@@EnglishwithMima walaal mahadsanid Runtii waxaan kusoo biiray maantay RUclips channel kaada wax badan ayaana ka faa'iiday 10k kabadan ayaad u qalantan waana sii qeybin casharadaada Thank you so much
Mshlaah guul aa kuu rajeynaa waa fikir fcn waxaad keentay wax dadka ka faa iideysan karaan so marka somalida social media ku baaba'ay oo ayaa wax faa iidaleh dadka u faa ideyn kara waqtigooda xan iyo isku dir been ayay ku dhameeyeen guul sister
Your efforts to create high quality accessible English content for the Somali community are nothing short of heroic Your meticulous attention to detail in translating and explaining complex concepts is a testament to your deep understanding of both languages and your unwavering dedication to education Your work is a beacon of hope for those seeking to broaden their horizons and I am humbled to witness the profound impact you are making May your passion continue to shine brightly illuminating the path to knowledge and understanding for all who seek it
Thank you so much for your kind words. It’s great to know our work is making a difference. Your support means a lot and keeps me motivated. Thanks again
Gaaladan yesan ku waalin wllo waxka wanagsan kuwan galada raadi yes I know they only have a show nothing else laakiin adi wax ka wanagsan gaaal raadi 👍 👍 👌 🙆♀️ 🆗️
😂 what do you think? Her level of English and accent is leaving no imagination. She must be living in the west otherwise she cannot speak like this. She knows English better than million fake Somali English teachers.
Waw caadi maahan aniga oo 23 ku hadlaayay english hadana saas uguma fasiri karo somali waad ka baxsatay walalo hadaba sii badi muqaalada nucaan oo kale si dadban u bartaan luuqadaan
5.8K OO WALAALO AH, MAHADSANIDIIN.
HADAFKEENNU WAA 10K INSHA'ALLAH.
Ka badan ayaadbu qalamataaa walaal❤
62 years old
@@EnglishwithMima walaal mahadsanid Runtii waxaan kusoo biiray maantay RUclips channel kaada wax badan ayaana ka faa'iiday 10k kabadan ayaad u qalantan waana sii qeybin casharadaada Thank you so much
I.a 100k ayad garidonta wll shaqadan le wad
TEDx barnaamijyadooda noo soo qaad 🙏🏾
Allha ku barakeeyo waxaad noo haysaa wax wanaagsan tariikhada way ku xusi doontaa❤
mahadsanid.
Half of century =50
Decade. =10
Plus two years = 2
His age is 62 years
I gree you bro
Yaad u sheegaysa marka
@@apdiladiif257I agree with you
@@QalanjoQalinxaliimo kuuusay
@@QalanjoQalin
Yaa adiga ku shegaayana marka anaga ayaa naloo sheegayaaye yaa
Xaliimo.
Thank you wallahi Mash Allah best english somali teacher 👩🏽🏫🇸🇴❤️🫶🏾
Wow aadban ugu helay muqaladan oo kale nosobadi horey usoco ✌️
Your english 100% and somali also 100%. M.a👏🏽
Mahadsanid miimi waxaad bilowday hawl macaliminta kale aan hore u bilaabin ah, this a method its unique for you keep going
1 million subscribers let’s go somalia people 🇸🇴🇸🇴💪💪
Really wey uqalntaa hadan hal mar saari karo waan saari coz faaiido ayey noo heysaa
Keep doing it sis, what you doing here is amazing, and I am definitely sure it’ll help a lot of us who wants to learn the language 👍
Mashaa allah sharaxaad fiican ayaad ka bixisay waana ku taageeraaya caawa kadib
inaad 9k marto waan ka xumahay laakin ka badan ayaad u qalanta ustad hore u soco
mahadsanid.
You're looking good=waad shidantahay
You're handsome: waad qurux bdntahay
😂😂😂😂
WA mahad San tahay your translation is. Amazing 😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍
Hard-work pays off, keep forward mima.
Gabadhan meel dheer gaarsiya 👍
Allaah hakusharfo wlhi waxbadanbaan kaafa iday wll qli. Mahadsanid ❤🎉
Mashaalah walaalahy somaliyeed from 🇩🇯 🇩🇯
wlhi taken baad leedahay keep going sister great idea baad haysaa👏
Really I appreciate you how you explain to us that English and now this is my school inshaa Allah let me try to be with you every time thanks a lot
Thank you our sister wllh best English translation to somali he was 62 old years
Mshlaah guul aa kuu rajeynaa waa fikir fcn waxaad keentay wax dadka ka faa iideysan karaan so marka somalida social media ku baaba'ay oo ayaa wax faa iidaleh dadka u faa ideyn kara waqtigooda xan iyo isku dir been ayay ku dhameeyeen guul sister
Wow. Ugu dambayn macallimad fiican aan helay❤
❤🎉🎉🎉hamplyo wl allah ka abaal mariyo aqoontadan
Mahadsanid macalimadeyda❤❤ keep posting
inshaAllah
Your efforts to create high quality accessible English
content for the Somali community are nothing short of heroic Your meticulous attention to detail in translating and explaining complex concepts is a testament to your deep understanding of both languages and your unwavering dedication to education Your work is a beacon of hope for those seeking to broaden their horizons and I am humbled to witness the profound impact you are making May your passion continue to shine brightly illuminating the path to knowledge and understanding for all who seek it
Thank you so much for your kind words. It’s great to know our work is making a difference. Your support means a lot and keeps me motivated. Thanks again
Omg nosoo badi qoraalka neh haka hilmaamin ❤❤
Thanks, qaabka sharaxaadaada waa top
Mima Thank you for providing such useful language information.
Mashallah you are great you have came with an amazing idea of translating conversion which will help those who are learners illahay haku barakeeyo
Masha alah wll aad a umahsantahay sii wad wax fican ayad subisay
People would benefit from your english classes l, so keep doing it.
M.a aad baan oga hely videoka mty igu horeysa chanalkaada.
Aad baan ujeclaa qof soomaaliya inuu sidaa soo kle usoo gudbiyo adigaa igu horeysa ani ahaanteyda horey usoco xppt❤
Mansha Allah tabarakalaha excellent
Mansha alah sister keep going dad badab ba fa Ida utahay
I am new student masha allah keep going my teacher and my girl ❤🎉
Wow si ficn aya u fasirtay english wo ku fadhiya
Mima codsi: fadlan playlists noo samee videos ka gaar ahaan comedy videos ay adagtahay in qof walba uu fahamo si aan kaaga faaideysanno mahadsanid
I like the way she was explaining❤🎉
God bless you wlshy runtii RUclips daa somalidaa ee malycaaniga waaa ka wangsntaa ahaay 🥰
❤❤❤❤❤ keep doing it's great I love you
Sidaan uso badi wll
Wa ka helay 🎊
Alle hakuu barakeeyooo macalimad
Sxbey hada runta ku sheego wa i daaweysay 😅😅😅 dadka waxey ku dhahayaane waad kasii gashamantay😅😅😅keep going ❤
Walaal keep going dadkaaga wax u qabo hadii aad maqasho waa sidaan
Excellent abayo
Wllhi your explanation is so clear could you please post more videos like this and i appreciate this video
Maashaa Allaah Waxbadan iifaaidaysay
😮😮😮😮 hore u soco wlll
Manta baa igu horesa chanel ka nucan oo kale wuna ikabaya mhdsnd hore usoco
Shaqada aad heyso aad ayaan ugu qancey keep going 💪
Gaaladan yesan ku waalin wllo waxka wanagsan kuwan galada raadi yes I know they only have a show nothing else laakiin adi wax ka wanagsan gaaal raadi 👍 👍 👌 🙆♀️ 🆗️
Walaal jacel channel ❤❤
Nasooboqda ...Tiim keena ......lek nosara ❤
Mahadsanid abayo
Engilish Mima.
Waankahelay barnamishkaan aniga koley. Sababtoo ah english keyga ayay kor u qaadeysaa. Marka
Soobadsha aandhihilahaa.
❤
InshaAllah waan soo badin doonaa.
Abyo so badii mahadsanid 🎉🎉
Mahadsanid wlo.lkn kudhawaaqista kala jarjar
Keep up for posting in our people the english So I WOULD SAY TO YOU THAT Is really nice for the people those who learning or learner ❤
Wow masha allah hada ayaa arkay youtube kan qof somali saan sameyo wali ma arag
Waaw , sis Real I realize who U Explain & pronouns 🤍🔥
Waan kaa FaaidaY in badan noo soo badi wll ❤
Nice and super 👌 keep going
62 years old Ader
Your Somali s prfact Adet
Alle hakusharfo wllhi waxabadanbaan kaafaidanaa wll qali Mahad sanid🎉
you good at teaching i never seen someone teaching like you keeping and i sub your channel
Wow, thank you so much for the amazing compliment! 😊 I'm really glad you're enjoying my teaching, and I appreciate you subscribing to my channel! 🙌
@@EnglishwithMima if you offer any course where i can get as somali students we are struggling learn engllish, thank you for the respond
Fadlan wlle markad wax fisireysida eryada oo kale grammar ka sifiican ugu dhawaq please Waad mahadsantahaya
Mahadsanid macalinadeena❤❤
Waaw , wallah i see now and i liked too much 👋👋
Thank you! I'm really glad you liked it! 😄👋👋
wow send us more vedio like this i loved it
Thank you, I will inshaAllah.
Knowledge people 🇸🇴 Soomaaliya HANOOLADO Always!!.
Tnks❤❤❤
Mahadsanid byo❤
Mahadsanid
Waa barnaamij fiican waa mahadsantahay
Thanks sister, your english is so fluent , do you life abroad
😂 what do you think? Her level of English and accent is leaving no imagination. She must be living in the west otherwise she cannot speak like this. She knows English better than million fake Somali English teachers.
Thanks queen ❤
Yeah, thank you something is new experiment is very well
Hi sister! can you explain to me the usage of the word "gonna "
Tusaale: I'm gonna call you later marka si dhamaysays tiran loo qoro waa I'm going to call you later.
Thnks you teacher❤
Thanks sister❤
Horey usoco wlshey ❤
He is awesome
❤❤❤❤❤
He is 62 old
Keep going my sis 🎉❤
wlhi si fiican ayaad u fasiraysaa oo la fahmi karo
Good translation ma'am
Kuwan no soo baadi❤
Markad dhamayso micnaynta fiidiyowga o dhamestiran gadaal ka raaci o fasiraad ku jirin
muuqaalka xigo ayaa sidaaas noqon doono inshaAllah.
Good job! Keep it up!
Thanks, will do.
MIMA WAS MY FORMER SCHOOL IN MY COUNTRY
Tnks sis
keep going sister
I say Thank you💯
Vedio yada ayagoo dhameystiran link gooda managu caawin kartaa mimaay
Cawa kuso biirey cashirka waan ka helay
Thanks hbo
Waaw perfect!
Mashlaah 🎉
Baaye ninkan waa ka kac,marka show-kale keen oo aayo wacan leh oo muslin daawan karo ❤
Waw caadi maahan aniga oo 23 ku hadlaayay english hadana saas uguma fasiri karo somali waad ka baxsatay walalo hadaba sii badi muqaalada nucaan oo kale si dadban u bartaan luuqadaan
Cip going sister ❤🎉
keep it up ❤