Asga dartiis ban ydaawada ciyaaraha dunida aad ban unecbaa inaa daawado ciyaaraha marka laga reevo tartanka fardaha aad ban ujeclahay Tv 📺 fardaha bas aa ciyaaro ka daawan jiray
war niyow war badanida war bal tartib u hadal waxna usharax si degen wlhi ninkan wxan xasusta marku cusba wacdi diinta ayu waday hadan siyasdi iyo benti iyo xanti ayu xalashdy marksu wxu leyahy lacagta youtube laga shaqeyo wa xalal subxana allah war ilahay ka baq
Wax ka jira malaha inuu trump ka warqabo waxa socda, nimanka meesha jooga waa yahud kale oo howsha iyaga u wata si madax banan, ragani iyagaa xukuma mareykan… odeyga keliya waa loo dulmaraa arinkana sida uu rabo shadanyahu baa loo dhigayaa, Illaahey ha sugo hana guuleeyo wallehen aamiin
Wey yaqanan aa lkn ujeedo kale bey lahayeen oo waxay rabeen shirqool wuuna ka guleystey wayo khabib ma ahan nin keligiis ah oo lagaraney nin waa nin taem lasocday
Sheekh adiga ha isburinin rasuulka siyaasada waxba kama siin qureesh ee waa la cafiyey waliba waxaa iclaamka lagu cafiyey inta guriga abu sufiyaan gasho, waxshi iyo cigramana cafis qaas ah ayaa loo samyeeyey iyo qaarkale, marka kuwaan haddii la dhahay isisoo dhiiba cidna wax iddin yeeli meyso , macaneheeda wadahadalkii la waday markii ay naftu ku jirtey waa soo dhamaatey saasaa laga wadaa aan u fahamno
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Walaahi khabiib akhlaaqada qofka muslimka buu ka run sheegay qof kale haduu halkaas joogi ahaa dhib baa dhici lahaa waana sabarka qofka muslimka ah laga rabo maashallaah
حبيب محمدوف ❤❤❤❤aad ban utaageero من تواضع لله رفعه الله waa safiirka islaamka iyo akhlaqda feeryayanka ìslamaka. Tusaaluu nooyahay Allaha barakeeyo
Allaahu Akbar Masha Allaah ❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Sh ninkan waxaa lagayabaa in eyna garaneyn ama ninkani mashaa alaah Caga diinta ayuu aad ugu wanaagsanyahey markaa waa lamid tan ey qasa ku hayaan iyo caalamul isalaamiga oo dhan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow mareykan usiyaadi dabka kasocodo Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow ❤
Wllo Dulmi diidoow aqlaaqda horta waa u dhalasho Somalina hadelkeedaba daa laakiin halagu deydo Aqlaaqda fiican ilaah ha inaga dhigo kuwii Samir weeyn yeesha
Maansha allaah ku dayasho Wacan ❤❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤
Mahadsanid ustaad
3:44 aaduween sheikh
Maashaa'a laah, waa dhif qof sidaa yeela.
masha Allaah Ku Dayasho ayay Mudantahy
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Khabiib waa Qoof Eedeb iyo Aqlaaq ka muuqaato sidi ugu Fiicnayd bu sameyey.
Machaallah
Ya Allah protect falastine from Isreal ameen ya Allah 😢❤❤❤❤❤
T aad 😂❤❤😂🎉😢😂😢😅
Asc
Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a
Asc aad ayaan ku salamey sheikhow waxa ka hadlaya arinta soomalia rajadi aan ka qabey somalia god ayey kusii socota madama aaan isla xisaaabtan iyo madax dalka unaxayo aan jirin ilahy ayaa inoo maqan
Khabiibku yaawaaye sheikh ma,aqaaniye
Alllhu akbar
Waa sax
hada kahor ayow igu soo aaday anigoo aan ogeyn kedib nin ayaa ii imaaday sifiican ayow iila hadlay ana waan ka aqbalay
Scw scw scw ❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Asc Arinkas ya ladabadhigan maxad ula jeda wadanka ye daba dhigeen ino jilci
🥺.🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Sheikh waxaa layab aah wuu awodha business class laakin islamaweyno
Wow.
Mida Kaley, waxaa laghu heystey lughada ma fahmeysid beey aheyd
Anaga dawladna maheesano xildgibaabadiba dhuunta utaagan shacabkiina waan hurudbaa
😊😊😊😊
Waa nin ilaahay dajiyey
Kuwaan mahan qureesh oo kale waa khaainu wadaniin ee haskumaslan khalad ha turjumin
Asga dartiis ban ydaawada ciyaaraha dunida aad ban unecbaa inaa daawado ciyaaraha marka laga reevo tartanka fardaha aad ban ujeclahay Tv 📺 fardaha bas aa ciyaaro ka daawan jiray
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
❤❤❤❤❤❤
Cajiib
WCS_WWB SHEEKH DULMIDIID
scw scw scw
Khabiib waa kuma?
Waa feryahan Rush oo Muslim ah ku qor magaciisa RUclips ka waad arki
Asc horta yaawaye ninka diyaarada laga dajiyey maba naqaano bal noo sheega
Akhlaaqda waa qayb kamida inaad noqoto qof wanagsan oo dhib ka fogaday ilahay ayaana dadka solansiiya
Nin soomalia haduu ahaan lahaa wuxu dhihi laahaa waaxaan away qawiib kabaaro yutioobka 😂😂
Anagana.waa.in.aan.ka.madnuucnaa.dani.madoobe.&damujadiid.siyaasada
Dacma sariic faa,ido maleh dambiyaday gaysteen way mmudanyihiin in la tired tiro suudaan rasmi ah maba aha
war niyow war badanida war bal tartib u hadal waxna usharax si degen wlhi ninkan wxan xasusta marku cusba wacdi diinta ayu waday hadan siyasdi iyo benti iyo xanti ayu xalashdy marksu wxu leyahy lacagta youtube laga shaqeyo wa xalal subxana allah war ilahay ka baq
Waar kajooso cuulimada waax eskuufal
@@fmou1283 wlhi ereyga culimo micnahisa garaneysid hadi u ninkani culimo yahay
Wax ka jira malaha inuu trump ka warqabo waxa socda, nimanka meesha jooga waa yahud kale oo howsha iyaga u wata si madax banan, ragani iyagaa xukuma mareykan… odeyga keliya waa loo dulmaraa arinkana sida uu rabo shadanyahu baa loo dhigayaa, Illaahey ha sugo hana guuleeyo wallehen aamiin
Khabib abihis ragan si ficanbu uso koriyay diin ahan una so tababary
❤❤❤❤ Habibi
way taqaanaa kas ayeey u sameysay sababto ah dhiiteeliskiisa way ay hayaan
Qabiib diinta muslimka uha keenay adabta
Khabiib Ma nin caana waligy Ma maqal
Sheeq ma’ahan saas Naagbaaa complain greeesay, oo tiri I’m not comfortable with him. Saas baaa loogudhahay booska aan kuubedelno. Muranka halkaaa buu kabilowdey.
asc
Wey yaqanan aa lkn ujeedo kale bey lahayeen oo waxay rabeen shirqool wuuna ka guleystey wayo khabib ma ahan nin keligiis ah oo lagaraney nin waa nin taem lasocday
Israil maalagu kalsonan kara hadi la siidayo maxabista 😢 kadiib maxa dhiiciikaraaaaaa
Waji geeda farxad laga dareema maxbuus bey àheed maxaad oĝa jeeda ama yaad ka wada run ahaan tii
Ipadkan kugunecee Wallah
Naceeb Madaxweyne Hasaan baa kaa muuqda, Qabiil baa kaa sooo Råsta!!!!!!!???????
Sheekh adiga ha isburinin rasuulka siyaasada waxba kama siin qureesh ee waa la cafiyey waliba waxaa iclaamka lagu cafiyey inta guriga abu sufiyaan gasho, waxshi iyo cigramana cafis qaas ah ayaa loo samyeeyey iyo qaarkale, marka kuwaan haddii la dhahay isisoo dhiiba cidna wax iddin yeeli meyso , macaneheeda wadahadalkii la waday markii ay naftu ku jirtey waa soo dhamaatey saasaa laga wadaa aan u fahamno
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw ❤