Dood adag, Ethiopia Bad ma Ku badalan kartaa dhul?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 янв 2025

Комментарии • 12

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 6 часов назад +1

    Waxaa tiraahdaan, Xamar & Hargeisa halloo heshiisiiyo, tan ayaa ugu dhow. Haddaadan la sameynin waa khasaaro.
    Maamulka waxaa baabi'iyey Siyaad Barre, wuuna dumiyey Hargeisa, laakiin lama socotaan idinkaan hadlaaya.
    SOMALILAND.
    Waa Qaran, waayoo Somaliland Italian & Somaliland British.2daas gobol ayaa isu yimid dhistayna Somalia haddeydaan sheegi karin runta. Marka hore rin ayaa loo baahan yahay.

  • @Warsama-w
    @Warsama-w 7 часов назад

    Aniga beesha dhexe ah waliba sacad muuse, waxaa uu sheegayo abdiraxman waa war cad inkasto dadbadani warmooge yihiin Allah hasalhlo

  • @abdirisaq3730
    @abdirisaq3730 Час назад

    Afkiina wanaaajista aduunyada waa la noolade Somali meeday sowdinkii aasay maad xaqa ka hadashaan.

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 часа назад

    Waxaa tihin caadifiin qabyaalad madax martey.
    1, Irish maahan urur hade niman odayaal ahna waa u muuqatin abtirsi weeye.
    2, adinku itoobiyaan baa tihin in dds qeyb raacdo waa diidantuhin, dhulka horta ah its not your affairs isaaq na maahi lkn gardari ujeeda.
    Somalia hanoolato, by the way 7dal ka hadasheen somalia mar hore la burburiyey e Iran baa ka harte.

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 4 часа назад

    Who is Somaliland ?
    Isaq , dhulbahante, ciise, samaroon, warsangeli .

  • @abdirisaq3730
    @abdirisaq3730 Час назад

    Kadaab baad tahay adigu markaa dadka cadhinaysid maa ka dedaashid

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 10 часов назад

    Adigu wax ninweyne sheego noomad sheegin e xaasidnimo iyo colaad qabto ayuunbaad sheegtay coLAADNA Wax kaga qaàdimaysid

  • @hassanwarsame-oq7iv
    @hassanwarsame-oq7iv 10 часов назад

    Madax salaaxa aqoon yahanku sheegay waa arrinta xalku u iman la'yahay waxaana masuul ka ah maamullada ka yimaadda Muqdisho oo ragga madaxda ka noqdaa kursigu kala weyn yahay,waxa soo raaca quwado shisheeye oo arrintaas dabada ka riixaya waana kuwa lacagta siiya si arrinta madaxda Soomaaliyeed u noqoto nin baahani gob maaha!!

  • @abdirisaq3730
    @abdirisaq3730 Час назад

    Aqoon yahan ma tihiin ee orda dadka ka horca qabiil baad tihiine

  • @hassanwarsame-oq7iv
    @hassanwarsame-oq7iv 10 часов назад

    Soomaaliland waa qabiil ka beesha dhexe oo qudha waxaana hoggaanka u haya SNM oo hal reer ah.

    • @AsliSharaf
      @AsliSharaf 7 часов назад

      ma ahan laakin waxaan laa yabanahay reer tolkay waxa ay udhaxfadhita .anaagu saylac iyo lughaya anaagaleh snm iyo hawiye midna kama yeelayno .haaday ragayagi iska jiifan oo waxa axmaro lagu soo wado aytaha caruurtoda iyo dumarkoda anaaga ayaaa xabad qadanayno oo difacayno saylac iyo lughaya.