Daasiili | godadka ugu cajiibsan | sirta fashilka Daarwiniyadda!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 39

  • @Nafaqo_Channel
    @Nafaqo_Channel 4 месяца назад +3

    Mahadsanid aadan sahan,
    Soo badi barnaamijyada

  • @farxaanAydiid
    @farxaanAydiid 4 месяца назад +12

    HADAL AFKAGA KASO BAXO WAXA 😮UGU WANAGSN SALIGA NABIGA SCW ♥️😘

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 месяца назад

    Mahadsanid macalin

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 4 месяца назад +2

    Adaanow vidoe kuku horeysey aad soo dhigto waa daawan ila vidoe kuku danbeyey sxb tageeero baan ku ahay anoo 15 jir baan bilow dawashada vidoe ila hada jiro 21 jir ahay hal vidoe aa leedahy ima dhafin wax badan baa kaa faaidey wllhi ❤❤❤

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z 4 месяца назад +3

    Guulayso 🌹 Adam

  • @sadaammahamed1883
    @sadaammahamed1883 4 месяца назад

    More Adan wll 🎉

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 4 месяца назад

    nabi nuux daka ka horeeyeywaa kuwee isagaba ah aabhohio 2aad we aadmaha

    • @SakiHye
      @SakiHye 3 месяца назад

      Kuwi ka farcamey awey nabi adam Cs wayo dhowr nabi oo ka horeyey nabi nuux Cs ayaa jira

  • @Ducaysane9
    @Ducaysane9 4 месяца назад +2

    Armay yihiin dadkii uu dilkifli uu la kulmay ee uu ilahay yidhi umaanan samayn sad cadceeda godadka gali jiray😢😊

    • @Kingston12370
      @Kingston12370 4 месяца назад

      Big bang Ka hor Baba lagu tilmaamayaaye

  • @Kingston12370
    @Kingston12370 4 месяца назад +2

    Aadanow arimaha shiicada iyo yuhuuda ka soo hadal bal

  • @user-qf5ux9hx8f
    @user-qf5ux9hx8f 4 месяца назад

    Nin sxb kasoo hadal waxaan arkYay farshaxno masaarida dhulkooda ah oo la akhriyay adoo ladeegsanayo farta soomaalida

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 4 месяца назад

    Wad ku mahad santahy bro

  • @hindiofficiallyrics
    @hindiofficiallyrics 4 месяца назад

    Pro sahan buugaag taariikh ah oo english io somaliba leh oo wax tar leh isheeg oo aan akhriyo

  • @Xafsailyaas
    @Xafsailyaas 4 месяца назад

    Keep going pro❤

  • @wiilkaoppo
    @wiilkaoppo 4 месяца назад +1

    Asc wll aadanoow waxaan ka codsanayaa maalmahaan arin kusaabsan somaalida iyo faraaciyiinta masar inay joogi jireen dhulkena somaali ee wax kusaabsan barnaamij noga soo samee murunbaa wllo

  • @Muuminshatax
    @Muuminshatax 4 месяца назад

    Asc ustaad aadan waxan jooga south Africa waxaa rabaa buuga wabar

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 4 месяца назад

    Reer galbeedka waxan kula yaabay wax uu qof kale daahfeyday ayay iyagu sheeganayaan 😂

  • @hanupea5236
    @hanupea5236 4 месяца назад

    😅

  • @Muhammadali1583
    @Muhammadali1583 4 месяца назад

  • @waxgarad6646
    @waxgarad6646 4 месяца назад

    Farlaawe ah ❤

  • @SakariyeCawil-ls7iz
    @SakariyeCawil-ls7iz 4 месяца назад

    Asc wll

  • @jamilismail4013
    @jamilismail4013 4 месяца назад

    ❤❤

  • @X4MA4Li__99
    @X4MA4Li__99 4 месяца назад

    ❤😊

  • @MaxamedCabdullaahi-ql1op
    @MaxamedCabdullaahi-ql1op 4 месяца назад

    masha allah

  • @apazade1220
    @apazade1220 4 месяца назад

    Frist one waku salamay adan 👋🏻

  • @ibraahimcraxmaan9629
    @ibraahimcraxmaan9629 4 месяца назад

    Soomaland waxaa ku yaalo gudad sidaas oo kali

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 4 месяца назад +1

    Henry ayad shakhsi weerar ku tahay 😂

    • @Addour
      @Addour 4 месяца назад

      Qof--wareer dheh walaal

  • @xashicali9633
    @xashicali9633 4 месяца назад +1

    darwin maxa horta lagawa daa ma qofbaa mise waa fikir

    • @Kingston12370
      @Kingston12370 4 месяца назад

      Darwinism ayaa fikrad ah Darwina waa ninka iska leh fekradaas

  • @ayanabdirisak
    @ayanabdirisak 4 месяца назад

    wlhtigee dhaarwin noolaa isagu

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 4 месяца назад

      Charles Darwin wuxuu noolaa intii y dhaxeysay 1809kii ilaa 1882dii

  • @daadirmaxamuud4393
    @daadirmaxamuud4393 4 месяца назад

    Sxb maka soo hadli kartaa arinta Iran 🇮🇷 iyo Israel 🇮🇱

  • @aslimmohamed6891
    @aslimmohamed6891 4 месяца назад

    Lakiin Darwin wuxu amiinsana in taariikhda bini adamka in ee kaso bilawday 3 million oo sano kahor marka waa maxay 20.000 sano kahor aad shegeyso wll?

    • @Ahmed_alta
      @Ahmed_alta 4 месяца назад +1

      Kasoo tag tirada waxa uu aaminsanyahay in dadku kasoo jeedaan daanyeer isu badalay bini aadam.

  • @870mx
    @870mx 4 месяца назад

    Aadan waa maxay firadka bogofajiisamka se haddii urur dhalinyaro soomaaliyeed figradaa qaataan xaalka ummadeenu siduu noqonlahaa? Fadlan muuqaal nooga samee.

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 4 месяца назад

    Ma iska daysay kasoo horjeedkii Somaliland,?