikh riimi asc waxan rabaa inaad iifasirto riyo igusoo noqnoqota oo ah inaan had iyo jeer kuroodo anoo malab aan horay u arag cunaayo ama laysiinayo had iyo jeer ma arko cidad isiinaya fadlan iiga soo jawaab shikh riimi ilaah hakucafiyee

  • @Buurta1
    @Buurta1 3 года назад +5

    Mashallah sheekha share usaara

  • @Ubahqorane-ik1dg
    @Ubahqorane-ik1dg 2 месяца назад

    Ilahaw Adunka Iyo Akhiraba No Naxariisto Mustaqpalkanaguna Gacantadu Ku Jira Ee Sida Ugu Wanaagsan Noogu Hagaaji Ya Rabi😭🤲

  • @NeenoAxmed
    @NeenoAxmed 3 месяца назад

    Masha allha alle ku xifdiyo yaa shiq

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 3 года назад +3

    Asalamu Aleykum,sheekh waxan ku riyoodey labo jeer,anigoo meel dheer fuuley,mar jaranjaro dheer oo guryo dhowr dabaq ah,marna darbi dheer,ka dibna ka soo dhaadhici kariwaayey,ka bacdina waan ka soo boodey,wax dhib ahi igama soo gaadhin.

  • @bilibilanbk4601
    @bilibilanbk4601 2 года назад +1

    Asc shiekh waw apsii ahh incha allah

  • @ladaniishabbe4648
    @ladaniishabbe4648 2 года назад +1

    Masha allah ilhy ha no fudesho

  • @nimcomohamed9825
    @nimcomohamed9825 6 месяцев назад +1

    اللهم اميين اميين يارب العالمين

  • @fadumohirsii
    @fadumohirsii Год назад

    Asalaamu alaykum
    Sheekh rimi waxaan kuriyoð day anigoo kujira guryo qadiimi ah ama jajaban oo badan waxaan waayay meeshii aan ka ixilahaa
    Sheekh iisoo fasir khayr alahakusiiyo

  • @huda9105
    @huda9105 2 года назад +1

    Shiikh kheer allh ku siiyo

  • @amiinsosman8161
    @amiinsosman8161 3 года назад +3

    Jazakallh qeyr sheekhow

  • @Ss-id9hq
    @Ss-id9hq 3 года назад +4

    جزاك الله خير

  • @taclimtechnology
    @taclimtechnology 3 года назад +3

    Sheekh Asc riyadaas iisoo fasir Inshallh ilaahay haku barakeeyo sheekh riimi

  • @NimcoCali-oz3rj
    @NimcoCali-oz3rj 7 месяцев назад

    Mahad sanid shekh allh nasriyo guur xalal ah iyo say wanagsan ❤❤

  • @amiinokdiye2630
    @amiinokdiye2630 3 года назад +1

    Waxan kuriyooday anigo uurle aan laiqabin Gabar Ayan ahay qofna aan arkenin wajigisa Ayan dhahaya ninkega asigana wuu idholacadenaya sheekh jasakallaah

  • @canabyusufcilmiinasalal2321
    @canabyusufcilmiinasalal2321 3 года назад +2

    Sh riimi waxaan kuriyooday anigoo afkayga bahalo yaryar oo badan igasoo yaacaayo iisoo fasir

  • @AmiroCabdi-l3s
    @AmiroCabdi-l3s 9 месяцев назад +1

    Sheekh adigo rali iso fasir qof walboh aan aqan waxa uu dhaha adigo lagu guursad ku riyo aniga waxa ahey gabar aan wali la guursan

  • @abdelfatahahmed2141
    @abdelfatahahmed2141 Год назад

    Sheikh waxaan kuriyooday cunug yar oo ounaaya. Kawaran sheikh in sha allah wili na maguursan

  • @hibaaqcabdi9536
    @hibaaqcabdi9536 3 года назад +1

    Asc Lkn sheekh anigu wxn ku riyooday aniga oo wiil nuujinaya oo ladhalay isoo fasir jazakallah

  • @hanidualle7935
    @hanidualle7935 3 года назад +6

    Asc sheikh waxan ku riyooday Dayaxa oo madoow ah hadane isla markiiba wuu iftiimay gabarne waan ahay plz iisoo fasir jazaakallah

  • @XasanKaka-r1z
    @XasanKaka-r1z 6 месяцев назад

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmoomar8285
    @najmoomar8285 3 года назад +5

    Asc Seikh wxn kuriyooday qof aqaano oo Istimtaac lasameynaayo plz iga jahli bixi wn murugsanhy

  • @fatimaabdirisaq7641
    @fatimaabdirisaq7641 Год назад

    Ilahaya adrtisi kujecelahaya❤

  • @YurubOdowaa
    @YurubOdowaa 9 месяцев назад +2

    Amiiin amiiin 2:30

  • @XasanKaka-r1z
    @XasanKaka-r1z 6 месяцев назад

    Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi sheekh❤

  • @NajaxKhadar-m4t
    @NajaxKhadar-m4t 5 месяцев назад

    Alle haysiyo mid ijecel

  • @aasiyailwaad7361
    @aasiyailwaad7361 Год назад +1

    Asc walalahy iso duceya gurku igu adagyey

  • @samraxuseencabdulaahi5399
    @samraxuseencabdulaahi5399 2 года назад

    Amin 🤲🤟shekhow🥰🥰

  • @amranito25
    @amranito25 8 месяцев назад

    Sheikh anoo likafnaya kuriyode.guur baan aad urabaa.ifasir sheikh

  • @nimoali8152
    @nimoali8152 Год назад +1

    sheekh waxaan ku riyooday wiil an aqaano oo madow oo idhahay waan kuguursan markaan soo noqdo

  • @xaawomaxamed-qk1lt
    @xaawomaxamed-qk1lt Год назад +1

    Asc sheek wan kusalamey marka hore salan kadib waxa ku riyodey qof aan aqano oo sixun ugu oynayo jeclna nagama dhexeyo ee waxan ugu oynayey si qof aan jeclaxay oo iga fogadey cml weliba labo haben ayan kuriyode sheek iso fasir adoo mahadsan

  • @RobleAbdi-ed3ne
    @RobleAbdi-ed3ne 7 месяцев назад

    Assalamu alaikum sh waxan kuriyoda aniga iyo walalkey oo malab quneyna ee fasar

  • @fadumohirsii
    @fadumohirsii Год назад

    Asalaamu alaykum
    Shekh rimi waxaan rabaa
    Inaan idiga talefonkàaga
    Kaasoowaco oo aan su aalo kuwaydiiyo

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 3 года назад +3

    Maash ahAll.

  • @ayanabdikadir6374
    @ayanabdikadir6374 2 года назад +2

    Sheikh riyada jaceylka kalxanka kajabayo ii fasir

  • @iftincabdi248
    @iftincabdi248 3 года назад +3

    Asc sheqow waxankuriyoday ano bisad icayrsanayso orabta in ay icunto Wana kabadbaday

  • @taclimtechnology
    @taclimtechnology 3 года назад +5

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخي مسلم.
    اسمي عبد القادر طيب أعيش في الهرجيسى من أرض الصومال.
    فضيلة الشيخ أب أن أسلك عدد الأسلة.
    فضيلة الشيخ ريمي.
    انا رأيت في الرياء . وأنا أقرء ءايات من السور ' الأنبياء من أول ءاية " اقتراب للناس حسابهم وهم في غفلة معرضون.
    وأخرى " من قول الله عز وجل بسم الله " ومن أحسن قولا ممن دعا إلى الله.
    شيخنا ريمي الله يعزك من كل جهة.
    ايضا انا رأيت في النوم أكثر مراة.
    قرءت القرءان الكريم في الصلاة من الصوة احلى جدا انا أبكي...
    أرجوك تفسير كلا من أحلامي.

  • @xasansayidaxmed3153
    @xasansayidaxmed3153 Год назад

    shiikhow wxaan ku riyoodey madaafiic iyo taagiyo crka loo tuuraayo ayaan ku riyodey

  • @halimahassan-pd2fq
    @halimahassan-pd2fq 7 месяцев назад

    JazakhuAllahu

  • @sahrofiqifiqi5119
    @sahrofiqifiqi5119 3 года назад

    jazakallah khayr sheekh waxan kuriyodey ano wejiga dhaqanaya biyo

  • @zaadkaaqirochanel1577
    @zaadkaaqirochanel1577 3 года назад +2

    Asc shekh waxan ku riyoday xalay anigo dhintay modo kadib sonoladay o laiga shekenayo qabka u dhintay ana an leyahay waxa la iso Saray qiyamihi ba dhacaya e udiyar garoba o tukada intaysan qiyamaha dhicin waa lay qaba uur yar wan leyahay ifasir shekh kheer allaha ku siye

  • @farhiasiad4562
    @farhiasiad4562 3 года назад +2

    Asc sheikh waxan marar baddan ku riyooday anigoo guri jajaban oo qaraab ah aan la dagi karin dagan ku nool marar badan an horay an ugu riyoday guri quruxbadan aya la dhaxmaraayay wuu ka dambeeyay marki dambe aan ku riyoodayna kaligiis ayuu ahaa wuuna sii dumayay aad ayuu darbigiisa u soo liicay dadna wey ila daganaayeen waxan ahay xaas ninkayga ayaan arkay markaan oo idhahaayo gal gurigaan haa ayuuna i dhahy iisoo fasir sheikhow jasaakallah

  • @fartuuncali5717
    @fartuuncali5717 3 года назад +2

    M.a xifdu allhi

  • @hamdayusuf4292
    @hamdayusuf4292 Год назад

    Sheekh waxaan ku riyooday anoo meel xaflada jooga alaabtaydii aan sitay badh ku waayay sida kabahaygii waxan ahyd gabdh xafladaasi kuma arag waxay ahyd

  • @shukriabdi1803
    @shukriabdi1803 Год назад

    Asc sheikh inten kaala soo xariiraa

  • @haruunsicid555
    @haruunsicid555 2 года назад +1

    Wax macaan sidii jaraan Jaro ah

  • @ShaymaAbdi-w7q
    @ShaymaAbdi-w7q 7 дней назад

    Aamin aamin yaarabi

  • @hanamaxamed9069
    @hanamaxamed9069 Год назад

    Riyada ku riyoday intaan midna mahan waxan ku riyoday ano lay mehersasay markasna xafada joga oo uur yelanyo isla markana ayeyday idhahyso waa wiil calamadahan aa dremisd ku mujinaya qofka i mehersdyna marna gogol iskuguma iman ana aa ka fikiryo xge ka keny aa yabay sheekh iso fasir

  • @mariammuse4153
    @mariammuse4153 3 года назад +1

    Mansha Allah 😍

  • @gashaanofficial5791
    @gashaanofficial5791 2 года назад

    Shiiq waxan kuriyoday anigo gebar qurux bdn oo mel dab ah akfadhida yacni kulaleyso lakulmay

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 3 года назад +4

    Asc Sheekh waxaan ku riyoodey anoo caruur badan mel isla fadhino caruurta ma aqono waxa no imadey nin an kaseynin wuxuu na siyey lacag 20 ah o warqad ah ani iyo caruurtii ana waxan caruurta ku dhahey fataxada u mara I fasir mahadsanid qaali la ima qabo

  • @YaasminMaxamed-ci3bd
    @YaasminMaxamed-ci3bd Год назад

    Asc shekhe nin walpaa oo an guur ku heshan uu itagay bilaa sabab walipaa iso duce

    • @miski.abdiaziz114
      @miski.abdiaziz114 9 месяцев назад

      Abaayo wax kuu qoran magafeysid inaa guursato qasab maaha cidii ineey kula joogto rabta ayadaa so deg degee ee adiga naftaada hormari aqoon kororso diinta baro isqurxi jirkaaga dhis horey usoco qaali mustaqbal ifaayaa ku rajeynaaaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Год назад +2

    Amiin yarabi

  • @xabiiboxasan9045
    @xabiiboxasan9045 3 года назад +1

    Mashaa Allaah

  • @nimcadahircdule2988
    @nimcadahircdule2988 2 года назад +1

    aamiin aamiin aamiin yaa rabii🤲

  • @NasteexobashiirNuur-yb4vc
    @NasteexobashiirNuur-yb4vc Год назад

    Asc sheikh ii fasir riyadaa wxaan ku riyoday aniga wiil dhalyo

  • @shamhadelmi2581
    @shamhadelmi2581 3 года назад +1

    Sheikh maxa dhce sualahyga mawa igasojawabine

  • @Kaf561
    @Kaf561 3 года назад

    Jazakallah sheikh

  • @fadumocabdi9515
    @fadumocabdi9515 3 года назад

    Asc sheq riimi wakusalami waxan kusoweydiiyay dhormar xidiga oo socodo1 hadane waxaraci mitkale wahawen oo cishaha la adamayo igaralinoqo ee ifasir

  • @sabaaxcisman2161
    @sabaaxcisman2161 3 года назад +1

    Asc sheekha waxan ku riyoda dhar jer ano sawir galay

  • @warsantube
    @warsantube 3 года назад +5

    Asc shiikh waxaan ku riyooday dhowr mar oo kala fogfog riyo walwal igu abuurtay waxaan ahay gabadh aan la qabin waxaan ku riyooday aniga oo uur uleh wiil aan aqoon guud uun u leeyahay lkn aysan waxba naga dhaxayn , uur kaasoo waliba xaaraan ah ilmaha aan uurkiisa leeyahayna wuxuu ahaa wiil waana dhalay isna wuu igu inkirayey oo wuxuu dhahayey ani ilmahan kaama dhalin markasta waxaa ilmaha ugu gaynayaa isagoo jooga kaantaroolka magaalada ama yacni meesha magaalada lagasoo galo Markasta oo uu igudiidana waa naxaa markaasaan hurdada katoosaa.
    Shiikh iisoo fasir plz

  • @canab2364
    @canab2364 2 года назад +1

    Asc shekh wan ku salamay waxan ku riyodaa mar walba wiil aan kasayo oo an isku ficanhy oo iguursaday marka ugu danbeysay xata aabehey oo idhahyo gal qolka waa lagu sugi hadan qolki galy rag baa ka booxa asigana oo ku jiro la ileyahy mehergaga ka dhacayo asaga i ak fadhiya meqaa weeyan meherkaga idha haya asaga sheekh ii fasir qeer allah ku siiyo

  • @rahmaqurux5564
    @rahmaqurux5564 3 года назад

    Asc sheekh waxan ku riyoodey anigo dhar meydhaayo ayaan ku riyodey dharka aan maydhayay koyaal cadcad sheekh isheeg ana wan jabanhay

  • @xabiibalbi4836
    @xabiibalbi4836 10 месяцев назад

    Waxan ahay gabadh wayn oo wali guur helin. Riyooyinka dhana wali hal mid ma arkin. Waxan rajayanaya inay taas macnehedu ahayn inan waligay Helen qof fican o i jecel 😢

    • @sahraahmed6884
      @sahraahmed6884 10 месяцев назад +2

      Waad helaysa qaali waxaad samaysa habeenki so kac duucayso ilahay bari adigu qof aad ka hesho majira ku ducayso isagaba ha ahaate nasiib wanagsan kurajayn walashay

    • @xabiibalbi4836
      @xabiibalbi4836 10 месяцев назад +2

      @@sahraahmed6884 mahadsanid xabibti jazakalahu khayran. Wan ducaysta o waxan dhahi ilahayow isii zawj salixa anigana iga dhig mid salixad ah.

    • @sahraahmed6884
      @sahraahmed6884 10 месяцев назад

      @@xabiibalbi4836 ma sha Allah ilahay mid salixa hana siiyo dhamantenba nasiib Wacan qaali

  • @axmadyare7790
    @axmadyare7790 3 года назад +1

    Asc shiikho animariyoodo

  • @hoodoibrahim8649
    @hoodoibrahim8649 3 года назад +1

    Insha allah

  • @hawamahamed6941
    @hawamahamed6941 3 года назад +4

    Amiin ya rabi 🤲

  • @simanali9777
    @simanali9777 2 года назад +2

    Shiiq ani wxn kuriyooday anagoo 3 qof ah oon mayd lasido maydkaasna ma aqoon maxaa lagu fasira

    • @sacdiyaahmed123
      @sacdiyaahmed123 2 года назад +1

      Bayo inta badan riyada gerida waxa lagu fasira cimri dheeri

  • @barnijama8632
    @barnijama8632 Год назад

    Sheikh riyo fasirked ban ubahnhy

  • @Aasiyamahamed-b2g
    @Aasiyamahamed-b2g 6 месяцев назад

    ALLH HANOOSAHLO

  • @raxmodayib2674
    @raxmodayib2674 2 года назад

    Asc shiikh riimi waxn ku riyooday anoo gaari saaran aad u wayn dad badana ila saaranyhiin kadib gaariga ayaa dhiiqo nala galay kadib rakaabki dhan ayaa yacni dadki dhan laga dajiyay kadib dadka qaar ayaa saarnaa waxana laga baqay gaariga inay tuugada alaabta ka gurato gaariga dahab ayaa saarnaa oo dad leeyhy kadib dahabka dadka lahayen melaha laga guray kadib wiil gaariga ila saarnaa ayaa qoorta dahab gatiin ah ii galiyay

  • @sharifhussein8329
    @sharifhussein8329 3 года назад +1

    Dadka yaan la waalin riyo give iyo wax kale wax manaafacaad uma laho qofka

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 года назад +2

    insha allaha

  • @lozaloza1323
    @lozaloza1323 Год назад

    amiina yabi ❤

  • @musbaaxilayz1465
    @musbaaxilayz1465 Год назад

    Mahadasid sheikh

  • @habbynoor8791
    @habbynoor8791 3 года назад +1

    Aslama aleeykom sheikh waxaan kuriyooday anigoo cilaan guduudan iimarsanyahay oona ulabisan sida xafiis dadka kashaxeeyo guridabaq na hortaagan. Kabacdi waxaan kulaabtay gawadhi Iisaartay cilaanka anigoo kusoo iloobay mobile meesheeda kadib cuud aad u udgoon ayeey isiisay waxaana hurdada kasootoosay anigoo urinaayo. Iifasir Sheikh ilah hakubarakeeyo

  • @zakariyeabuubakar2563
    @zakariyeabuubakar2563 3 года назад

    Shiiqow hooyadey macaan ayaa waxay ku riyootay aabaheed oo dhintay oo riyo ugu imaanaayo oo faraxsan is mar xabeen kadib wuxuu leeyahay gabadhaydi nus boos meel maku ogthy riyadaas noo fasir

  • @ruqiyacumar7158
    @ruqiyacumar7158 3 года назад

    Asc sheekh riimi waxn ku riyodaa iya da oo hal i eryanysa ifasil sh