Maa Shaa Allah. Barnaamij wanaagsan iyo wacyi-gelin heer sare ah. Ayeenle aad ayuu ugu mahadsanyahay, Ilaahay Soomaalida ha ku anfaca dadaalka aad uu wado, asagana ajar iyo xasanaad Alle ha ka siiyo.
Hanoolaato if allah accept one day anigoo nool yurub joogo chanelkaada waan kasoo muuqan doonna anigoo ka hadlaayo awooda ciidanka xooga dalka somalia insha allah one day one day Waan ku salamayaa ayaanle
waxa ugu wayn ee aan warysigan ka faa,iiday waxa weeye: sideeda ba haddii xukunka la isu dhejiyo waxa ka dhashaa waa burbur iyo kala tag ummadeed. engineerka waan amaanayaa taariikhdaa uu inooga waramay
Wax barashada waxa u fududeeyay fahanka iyo dadaalkana uu ka helay waa barashadii uu soo bartay quraanka Soo jeedin : Walaalaha iyo waalidiinta Barnaamijkan daaawanaya waxaan kula talinayaa in ubadkooda ay ku bilaabaan barashada quraanka ka dibna iskuulada geeyaan ,waayo quraanku maskaxda ilmaha wuxuu u furayaa si aan caadi ahayn ,wuxuu noqonayaa qof fahan fiican dadaal badan ,Samir leh ,wax walbana ku fiican. Plz waalid ilmahaaga ha ka qadin oo ha seejin inuu noloshiisa ku bilaabo oo maskaxdiisa ku furo Kalaamka rabi.
Mr Ayaanle Waxay ku fiicneyd inaad wasiirka wax badan ka weydiiso. Dowladii Farmaajo oo uu wasiir ka ahaa. Waxii Qalad ahaa ee ay gashay & waxii wanaagsanaa oo ay sameysay. Si wax looga barto. Mise Waad jecleystay inaad waydiiso ee Wasiirka ayaa ka cudurdaaratay? Mahadsanid
Dhibka somaliya qorya iyo xaabadii lagu shidi lahaa sharmaake yaa keenay abdulahi yusuf is na xaabadii yuu dab qabadsiiyay taasi waa runta sooyaalka dawladnimada somaliyeed
Wasiirka wa nin Farxaan ah dagan sheeko yaqaan ah xurmo badan caaqil ah masha allah
Masha Allah, waraysi qiimo badan, Allaha hifdiyo Eng Sabrie.
Ayeenle iyo Hanoolaato waa loo bogay.
Maa Shaa Allah. Barnaamij wanaagsan iyo wacyi-gelin heer sare ah. Ayeenle aad ayuu ugu mahadsanyahay, Ilaahay Soomaalida ha ku anfaca dadaalka aad uu wado, asagana ajar iyo xasanaad Alle ha ka siiyo.
Wasiir sabrie nin sharfan.
Dr Adaan Mire waa dhakhtar qaaliya wali wuxuu joogaa Burco walow uu degantahay Sheffield uk. 18:38 😅😊😅😅 18:29
Wasiirka iyo ayaanle Hanoolato
❤
Wa runtiis. Waqtigii ugu fiicna . Ano reer. Berbera ah ayan dhigan jirey cumer samater.
Dad is jecel aya la ahaa
Ninkaan ayaanlaa Dawladii malatariga waageeda laga sheegaya Kuma socoto wixii négative ah ayaa ay ugu baxdaa Ayaaanle.
Hanoolaato if allah accept one day anigoo nool yurub joogo chanelkaada waan kasoo muuqan doonna anigoo ka hadlaayo awooda ciidanka xooga dalka somalia insha allah one day one day
Waan ku salamayaa ayaanle
Hanoolaato ❤
waxa ugu wayn ee aan warysigan ka faa,iiday waxa weeye: sideeda ba haddii xukunka la isu dhejiyo waxa ka dhashaa waa burbur iyo kala tag ummadeed. engineerka waan amaanayaa taariikhdaa uu inooga waramay
Wax barashada waxa u fududeeyay fahanka iyo dadaalkana uu ka helay waa barashadii uu soo bartay quraanka
Soo jeedin :
Walaalaha iyo waalidiinta Barnaamijkan daaawanaya waxaan kula talinayaa in ubadkooda ay ku bilaabaan barashada quraanka ka dibna iskuulada geeyaan ,waayo quraanku maskaxda ilmaha wuxuu u furayaa si aan caadi ahayn ,wuxuu noqonayaa qof fahan fiican dadaal badan ,Samir leh ,wax walbana ku fiican.
Plz waalid ilmahaaga ha ka qadin oo ha seejin inuu noloshiisa ku bilaabo oo maskaxdiisa ku furo Kalaamka rabi.
Quraan iyo diin faaiido ma leh waa waxa naga reebay asaageen.
Wad mahadsan tahay wll Ayanle..
Dr. Wayrax waxaa iigu danbaysay isagoo diktoor ka h magaalada Burco
Mr Ayaanle
Waxay ku fiicneyd inaad wasiirka wax badan ka weydiiso. Dowladii Farmaajo oo uu wasiir ka ahaa. Waxii Qalad ahaa ee ay gashay & waxii wanaagsanaa oo ay sameysay. Si wax looga barto.
Mise Waad jecleystay inaad waydiiso ee Wasiirka ayaa ka cudurdaaratay?
Mahadsanid
Waayawaayo🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌴🌿🇸🇴🌿
Waxaasoo wanaag ah bay haysteen asay qabyalad aadeen
Nimcadaas ayaay heysten baal friii manta qabil qabyalad aya dishaay wale kuma labatan ileen inkaar idinku dhacdaay
Waa taariiq cajiiba ah ooy fiicnayd inuu ayaale joogo waayowaayo
It was jigjiga
Waa wareysi qiimo badan waxaa uu ka sheekeynayo EGn. Sabriye anaa Fahmo kara waayo waa xilligii ugu fiicnayd ay Soomali. Soo Marto
Ma Anaa WAAALAN MISE CADAN BAAAAAA LAGA HEEEESAAAYAAAA
Sheekadu WAXAY MAREEYSAAA ALAMTARA. HADABA SIIII DHAAFNEY MA IDAA JAA AAANU TEGNAAA
Wa nin akhlaaq bdn degan
Balse wareysigaan waxba lagama kororsan asaga uun baa is la waramy
😢😢😢😢
Reer muqdisho iga daba geeya ragga maxaa banaanka loogu eryayaa todoba baxa arooska. Siduu sheegay daqiiqda 46 aad. Bal noo sheega maxaa caruuska banaanka loogu tuuraa
Burburinaye dowladaas maxaan dheefnay. Aan ahayn bur bur iyo kala tag. Halaga sheekeeyo marka
Ayaanle qabyaaladisti makusocda wanaaga lagashegayo dawladi dhexe iyo waqtihi Siyad Barre wuxu rabiliha in xumanle lagashego Ayaanlow wakufahanahay koora dadabkaada qaran dumis Siyad Barre hadu joogilaha xabsi ayuu kugu hubsanlaha 😂😂😂
Siyaad NIGERIA ayuu musqul ku dhex dhintay, waa taas faaiidada keligiis talisnimo.
Dhibka somaliya qorya iyo xaabadii lagu shidi lahaa sharmaake yaa keenay abdulahi yusuf is na xaabadii yuu dab qabadsiiyay taasi waa runta sooyaalka dawladnimada somaliyeed