Nasiib daradii 2025 Baroon in Astaan umad looga dhigo indhahoodana arkaan xili walba yaab!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2025

Комментарии • 99

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  15 дней назад +7

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @abaasaweys6351
      @abaasaweys6351 14 дней назад

      Kaare ayaa laga taagay buuhoodle kaas ka hadal

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 14 дней назад

      Shiikhoow heesta cusub oo fanaan ka buuryo qabe qaaday ma dhageysatay

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 14 дней назад +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Ahmed99-p9x
    @Ahmed99-p9x 11 дней назад

    That is true, you got the point., I agree now.

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 14 дней назад +2

    Sheekh maaha waaa shaydaan daaman waawayn waana argagixiso ninkani qabiilayste ah

    • @wariiri1756
      @wariiri1756 12 дней назад

      Manoo sharaxi kartaa sababta adigoo mahadsan

    • @YAHYEXUSEEN-h5m
      @YAHYEXUSEEN-h5m 12 дней назад

      ​@@wariiri1756nabad doon salad ali adan adeerkaa buu ahaa sawmaahan?

    • @wariiri1756
      @wariiri1756 12 дней назад

      @@YAHYEXUSEEN-h5m haa ilaahay ha u naxariisto

    • @YAHYEXUSEEN-h5m
      @YAHYEXUSEEN-h5m 12 дней назад

      @@wariiri1756 alle hawnaxariisto aamiin

  • @MOHAMEDGEESI
    @MOHAMEDGEESI 14 дней назад +5

    Sheekhow taasi waa fikirkaada laakiin tani waa xasuus ah in aan ilaahay inagu celin wixii ina soo maray !

    • @soniamohamed9563
      @soniamohamed9563 14 дней назад

      Hadaad raadsato markale wey kusoomari argagixisoooy

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 14 дней назад +2

    Aniga waxaan ka soo jeedaa burco.aadban uga xumaaday colaada ay dadka yaryar xasuusinayaan. Burco kama jirto malcaad bilaasha ama school bilaasa kama jirto suuliyo xataa markaad suuqa aado aad gasho

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 14 дней назад +3

    Wadaadkan yari siduu u joogo ayuunbuu qabyaalad la soo baxaa.

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 14 дней назад +2

    Kuwa Daaroodka Waad Taageersan Tahay Kuwayaguna Waa Xaaraan, Maxaad uga Hadli Weydey Samamada Meel Walba Idiin Saaran, Adeer Waan Ku Fahanay

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 14 дней назад +2

    Waa xusuuqii siyaad bare ayey muujineysaa, qofna dadkiisa dhiigiisa kama quusto, Europe ba dagaalkii labaad ayey xusaan sanad walba, waxwalba wey leeyihiin ee soo booqo camal la'aan ayaa ku heysa faqash yahow

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf 14 дней назад

      2023 08 25 masiyaad bare joogay mise musse bixi aya dak shacaba xasuuqay.

    • @lutfi9892
      @lutfi9892 14 дней назад +1

      Gala dagaalka ayaa xasuuqey iyo G21 faqash iyo darood oo dhan ayaa shaqadii siyaad bare barey soo celiyey kadib markii 30 sano laga reystey ayey rabaan hadana camalkoodii soo celiyaan

    • @maryanalifandhe8423
      @maryanalifandhe8423 14 дней назад

      Qalfoof quute, meyd canaante, cid walba hadaysan isxisaabin ilahay baa xisabaya.

    • @lutfi9892
      @lutfi9892 14 дней назад +1

      Gala dagaala xisaabi, dhaqankiinii aad dadka ku sameyn jirteen marka la iska kiin dhiciyo ayaad baroorataan ama adkeysi hore lahow ama afeef danbe faqash, tuke iyo Morgan soo dhiiba hadaad xisaab rabtaan

    • @maryanalifandhe8423
      @maryanalifandhe8423 14 дней назад

      Cid idinka dulmi, been iyo baroor badan Somali kuma jirto.

  • @karrimuse7043
    @karrimuse7043 14 дней назад +1

    Waa saax 😂😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @Fzia-l8q
    @Fzia-l8q 14 дней назад

    Dadka dhulkodii jooga maa gaajeysan mise kuwa caydha gaalada dariiqaa u haya Dhulkodina uga soo carartey
    Wax ka sheeg umad kale inad wax ku radiso waa laga ficanyey hadhawna cabasho daynmeysid

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 14 дней назад

    Qur ba joogta baa lacagta dirta umaddu iskulaayaan waa in ay joojiyaan dadka hadaynaan usamYnayn wax waxtaraya please aan dhibkeena ka joojino inagu waxaan haysanaa biyo , Nal ,caafimaad hadaannbaqno Bolis baan wacanaa amnigeena suga

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 14 дней назад +2

    😂😂😅 waxbaa
    Baalahaga yaacey 🇸🇴😎💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍 soomaaliya hanoolato daraawiishta xoogadalka 🐎

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 14 дней назад

    Shiikhoow heesta cusub oo fanaan ka buuryo qabe qaaday ma dhageysatay

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 14 дней назад +1

    ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم. 😢

  • @kingmaame3196
    @kingmaame3196 14 дней назад

    😂😂😂 qabiil miyaa ka hadlinaya. Aduunka oo dhan wax waa la sameeyaaa

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 14 дней назад

    Waxay tusaysaa dhibaatadii kudhacday Afwayne

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir. 14 дней назад +2

    Waxan nahay umad kuwooda ugu liita xukun udhiibtay. Illahay xukunka hausoo celiyo wax garadka iyo ahlu diinta bulshadeena

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 14 дней назад

    Umaddaan Somalia ku nool waxay ka bexeen jaamacad adduunka dhan aan laga heleynin ,, waa Jaamacadda dilka , boobka , dhaca , barakicinta ; astaan ka fiican oo adduunka loogu yaqaanno waa astaantooda Qabiil , dhiig , Xabbad , iyo Tikniko , astaan oo kaas ka fiican ay yeelan karaan hadda looma jeedo

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 14 дней назад

    Wax kasta way haystaan nabadaana wax walba uga wayn Baroonku waa taariikh

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 14 дней назад +1

    Waan naaxay markaan arkay ileen waaba foolxumo

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 14 дней назад

    Sheekhow wx fiican marka hore inaad gaadhigan taariikhdii iyo macnaha uu reer somaliland u leeyahy aad soo ogaato ka dib ka hadasho

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 14 дней назад

    Ka sheekee 300000 oo qof oo ku dhintey Somaliland iyo waddankoodii oo dhan oo la baabi'iyey.

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 14 дней назад +1

      Lkn runta haddii la sheego dadka badidiisu waxy ku dhinteen dagaaladii dhacay intii u dhaxaysay 1991- 1997 dii. Burco oo kale waxay burburtay dagaalkii loo bixiyey Maryo aloolka oo loo kala qaxay Yiroowe iyo Oodweyne, daroor..... Dadka waxan tariikh moodayaa waa kuwo qabyaalad uga jeeda..

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 14 дней назад +2

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم 😢😢😢

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 14 дней назад +2

    Dagaal maxaa astaan looga dhigayaa😂

    • @abdullahadam1238
      @abdullahadam1238 14 дней назад

      In aye siigaageto cuqdad iyo uur kutaalo dhamaan aye taariikh u tahaye

  • @mahadabdirischid399
    @mahadabdirischid399 14 дней назад

    Shiekhaw reer kiina kawaran iskada waxano

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 14 дней назад

    Maaxad niinki laaalaha seeyinka ee xaata caruura siida quuluxuda u tuurayeey taallada dheer daarood cuulimo iyo caamoba qaaiiliya maarka aragatan isaaqa

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 14 дней назад

    Wixii dadkaa lagu sameeyey ayaa loola soo noqday ee maad canbaareysid.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 14 дней назад +1

    Dad aduunka laga nacay. Magacoodu iyo midabkooda. Ceeb noqday. Iyaguna. Isla. Wayn

    • @Hoyadey
      @Hoyadey 14 дней назад

      Israel miyaa 😂

    • @SafaMarwa-ww8wc
      @SafaMarwa-ww8wc 14 дней назад

      @Hoyadey mayee. Waa dadka looyaqaan beenaalayaal tuug tuugsadayaal soomaali. Macna laawayaal mindi. Iyo saxan sitayaal

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 14 дней назад

      Waali wayjirtaa kudar caqli badana majiro

  • @Rodaabdikarim
    @Rodaabdikarim 14 дней назад

    Wÿ ku danaq day so maha xasuustayadu war waxba kama galin u tasho tada ada qaxotiye ah😂😂😂😂

  • @Caliya7
    @Caliya7 14 дней назад +2

    Bismillaah, maxey ulajedaan ma siyaad bare ayaa nagudiley mise dhulbahante ayaa nagu diley 😂😂😂

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 14 дней назад

    ASC Masha Allah Subhanallah Allahu Akbar 🙏💯
    VIVA New Police GUUL weyaan Hartiweene Cidanka Darawiishta SSC KH staat,
    5 Darood midooba waa lamtabtan dadka iyo Dalka dinta GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 14 дней назад

    Aniguna Laasacanod baan Saari Kaare, SSCK Caruurta Bari u noqda Xasuus insha allaah

  • @imanahassan7990
    @imanahassan7990 14 дней назад

    Talada hubka ah ee la sarey faras magalaha ee halagu bedelo wax bulshada wax ku so kordhinkara dhulkena

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 14 дней назад

    Waxaad ka tagtay dhibkii aduunka oo aad ka hadashay baabuur kani maaha nacayb😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 14 дней назад

    Subxaanallah subxaanallah

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 14 дней назад

    Waarya waaniinka joogoso caagana dhuullka dhiigi somali maaba niihine waanu kuu deeiin somali niimade hiir kaa laa qaabo waarya abii naa dhaallay baa haabeen laa baaxa weeliina waan suugina inshaallahu somali kuufur waa xaasiidin isaaqa neeceb raabiigawin haaka dhiigo siidi Andalus loo qaatay

  • @ApdixakiinHassan
    @ApdixakiinHassan 14 дней назад +1

    Adeer qarax laan kasheekee meeshu waa somalilnd dhoorow

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 14 дней назад

    Waar dhaadhigaasi waxay kutusaysaa dhibaadadii kudhacday Afwayne

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 15 дней назад

    🥺 🥺 🥺 .. ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 14 дней назад

    Sheekh waxay ka turjumeysaa dad ciil qaba , xiqdi kabuuxo, raba iney mar wax suuqaan , afkaar khaldan jiilasha dhalanaaya lagelinaayo, cadaawad lagu abuuraayo. Wax goconaaya, waa jahanama dad aan waxba ogeyni iney galaan.

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 14 дней назад

    😂😂😂

  • @Mohap2188
    @Mohap2188 14 дней назад

    Somalida dowlad ma noqon karan sida loo nolado mayaqanin kenya halugu daro

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 14 дней назад

    WAAN HUBAA IN WAX KA XUN UU SOO KORDHINAYO OO NACEYB AH C.RAHMAN CIRO IYO REERKIISA TAAGEERA LKN CID AY WAXYEELI KARAAN MA JIRTO OO KA ITAAL YAR.BALSE NACEYBKA HORENA IYAGAA UGU ABUURAY ISAAQ.

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 14 дней назад

    😂😂😂😂QOF WALBA GADH WAYN SHEEKH HAW MALEEN...QABYALADA MADAX MARTAY WAA TEAM FARMAAJO RUclipsRKU

  • @saidahmed8941
    @saidahmed8941 14 дней назад

    Aabahaagi siyaad bare ayaa looga xoreeyay .daalin yahow sheekha isku sheegay maxaad uga hadli wayday jabkii somali gaarsiiyay aabahaagii siyaad bare

  • @MobamedAbdiHassanAddeec
    @MobamedAbdiHassanAddeec 14 дней назад +1

    Waayagay Laascaanood waxaan Sureynaa Taangiyadii la garaacayey.

    • @J.KHR.A
      @J.KHR.A 14 дней назад +1

      Wax wanaagsan ku hadal.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 14 дней назад

    Waa kuwi laga furtay faqshyhow carurta matida aad ku layn jirtay ka baxsatay marki danbi ayad manta leedhy astan ba laga dhigay adiga aya ku idi dad ku xoog hub dawlad leedhy

  • @IstaahilToon
    @IstaahilToon 14 дней назад +4

    I can’t believe the new president would allow this to happen. This is spreading more hatred and chaos. We need unity and peace. Ya Allah help us. Ameen I love my country and home 🏡

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 14 дней назад

      English kaagu muu ku bari waayay in magaalooyinka maayaro xukumaan. Oo aanay madax wayne shaqo ku lahayn.

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 14 дней назад

      😂😂😂😂 English ku waaluuqad ee tacliin maaha ​@@NewsFusion24

    • @SomaliLandViews
      @SomaliLandViews 14 дней назад

      The new president is Somalilander just like the previous one. No one can change the history and the struggles somalinders overcome to gain the freedom and peace we enjoy. The symbol in question reminds us that history,

    • @IstaahilToon
      @IstaahilToon 14 дней назад

      @ Generational trauma. That’s what that symbol stands for. I prefer to move on with peace, prosperity, and unity. We have more in common than what divided us.

    • @SomaliLandViews
      @SomaliLandViews 14 дней назад

      No real Somalilander will even think about unity with the failed state of Somalia. You are now showing your true colors.

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 14 дней назад

    Somaliland Baahi baa Taala ASTAAN bay ku Mashqulayane, Masakintane Horumar baa loo Bahanyahay, Idoor Xassuq iyo Calool xumo maa Dayane, Illahay kaa Caabsada Somalia Soo Raaca.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 14 дней назад +1

    Caqliga. Soomaalida kaalay isdilnee. Mooyee. Macne kale. Male

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 14 дней назад

      Wallaahi waa alool xumo mad un curadadooda macnadaro udhintaan sida dagaal qabiil iyo meel lamadagaan ah oo ay kudhintaan dhalinyaro mustaqbalkii bari ah

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 14 дней назад

    Maxaad ugasoohadliwayday Xasuuqi Dacawalay

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 14 дней назад

    Yaa ku yidhi biyo iyo waxbarasho ma hayno?

  • @khadradahir1814
    @khadradahir1814 14 дней назад +1

    Xaasidkan oo kale weligay ma arag somaliland xumaan mooyee waxkale kama sheego subxana Allah....

    • @seidalimahamud5823
      @seidalimahamud5823 14 дней назад

      Maxaaa xasid ah wll xasid macnahisa magaraneysaa manta burco hal dhaQtar ho offiziell ah kuma yaal hadii manta Qof kili xanunto ho ey noQoto in laga badalo turki ama hindiya ayaa loQadaya Muqdisho iskabada warkeda marka dadka somaliyed. Wxey Gran la yihin dantoda ama wx yaabaha aas aasigaa dadka ubahan yihin

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 14 дней назад

    Reer woqooyi hadayban jawaan qaad ah saarin ,waaba roonyihiin

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 14 дней назад

    Somali ma aqaano xilgey is bedalayan sitasin baa hor kacaya

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 14 дней назад

    Colaada ayey somali buunbuunisaa mal may wax hormar leh dhigan

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 14 дней назад

    Acuudu bilaahi

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 14 дней назад

    Waa waali

  • @AbdalahKalil
    @AbdalahKalil 14 дней назад

    Hooyadaadii siilka ka xaari jirtay wase maxaa kaa galay ina dhilo 😂

  • @ismailmohamed3613
    @ismailmohamed3613 14 дней назад

    ssc waa inay iyaguna laascaanood taalo madfac ah lasaaro hhhh

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 14 дней назад

    Sheekhoow dadkani qaldooftii siyaad Barre ayy dagaal kula jiraaan adiga mafar qadaadwayn ah oo dhulkisa Amisom haystay kuu yaqaanaan isku caalam ba majoogtaan.

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 14 дней назад

    Waar somaliland waytagtay

  • @smile2567
    @smile2567 14 дней назад

    Waa dad jahilin ah

  • @farduusaabdiraxman
    @farduusaabdiraxman 14 дней назад

    Yaab

  • @Mideye157
    @Mideye157 14 дней назад

    War wuxu fool xuma. Ceeb waxan dumiya oo ha laga kaco fadeexadan

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 14 дней назад

    Beenaale

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 14 дней назад

    ruclips.net/video/geKSR_0_9xA/видео.htmlsi=aPoDaPVjVm3CACWK
    Xusuuqii burco siyaad bare

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir. 14 дней назад

    Waxan nahay umad kuwooda ugu liita xukun udhiibtay. Illahay xukunka hausoo celiyo wax garadka iyo ahlu diinta bulshadeena