WLHI BLHI TLHI ANAGU NINKA NINKAAS TALIYAHA AH SII DAAYA AYUUN BAAN U HAYSANAA WIXII UU GAYSTAY....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 113

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 часа назад +4

    Runti dorasho xor iyo xalaal ihi may dhicin ee Muse Bixi iyo Kulmiye wadanka ayay uu tanasuleen

  • @Asli-i5k
    @Asli-i5k 3 часа назад +4

    Ganacsatada iyo koofiyad ɓaclayaash iyo ixtisaam waxaa kabadan inta habar jeclo ee somaalilaanð jex̌èl ŵèynuiska celìn soomaliland guul inshalaa

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 часа назад +7

    CIRO AYAA OGOL HUWAN AH INAY SOO GALAAN WAA GARTOOD Yusra harti baa ogol

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 4 часа назад +3

    Ilmaadeeradaa Xirsi iyo ina xaashi iyo Habar jeclo Ayaa keenay hargaysa

  • @sarahmohamud177
    @sarahmohamud177 3 часа назад +3

    Muuse Biixi oo somaliland u qaday oo u dhaawac may oo u darxumooday oo daacad iyo lilaahi u ahaa ayay si la ogyahay ka yeeleen. Nabsiga muuse laga galay walee somaliland way eedi

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 4 часа назад +4

    War horta wixii aan dooranay muxuu ahaa, Allah ha sahlo

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 3 часа назад +2

    Caliyow arinka sida runta waan ku raacsanahay laakiin adoo somaliland ah ka jawaab Guul Somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 часа назад +2

    DAADKYGE CASHURTE BEEXYE BAA GAAJONYE MAARKS BEEYE DAROAAD LACAGTYDE SIINYAN WAAR HABERJEACLO HAA DIISHO😮😮😮

  • @MohamedAhmed-or6pq
    @MohamedAhmed-or6pq 2 часа назад +1

    Walaahi hadii karinta laga guuri waayo in goroyo heeryaysani kasoo dhaci

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 4 часа назад +4

    Somaliland dagaal bay kuso qadayan mushaharna Lascanood bay ku qatan ? Xukumada shacabka cashuraysa ee reer Lascanood mushahar sinaysa maxay tahay ?

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 часа назад

    Maah maahbaa waxay tidhaa haduu durdur iyo dabaal galo doofaar abidkii madaahiro wellee ciro ninkii doortaa kaliita😮😮😮😮😢😢😢

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 4 часа назад +4

    isku hakeyn buu uyimi gabadha wasaarada caafimaadka uyeedhay oo daarooda

  • @abdimihindis7291
    @abdimihindis7291 4 часа назад +3

    SOMALILAND WAX LAYDHAA MA JIRAAN WAXA DABAAJIRTAAN LOO DOORTAY IM AY SOMALILAND BAAABIIIYAAAN EE HA XIIIQANA 😂😂😂😂

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 часа назад +2

    Isaga iyo ninka sii daaya iyo Cid kastoo la socotaba yaan loo Aabo yeeline- dhamaantoodba madaxa halaga toogto insh tcaalaa,, indhaha Kala fura reer somalilandoow waxba may hadhine, Anaguna maanta laga bilaabo waaanu ka hawl galaynaa arrinkaaa insh tcaalaa,,,

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 4 часа назад +2

    Markii hore xusbiga wadsni ayaa dagaalka ka riyada lascanood, waxan cadaynaya ,gudoomiyah wakiilada oo ah in khaliif oo ay wadani doorteen,markaa xukumadu way og tahay waay waxay ahayd mashruuc ay wadani wadey ,allahayow dowlada ku sheega huwanta ah

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 2 часа назад +1

    Xukumaduu gacantaa maa hayso ninkii arsanaya
    Ee ninkaa iyo kuwaa lamidka ah ladilo

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 22 минуты назад

    Huwan waxay hore inoogu sheegeen in dawladodi ka dhalatay Somaliland wayna inoo cadaatay.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 часа назад +1

    WAALAHEYE HAADI ISAAQOW ISKA QAABAN WEEYDAN DOWLDA CIIRO WAA LAA BAAYE

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 2 часа назад

    Habar jeclo iyadaa hargeisaa keenaysa iyadaana qaylinaysa dhulbahante oo waliba farafaraynaysa gobol walba laga cabanaayo ha ka xishooda habarjeclooy somaliland oo dhan baa idinka cabanaysee

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 часа назад

    Ilaahay hanagasoo qabto huwan iyo huubada wadata

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 часа назад

    Cirro waa nacaas huwaan aah waa iin Madaaxdoyadda logu gaala oo xukunka lagatuura waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 часа назад

    Huwnata iyo huwan kalakaalsha waa in birta la dhaafiyo waa kuwii shacabka Somaliland laynayee kuwa musharkoda usiidaynya waa in Sharciga lamariyaa

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 43 минуты назад

    xirsibaaa waxaaaaas kasheqeya oo cmrisaq khaliffff lacagta u dira

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 3 часа назад +2

    Ciro iyo xirsi gaab ayaa uyeedhay

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 3 часа назад +1

    Caliyow adeer iska qabta Xirsi gaab iyo Ixtisaam

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 3 часа назад +1

    kuwa u hadlaya iyo isagaba walaahi
    xabad baanu madaxa kaga dhufanayan alla soo garba duubay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 часа назад +1

    XUUKUMDA MAA JEERTO EE MEESHA HUWAN BAAGURGURNYSE

  • @cumarali1693
    @cumarali1693 2 часа назад

    Calaw meeshan ma waxd u soo fadhisata. Sirta ciidamada inad ka fafiso adaanban ka shakiyey calaw midaynta dadka ka shaqee wax kale ha galain

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 4 часа назад +2

    Dee hadii kuwii dadka laayay ee magaaliiyinka gubay ay iska soo gelayaan
    Dee madaxtooyada inagu kiciya maxaynu huwanta fog ka Rabnaa Dagaalka ka bilaaba madaxtooyada 😡☹️😵‍💫😵‍💫🫨🫨

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 2 часа назад

    Hadaan run laysu sheegin beenba qarsoon hargeisa somaliland dhamaan way buuxda cali waa muwaadin dhaba nimanka waxaa samaynaya uu arkayaa ilaahayow naga qabo cadowga umada

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 3 часа назад +1

    Waa xirsi adeer cida dhabarka habarjelo ka jabisay Xirsi gaab iyo ixtisaam iska qabta ...maxaa dadja kake iyo xukuumada ku haysataan

  • @suberh8985
    @suberh8985 2 часа назад

    Caawa wariyuhu waa "alla dhiiga dhiiga" waa goor uu dabkii gaadhay ayuu cabaad ka wadhay. Waar adeer H-jeclo daayee Sland ayaan u baqaynaa siday wax u socdaana ee ama dad toosan oo dalkooda ilaashada ayaynu noqon ama odayaashaas iyo faqashtaa isukeen bahaysatay ee shilimaadka inoo qubeysa ayaynu iska daba saqlayn.

  • @starxMm2
    @starxMm2 3 часа назад +1

    Alla reer Somaliland maxay Fartoodi ay ku Dorteen Wadani EdayaaN,

  • @Qodax-x7i
    @Qodax-x7i 3 часа назад +1

    Cabdiraxman cirro waa Robot waa yusra harti markaa waa inay katashadaan H/Awal & Hj waayo wax kadaran ayay wadaan yusra harti!

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 часа назад +1

    ABAHOD WASSOYNKA DHULBAANTE HAA LAA LAAYO KUU DOONABE HAA NOOQDO😮😮😮

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 3 часа назад +1

    Xirsi ayaa hargaysa u jooga oo ay isku soo halweyaan maxaa cid kale u canaanaysaan habarjecloy miyaydaan arkayn Xirsi xitaa ina khaliif ..

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 3 часа назад +1

    𝐦𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐛𝐚𝐫𝐣𝐞𝐜𝐥𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐛𝐢 𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐫𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐪 𝐢𝐬𝐚𝐚𝐪𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐛𝐮 𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐥𝐞❤❤❤❤❤❤❤

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 часа назад

    Ahmed Farah odaygaa huwanta ah Mohamoud Gulaid ha ka dhigteen Boqorkii GEEDI BABOW. Calow sii sharax

  • @BasheNotayo
    @BasheNotayo 2 часа назад

    Taasi wa cawaaqib xumo cidhibteda dambe la garanayo nin kasto somaliland u dhashay ha xasuuqo dadka ka jooga ssc huwan dawladana ha is aragto wxa ka dhasha, yaab yaa la sirayaa.

  • @SeidaHassn
    @SeidaHassn 2 часа назад

    Huwanti gudaha ayu IskuH haleynaya huwanti gudaha Aya wadanka mamusha o is badel donki ah

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 4 часа назад +1

    Habar jeclo oo bilaa damiir ah Ayaa keenay ninkaa Hargaysa

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 3 часа назад +1

    kuwa harti ee aan waxba gaysan ayaa u dhiman walaahi bilaahi

  • @SeidaHassn
    @SeidaHassn 2 часа назад

    Habr jeclo into doratay bay ahyeen kuwa ragooda u layeyna wa iyaka film bay wadan huwanta gudahana iyaga dorta haka xabxabshan habrjecle inteeda badan wa canteen

  • @Abdirahiimyaasiin
    @Abdirahiimyaasiin 3 часа назад

    Warshada laydhka Barbara waxa shida cabdi risaaq khaliif

  • @ToleLawfirm
    @ToleLawfirm 47 минут назад

    Adoonkan intuu dad laayey ilahay abuurtay waa in lagu daraa maxaamiistii hore ee laso qabqabtay marka ninkaa xeerkiisu waa xeerka maxabiistii hor loso qabqabtay ee halkaa lalala gaadho yeelkiiye kuwa kale ee dhuumashada mushaharka ku qaatana halkeeno hadii kale ta ka dhacda waa layaabi

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 4 часа назад +1

    Cirro faqash wallee waa faqash faqash Kal kaal ah somalland nasiib daranaa

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 3 часа назад +1

    Walib wukufaney hidilasidayo Somaliland majito

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 часа назад

      Hhh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 3 часа назад

    Waxaa mqqnta jooga kuwa ay isku midka ahayeen waxa kale oo jooga niman kale oo ka shaqaynaya nis oo ka yimi muqdisho waa nasiib daro haysta somaliland .

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l 11 минут назад

    Waruun walahi nika buqdharkan halo qabsado hala diilo 😢

  • @glander7720
    @glander7720 2 часа назад

    Waxa aad Iyo aad aan uga xumahay in dadki dadkeena laayey uu aad yar hargeisa iska xaashxaashayo. Waa Nasir daro Weyn, waa in ay dadweynahu kacaan oo dhagax lagu dilaa hadii kale waxa ayanu noqonaynaa Wado halaq.naagatan wasiir ku xigeenka ee gurgure ayaa maanta naga dubaalad dheer. Dadweynaha waxa aan leeyahay fartiina eersada Dinka ayaa huwan doortay.!

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 4 часа назад +1

    ✅✅✅✅👍👍👍👍👍👍👍

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 3 часа назад

    Maalintii ciidankka qaranka wadani basaasay ee usoo jabay madaxda wadani waxay iskuraaceen inloobixiyo maalinta guusha wadani

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 3 часа назад

    Maanta waaguul kuwii ciidankalaayay hadii hargaysa lagu soo dhaweeyay annnagu waanu sii sheegnay

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 32 минуты назад

    Gawso warabe gudo ka xidhidhsantu
    Waa sidan hadii lamaxkamadaynwyo
    Oo lasidayo wa la edidonaa

  • @ibrahimkahin1965
    @ibrahimkahin1965 3 часа назад

    Raganimo ayuu ku yimid kuna joogayaa waa isku mid kaad doorateen iyo isagu

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 22 минуты назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @daljirkadahsoontv8682
    @daljirkadahsoontv8682 3 часа назад

    Habarjeclo ayaa Hargeisa keentay calow

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 3 часа назад

    Iska Qabta Xirsi fircoon Xirsi gaab iyo ixtisaam

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 3 часа назад

    Huwantan meesha qabsatay shacab xori ma dooran ee waxaa doortay reer aay kaga dhegtey kursi baa naloo diidaya iyo dad aan iiman lahan oo dalkoodii lacag siistay dalkii albaabad ayaa loo balaqay ee qof waliba ha difaacdo naftiisa iyo maalkiisa huwantan huwanta kale soo deesey shacabku dhagax haku dileen odaygani dalka ma wadi karo ee has casilo oo dalka doorasho lagu badbaadinayo haloo qabto

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 3 часа назад

    Dee aad ha ula yaabin Xaji Cali Dawladiisii baa Xilka uqabatay ilayne

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 2 часа назад

    Haday dhamaan hubka dhigaan oo nabad kudhawaaqan halasiidayo hana lasiiyo ,urquunka,

  • @ShaaficihasanDucaale
    @ShaaficihasanDucaale 3 часа назад

    kaaf iyo kala dheeri hadaa weeye wlhi xaalku😮

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 часа назад

    Dhanka buhodle intay so maran markay gaajodan ayay jiga jiga ka so galyan marksay dhnka wajle hargysa dhuumlysi ku so galyan dhulbhnte ila wado kale u furan ma jirto afrta jiho lascnod way ka xidan thy

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 Час назад

      Reer aad sheegtay meel ka xidhani ma jirto aan ahayn wadada dadka ay is laynayaan oo iyagu ay xidhitaankeeda ku dhowaaqeen baahi ay hargeisa oo iyadaba lagu bakhtiyey ugu baahdaana ma jirto.

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 4 часа назад +4

    baga habar jeclo haku dhacdo imisaanu laheyn ka jooga

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 2 часа назад

    Huwanta wadanka loo dhiibay ayaa ka dambeeyisa gacan ku dhiigle yaasha Huwanta ah

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 4 часа назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂𝐈𝐲𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐭𝐚 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @DaahirDhaad
    @DaahirDhaad 3 часа назад

    Wa lasinaya ee maxad qaban kartaa saxib edeb yelo

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 3 часа назад

    𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐢 𝐝𝐮𝐝𝐮𝐥𝐚𝐰 𝐝𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚 𝐦𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐮𝐮 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 Час назад

    Kii wax waraysan jiray maantuu toosay 😂😂😂😂

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Час назад

    KA DAR OO DIBI DHAL!!!!!.WAXAAS IYO WAX KA DARAN AYAA SOO SOCDA!!!!!.

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 3 часа назад

    Haddii bilaa shuruud lagu sii dayn waayo dhulbahante idinku soo noqon maayo ictiraafkiinniina sidaasuu kubaaba,ayaa isaaqoow inbaga sii daaya ninkaa

  • @Fzia-l8q
    @Fzia-l8q 3 часа назад

    Isaaq dhoy la dawlad huwaney wax ka sugayaan gormad wax fahmi marku daadku soo rogmodo

  • @Suad-w8b
    @Suad-w8b 4 часа назад +1

    Haku tagnaato habar jeclo

  • @FardosFardos-u5j
    @FardosFardos-u5j Час назад

    Ali cantar ha LA xidho

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 44 минуты назад

    ninkaaaaassss maaahe niman kale oo badan ayaaaaa jira waayo muuu yimaaadennnnn hadanu isku halaynnn qabinnnn

  • @abdirahmanjama5657
    @abdirahmanjama5657 4 часа назад

    Aroorta.dad.waynaha.hargesa.nabad.sugida.horteeda.hasstobeen.ahana.dagaalabeen.siloo.xukumo

  • @kayseabdisamed-vo1bg
    @kayseabdisamed-vo1bg 3 часа назад

    Wa sax sow lamadoran ciro

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 часа назад

    Isbadal isbadal 😂😂😂😂😂😂

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 4 часа назад

    Waar indho adkaa
    Waar Huwan ba waa madaxtooyada. Hargaysa ayuu dhagar ka maleegayaa oo ma lacagtayada ayaa nalagu laynayaa?
    Iyadoo aan nabadi dhicin iska soo gelaya oo nagu soo duulaya 😡🛑

  • @JimaaleAhmed
    @JimaaleAhmed Час назад

    Haday naag tahay baa nin laga hayay, hadey dawlad tahay

  • @SalebanFarah-i3d
    @SalebanFarah-i3d 2 часа назад

    waar odayga nacaska ah badhaaciskiisa naga aamusii

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 3 часа назад

    waar hadalka iska daaya oo ninka dila waxan aad ka hadlaysan gan meeyno

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 часа назад

    Balo sheeg waar iga tag cali tuug.

  • @SayidCabdi-qn1wx
    @SayidCabdi-qn1wx 4 часа назад

    Calaw run ayaad sheegtay dadku iyaga og ayay doorteen huwantan

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 3 часа назад

    𝐡𝐚𝐚𝐛𝐚𝐫𝐣𝐜𝐨 𝐝𝐢𝐢𝐛𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 😂😂😂

  • @Asli-i5k
    @Asli-i5k 3 часа назад

    Habar jeclooy maxaad naga waalasaan idinkana arinkan wada imika siideynayaa x̌irsi ayo kaciradà leh ee ina xaashi markaa somaalilaad hey kudeysaÿ

  • @FardosFardos-u5j
    @FardosFardos-u5j Час назад

    Ha LA xidho

  • @IsmaaciilMaxamed-f7g
    @IsmaaciilMaxamed-f7g 2 часа назад

    Car hasiidaayaan

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Час назад

    Habar jeclo ka warki adkatay wa ino dagal.

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv Час назад

    Dadku maxay la qaylinayaan saw kuwii isbadalka doonaayey ee doortay inay waxani dhacaan.
    Qaylada joojiya waad edeb daran tihine.

  • @MohamedAhmed-or6pq
    @MohamedAhmed-or6pq 2 часа назад

    Waar suuqa ha lagu laayo kan iyo waxii yimaadaba

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 4 часа назад

    𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐠𝐚𝐜𝐚𝐭𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐭𝐢𝐢 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐰 𝐬𝐚𝐚𝐡𝐚𝐥𝐞𝐞😅😅😅😅😅

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 2 часа назад

    Hadaad dayn waydaan farafaraynta gobolada waa laydin kaga bixi dagaalka oo ciidanka idin difaacaya ayaad hadana goboladoodii damaaciyaysaan Walee way dinkaa burco isugu iman doontaa

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 2 часа назад

    waar yaanay idin qarxin qaar kalana,iska baadha

  • @KhalidMohamed-z6e
    @KhalidMohamed-z6e 3 часа назад

    Munaafaq alle ka goay

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 56 минут назад

    Wa nin sacad yonis

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 часа назад +1

    ALLayLehe way idinku banaantahay in Ragii Madaxa idinka guray hargeisa yimaadaan, idinkaa ciro doortay weliba ma dhawdhawa 1 sano iyo 2 sano hasiihayo Qof meel uu usocdo aydaan garanayn ayaad isaga codayseen midhaheedii waa guranaysaan Ninkii QoriLugud ka hadLayey ee muuse biixi ee lahaa huwanta dagaalka waa laydinka dherginayaa maalintaa Ninkaa ka hiiLiseen ayaa jabteen wlhy intaa madaxweyne ciro joogo gacmaha waa laydin haynayaa nabadna waa laga sheekaynayaa 7 sano lkn harti madaxuu idinka garaacayaa iyo gaadmo joogto ah😂😂😂😂

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 2 часа назад

    Wadani tuu soo wada ma dhicin wali

  • @ahmedtaajirmohamed112
    @ahmedtaajirmohamed112 3 часа назад

    Waar cali duul duulaw dee iminka waxaad cuntaa bahal cajiib ah waayo waad iska daldalmaysaa oo dhararaqdaa ayaad haysaa waxii afkaaga kusoo dhacaba waad iskaga hadlaysaa ilayn waxuu yidhi xaajaba badhbaa la hojiyaa huga lasaaraaye iminka ma cadawga ayaad warsiinaysaa oo adigaaba basaas ahe miyaanad cid kale ka warami karin ama aanad war kale helin aan ahayn habar jeclo iyo garxajis iyo habar awal iyo dhulbahante ama harti iyo suldaano iyo ictisaam warakaagu intaa ma dhaafaan

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 4 часа назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢𝐤𝐢 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐟𝐨𝐨𝐝𝐠𝐨😅😅😅😅😅😅😅