Many thanks to all of you somalia 🇸🇴 belongs to somalis🇸🇴 let us come to gather and work as a nation let us stop dividing our people and stop this small Israel called Ethiopia 😊
Midan la yaabanahay waaa kuwan barlamanka fadhiyo Xasan sheekh hal sacadood xilkaga kaga qaadi karan xilka lkn waxay raban in somalia dib u hadho war dalka sidan u dhaama bad baadiya wlh malin aan hada ahayn laga qomameyn bada si fudud yaan lagu wareejin
Muxuu qabta nosheg shacab social media ka oyayan aragnaye, waxa khayr ah mar hadan Somaliya ku noley oo an haysto Dawlad i daryeleysa iga fakareyaa aniga iyo awladeyaba Allah nosoo hanuuni my government amin.
A/rahman waa runtaa mid xaaraan ku xoolaystay ayaa si xaaraan ugu iibsanaya hantidii soomaali wayn ka dhexaysay waayo wax walba sida ay ku yimaadaan bay ku baxayaan !
Su aasha u danbaysa weydiiyihii bey ku noqotay ayadoo hubka wax gumaada ah. Saxaafadu waa inay baaritaano samayso la xiririira khaladaadka dhaca si sharciya.
Sadex shey lee iga gaarsiiya "MUCAARADKA" oo kala ah (1) Dalkeenu weligii doorosho gacan ku rimis ah oo 50 iyo 101 lee maa lagu jiraa? (2) Dinida oo dhan waxaa ka dhacdo doorosho qof iyo cod ah marka hadii uu Xassan sheeq qabto gacanteena asaga ma hayo ee shacabka kasbada marka hore hadii kale religion mucaarad miyaad ahaneysaan? (3) Gormee dalkeena, xududihiis, A.S iyo caloshood u shaqeysta yaasha gacanteena iga dhicinaa ama iskaga difacnaa?
Waxan tuugada ah wa in wadanka laga qabta Imaradkey u shaqeyyan barwaqada aey wadanka u diidanyihin cabdi ismacil samatar hargeysa matagi karo dadkisa samaron ayaa labahdilaya muse bad u etopia seyey wa dagankisa mana kahadli karo haweye waxa logu so gabada haweyaha sida Damerka CCshakur iyo sharif dhusaye haweye ha iska qabtan tuugadan
Masha Allah fucil ku dara, qabyalada dadka ka wacdigaliya, Soomaliyey no qabyalad waa ta halkaas ina dhigtay.❤❤❤❤❤
Shiikh shariif nin xalaal ah weeye oo aan hantida ummada dhicin .
Calaacalka joojiya tan wax ka sheeg waa dhaaftay Xassan khatar ayuu ku yahay jiritaanka somalia hadalka ha yaraado mooshin ha laga keeno.
Nosoo qodobe wuxu khadar ku yahay idigon qabiil egetn Allah na ka baqaya
@lazerlightgaming5334
Adiga caalam kale ayaa Ku nooshahay marka iska raaxayso
SH. SHARIIF IYO C.CABDI SHAKUUR MAXEY NUGU SOO KORDHIYEEN. HAWIYOOW NABADDA MUQDISHO HALA ILAALIYO.
NABADDA MUQDISHO KA JIRTA DAD BADAN AYEY DHIBEYSAA.
PROFF SAMATAR OO AH NIN REER WAQOOYI AH AYAA WUXUU NOO ADEEGSADEY LABO NIN OO XOOLO AH OO HAWIYE AH WAA C.CABDI SHAKUUR IYO SH. SHARIIF. WAA SIDA HADALKII INA GODANE UU HAWIYE GACANTOODA KU XASUUQAY. PROFF. SAMATAR OO BORAMA KA YIMID AYAA MAANTA LABO NIN OO HAWIYE AH NOO ADEEGSANAYA
Soomaaaliyeey Gacmaha aaan isqabsano
@@IHatemumafiq Maya tuuga ugu wayn ee ummada dhan wada aragto Xasan Xaabsade ayaa ugu horeeya
SH. SHARIIF IYO C.CABDI SHAKUUR MAXEY NUGU SOO KORDHIYEEN. HAWIYOOW NABADDA MUQDISHO HALA ILAALIYO.
NABADDA MUQDISHO KA JIRTA DAD BADAN AYEY DHIBEYSAA.
PROFF SAMATAR OO AH NIN REER WAQOOYI AH AYAA WUXUU NOO ADEEGSADEY LABO NIN OO XOOLO AH OO HAWIYE AH WAA C.CABDI SHAKUUR IYO SH. SHARIIF. WAA SIDA HADALKII INA GODANE UU HAWIYE GACANTOODA KU XASUUQAY. PROFF. SAMATAR OO BORAMA KA YIMID AYAA MAANTA LABO NIN OO HAWIYE AH NOO ADEEGSANAYA
Gacmaha shegte futada is qabsada hada rabtan cid xiso u qabto maleh intan kadib dadkan cawanta cml u dhaqmayo
Mudaharaad wa inaan shacabka iskugu soo baxnaa meel walba somaliya iyo dibadda dalka oday aya khatar ku wadda
Mr samatar thanks
Xasan sheeq dadka allah ka qabto
Thank you but for sure Amed Ismail Samatar thank you thank you thank you. I support you.
Shariif & Ina cabdishakuur wey hadlikaraan, laakiin puntland& jubaland magaranayo waxa Xasan kaladhexeeya,Wadankan wuu kalategay. Halaga hadlo kaliya mustaqbalka beesha Hawiye soomaalida aan jirin ee lagu gabanayo halajoojiyo
Madaxwayne sharif.xil.cabdiraxman iyo Dr.sineter ismail waad mahadsantihiin juhdiga aad ugu jirtaan soon celinta sharciga iyo sharafta qarankeenna.waa run in badan baa lacag ku dhufaanan kuwaas dhufaanan iyo shacabka ooynayaba idinkaa u masuul ah geediga wada ilaa guusha dhalato somali garabkiina ayay taagan tahaye horkaca.
Many thanks to all of you somalia 🇸🇴 belongs to somalis🇸🇴 let us come to gather and work as a nation let us stop dividing our people and stop this small Israel called Ethiopia 😊
Somali hadeey sharafledahay shiiq shariif ayeey doranlaheed
Xil Abdirahman warsame mucaaridnimada saxda wa sidas
Alshabaab aa sheekhu miyuu waashay?😂
Kķkk@noorjimale9918
Maya lkn runta ayu sheegay waxkasta hishiiska aya kuwanaagsan@noorjimale9918
SH. SHARIIF IYO C.CABDI SHAKUUR MAXEY NUGU SOO KORDHIYEEN. HAWIYOOW NABADDA MUQDISHO HALA ILAALIYO.
NABADDA MUQDISHO KA JIRTA DAD BADAN AYEY DHIBEYSAA.
PROFF SAMATAR OO AH NIN REER WAQOOYI AH AYAA WUXUU NOO ADEEGSADEY LABO NIN OO XOOLO AH OO HAWIYE AH WAA C.CABDI SHAKUUR IYO SH. SHARIIF. WAA SIDA HADALKII INA GODANE UU HAWIYE GACANTOODA KU XASUUQAY. PROFF. SAMATAR OO BORAMA KA YIMID AYAA MAANTA LABO NIN OO HAWIYE AH NOO ADEEGSANAYA
Xasan sheikh mooshin halagu soo saaro si qofkale uu san xadka ugu dubin xoolaha umadda iyo xabash uu u hoos galin
Masha allah runbad shegtay
Midan la yaabanahay waaa kuwan barlamanka fadhiyo Xasan sheekh hal sacadood xilkaga kaga qaadi karan xilka lkn waxay raban in somalia dib u hadho war dalka sidan u dhaama bad baadiya wlh malin aan hada ahayn laga qomameyn bada si fudud yaan lagu wareejin
Haddaan nahay reer Puntland, beel caalam inaan uga dacwoono Xassan Calaan waan ka weynahay. Waan ka awood badanahy, isagoo kalana inuu aad u liito ayaan aaminsanahay. Siyaasaddiisana iyadaa isku dhex kufi doonta.
Ina. Samatar meesha waxaba kuuma yaalane iskagag kaalay
Walaalkaa ayaa kuwareeray
Cali Khalif galaydh wuubiskagav yimi mar kuu arakay ilahay naxariistee
Mudane shiik shariif waa wadani xalalaah waxa ii shafiyay hadalkisa from galkacyo 😂😂😂😂
Barlamanka musuqa ah waa 4.5 reer kasta waa in xubnihiisa ku qasbo in ay ridan xasan ama aysan soo noqonin
Shariif walahi suma walahi dulmigii farmaajo idinku dhacay
Intan qof hawargidir arkayay maarkin ninka holkarsan Abdishakur hadal shekh sharif xalin wayay aya sifudut lugu xaliyay wan kuwata mudane Abdishakur❤
Turkigu wuxuu ku kalsoonahay Itoopia 💯/💯 beenta umada ka daaya, wax fidaraal ah majirto ☹️☹️☹️
Burburkii labaad yaa bilwooxday "Ninkii cagaloow ka carar"
🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃
Marka sheekadu halkaas marayso saleebaan gaal wuxuu dhahaa cabaadka jooji anaga hanala murmine orodoo reerkiini aad
Kolfalakti xaa la yiraa afsoomaaliga gadaasheey imaaday miyaa shariifoow
Maxaan saacadaan hub usoo iibsaneynaa annagoo wada hadal ku heshiin karna?
Afgembina sameeya hadii ay xal tahay oo Xassan na dhaafiya.
Xassan jiritaanka shacabka iyo isirka iyo masiirka soomaliyeed ayuu khatar ku yahay.
Muuse bixi Inkaar haku dhacdo Aamin dhaha
Aamiin
SH. SHARIIF IYO C.CABDI SHAKUUR MAXEY NUGU SOO KORDHIYEEN. HAWIYOOW NABADDA MUQDISHO HALA ILAALIYO.
NABADDA MUQDISHO KA JIRTA DAD BADAN AYEY DHIBEYSAA.
PROFF SAMATAR OO AH NIN REER WAQOOYI AH AYAA WUXUU NOO ADEEGSADEY LABO NIN OO XOOLO AH OO HAWIYE AH WAA C.CABDI SHAKUUR IYO SH. SHARIIF. WAA SIDA HADALKII INA GODANE UU HAWIYE GACANTOODA KU XASUUQAY. PROFF. SAMATAR OO BORAMA KA YIMID AYAA MAANTA LABO NIN OO HAWIYE AH NOO ADEEGSANAYA
Sheikh shariif waa siyasiga somali manta ubahantahay xili adag dalka kaso saray kumelgar mantana kasaari kara xalada adag uu kujiro
Ina samatar. Adero meeshaa waxaba kuuma. Yaalane wakhtigaaga hakulumin please
Baarlamasnka odey tuug ah ayuu keensaday xasan shiikh
Shariifka iyo cabdiraxman iyo samater waa tuugo tuugo dhaaftey shartiinna Alaha naga qabto
Cajiib, ma dantii Qaran baa loo wareejiyay dan Shisheeye? Ma dantii Qaran baa Bohol lagu riday?
Propoganda waaye ee oohinta joojiya
SH. SHARIIF IYO C.CABDI SHAKUUR MAXEY NUGU SOO KORDHIYEEN. HAWIYOOW NABADDA MUQDISHO HALA ILAALIYO.
NABADDA MUQDISHO KA JIRTA DAD BADAN AYEY DHIBEYSAA.
PROFF SAMATAR OO AH NIN REER WAQOOYI AH AYAA WUXUU NOO ADEEGSADEY LABO NIN OO XOOLO AH OO HAWIYE AH WAA C.CABDI SHAKUUR IYO SH. SHARIIF. WAA SIDA HADALKII INA GODANE UU HAWIYE GACANTOODA KU XASUUQAY. PROFF. SAMATAR OO BORAMA KA YIMID AYAA MAANTA LABO NIN OO HAWIYE AH NOO ADEEGSANAYA
Siyaasiinta somaliyeed markay wax sheegayaay hadalkooda waaba dad fiican markay kursiga fariistaan kuwiiba ma ahan cajiiiiiiiiib
Wadadkan daqtar halageeyo Hassan sheikh mahamud halaga soo daaweyo
Mr mou iyo ma ogi miyaan dhegaysanaa?.
Hassan tooksade wadanka shacabkaba halagaqabto,,
These are failed politicians. Time to move forward.
Muxuu qabta nosheg shacab social media ka oyayan aragnaye, waxa khayr ah mar hadan Somaliya ku noley oo an haysto Dawlad i daryeleysa iga fakareyaa aniga iyo awladeyaba Allah nosoo hanuuni my government amin.
SH. SHARIIF IYO C.CABDI SHAKUUR MAXEY NUGU SOO KORDHIYEEN. HAWIYOOW NABADDA MUQDISHO HALA ILAALIYO.
NABADDA MUQDISHO KA JIRTA DAD BADAN AYEY DHIBEYSAA.
PROFF SAMATAR OO AH NIN REER WAQOOYI AH AYAA WUXUU NOO ADEEGSADEY LABO NIN OO XOOLO AH OO HAWIYE AH WAA C.CABDI SHAKUUR IYO SH. SHARIIF. WAA SIDA HADALKII INA GODANE UU HAWIYE GACANTOODA KU XASUUQAY. PROFF. SAMATAR OO BORAMA KA YIMID AYAA MAANTA LABO NIN OO HAWIYE AH NOO ADEEGSANAYA
adiga asaga iyo ina shakuur waxba isma dhaantaaaan
Badbaado qaran aaway hubkii iyo askartii loogu hanjabaayey farmaajo.
Caar huubka hala soo baxan way oog yihin xasan sheik uu soo xidaya ninka huub lagu aarko maxad badbado qaran kaa hadli 😂😂
Yaahuu la idin yiri!
ninkaan 2011 shirarki garoowe ayaa la soo was far laga haayaa
dalkaan wuxuu ubaahayahay maamul sooceliya hantidii qaranka ee lagatay oo dhan
Ayado soon la jooga ayay kitaabka Quranka ku dharteyn .
Barlamanka iyo ninkan madaxweyna ah
Kuwaan umada somaliyeed ha iska qabtaan walaahi hadaan umada iyo wadanka laga qaban somaliya xasilimeyso.
A/rahman waa runtaa mid xaaraan ku xoolaystay ayaa si xaaraan ugu iibsanaya hantidii soomaali wayn ka dhexaysay waayo wax walba sida ay ku yimaadaan bay ku baxayaan !
Qalin yaa lagu Qaadan bada somalia iyo dhulkaba:
Halaga hortago Ethiopia kibirkeeda Dadka wax bartoow.:
Baarlamaan fhufaanan
Abdirahman abdi shakur gabasho ma aqano
Qaainul wadan: muse iyo Hassan: maxkamad somaliyeed ha la saaro:
Nooo amxaar bad Qalin ku Qaata: 2025:
Xasan sheeq wa tuug
GURGUURTE IYO KOOXDIISA CANAASIIRTA AH IYO KOOXAHA ARAGIXISADA AH HAL HADAF AYEY LEEYIHIIN WAANA KOOXO U ADEEGA DALAL SHISHEEYE OO CADOW AH
Illaahey ka cabsada waqtibad ku jirtane beentadad isku dheegten dhafa warkan aad sheegeysa qarkis waa ronyahe seelagu gaara idinkaba hortagane oo lugaha ka laalade
Gobanimo
Waarun xasan sheikh dalka halaga qabto
Guulesta hadad hadaladinu somali nimo idinka tahay hadey xilkadajista idinka tahayna idinkuba alle ha idinka qabto dalkaan
Shiiq shariif iskuul aaf
Farmajow filada kasoobax wlhi tuma wlhi masaana idindan beysay
Kuwaani micne magacoida waxaa layiraahdaa micne xun war nadaaya warkiina waa nacnaye
Sheekh mustafe ayaa dadkan sheegay kolba ka kursiga fadhiya ayay lugaha haystaan ayuu yidhi😅😅😅😅😅somalida sheekh mustafe madaxweyne hadii looga dhigana hawiye iyo daarood lagama nasandoono. Xayawaanku dowlad iyo nidaam malaha waa hayaacdo
Xarfaan wareertay ayaad tihiin laakiin waxaan ku kalsoonahay in warkiinnu ummadda ku socon. Shaqo kale raadsada xarfaaneey.
Professor samatar wax ma oga
UN flags are blue waa aduun wada buluugeysan
Mucaraad uujoog madayan miya kuwaan😂 xarash qaran hala daayo madaxweyne xasan shiikh Guuleyso waxad xarashii karto xaraash
Barakiciii unukaaaleeeh😂😂
Kkkk shalay samatar koofidaasuu xidhnaa markuu English kula hadlaayey beesha caalamka Ee xalane joogta maanta ma tiibuu wadaa yaa calaacalay
Waqtigiina suga teedakale orod shariifow dadkaaga nabad dhaxdhig
FATOOSH layal dhee
Ab shadh & sheikh safari kuwi shalay DULMIGA ku tageerey miyad ahayn 2dina
Prof sandug adigu lugti & faraski ka tihid
Hore tabliga rac oo DHALINYARADA GABILEY,AWDALSTATE & SALAL U TABARUC
gobalka Awdal Ayaa kana baahan inaad wax ka dahdo
Sh shariif waa la falay sidaan hadaad u hadleeysid cid ku dooneeyso ma jirto
warlu waa cadyahay ee waryaashu shaqadooda haqabsadaan
Xasan hadii doorasho qabto waa la diidayaa hadii uu dib u dhigo waxaa la leeyahay waa mudo kororsi xagee dadkaan loo raacaa
Su aasha u danbaysa weydiiyihii bey ku noqotay ayadoo hubka wax gumaada ah.
Saxaafadu waa inay baaritaano samayso la xiririira khaladaadka dhaca si sharciya.
Adaa doortay soomaahan.odeygaan habaarka qaba? Xasan shiikh 2026 ma gaarayo inkaar ayaa ku dhacday iyo cuquubo dadkii masaakiinta uu barakiciyay???
Meeshu dad ayay u xidhan tahay
Balmesha hoos un eeg
Maxaa kuuyala adaaba sheegay
Oo dhahay waxaa iyudhahadeen adigu waxaad tahay reer eaqooyi
Xaq darro labadii ku heshiisa ,away ku dirirtaa
Meelxun buu gaaray dagaalku ilaa shabaab la aqoonsaday
Samatar kkkkk English tiisa
Xassan sheekh laguma yaqaan xukun jaceyl iyo kaligii talis ee beenta daaya. Soomaali oo dhan waa ogtahay inuu xilka wareejiyay si nabad ah ee iskeena fagaaraha doorashada. Qof iyo cod.
Shiraf iska naso
Sadex shey lee iga gaarsiiya "MUCAARADKA" oo kala ah
(1) Dalkeenu weligii doorosho gacan ku rimis ah oo 50 iyo 101 lee maa lagu jiraa?
(2) Dinida oo dhan waxaa ka dhacdo doorosho qof iyo cod ah marka hadii uu Xassan sheeq qabto gacanteena asaga ma hayo ee shacabka kasbada marka hore hadii kale religion mucaarad miyaad ahaneysaan?
(3) Gormee dalkeena, xududihiis, A.S iyo caloshood u shaqeysta yaasha gacanteena iga dhicinaa ama iskaga difacnaa?
Waa,adigii dhihijiey,walahi,bilahi talahi,wansareynaa farmajo,,
Hassan tooksade waa,ina,adeerkaa,,uhiili,,waxad,afka,aadkatirahdaan iyo qalbigiina iswafajiya,,wala,idiinheystaa aduun iyo akhiraba!!!!!!
Cid wadanka kusoo duushay majirto ee wadanka waxa cadawga siinaya waa Xassan culusow ee wadanka halaga qabto. isaga oo anan dagaal lalagalin Xassan ayaad xilka kaqaadi kartaan motion kakeena oo xilka katuura. maalinkasta inaad meel soo istaagtaan hadal aan ficil laheyn jeedisaan kadibna ha iska aamusina bilaa ficil.
AL cadaala ayaa ku cayaaraay codka vediyooga.
😂😂😂😂😂
Shariif warkiisa waa cad yahay noo low mudane
Hadii aad daacad ka tihiin Dalkaan, Baarlamaan ku sheega ayaa eeda ugu weyn leh. Ninkaan waashay oo Dalkii iibiyiyey...maxaa u haray Xasan...Isagaa nagu yiri itoobiya waa cadaw, hatana waatu u rukuucayey. Waxan leeyahay ninkaan uma qalmo inuu na hortaagnaado. Baarlamaan hadii aad tihiin oo aakhiro iyo xisaab rumaysan tihiin, badbaadiya dalka
Kuli kuwaan oo dhan waa wada munaafiq ee ha isku aaminin
SH. SHARIIF IYO C.CABDI SHAKUUR MAXEY NUGU SOO KORDHIYEEN. HAWIYOOW NABADDA MUQDISHO HALA ILAALIYO.
NABADDA MUQDISHO KA JIRTA DAD BADAN AYEY DHIBEYSAA.
PROFF SAMATAR OO AH NIN REER WAQOOYI AH AYAA WUXUU NOO ADEEGSADEY LABO NIN OO XOOLO AH OO HAWIYE AH WAA C.CABDI SHAKUUR IYO SH. SHARIIF. WAA SIDA HADALKII INA GODANE UU HAWIYE GACANTOODA KU XASUUQAY. PROFF. SAMATAR OO BORAMA KA YIMID AYAA MAANTA LABO NIN OO HAWIYE AH NOO ADEEGSANAYA
Sh shariif dadkii ku dooran lahaa weey ku naceen waayo caade qaate yaasha codkooda ayaad ku hadleeysaa doqonka kula taagan yuusan ku ceebeeyn haduusan tegin itopia yaa kaa celinaayo sooomaali kala daadsan qabiil qabiil ayaa ku quudatiin naga tag waad sixrantihiine
Calaacal iyo niyadjab manlafadhinaa. xasan adanookeenay ina makow
Kkkk nimankan mawaxay kacabsadeen in meel lagu aaso lawaayo xabaalo quf kkkkk
Waxan tuugada ah wa in wadanka laga qabta Imaradkey u shaqeyyan barwaqada aey wadanka u diidanyihin cabdi ismacil samatar hargeysa matagi karo dadkisa samaron ayaa labahdilaya muse bad u etopia seyey wa dagankisa mana kahadli karo haweye waxa logu so gabada haweyaha sida Damerka CCshakur iyo sharif dhusaye haweye ha iska qabtan tuugadan
Way kuqaldanyihiin
Xasan garguurta dhul bada u iibsa tuugo
Badbaada qaran hala bilaabo tii hore hawiye bes ayeey ahaayene mid hawiye iyo darood umideeysanyihin hala abaabulo waayo wadanka hadi kaxarasho maxaanba iskugu xiniya tabana
Viva xasan sheekh maxamuud
Kuwan waa tuugo qaylo un bay ku jiran
Shaydan shariif iyo abdiraxman baaahane maxishodan waa youtuparo
Erdoğan wayaa tuugo nacalad ku dhaca fiira Syria dhiba ka abuura
Aakhiro iyo aduun mucaarad aan dhamaan miyaad wadaan war xishooda dal lamucaarado meshan mayaalee
magaca noo dhog SHARIIF KHALKHALOW
Siyaasad barta no dagaal