Bilaalow Naftaada haku qamaarin Dukaamada Ganacsigana isbitaalo ha moodin Walaalow!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 22

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  10 дней назад +4

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...​

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 10 дней назад +1

    SC Sheikh!
    The surgery doesn’t take the fat, they trim the stomach and cut 1/3 of the stomach, so you can’t eat more than 5 oz of food. Basically you are doing all the work, exercise and eating less. Bariatric surgery is not the answer. The whole hormones system will be out of control, and all the patients are at risk of malnutrition and sometimes death.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 дней назад +4

    Isbitaalada ka furan Sopmaaliya Dadka Naftooda ayey ka ganacsadaan
    Sababtuna wax sharci ah oo lagula xisaabtamato ma jiro iskood ayey u badax banaanyihiin waxay rabaana way sameeyaan inyer mooyaane.

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 10 дней назад +3

    Somali wax fahmi maayaan dhaqaatiirtaan meesha ganacsi bey uyimaadeen Somaaliya waa meel kulul oo hawa fiican leh socodka lugta baa la isku caateeyaa maxaa qaliin keeney

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 дней назад

    Masha Allah

  • @f.o847
    @f.o847 10 дней назад +3

    arinka u fiican ee laysku caateeyo waa SOON

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 9 дней назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @farduusaabdiraxman
    @farduusaabdiraxman 9 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 10 дней назад

    Shiikhoow iimadan soo jawaabin.. fanaanka dhuusa yaree heestiisa cusub ma maqashay

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 10 дней назад

    Hadaan buur naanteyda haystana ma danbibaa yaab waa laradin jiray cayil baan garanayaa hada iscaateys baa noqdey wax lagu faano qalniil waa hawl weyn qofkii raba in uu caatobo kaliya mac macaanka iska yareya iyo cabitanada specially kuwa macaan cuntadan badan oo lacunayo xitaa diintena maqabto marka cuntada badan iska yareeya asxb cajil

  • @MohamedCabdule-y4e
    @MohamedCabdule-y4e 10 дней назад +1

    Wll Hrta walllhi Ani aad Ayan kugu xiranthy nio Lkn Mr wlba waxba is waydiyya inaad iiga jawabto Rabaa ee Si public inaa ku way diiyo Wan kala xishood at

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 10 дней назад

    Maalin kaso ayaa wax cunaa bisinka waan kubilabaa in aan cayilo waan jeclahay mana cayiloyi marka maxaa igula talinee?sidii aan u cayili lahaa

    • @MuscabDaauud-tl4qe
      @MuscabDaauud-tl4qe 10 дней назад

      Cayilka waa caafimaad daro

    • @hssnhussein
      @hssnhussein 10 дней назад

      qaliin baa isku sameyn kartaa si baruur luguugu shubo

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 10 дней назад

    Wali kama Aadan hadlin kacagtii laga xanibay Madaxwaynaha Somaaliya Xassan sheekh kkkkk

  • @omarmahdi4325
    @omarmahdi4325 10 дней назад

    War doqoon kii naqas iyo qabyaaladuu kaa buux deeye 😂😂😂

  • @CabdiKarin-v4l
    @CabdiKarin-v4l 10 дней назад

    Waxani waa xayeysiin tadka is baro loogu dhigo

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 10 дней назад

    Dadkan jahli baa kuhabsaday

  • @AbdulkhadirCilmi
    @AbdulkhadirCilmi 10 дней назад

    dadka iyo xaafadaha miyeey noqatay saxaafada