Salaad Xasan Cali Dhacdooyin Sugan Wareysi 4/4 - Nidaam xumadii dalka iyo dagaalki sokeeye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Комментарии • 103

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Месяц назад +19

    Dad baa hadda iska jecel Dagaal Sokeeye ka dhaco Muqdisho, marka aad aragto sida ay qabiilka u buun buuniyaan markale, Dadkaas Allaha naga qabto ,Allahayow adigaaXaq kugu Caabudnaa Dadka noocaas naga qabo,Aamiin Insha Allah

    • @hfm9834
      @hfm9834 19 дней назад

      Aamiiin.

  • @hfm9834
    @hfm9834 18 дней назад +1

    Ayaanle Hanoolato walaal qaali ah oo wadani ah. Ilahay cimriga iyo caafimadka Allaha kuu barakeeyo. Madax weyne inaa noo noqto waan jacelaan lahaa inta igu raacsan isa muujiya. ❤❤❤

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 Месяц назад +5

    Thank you so much Mr Salaad for so honestly sharing your personal experience during the ugliest phase of our history.
    You are very honest man. Thank you for resisting to participate in the killing of your people. I’m all those who did participate in have not survived for long in this world. They will face the consequences of their actions in the Judgement Day.
    You have survived and your honest and integrity shines through the camera. We have hope because there are many people like you who are Muslims and live in their Islamic principles.
    Ayaanle you are doing a good job. Please go find out those who fought for a tribe and got maimed in the civil war.
    They may tell us the truth about the ugliness of tribal politics and the fact that they most probably did not get any help from their tribe.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Месяц назад +7

    Trauma weyn ba haya, laakin ILAAHAY giis bu aaminsayahay Alxamdulilaah.

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv Месяц назад +10

    Dhacdooyinkaas iyo kuwa ka xun Dalka wey ka dheceen, waxaa ayaan darro ah in aanan cashir laga baran sida Rwanda oo kale😮

    • @samirr546
      @samirr546 Месяц назад +2

      Kuwii sababay uun baa weli maamula miyi iyo magaalo!!
      Maalinka aad maqasho qabiil ama dawlad baa soo qaqabtay mujrimiintoodii ama denbiilayaashoo oo diiday in nin debed u qaxay oo raarkiisii kaga yimi dhul shisheeye dalka hooyo ee dulmana xukun u soo raadsaday baa loo diiday markaas isbedel wanaagsan filo

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Месяц назад +1

      @@samirr546 runtii markaad adigu ku dhiirato in adeerkaa belo wade yahay, ood farta ku fiiqdo ayuu isbedelku imanayaa. Ha sugin qabiil intuu shiro inuu yidhaa intee danbiyo gashay oo reerkeena ah aan maxkamad geynee.

    • @samirr546
      @samirr546 Месяц назад

      @@ismailjama178 Dee dumarku marba cida hogaanka haysa ayey daba socdaane car ku dhiirada ragow raga aduun iyo aakhiraba raba inay idin seejiyaan!!!!

  • @IlyaasWadani
    @IlyaasWadani Месяц назад +7

    Booka inteekahelaaa 32:45

  • @abdishakuurmaxamuud8405
    @abdishakuurmaxamuud8405 Месяц назад +2

    Cawil khayr qaba ALLAHA kuugu badallo inantaas, saqiir aakhirona ALLAHA kaaga dhigo, walaahi qalbadaa i xanuuntay, 8 days buu dawo u radinayey, ALLOW ALLE, qalbiga ALLAHA kuu qaboojiyo mudane

  • @user-sh6sn6lq6n
    @user-sh6sn6lq6n Месяц назад +3

    Ilaahey ha u naxariisto dhamaan intii dhimatey

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Месяц назад +1

    Ayaanle Mahadsanid
    Waxaanse maalin’uun sugnaa adigoo wareysanaaya qof geesi ah oo danbiyadii dalka iyo dadka laga galay, qeybtii uu wax ka geystay iyo Kii amarka siiyay ka sheekeynaya umadana cafés weydiisanaaya, sidii danbiilayaashii qirtay xasuuqii ruwaanda ama siiralyoon. Tusaale xasuuqii Stadium Muqdisho iwm

  • @abtidongure8029
    @abtidongure8029 Месяц назад +1

    Very painful story 😢

  • @Caskacali
    @Caskacali Месяц назад +2

    Wlh waa ilmeeyay Wll Salaad alaha qalbiga kuu qaboojiyo nin aad udag aatahay masha alh

    • @hfm9834
      @hfm9834 19 дней назад

      😢😢 Ilahay sabarkiiisa ha ka abaal mariyo. Kuwii umada saas u galay naarta Allaha ku fogeeyo.

  • @inaali1101
    @inaali1101 Месяц назад +2

    ilaahayoow qalbiga kuu qabooji oo iimanka kugu sug amin inta dhimatayna allha unaxariisto

  • @hfm9834
    @hfm9834 19 дней назад

    Ha iga dhaawcin sarwaalka kullaah subxanllaah. 😢😢
    Yaa Rabi maxaa dhib la soo arkay walina ma dhamaan, Ilahayow dad wanagsan oo daacad ah nagu dhiib xilka wadanka.

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Месяц назад +1

    Those who don’t learn from history, repeat itself!
    One question: when your child was dying in your hands, which condition was better? The one in August 1991 or the after 1992?
    One important point: who ever ordered the security forces to join the militias was responsible the chaos. Full stop!
    My take from this conversation: I know understand where Xasan Culusoow’s mentality of digging graves is coming from! I think all Somalis are traumatised by the civil war. You can see the post traumatic stress syndrome sings and scars. War is Hell!
    I empathise with this poor fellow and many Somalis every where! Ina Allah maca saabiriin!

  • @hfm9834
    @hfm9834 18 дней назад

    Wiilkaaga darwal ka soo dhig markaas aan ana staff kuu noqonaa ala fariidsanaa wiilkaas😅❤.

  • @abdifatah8392
    @abdifatah8392 Месяц назад +2

    Gaanyaco maalin ayuu shan kun iga qaatay!! Waxaan ku iri: ninyahow lacag kale ma wato bakaarana waan rabaa ee lacagta ii soo celi ama waxaan gaariga ku raaco ii soo celi!!! Intuu lacagtii laba u kala qaybiyay ayuu yiri: hoo intaan bakaaro way ku gaysaaye.

  • @Haaruunmacruuf2025
    @Haaruunmacruuf2025 Месяц назад +1

    😭😭😭😭😭😭لااله الاالله

  • @DUBPLAYS
    @DUBPLAYS Месяц назад

    Waa qiso xanuun badan rutii waana xaqiiqo kudhacday walalkeen salaad xassan Cali, waxaan aad uga xumahay inaan ilaahadda aysan helin ummadda soomaaliyeed caddaalad lagu maxkamadeeyo dadkii masuulka ka ahaa burburkii kudhacay dowladnimadeenii iyo boobkii hantidii dadweynaha ee dhacay sannadahii udhaxeysay 1969-2024 ilaahada aysan muuqan wax cadaalad ah oo dadkaas burbuka uhorseeday dalka iyo dadka soomaaliyeed, waxaase kasiidaran shacbigaan qeybsan ee aan rabin iney iska dulqadaan qabyaaladan qeybisay oo asaagood kareebtay!!!!!!!!!

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Месяц назад

    Allow u naxaristo walaalkaa asagana

  • @MaxamuudMacalinxasan-yz8jw
    @MaxamuudMacalinxasan-yz8jw Месяц назад +2

    Aniga gaayac ayaan aqaaana maaalin ayuu lacag iga dhacey iskuul jabuuti hortiisa ayuu fadhin jirey

  • @bayaxowaaran2176
    @bayaxowaaran2176 Месяц назад

    Allaah ha unaxariisto😢

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Месяц назад +1

    Dhibaatadaas yaa loo heystaa?Yaa masuuliyadaas qaadaayo? QABIILKEE?😢WALAAHI Shacabka dhan waxay la nool yihin TRAUMA

  • @fitahkassim
    @fitahkassim Месяц назад +1

    Sorry 😢😢😢😢

  • @fnw8688
    @fnw8688 Месяц назад

    Hanoolaato ❤

  • @mohamedshire3591
    @mohamedshire3591 Месяц назад +1

    Waan wada dhageystay 4 qeybood ee wareysiga, dhacdooyinka dagaalka sida uu u sheegay waa wada sax. Cuntada xageeda waxaa ma soo martay koob shaah ah subaxii inaan Habeenkii ku gaarno. Waxaan kaloon indhahayga ka qaaday markaad jeex qare ah gadato in lagaa sugaayo qolofta oo lagaa baryaayo inaadan dhulka ku tuurin si uu usii xagto, baahida jirta awgeed.

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 Месяц назад

    Dadkii dhintay wayba dhinteen Ilaah ha u naxariisto lkn waxaa dhibaato dadkii goob joogga ahaa sida wll Salaad iyo hanoolaataba siday uga caafimaadi lahaayeen waxay indhahooda ku soo arkeen😢

  • @DalxaCde
    @DalxaCde Месяц назад

    Malintaa aniga marqaati ayaan ka ahaaa waana xasuustaaa waana ilmaanayaa hadii an so xasuusto

  • @sharmarkeisse
    @sharmarkeisse Месяц назад +1

    Wlhi wiilkan duruuf Aad u adag Ayuu soo maray 40:14

    • @user-wv1eu9lb9w
      @user-wv1eu9lb9w Месяц назад

      Walaahi wax aad uuga daran ayaa jira illaa hadana xal aan heenin

  • @user-cf5qs9sh1s
    @user-cf5qs9sh1s Месяц назад

    😢allaha unaxariisto dhamn inta qisada buuga kujirto 🥹🫡🤲

  • @duniyafidow6976
    @duniyafidow6976 Месяц назад

    Asc, waa kaxumahay walkway😂❤manshallah

  • @MoHaDeeQ1001
    @MoHaDeeQ1001 Месяц назад +1

    Aabo karti leh 😢😢

  • @mohamodmohoyadiin9906
    @mohamodmohoyadiin9906 Месяц назад

    Wlhi wax baa kasoo Mary ilahy Intii ku dhimaty dhibaatoyinkas naxaris Allah ha siiyo.

  • @dhowrsanh4204
    @dhowrsanh4204 Месяц назад

    Dagaalkii 4 biloodka allaha u naxariistee Waxaa lagu dilay nin la oran jiray Col. alasow dheere. Taariikhda la dilay cid granysaa hday jirto isoo plz 🙏

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 27 дней назад

    Ninkaan oo kale sheekadiisa Ayaan u, baahan nahay, bal ka waran asagoo beeshiisa hubaysnad ayuu sidaan u rafaadaye, beelaha aan hubaysnayn maxaa ku dhacay, waliba dadkii qabiil ahaan ta looga aargoostay, shaqo badan Ayaan noo taala Soomaaliyeey 😢😢😢😢

  • @hfm9834
    @hfm9834 18 дней назад

    Laakiin shacabka xaq iyo baadil ma kala garan karaan, xaraan iyo xalaal Ayaanle#.
    Waa suaal aan isa wadiyo markasto shacbka Somaliyeed qabiilka ayaa kala qaymo badan wadanka😢.

  • @akadirmoha12
    @akadirmoha12 Месяц назад

    Ax😭😭😭😭😭, allaha ku boga dhayo ,annagana allaha nga bdbadsho dhibatoyinka iyo hadimaha nolosha.

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Месяц назад

    Salaad waad niyad hadashay
    Dadka intiisa badan sidaa uma niyad hadlaan

  • @mahdimadaxwayne4
    @mahdimadaxwayne4 Месяц назад

    "Xaqiiqdii waa dhacdooyin Murugo iyo tiiraayo leh .Buugaas intee ayaan ka helaa igu caawiya walaalayaal".

  • @huudbinali4852
    @huudbinali4852 Месяц назад

    Asc

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Месяц назад

    Allow ku naxariso xasan hilaac
    Isbartiibada agteyda waaye iyo biya daga waa wadada isbitaal madiina aado

  • @faizaabdi5386
    @faizaabdi5386 Месяц назад

    Ala maxu gabdho badan kufsadey

  • @AsmaShariifcabdulaahi
    @AsmaShariifcabdulaahi Месяц назад +1

    Nuucaas waxaa ladhihi jire maliibaanayaasha lagu liibaane hadana qaar ayaa sidaa loo adeegsadaa

  • @SafaAhmed-vm8gi
    @SafaAhmed-vm8gi Месяц назад

    😢😢

  • @sowdahusseinomar8596
    @sowdahusseinomar8596 Месяц назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @HassanMohamed-yl8ps
    @HassanMohamed-yl8ps Месяц назад

    Undishe allah u naxriisto nin caan ah ayu aha

  • @xasannorshardi
    @xasannorshardi Месяц назад

    Walahi waa qiso xanuun badan 😢😢

  • @NasraAbokor-pj9jj
    @NasraAbokor-pj9jj Месяц назад

    😢😢😢sorry

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Месяц назад

    Wlhi waa xanuun 😢 Somalia kuma quus qaadan taariikhdii aan soo marnay illaa hadana wey taagantahay, ilaahow waddankeena nabad nooga dhig

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 Месяц назад

    Wallaahi so sad 😢😭😭😩😩

  • @hubanehubane9477
    @hubanehubane9477 Месяц назад

    Rabi talo ku filan

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Месяц назад

    GAANYACO SULEMAN AYUU AHAA NIN DAAUD AH AYAA DILAY WAXAAN XASUUSTA ODAY MASAKIN AH AYUU WAX UU KADHACO AYUU WAAYE MAKASUU DHAHAY INAA JOOGO WAAD OGEED MAGAALADA MAXAA KUN SHILIN XATAA JEEBKA USOO GALINWEDAY

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 Месяц назад

    Sorry 😢 😢😢

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 24 дня назад

    Qabiil aad U cuqdadooto oo aad caydo ajar Kama helaysid qof waxaa tegay Ku mashquula waa qof U noqday soomaalidu waxay Ku maahmaahdaa raad arooryo dib looma raaco oo micnaheedu yahay haddaad raadkaagii subaxnimo dib U raacdo waxaad uun U tagaysaa meel aad mar fadhiisatay oo Ku kaadiday ama Ku xaartay waxaan kuugu la talin lahaa inaad ka sheekayso waxa jooga Iyo sidii loo xalin lahaa taasi ayaa kaaga sumcad roonaan lahayd waxaad soomaali U sheegi lahayd haddaadan garanayn aan kuu yarehe iftiimiyee waxaad U sheegtaa in nin weliba reer waliba gurigiisa ama deegaankiisa nabad ka Soo dhigo dabadeed la Isugu yimaaddo middii kore oo ah dawladdhis ama dallad markaa adigu ka bilow beledwayn oo nabad Iyo maamul U Soo samee hirshabeelle Ku xeji fadaral keen markaa siyaad dhimay ee ISKA daa kulama doodie Karo waxna xun waa ka dhaceen wax fiicanna waa dhisay waxaase ka sheekaysaa xamar siraadan oo nal Iyo biyo Leh buu ka qaxaye maxaa beddelay ma la hagaajiyey taasi bal ka sheekee haddaadan ka hadhayn aan kuu daro janankii maxamed Faarax caydiid ee ciidan Iyo calaf Ku taageertay xamar muxuu Ku Soo kordhiyey Baydhabo wuu qabsaday muxuu Ku Soo kordhiyey cago barar Iyo gaaji macaluul waa siyaad dabadeed dadka wax isu Soo dhawaynaya ka hadal

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 Месяц назад

    Madiino waxay tahay meelaha ugu badan Muqdisho ay dagaaladu ka dhaceen. Intii u dhaxeysay 1994-2001 aad baa looga cabsan jiray xitaa in la taggo. Mararka qaarkood waxa Madiino ka dhacay kama aysan dhicin Muqdisho inteeda kale. Alle mahadiis maanta waxay ka mid tahay meelaha loogu jecelyahay magaalada.

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Месяц назад +4

    😢😢😢 Sorry

  • @abdullahiabdi6301
    @abdullahiabdi6301 Месяц назад

    Ilaahow caydiidii iyo kuwaa umada dhibtaa ugaystee ka abaal mari yaa allh

    • @abaskaabdi5269
      @abaskaabdi5269 19 дней назад

      Dhamantod allaha ayeey hor fadhiyaa wuna cadal simi dona😢😢

  • @cabdishakurjimcale492
    @cabdishakurjimcale492 Месяц назад

    Zerjiyo Belgium ka jogaaaa antwerpen kajogaaa

  • @xasannorshardi
    @xasannorshardi Месяц назад

    Sorry 😢😢😢😢😢

  • @leylaabdi-ym1tz
    @leylaabdi-ym1tz Месяц назад

    Waxii ka dhacay muqdisho iyo nawaaxigeeda waa laga sheekeynaa hadii la dhaho waa dhacdo xanuunkeeda leh ilaaheygi na soo mootiyaa mahad leh

  • @xasannorshardi
    @xasannorshardi Месяц назад

    Ayaanle book xagee sweden laga helaa

  • @LiibanQasim-ly3sg
    @LiibanQasim-ly3sg Месяц назад

    😭😭😭😭

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Месяц назад

    😭😭😭waa run Somalideena waxaba dhaqan noo eh qofkii murugooda inay u sii siyaadiyaan welwel sii geliyaan

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 Месяц назад

    Taasay leeyihiin ha is raacdo.

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 Месяц назад

    😢😢😢😢😢waxaas ayaan somarnay ilhay naguma soceilyo waxass okale

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 Месяц назад

    HG Dulmigay Galeen walahi somali ayaa laga jaray

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Месяц назад

    Dagaalkaas aslkiisa garashka xawaad ayuu ka biloowday waxaa ku xigay saraha kaluunka garashka xasan hilaac waa meshii ugu danbeesy lakin waa sadax jiho oo kala gadisan

  • @user-ne5bm1wy7e
    @user-ne5bm1wy7e Месяц назад

    Dhacdoyikan xanunkabadan ebuga ukaqorey walal salad 1/4 wandhameystay Alxadulilah hadubanolyahay ukashekeynayo

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Месяц назад

    Taada allha ku samir siiyo wa ka so gudubty
    Waxa hubaa inee jjreen dad ka darnaa iyo maantaba ku ee hysato taa iyo tu ka daran
    Aniga hooyadeey ayy dileen
    Cid ee saameen ma jirin
    Badal kheyr qaba

  • @Ahmed-vo1pc
    @Ahmed-vo1pc Месяц назад

    salaad kanava dhib waa soo maray Asoo u kala kacsan tahay aa bartay

  • @faysaldaahir4453
    @faysaldaahir4453 Месяц назад

    Sorry

  • @user-ne5bm1wy7e
    @user-ne5bm1wy7e Месяц назад

    Bugaga xagekahela sweden adaganahay

  • @IfraxMuqtar-v3c
    @IfraxMuqtar-v3c Месяц назад

    Su aalo badan ayaaa tagan ilaa iyo hada ninkaan wuu qalbi hadlay lkn dad aan hadli karin oo dhibana ah illahey umadaada ugar gaar

  • @saaxilcadde7095
    @saaxilcadde7095 Месяц назад

    Wacyi majiryo runtii qabiil ayaa qof lagu taageeraa

  • @onionsm9446
    @onionsm9446 Месяц назад

    Madiino anaa ku noola oo ku dhashtey weliba inta waqti uu ninkan sheegaayo. Wax badan waa sax lkn waa fuley runta ka baqaayo inuu runta ka sheego cadiwtanimadi ceydiid Abgaal kula dhaqmey heer madiino.

    • @abdishakurwarsame2072
      @abdishakurwarsame2072 Месяц назад

      Cadifad qabyald ayaa weli ka muqato san filayo wareysiga qeybaha kale ma adan so dawan
      Hduu qabil wax tarayo ninkn ayey malinas adag cawin lahayen kuwa moryanta ahay ee dadka layay allh ba kula xisabtamayo mrkn wreysiga so dhameysty ee an qorlkada arkay aad ban uga naxay qalbi adeygada allh ha u nxrisro dhmn shacbki msakinta ahay oo ay moryantu leysay😢

  • @rimaaseey
    @rimaaseey Месяц назад

    حسبي الله ونعم الوكيل
    Wixii sababay dagaaladaas

  • @AbshirCabsulahi
    @AbshirCabsulahi Месяц назад

    Gaanyaco run waye xita dadka isku galmooda lamiga dhax diisa u dhihi jiray dhiiqo ayuu cabsiin jiray

  • @user-zs6md6hf4w
    @user-zs6md6hf4w Месяц назад

    Hassan sheekh manta waa madaxweyne dagaaladasna qeyb buu ka ahaa. Waa nasiib xumada soomaali ku dhacdey

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 Месяц назад

      Soo aqri oo soo dhagayso sidaan oo kale ayuu uga war bixiyay waxii uu soo maray intaadan iska hadlin haddii ay kibir iyo gardarro kaa tahayna aday kuutaal

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 Месяц назад

    Dhib badan baa la soo maray .

  • @abdirisakomar5388
    @abdirisakomar5388 Месяц назад

    Dhacdooyin qalbi taabad ah .

  • @falisissahak
    @falisissahak Месяц назад

    Asc
    Wallahi waa runtiis😂ninkaas waxa la dhihi jiray
    Gaanyaco
    Arag xumada kibirka dhaqan xumada
    Dadka uu wax ka waayo biyaha dacda aa galaas u yaalo uu dhihi jiray caba

  • @XasanCade-zo1lh
    @XasanCade-zo1lh Месяц назад

    BUGAAN INTEE laga helaaa

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen1344 Месяц назад

    WAA MURUGO WAA CIIL WAA CIBRO. NINKAAN WALLAAHI IMTIXAAN AYOW SOO MARAY. ANAGA WAA INAAN KA FAHANNAA IN QABYAALADA IYO QABQABLE AYSAN WAXABA NOO TAREYNIN.

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 Месяц назад

    Waar! Ha noolaatow- Salaad Dhakhtar Uma baahna - Wuu caafimaad qabaa! Allaha xafido. Dad badan ayuu u hadlay. Waa dhaxal sheekooyinkiisu.
    Allaha xafido. Waa geesi gob ah oo Somali ah. Si fiican ayuu uga soo Baxay imtixaankii adkaa ee nolosha ka soo maray.
    Nolol cizi iyo sharaf leh Allaha kugu nooleeyo addun iyo akhiraba.

  • @NimcoFf
    @NimcoFf Месяц назад

    Reer xamarku dagaalkii afar biloodka ayay wx wayn uyaqaanan oo 4bil kaliya socday wlhi waqoogi dagaalki habarhabrtu wxuu socday 1992kii ilaa 1996kii waa shan sano oo xidhiidha oo reerku gam iska siisay

    • @JamaAli-xq2gk
      @JamaAli-xq2gk Месяц назад

      Goofurda waxa ka dhacay hada joogi laheed 1991 ila 2011 maad dhah Deen sas

    • @abdishakurwarsame2072
      @abdishakurwarsame2072 Месяц назад +1

      Mrka hada ma waxad nogu faneysa anaga ayaa idinka tiro badneyn inta qof ee aan iska dilnay
      Muhimadu waa qisada xanunka leh ee abahas uu so maray allh qlbiga ha u qabojiye

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Месяц назад

      @@abdishakurwarsame2072 maya wll kuma faanayo lkn wxn sheegayn uun dagaal kii ehelka ahaa lagu kala xuma un

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 Месяц назад

      Dad qabiilo ah oo midba meel dagan yahay maxaa dagal ka dhibaa dadkan waa dad isku dhex jira hadana is cunaya

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Месяц назад

    Ayaanle salaad contact details hadaa ka heyso igu caawi

  • @ahmednuurosman8562
    @ahmednuurosman8562 Месяц назад

    😢😢😢

  • @deeqalcadaala480
    @deeqalcadaala480 Месяц назад +1

    Sorry 😢😢😢