After the pictures that came out of Addis Ababa the last few days, there's is no talking to hasan sheikh period. Puntland is never coming to the table. Deni 2026 see you in Mogadishu
Growe Ma khaatuma ka talisa?mise Gobolada mamulka khatumo ayay ka tirsanthy? Puntland wa mamul gaar ah Khatumana wa mamul gaar ah Yaan laisku khaldamin.
Xasan ninki bahdilayay oo dalkisa xooga ku qadanayay asaga u sii cararayay somalidana inu la hishiyo iskaba daaye kas ayuu u fogenayah balseh islan baa tiri bal wax baan dhowrin
Bilcda magalada iyo malgelinta ciidamada aya dhulka ad ledahay wa xarash lagu sameya (If iyo Akhra) ka waran dadka Kala garan la do horjeda wax qabadka Madax waynaha ama ladagalanka cadawga aya dida in dhula dawlada la iibiyo
Radicalisation is when someone starts to believe or support extreme views, and in some cases, then participates in terrorist groups or acts. It can be motivated by a range of factors, including ideologies, religious beliefs, political beliefs and prejudices against particular groups of people. Hargyeso, Burco and Berbero and it's radicalisation and extremism flag so called Somaliland. Stop the war within Somali!
@@abdirahmanibrahim322 waa Sheekada guryaha munafiqiin ta looga sheekeysto, meeshaas ayuu ku soo dhax korey marka maba oga dhulka Somalia In la wada joogo
Dal ma xarashin dalbu xoreyay, Mudug badida school kama jirin iyo waxan imtiaxnadka dusida sare , hada wababad ardadina way aden school ladodi 10 sano may helin wax nabda, Muqdisha ilaa Xarardhter iyo ka shishe wa xor, ya xorryay Mw Hassan dal xoreye Xafudulah
@@dahirsmohamed5002 kooxda munafiqiin ta Garoowe joogto Amisom lama joogto why ey school free iyo isbital free u suu San waayeen, nacalada daarood iyo munafiqnimo idinku taal
War intas kabadan dulmi lama dabooli karo madaxda puntland dulmi bay weligod dhulbahante kuhayen hader maamul bay udiidanyihin tan lqbaad dagaalka buuraha dhabarjebin bu uqaaday deni
SOMALIYA MA ILAALIYAAN EE GOBOLO TIRSAN OO KOFRUR TA SOMALIYAY ILAALIYAAN WAXAY KA IAALI YAANA ILAA HADA CID GARANAY SAA MA JIRTO OO INAMADA DUURKA KU DHUUMANAYEE ALSHABAAB IYAGAABA DANI UGU JIRTAA INAY SII JOOGAAN LAMANA DAGAALAMAAN HADII DAGAAL LALA GALANA BILA KOOBAN BAA LAGU SOO AF JARI LAHAA WAA INDHA SARCAAD XUKUUMADA XASAN MASIIBONA WAA BA KA DIILAAL IYO TUUGSI LACAG LAGA SAMAYO
Ay qasab tahy😂 Beesha caalmk hawiye hore u cashar ugu dhigi ceydid dhulka ku jiday taarikh fican cashar uga tagy rer mogadishu Beesha calmk rer mogadishu wey ka baqaan si taxder leh ula shaqeyaan. Beesha caalmk mar kast awoode halk jirto tageeran dantoda ku jirto.
Wara adiga hadlaye su all ban ku weydin sanad kasta iyo bil walba iyo sacd kasta shir wada tashi bad shegtan mesan dhaman e qaldka somalida bad kuracdan
Somalia si loo bad baadiyo dhaman koon fur ha iska soo xaadiriso somaliland magaca wadankuna waa somaliland madaxtooyaduna waa hargaisa hadii kale waxa la maqli doona bariba wax jirtay dawlad somalia la dhaho xaqiiq
Hadad adiga dad tahay kalay ka tali ti tan ka horaysay ya riday labda dhabadhilif aya riday aydo u ku fadhiyo kursigoda nac nac dadka dhinac ka raca ( dasturka wa qabyo , haye loma dhama , haye matas ayan ku jirayna 33 sano, side ku heshen dad dhan shan milayan ka badan oo Soomali dhan ka koban inay hor tagnatan niman mel ku haysta qabiil kaliya oo ah dhawr boqol ah una yirah cod iyo qof ban qabanaya Ceb calayk dawlafnimada sida maha ee barta
runta hadi lasheego soomaliya way hagaageysa ee madaxda majeerten daaroodkale inay wax noqdan ma ogola wad argten dhulbahante dulmigay kuhayan ee majeerten dhaqan xumadas iskabedela
dad ba xaqaaqaya marka madax majeerten wax laga sheego war wa daalimin xaasidina oo dhulbahante weligod dulmi kuhayay ilaa sheekh shariif kanaxay xilkisi oo maamul usameyn rabay marka haderna xasan ba usameyay marka idoor iyo majeerten wa fidnada wadanku kadhaqaaqi waayay
Haddeer adigu maxaad ka hadlaysaa.Xassan ma anuu samayn Khaatumo. Khaatumo state dadka deegaanka ayaa dhisay 2012.Somalilannd waxaa xoog ku saaray dadka deegaanka oo hiilka helay walaalohooda kale ee beelwaynta Harti .Halkee Xassan Sheikh oo xittaa xabaalihii ka baxsanwaayeen ula ordaysaa.Midda kale adigu edeb yeelo.
Ma adka in Somali kulanto.
Xabashida kulankooda Bay ahayd in ay adkaato
Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka 🇸🇴🙏
Amine
Keep going brother ❤
Wa sax ( Pld iyo Jbln) ayu la diray bal sheeg dawlad ay la shaqaysay
Alaah haka daweyo cudurka qabyaalada ah ee somali babiyey aamin aamin 🎉🎉🎉🎉
guul geylan midiya ❤❤❤
Sheeko Daarood
@@IHatemumafiqMeesha daarood maxaa keenay hadii dawladnimadu idin dhibayso inagu kala wada yaanay soomaali laynaga maqal
@@IHatemumafiq 😂😂😂
Hassan must go for the benefit of the country.
Hooyadaa kuma dhacdo
@@IHatemumafiq muxuu yahay xasan waa doqon😅
@@IHatemumafiq ,nio horta xage kafirtan ?
Hsm ya so geli kursiga?
Hawiye odhan hadi laisku daro , 100 cod ma keni karan
Duullaanka Puntland waa xujo Xasan iyo Xamse ka seexan la'yihiin waa hadduu guulaysto.
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 xasan tareenkii jar dheer buu kala dhacay
Sheeko Daarood ahaa 😂😂😂
@@IHatemumafiqSubhanallah 😢
@@IHatemumafiq waligaa sidaas doqon u ahaaw 😊😊😅
@@mfarah9231 runta waa xanuun Somalia idinka la aan tiin mar hore ey dhaqaaq laheed Akbar munafiq
@@somaliqosol-rn5qxAnagana saasan aamin sanahay in hawiye la aantis Somalia meel fog gaari leheyd oo adunkw lahanqaadi lehed ya saxan
Qof iyo cod aad gashide horta allshabaabta iska xoree😂
@@IHatemumafiq hada oramada adiinka baaba lugaha kaleefaayo 😅
@@mfarah9231 waa Sheekada Daarood ka, Hawiye amxaaro oo munafiqiinti mj ilaa Xamar keentey ayaa gees iska dhigney ma oroma qori naga jebin karto, Hawiye waa dowlad King Hassan higaamiyo MJ oil
@@IHatemumafiq itobiyanka adoonta, iyo argagixisada, adigey hoyada iyo walashaa fuulaan, damiirlawe, duli xanuunsan😂
@@mfarah9231 taas ma munaafiqiin tii Garoowe miyaa kuu soo sheegtey
@@MH-vg6nk caqliga daarood ka waa kan
After the pictures that came out of Addis Ababa the last few days, there's is no talking to hasan sheikh period. Puntland is never coming to the table. Deni 2026 see you in Mogadishu
Insha. Allah. Kariim. Xasan. Shiekh. Wuu. Qasbanyahay. Xilikasta.
Meesha madax somaliyeed ma joogaan. kuligood waa JAAJUUSIIN IYO DABADHILIF shisheeye kal kaal ah.
Ma ubanthay inaad barato xirfada graphic design mobile
Lagu baranayo mobile adobe photoshop nagala soco geediga design inshlah
Hassan sheekh waxaan kaga yaabay hadaad is khilaaftaan dawlad goboleedkaas mashaariicdii iyo dhaqaalihii gaalada ugu soo dhiibtay ayuu ka xirayaa ,waana dhaqan xumada Hassan sheekh
Hassan sheekh waa in uu somalida isusoo dhoweeyaa ,intaan warqad qasbayso beesha caalmka usoo dirto,kuna qasbayso inuu la kulmo
Xasan shikh in uu istoogto baa u dhiman
Guuleyso wariye qaran gelylan mediya❤🫶❤️🫶❤️🫶👑✅️✅️✅️👏💯💚💚🤍💙💚🤍💙
Waqtigii yeeriska wuu fhamaaday
xasan inta 6 bilooda wuu waalanyahay wa xaqiiq kamuuqata laakin inti hore sifiiccan bu wax uwaday ee xilka laga fadhiisiyo oo wadanka hala badbaadiyo
Maalin wanaag ma samayn munaafaqu
@HirsiFarah-h4k hooyadaa miyaa kuu sheegtey 😂😂
Daarood iyo munafiqnimo
@@firdowsmusay-ze9gs munafiqiin ta daarood sheekadooda waaye
Beesha caalamku waa cadowga Soomaaliya. Marka la xidho Xalane ayay Soomaaliya dagi.
War ninyahaw irsaqada si kala kuraadi lkn malin walba waxadan hubin quf haku nabin Kuma dhahaya wa saliim lkn jawaabta Ah isago wax xadaya Adiga ishada masartay.....
@@Xanafixaaji1257 daarood haka sugin inuu caqli saliin ku fikiro, Hawiye madax intuu arkaayo
😂😂😂😂😂@@somaliqosol-rn5qx
horta puntland waxay diiday ssc khaatumo inay kudabaldegan garoowe hadee keliya an wax noqdo madaxda majeerten surto gal maah dee ma waxba qarsoon
Warka beenta ah joji
Growe Ma khaatuma ka talisa?mise Gobolada mamulka khatumo ayay ka tirsanthy?
Puntland wa mamul gaar ah
Khatumana wa mamul gaar ah
Yaan laisku khaldamin.
Maad mah fahmin waxba khaatuma umabaahna dabaaldag iyo faataabakh halgan bay kujiraa cadaw baa korfadhiya waxay ubaahan tahay dhaqaale doorasho iyo.aqoonsi federal membar states waxay ubaahan tahay 100000 kun oo qalas sidii mishaar ugu heli laheeyd
Inaadeer siyaassadda la isma amaahiyo ee waa la kasbadaa. Khaatumo iyadaa isku filan.
@ysooyaalka6172 ok but not yet is long way to go no sea port no airport income intay ka imaneeysaa
Geylaan Munafaqa HSM waa in loo midooba si dalka looga bad baadiyo.
Wallee waa markii ugu dambeysay ee hawiye xil loo dhiibo. yaaba aamini doona xasan sheekh ka dib
Habartaa kuma dhacdo, duhurki la idinka keeney ku noqdaa, Hassan xilka maba dhiibaayo waa Voqorka hawiye
@@IHatemumafiq 😂😂😂😂
It was expected that she would be fine like this
Warninkan waa cadowga soomaaliyeed
🇸🇴💓🇵🇸🦁
Amni iyo deganaansho bulsho
Ayaa ah in la hubiyo
Inta la aadin doorasho iyo qof
Howsha dalka weli waa qabyo
Xasan ninki bahdilayay oo dalkisa xooga ku qadanayay asaga u sii cararayay somalidana inu la hishiyo iskaba daaye kas ayuu u fogenayah balseh islan baa tiri bal wax baan dhowrin
Subxaanallaah 4sano oo kasta hoosmaa laga soo bilaabayaa
Sheeko Daarood
@@IHatemumafiq 😂😂😂😂
You’re dream, never, never Deni, they have coming on the table, besha calamkana nama xukunto hadan nahay Somalida Sa da ah
No more "BILILIIQO Family "😅😅😅😅we are coming 😅😅Dani is coming 😅😅😅fadraalka or confederal system 😅😅😅😅😅puntland first 🎉🎉🎉
Adiga waxaasoo beena yeah kuu sheeran? Waxan sugaynaa aabahaa marks wasiir ku xigeenka puntland laga qaado.
Sheeko Daarood 😂😂😂
Suual ayaan kaaliigey is weeydiiya mw hassan ilaa maaliinti laa doortay dooraashaata soo soocota ayuun buu naagu waareershay ee asaagu haada maaxuu qaabtay hoorta ?
Beesha caalamku wey wada og yihiin inuu xasan shiiq heyn jidkii doorashada qof iyo cod marka yaan shacabka lajah wareerin shacabka soomaaliya waa in la abaabulaa sidii dalka looga badbadinlahaa xasan shiiq
hassan sheik nin inu wadanka nawad kadhigo diyar uma ahan
dawlada somliyed ale farmjo ha usocesho insh allh amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲❤️🙏🙏👍👍👍
Amaankooda ma rabnee ma naga bixi karaan ausome.
Culeys badan bey nagu haayaan 😅
sanadkan waa in ay somali gashaa doorosho qof iyo cod ah wan ka daallnay taandhada lagu so dooranayo kolba qof lacag ku so baxa
Xasan dal xaraashe umada halaga qabto😢😢😢😢😢😢
Tuuladiina iska jooga, hasan dhul kiisa ayuu madax ka yahay
Bilcda magalada iyo malgelinta ciidamada aya dhulka ad ledahay wa xarash lagu sameya (If iyo Akhra) ka waran dadka Kala garan la do horjeda wax qabadka Madax waynaha ama ladagalanka cadawga aya dida in dhula dawlada la iibiyo
Workada falastin somalia ssc ku xore
😂😂😂
CBB CBB CBB CAAC IYO CUUC WAA DHAMMAATAY
Radicalisation is when someone starts to believe or support extreme views, and in some cases, then participates in terrorist groups or acts. It can be motivated by a range of factors, including ideologies, religious beliefs, political beliefs and prejudices against particular groups of people.
Hargyeso, Burco and Berbero and it's radicalisation and extremism flag so called Somaliland.
Stop the war within Somali!
Maxa ladhaha jubalanad iyo putlnad
war somaliya weysidumeysaye haladabaqato somaliya ma xasn shekhoo lagaqabtey somalia mise lagmaqabanin hadii lagaqabto haaa wey sii jiri dontaa lkn hidii lagaqaban wayo ilama aha ineysii jiri donto war maninka abii ahmed usujudaya ayaa khaeyr lagasugi ilama aha ai ahaan fikirkeyga
Ninyahow wararkaagu waa wacanyiin lkn erayga saamilay Sax ma ahan ma jidho Cid saami gaara kuleh wadanka muwadin kasta oo Somalia waa isku xaq lagaso bilaabo waardiye ilaa madaxweyne.
@@abdirahmanibrahim322 waa Sheekada guryaha munafiqiin ta looga sheekeysto, meeshaas ayuu ku soo dhax korey marka maba oga dhulka Somalia In la wada joogo
Kaalay adi ku qasab waxba yusan.calacalka ina.iska amusto aya lagu qaatay duqunow
😂😂😂😂 Kuligood wey ka siman yihiin oohinta, daarood xaasidsanaa
Calooshiis u shaqeystihii dacaayada u qaabilsanaa miyaa kooxdii villada laga saaray ee shabaabka sharciyeeysan aheyd
Beesha 6aad iyada Somalia gumaysata sida ay u bixiso running cost dawladda ayey hal amar isugu keeni karta madax kutiyada ay Somalia u dhiibatay mana diidi karaan. Waxa halaysanna waa siyaasadda beesh 6aad shacabka Somaliyed awoodaa lags qaaday iyadoo loo maray farsamooyin kale duwan sida qabyaaladaynta siyaasadda, nolosha, amniga, iyo talada dalka.
Gurgurte is upto no good bro
Adeer dawlad hawiye waa in laga tashadaa
marka abaha laga dhigo agaasime puntland waa la iska amanaa balo ku degtay
War
soomaliya lama ciieanku ma ilaaliyee dhul gooniyaay ilaaliyaan oo soomaliya ceebeeyay magacii soomaliya waa lagu qudhaabtaaye xamar iyo inta udhaw baay ilaaliyaan 100kiiva 90 waa dhulka hawiye waxa iidanku ilaaliyo magacii soomaliyana haeiyqa ceeb udilay
ssc khaatumo muqdisho laguso dhoweyay oo looga dambaldegay weliba dad an daarood ahayn halka garoowe oo way wax kuleeyihin loga diiday marka puntland weye cilada wadanka
Adiga comments badnida oo ciilkad qabtid fara badna.😮😅
@@Junanilll runta miyaa ku dhintey mr munfiqoow
GEYLACOW MAJERTEN AAD THY MAJERTENNA LOOMA JOOJAYO NO MORE RW DALXUREYE MHDSND
Waa kuwa mj ka sii liito Ssc duliga
Dal xaraashe iyo unuka lehdii xamar dib yaan loogu noqon.
@@Thebattleofthehorn haka yaabin Xamar munafiq dambo cag ma soo dhigaayo
Kulanka xsbashida waxu xiraya faragalinta dabadhilifyada la shaqya
Hadad qabil ku shegi lahayd iyo hadi kale dawlada Soomaliya wa dhaqaday adiga waxi kugu aqliya sida ninkan shegta inu wariye yahay ayay ku hartay qbyada qurunkeda , Somalinimada naga badan
U are not Realistic at all...maa tahiid qoof ruunta ku nool..waayo waxa araata iin soomaali dhiibka haya tahay kaliya wax qoof leeyahay iiney tahay..lakiin aun Mahamad siyaad barre baa ku fashiilmay wadadan. Waaba qoof dawlad fadraal ah mdx ka ah..waxa qasaab ah iin haadi uu diido iin beesha calamka kabka miisaniyada ee ka jaarayo..Unsom ka guurto..waxan dhaceesa tii 1994 ee Salbalaar
Hassan sh King of Hawiye ayuu noo noqdey Kamana degaayo jagada noloshiisa inta harsan ee please oohinta yareeya beesha Caalamka qaxootigi aad ahaan jirteen waagi hore xeryo ha idin dhiso Somalia bes waaye dadki lahaa ayaa u talinaayo Hawiye, tuulaooyinkiini duurka ku yaalay isla iimaansada meeshan Beesha Caalamka lagama yaqaano waa dhul hawiye
Waa aqliga dameerada hanoola caasimada waala bedelaa amisom hakuu taliso 😂
Dameer dhuusay 🫏
@abdi5852 munafiq cabsadey, Daarood iyo munafiqnimo intee akhiro geli doontaan,
@sahradahir6959 Dameeeka gus weyn ayuu ku dhax laafyoodaa Xamar, maxaa ka qaadi kartaa munaafiiqinoow
@sahradahir6959 Oromada Garoowe joogto hooyadaa yee kaa wasi anaga Amisom minafnimadi Daarood ayey ku yimaadeen laakin hadda waa la idin bartey
🎉@Gayman media
Bakh Bakhdaada waxba ka shaqayn mayaan.
Reer Bahal loo joojin maayo
Book land looma baahna
Beesha calamka noma taliso hadan nahay Somali (cayda wa ceeb iyo cadab) Subaxanallah! Xishoda oo Alle ka yaba wadanka an wada ilashano cadaw so jirena ayan lenahay
Sheeko Daarood ey wadaan Marku qof hawiye yimaado ilkaha ey ku dagaalaamn xitaa ilaa zamamr hadey awiidaan amxaaro ey keeni lahaayeen
besha calmka la antet mel maa mari kartit
@@IHatemumafiqqalbigaa ku jaban ee xabeeb u tag
@@FarhanAden-ni1xq waa Sheekada munafiqiinti guryaha ku sheekeystaan, Hawiye waa Xor maaha munafiq
Qof iyo cod waalaqabanayaa inshaallah
Wariye wan ku dhagasan jirnay lkn hada qabiil ba ku dhaga tiray wano( dislike )
Very good, qof aad caqli u leh ayaa tahay, dadkaan daarood ma xishoodaan waana dhibka kuligood heesto
Dal ma xarashin dalbu xoreyay, Mudug badida school kama jirin iyo waxan imtiaxnadka dusida sare , hada wababad ardadina way aden school ladodi 10 sano may helin wax nabda, Muqdisha ilaa Xarardhter iyo ka shishe wa xor, ya xorryay Mw Hassan dal xoreye Xafudulah
Geylaan Cidama Ajanabi dal eey xoreyeen waligeyd lama'arag, Somaliya waxaa kufilan wilasha Somaliyeeyd oo lawada qarameyo Gogol Heshis buuxa oo Kooxda Moiryanta ee HSM eey talada dalka eey dhexda soo dhigaan.Somaliya waxa xoreynsan Gesiyada Somaliyeyd oo Mamulkasta 10 kun oo Askari laga soo qoro.
@@dahirsmohamed5002 kooxda munafiqiin ta Garoowe joogto Amisom lama joogto why ey school free iyo isbital free u suu San waayeen, nacalada daarood iyo munafiqnimo idinku taal
@@dahirsmohamed5002 Xamar waa Xor dadki lahaa ayaa joogo Amisom waa ciidan African laakin Garoowe Oromada 250 000 joogto kuwaas Lee yey hooyadaa kaa wasin ilaalso
Xagee ayay alshabaab ku soo laabteen!!!? Wax waa la mucaaradaa lakin looma dhaqmo. Yahuuuuuu
War intas kabadan dulmi lama dabooli karo madaxda puntland dulmi bay weligod dhulbahante kuhayen hader maamul bay udiidanyihin tan lqbaad dagaalka buuraha dhabarjebin bu uqaaday deni
Aqoonsi qofna ugama baahnid, puntland maxaa kaaga xiran dhulkaaga u tasho puntland waad ka baxdey, faraha ka qaad
Xasan dhiiqo meesha been iyo khayali maweello ayuu ku hayaa bad iyo bariba wuu gadtey
SOMALIYA MA ILAALIYAAN EE GOBOLO TIRSAN OO KOFRUR TA SOMALIYAY ILAALIYAAN WAXAY KA IAALI YAANA ILAA HADA CID GARANAY SAA MA JIRTO OO INAMADA DUURKA KU DHUUMANAYEE ALSHABAAB IYAGAABA DANI UGU JIRTAA INAY SII JOOGAAN LAMANA DAGAALAMAAN HADII DAGAAL LALA GALANA BILA KOOBAN BAA LAGU SOO AF JARI LAHAA WAA INDHA SARCAAD XUKUUMADA XASAN MASIIBONA WAA BA KA DIILAAL IYO TUUGSI LACAG LAGA SAMAYO
Ay qasab tahy😂
Beesha caalmk hawiye hore u cashar ugu dhigi ceydid dhulka ku jiday taarikh fican cashar uga tagy rer mogadishu
Beesha calmk rer mogadishu wey ka baqaan si taxder leh ula shaqeyaan.
Beesha caalmk mar kast awoode halk jirto tageeran dantoda ku jirto.
Nin amisom ilaaliso hadana awood sheeganaayo waa yaab walaahi
@@amircjungal77 maskiin baa tahey awooda aa sheegeyso alshaabab iskaga celi ok
xasan xabaalo qote waa ku qasban yahay inuu teendhadii tago
Wara adiga hadlaye su all ban ku weydin sanad kasta iyo bil walba iyo sacd kasta shir wada tashi bad shegtan mesan dhaman e qaldka somalida bad kuracdan
Somalia si loo bad baadiyo dhaman koon fur ha iska soo xaadiriso somaliland magaca wadankuna waa somaliland madaxtooyaduna waa hargaisa hadii kale waxa la maqli doona bariba wax jirtay dawlad somalia la dhaho xaqiiq
Carabka nabiga aan Ka rumayno
NCCW WUXUU DHAHAY.
السَّبَّاب يأتي يوم القيامة مفلسا
Ruuxa dadka caaya qiyaamada ajar la'aan buu imaan.
سباب المسلم فسوق وقتاله كفر. متفق عليه
Cayda qofka muslimka ah waa faasiqnimo dilkiisuna waa gaalnimo.
السَّبَّاب يدخله الله النار
Ruuxa dadka caaya naarta buugalayaa.
.
😅
Farmaajo gadashiis Shaati qabiil aad gashatey
Irrir Samale iyo daba dhilifkoodu waxay aduunka tuseen in (Somaaliya - Darood) ay Dawlad nimadii Somalidu is kugu ururtay DAWARSI, ARGUSI CABSI, DAYARAD LA SAARNADO, IRGAYA GAAR AH OO WASIIRADII BADELAY, HESHIISYO ISKA SO WADA HORJEEDA IYO IRRIR SAMAALE IYO ARGAGAXISADII OO ISKU MILMAY?
Waxan tahay CCB dadka somaliyed beenta ka daa waxan tahay wariyihii farmajo iyo fahad oo umada halagay waxa shegeyso wax ka jiro malahan madaxweyne xasan dalxureeye guuleyso dalka wuu soconaya
Aar daaroood been u xooog badanaaaaaaa
Benaale
Garaca tuuga ah saamigii mashaaricda muumul goboleedyada Daarood ilaa uu iska keeno yaanan la la hadal. Hana yimaado garowe ha tegina xamar iyo qaraxeeda.
Hadad adiga dad tahay kalay ka tali ti tan ka horaysay ya riday labda dhabadhilif aya riday aydo u ku fadhiyo kursigoda nac nac dadka dhinac ka raca ( dasturka wa qabyo , haye loma dhama , haye matas ayan ku jirayna 33 sano, side ku heshen dad dhan shan milayan ka badan oo Soomali dhan ka koban inay hor tagnatan niman mel ku haysta qabiil kaliya oo ah dhawr boqol ah una yirah cod iyo qof ban qabanaya
Ceb calayk dawlafnimada sida maha ee barta
Cabaadka mj iyo inta ku hoos jirta waxba laga dhageysan maayo
runta hadi lasheego soomaliya way hagaageysa ee madaxda majeerten daaroodkale inay wax noqdan ma ogola wad argten dhulbahante dulmigay kuhayan ee majeerten dhaqan xumadas iskabedela
Boogi ku taalee looma baahna
dad ba xaqaaqaya marka madax majeerten wax laga sheego war wa daalimin xaasidina oo dhulbahante weligod dulmi kuhayay ilaa sheekh shariif kanaxay xilkisi oo maamul usameyn rabay marka haderna xasan ba usameyay marka idoor iyo majeerten wa fidnada wadanku kadhaqaaqi waayay
Haddeer adigu maxaad ka hadlaysaa.Xassan ma anuu samayn Khaatumo.
Khaatumo state dadka deegaanka ayaa dhisay 2012.Somalilannd waxaa xoog ku saaray dadka deegaanka oo hiilka helay walaalohooda kale ee beelwaynta Harti .Halkee Xassan Sheikh oo xittaa xabaalihii ka baxsanwaayeen ula ordaysaa.Midda kale adigu edeb yeelo.
Wariye Geylaan❌️✅️
Wariye saliid Qunbe✅️
Keen Futada saliid ayaa lagu marinaa. Xasan waxba kama badali kartaan
Bax hoyada amisom ka xore Ina Siil samaystow
2025 in futada la xoreeya sugaysa ina qaraxlanow😅😅😅
@@Fardowsaabdillahi adaaba futadada Daacish laga xurena
@@musakean3842 amisonta darood ka xuree saliid Qunbe
Deni io adiba wa lidinka marma
Hadi laga marmo ma layska daayo
Aar daaroood been u xooog badanaaaaaaa