PART 3: ILMAHAYGA TAHRIB ADAG LAGALAY SI UGA FOGEEYO NACABKODA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • #Subscribe #Like #Share

Комментарии • 719

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 7 месяцев назад +149

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️😢

    • @MaxamedCabdi-o8p
      @MaxamedCabdi-o8p 7 месяцев назад +1

      Scw

    • @Salman-jk6li
      @Salman-jk6li 7 месяцев назад

      Qof walba og Nabiga inu yhy qofka ugu sharaf badan, marka yeysan kaa noqon like halagu saaro

    • @AmaalsaidKaraamo
      @AmaalsaidKaraamo 6 месяцев назад

      Samiya doqan

    • @SaadoZheekh-gv5hc
      @SaadoZheekh-gv5hc 6 месяцев назад

      Alle HAKUGU garab GAL0 wll

    • @rahiima_ruun46
      @rahiima_ruun46 4 месяца назад

      Comments dhiibo qisada ileen mesha siirada rasulka scw kama socone

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 месяцев назад +71

    Shekadas iyadoo qayb laqariyey sidaas uqadhadhahay xanuun weye alle qalbiga hakuu qaboojiyo ❤😢

    • @NuseimaAbdi-m4b
      @NuseimaAbdi-m4b Месяц назад

      Walhi wa xanun walib family problem nin waxba ma aha

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 7 месяцев назад +45

    Abayo wan kula oyay ilahey cafimaad taam ah haku siiyo caruurta allaha ku xafido ilaahey kama dhex bixiyo caruurtada allaha kula koriyo xafidul Qur’aan allaha kaga dhiigo sida jeceshahay allaha ku rumeeyo qofka qaaska ku ah ee ku cawiyay allaha ubaal gudo Waa qof wanagsan nolol qurux badan ban ki rajeynayaa walashey wey fiicanan laheyd inaan laabta ku galin karo balse kenya ma joogo hooyo yar oo karti badan baa tahay noloshaada inta ka harsan baraaro ban ku rajeynaaa ❤❤❤❤

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 7 месяцев назад +71

    Inta jeer ee ilin igu soo istaagtay ama iga timi masoo koobi karo😢. Ugu danbeyn faraj eebe waad heshay alxamdulillah ❤🥰 sidaa jeceshahay allaha kuu yeelo walaashey!. Inshallah cimri dheer iyo cibaado suuban.!🤲

    • @SalmoDaahir-hr6zh
      @SalmoDaahir-hr6zh 7 месяцев назад

      Aadbaan u ilmeeyey Markey tiri biyaha ayuu iikeeni jirey xasuusna waan galey

    • @SalmoDaahir-hr6zh
      @SalmoDaahir-hr6zh 7 месяцев назад

      Aadbaan u ilmeeyey Markey tiri biyaha ayuu iikeeni jirey

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 7 месяцев назад

      Amin

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 6 месяцев назад +1

      Gabadhaan ilaahay ayey aad ugu xiran tahay mnsha Allah waana hooyo karti badan

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 2 дня назад +1

    Ilhay haku qaboo jiyo abaa nolosha inta kuu hartay farxad ilhay ku siiyadiyo ilmaha ilhay ha kula kuriyo cafimaad tamama neh ilhay haku siiyo😢

  • @qali67
    @qali67 Месяц назад +1

    Ilahay ha ku siiyo cimri dheer iyo cafimad dadkana Ilahay hakaga dhigo hoyo iyo abo wllshey geesiyad adag ba tahay m.a nolol qurux badan Ilahay haku siiyo ❤ ilmahagana kuwi ku anfaco Ilahay ha kaga dhigo❤❤❤

  • @msssuurobadan1548
    @msssuurobadan1548 7 месяцев назад +50

    Waa gabar karti badan oo akhalaaq badan wlahie dadkii xumeyey xataa wey ka dhacdey❤

    • @xamdiyusuf2151
      @xamdiyusuf2151 7 месяцев назад +1

      hablaha duriyadda oodhanba sidas ah mashalah ❤

    • @UbdullahiAlia
      @UbdullahiAlia 7 месяцев назад +1

      Adiga sidaas gabadha ay sameesay ma sameen laheed😮

  • @asmaaj7218
    @asmaaj7218 6 месяцев назад +14

    Wiilka rer garoowe ee caruurtaa dhalay waxan leeyahay ilahay ka cabso masuuliyada bari wa lagu weydiin caruurtada gabadha la korso caruurtaas bari waad u baahanaysa waana huba ina u baahnayso ee walalow alle ka cabso gabdhana waxan leeyahay walal ilahay ha kula xafido ilahayn caafimaad ha ku siiyo allena ku xirow mar walba

  • @mahamoudismaildeka827
    @mahamoudismaildeka827 Месяц назад +3

    Wallhy mcn allah waxan kaga baryay cafimad iyo cimri dherr inchallah

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 7 месяцев назад +19

    Manshllaha Waa gabar yar oo iman iyo Dhaqan aad u wanagsan leh mashallah.!
    Garab iyo gashan allaha kaga dhigo cimri dheer ood cafimad iyo faraxad iyo cibadu suaban allaha ku siiyo…mustaqbal ifayas oo qurux badana allaha ku siiyo iyo cafimad dag dag qalbiga allaah laga saaro 😢dear hormar wacan👌💯👍❤️💕👍
    İllahay waxan u rajeynaya Inuu mid u wanso qaato noqdo ilmahas inteysan Qaan gaarin iney is gartan isaga iyo familigiisa!!!

    • @najmaquen9389
      @najmaquen9389 7 месяцев назад

      Ammmin insh lllh wlll allle cimriga haw dheereyoh💯🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @FarhiyaMohamed-r1j
    @FarhiyaMohamed-r1j 7 месяцев назад +24

    Qalbiga Rabi haku qaboojiyo😢😢😢
    Abayo cafimaad taam ah baa allah kuuweydiinay ilahay swc talada udhiibo ilamahaag diinta kutarbiyeeso

    • @fardusmaxamed282
      @fardusmaxamed282 7 месяцев назад

      Walashay Alle ha ku caafiyo aamiin yaarabi

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 6 месяцев назад +4

    Mnsha Allah gabadhaan waa qof ilaahay ku xiran ilaahay abayo ha kuu gargaaro aduun iyo aakhiraba adiga iyo hooyooyinka kula midka ahba aamiin murugo markaad aragto ogow laguma raago farxad baa ka danbeysaa guuleyso gacalo👍hooyo karti leh ayaad tahay mnsha Allah
    Raga ilmahooda dayaca ee masuuliyadii ilaahay saarey dayacayow ogaada xisaabi wey danbeysaa aduunkaan waxa noole saaran waxaa ugu karaamo badan aadamaha waana aadamahii xaqa ilaahay idinka saarey weeye waxa aad cidlo uga dhaqaaqdeen hooyada wixii guriga ah iyo ilmaha nadafadooda iyo barbaarintooda ayaa ilaahay saarey ayaga xitaa waxbaad ku lee dahay laakiin waxaa kuu dheer oo waajibkugu ah wax walba oo ay u baahan yihiin ilmahaas ilaahay hortiisa ayey cadaalad taal aduunkana ilaahay wuu idinku tusin walee waxba waayuhu yeysan idin sirin oo been idiin sheegin iyo xooga aad maanta lee dihiin qof walba oo ilmihiisa tuurey ama aabe ha noqdo ama hooyo ha noqoto mirihii aad beerateen aduun iyo aakhiraba suga🫵🏻

  • @NajmaHaaji-n4h
    @NajmaHaaji-n4h 6 месяцев назад +4

    GUULEYSO ABYO WAXA TAHAY HOYO YAR OO AND UKARTI BADAN MASHA ALLAH WAXAN KU RAJEEYNAAYA NOLOL QURUX BADAN INSHA ALLAH❤ ILMAHANNA ALLAHA KULA KORIYO ILLAHEY IDIMKIIS ILAAHEYNA KAMA DHIGO MID GADAAL KAFIDNOOWDO😢 ILMAHAGANA ILLAHEY HAKUU XAFIDO INSHA ALLAH❤❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 7 месяцев назад +12

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤ meel kasta aad joogto alle kabaq

  • @najuuapdi8801
    @najuuapdi8801 6 месяцев назад +3

    Inta dambe baa igu xanun badan wlh I m crying 😢😢😢 abayo ilahey ha ku caafiyo ilahey ha isku kiin daayo adiga io caruurtada abayo strong woman we lave you ❤

  • @afnaanxuseenaxmed5547
    @afnaanxuseenaxmed5547 7 месяцев назад +25

    Allaha ku caafiyo hooyo adag baatay
    Cimri dherer iyo caafimaad dhamaanten amin

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 7 месяцев назад +10

    Sheekadaan waxaan ka baranaysaa Qosyskaaga Muhiimadiisa iyo inaan qofna ka Maarmin waalidkiisa.
    Waligaa iska daa Meel waalidkaaga kula jeclayn. Waalidkana waa dhibaato in aysan fahmayn ilmahooda waayo waxa ay ku dhagganyihiin noloshii lagu soo koriyey.

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 7 месяцев назад +9

    Wll illaahay caafimaad iyo cimri barakaysan haku siiyo awlaadaadana hakuu xafido hooyo dedaashay oo karti leh badthy alle idinma kala fogeeyo awlaadaada xbbti🤲

  • @Jamila_janno
    @Jamila_janno 7 месяцев назад +17

    Wlhi san u ilmaynayay wan daalay hadba anon is ogeyn ilmo iga imaneysa😢😭😭😭

  • @Redbacom
    @Redbacom 3 месяца назад +3

    Waan kartidii oo qof ah! Cimri dheer caafimaad iyo cibaado allaha kusiiyo,,

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 3 месяца назад +1

    Finely 🎉🎉🎉wxna kuu rajeynaya nolol qurux badan alle hakugu guuleeyo guleyso wllo qalpiyey🎉🎉🎉🎉❤❤alle ba kula jira

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 6 месяцев назад +4

    Abayo ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo aamiin adiga iyo ilmahagana ilaahey idinma kala fogeeyo😢💔iinsha Allah waad noolaan doontaa nolol dheer ilaahow wajigaaga nuurkiisa iyo naxariistada muslim iyo gaalba aad gaarsiisey baan kugu dhaarshaye ilaahow isku daa oo ha kala qaadin🤲🏽oo aduun iyo aakhiraba barakee inta dhibka hada ku jirtana ka saar walalaheen reer falastiina dhibka ka dulqaad iyo qof walba oo muslim ah oo dhiban aamiin 🤲🏽🤲🏽

  • @princessmaryan1082
    @princessmaryan1082 2 месяца назад +2

    Srry abyo cimri dheer iyo caafimad Allah ku siiyo caruurtana Kula koriyo🤲😥

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 7 месяцев назад +3

    Ma sha Allah waa gabadh dulqaad iyo sabar siiyay Ilaahay ku manaystay kuna xidhan Allahi uumay Ilaahay hadii aad ku xidhnaato marnaba kuma dayacaayo horay u soco wlshy noolashu kuma xumeysay Idam Alle🤲🏻🥺.

  • @Amalmohamed-s9s
    @Amalmohamed-s9s 7 месяцев назад +46

    Gabadan iyo hanni shekadoda aad ayan ugu damqade walah niman gun aya helen SubxanaAllah😢

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 7 месяцев назад +3

      Nin xun imaqariyo, familkeeda iyo saaxibadeed baa kalataliyay lakiin iyaada magaladii uu kaaaday oga dabataktay.

    • @Amalmohamed-s9s
      @Amalmohamed-s9s 7 месяцев назад +1

      @@abdirashidjama9788sikasto in u ilmihisa wa dacankisa inu korsado ayey ehed wa nacaas raga somalida sida ayey ubaten😢

    • @AyaanGaylan
      @AyaanGaylan 7 месяцев назад +2

      Haday ka daba tagtay soo ilmahaa yaryari kama dhex ooyeen qadar ilaahay way qrnayd in ilmahaa dhasho qadartaasina ku dhacdo

  • @farxiyaabdi5796
    @farxiyaabdi5796 7 месяцев назад +10

    tolow ma hablah somaliyeed baa dhibkan mar miise dumarkakalan waay maran alle haku cafiiyo wllo

    • @Independent-girl1
      @Independent-girl1 6 месяцев назад

      Qaar ba mara dumarka meelkasta way ku dulmanyin is ilaali cid wax kguma qasbi karto😢

  • @fatimaabshir9010
    @fatimaabshir9010 5 месяцев назад +1

    Ilaaahy hku caafiyo nin soomaliyeed naxariis maleh ilaahy umadada hku cabiidiyo❤❤❤

  • @hudaabdi8375
    @hudaabdi8375 7 месяцев назад +6

    لا تحزن الدينا هيك . يقري قران كثير مجان يبرد قلبك و يخفف عنك القلق . الله يفرحك او يفرح كل مسلم يعاني من أمور الدينا

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 7 месяцев назад +7

    رُبَّ أخ لم تلد أمك
    Badanaa walaal aysan hooyadaa dhalin❤.
    Waa gabar karti badan, Eebbe ha barakeeyo qisadeeda waa mid cashar u baahan in laga barto, waxaan gabdha somaliyeed kula talinayaa Guurka Deegaankaaga ah haka dheeraan, sababtoo ah dadka isku deegaanka ah ayaa is dabeecad fahma.

  • @NimcoAli-ss2rm
    @NimcoAli-ss2rm 5 месяцев назад +3

    Ax ilahay danbi dhaaf aka dhigo qaliyee waa gabadh adag😢😢😢😢😢

  • @Hoyadey
    @Hoyadey 7 месяцев назад +2

    Allha kula koriyo abayo baariyaalna allaha kaaga dhigo Adigana caafimaad iyo cimri Dheer iyo cibaado suuban allaha ku siiyo hooyo adag ayaa tahay guuleyso mcnto❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dhooldheeman5488
    @dhooldheeman5488 3 месяца назад +2

    Allah haku caafiyo abaayo marka oyday wan kula oyey caruurtada Allaah haku barakeyo from bosaso

  • @AbdifatahhashiAhmed
    @AbdifatahhashiAhmed 20 дней назад +1

    😢 sorry wllshay qli 😢
    Balse run ahanti waxad tahay Hooyo Kartile waxana ku rajaynaya Noloshada inta ku hadhay guul & Caafimad yaan ku rajaynaya...

  • @Nagaad1
    @Nagaad1 7 месяцев назад +4

    Abaayo sidaad u sabartay alle kuma da yaco iinsha allaah
    La tuuraa la tuuugaa
    Waad guulaysani ee ha ig dhiibin❤❤

  • @halimamohamed2121
    @halimamohamed2121 7 месяцев назад +2

    Waa gabar adag abyo nolosha frxd ku dhmayso inta kuu hadhay ❤❤😊

  • @Ramlafarhan2
    @Ramlafarhan2 20 дней назад +1

    M.A gapadh dhapar Adeeg leh weyan ilahy nolosha ha kula garap galo wll Caruurtaadana Alle hakula korio wllo

  • @Muhudiin-ew8wj
    @Muhudiin-ew8wj 7 месяцев назад +3

    noloshu waa hooyo mcn laanteed halkaan masoogadhen💚 hooyo mcn❤

  • @MohamedIbrahim-ue6px
    @MohamedIbrahim-ue6px 7 месяцев назад +8

    walaley alle hakucafiyo badi aqriska qur aanka iyo saliga nabiga in Sha allahu waad cafidimadi umorahada way hagagayiin

  • @IkramAbdirazak
    @IkramAbdirazak 7 месяцев назад +40

    Kusali xbbkena Muhammad scw scw scw

  • @MadadIsmail-hq3gi
    @MadadIsmail-hq3gi 7 месяцев назад +6

    Asc ridwaan isaq wad mahadzanthy anigu waligay komonti maqorin lkn hada hoyadan da ad yar oo kartida badan qisadeedu aadbaan uladareemay ruuntii alle wan uga baryayaa in uusiiyo cimridheer oo cibaadale ey isku calfadaa iyadiyo ubadkeeda yaryr alle in uulakoriyo oo baarilaal ugadhigo inza allaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @najmayusuf65
    @najmayusuf65 7 месяцев назад +4

    Wlh waaan Iska ooyay abyoy Illaaahy Cafimaaad IO Cimri dheeer Ha Idin siiiyo adiga IO Awlaaadada Cimri aaad U badan Oo Farxad leh❤

  • @khayrsheegmedia4311
    @khayrsheegmedia4311 7 месяцев назад +4

    Dulqaad Aan Samayno Si Aan Uguulaysan Iyo Baryada Allahu Suxaanahu Watacaalaa Inasha Allaah Kheir!

  • @AmalSaciid-do4zo
    @AmalSaciid-do4zo 7 месяцев назад +10

    Wa hooyo karti badan aadbay iiga ilmaysiisay sheekadeeda alle nolosha ha u fudeydiyo ❤😢

  • @mouminaaden1005
    @mouminaaden1005 7 месяцев назад +6

    Hoyo adag ba tahay dibato wahi gusomaray wa dambì daf Allah cafimad ha gu siyo iyo imri dhereer awladana ha gu hafido amiin

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 7 месяцев назад +3

    Maasha allah illahey ha kula garab galay allahana kula koriyo aamiin yaa allah inta ku dhimanna allah haku saqiro aamiin yaa rabi ❤ aadbey itabaty qisadada salmaay frxd ban ku rajeynayaa

  • @husseinmohamed9984
    @husseinmohamed9984 7 месяцев назад +4

    Abayo illah waxan kaga bariya cimri dher iyo cafimad tam ah waxa thy hoyo o wax badan xerineso aqiro daar jano dunidana meel sare rabi aya kula jira wax walbo way ku hagagayan i.a 🙏🏻

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 7 месяцев назад +4

    Wad cafimadeysaa abayyo inshaAllah 😢😢😢😢ilmahaga ilmahooda ayag gareysa inshaAllah

  • @Munamaanka5870
    @Munamaanka5870 7 месяцев назад +23

    Wxn guur u nacay malin walbe gbdh somaliyeed ooyeysa inta qarsoon ayaa ka badan 😭😭😭😭

    • @deeqomaxamud4549
      @deeqomaxamud4549 6 месяцев назад

      Hoyo aan oyin ilmo ma korsato lkn ilhy qalpiyadod hoyoyinkena abalkooda janada ka dhig😢❤

  • @farax6361
    @farax6361 7 месяцев назад +6

    Alle caafimad taama haku siiyo wllshy alle hakaa qaado xanuun oodhan wllshy noloshu waa qaybo badanthy wllshy saliga nabiga badi alle ku kalsoonow wllshy caafimaadkaga ilaaali si ubadkaga udaryeelikarto wllshy alle ayaa ah garabkaaaga xbbtii

    • @zahraqueen1760
      @zahraqueen1760 7 месяцев назад

      Aaaamin yarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 7 месяцев назад +3

    Subxanalah Subxanalah 😢😢😢😢 abyo allaha ku caafiyo, wlhi aad baan kuula ooyay caawa, ilahay hakula koriyo abyo baari ku jecel allaha kaaga dhigo dunidaan la joogo waa iska imtixaan hooyo soo samirtay baa tahay ajar allaha kaasiiyo korinta caruurtaada koroo kaalin gala haboyaal
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 pain full story

  • @yumna4675
    @yumna4675 7 месяцев назад +4

    Strong woman may Allah grant you helth and long life

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 7 месяцев назад +2

    Ilahayow adaan kubaryayaa gabadhaas caafimaad keeda Taamyeel yaa Rabi ❤❤

  • @saidaabdilaah4135
    @saidaabdilaah4135 7 месяцев назад +4

    Mansha alaah ilaahay ha ku barakeeyo ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @RiyaaqFaysal-d9n
    @RiyaaqFaysal-d9n 7 месяцев назад +68

    Inta iyaadoo jiifta dawaneyzaa liketa😂😊

    • @AhmedKhalifhassan
      @AhmedKhalifhassan 7 месяцев назад +1

      Anaga na ogtahay Miya adi😂😂

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 7 месяцев назад +2

      Qof dhagaysanayo qisadaan maba seexan karee.

    • @AhmedKhalifhassan
      @AhmedKhalifhassan 7 месяцев назад

      @@fouzifouzi3393 😂👍

    • @LibinCawil
      @LibinCawil 7 месяцев назад

      Xagaad igakhawishaysaa 😂

    • @RiyaaqFaysal-d9n
      @RiyaaqFaysal-d9n 7 месяцев назад

      @@AhmedKhalifhassan liketa la dhac nio wan atkaa inaa huruDee

  • @HafsaAliMohamed-yj2ls
    @HafsaAliMohamed-yj2ls 7 месяцев назад +4

    Maaa shaa allh Abayo alle hkuu daayo caruurtaada maisa iyo Maxamed ❤

  • @FaysaAbdiHirad
    @FaysaAbdiHirad 7 месяцев назад +7

    😢ilhy qalbiga hakuu qaboojiyo wll waxan jecelhy inan alle dartii quraanka kugu dhigo ridhwaan nabarka kasooreeb inanta ishallah

  • @Mohamet497
    @Mohamet497 7 месяцев назад +4

    Ilahay caafimaad hakusiiyo wall awlaadana hakulagarabgalo insha allaah wad guulaysan

  • @madoo199
    @madoo199 Месяц назад

    Illahy caafimad taama iyo cimridheer haku siiyo wll. ❤

  • @fatimakadiye7259
    @fatimakadiye7259 6 месяцев назад +2

    Allaha kugarab galo walashey hooyo adagtahey ❤😭😭😭😭

  • @seed3966
    @seed3966 7 месяцев назад +16

    Wax matarihii ilmaha dhalay meeyey aad baan uga xumahay dadka noocaasa ee aabe ku sheega ah ilmihiisii oo dhibtaasi heyso aan wax tarin allaah laxisaabtami kaas aduun iyo aakhiro adna Rabbii haku caawiyo ✅✅✅

  • @LibinCawil
    @LibinCawil 7 месяцев назад +4

    Dadka dhahaya walidkedbay dhagesan way day waxani qoralbay ahayd ine intas marta idmaned illhybana ugutala galay❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 2 дня назад +1

    Allow adaa weyn qiso xanuun badan wlhi😢

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 7 месяцев назад +4

    Ciyaalka Allah hii abuuray baa ujooga ee haka walwalin alxamdulillah dheh adna Allah haku caaafiyo.

  • @halwaahmed68
    @halwaahmed68 7 месяцев назад +3

    Qalbiga alle ha ku qaboojiyo caafimaad taam ah alle ha ku siiyo

  • @FowaziaAbdukadir
    @FowaziaAbdukadir 7 месяцев назад +12

    Inta sugeese ❤

  • @SagalAbdihamud
    @SagalAbdihamud 7 месяцев назад +3

    Ilahay swt haku caafiyo hakuguna sugo caruurtada oo qaan gaadha oo ku nasisa oo lashkar ku gaye alle hakugu sugo

  • @umuilyaas6152
    @umuilyaas6152 7 месяцев назад +4

    Illaahay haku caafiyo illaahoow caafimad aad ku aragto caruurtada ooladoda aa ku arato yaarabi

  • @ugbaad4136
    @ugbaad4136 6 месяцев назад

    Waa ka xumahay wlhi waxa kugu dhacay walaal ilaahay ubadkaaga kaama dhexsaaro cimri dheer iyo caafimaad ha isku kiin siiyo🤲🏻

  • @MohamedAzhar-jw1mt
    @MohamedAzhar-jw1mt 7 месяцев назад +2

    Mnshalllaaah Hooyo Dad Nima Badan Weeye Rabbi Haku Geeleeyo Sister

  • @sofiyasaid528
    @sofiyasaid528 7 месяцев назад +1

    hooyo yar oo wanagsan ilaahay haku dhowro meel kasta aad joogtaan adiga iyo awladaada alaha idin ku dhowro ❤❤❤

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 7 месяцев назад +7

    Maxamed Haldoor iyo ciiltira Alle hakuu xifdiyo waayaha iyo duruusaheeda u adkayso oo samir ku dhaaf ayaan ku leeyahay walahey

  • @SamsamAbdi-w7j
    @SamsamAbdi-w7j 7 месяцев назад +10

    Ilaahy kuma dilo wllo ubadkaaga kama qaado yagana Ilaahy ha ku xafido oo waxa dhiba ma tuso😢

  • @UmaymaJustyouandme
    @UmaymaJustyouandme 3 месяца назад

    Illhy hku cfiyo ku soo duceynya mrwalba 😢❤😊😊

  • @drsaaliyaali8386
    @drsaaliyaali8386 7 месяцев назад +1

    Hah 😢😢😢😢😢horta dumarka soomaaliyed badankood maxay dhibkaan umaraaan
    Abaayo qalbigaaga allaha kuu qaboojiyo wallh intii kugu filan waad aragtay 😢😢😢😢ilmahane baari allaha kaaga dhigo waxaad tahy hooyo adag💯💙

  • @faadumocabdulahi5618
    @faadumocabdulahi5618 6 месяцев назад

    Asma wll Allah waxan kaga baryayaa inuu cafimad dhuuxa iyo dhimirka gala kusiiyo cimri dheer iyo cibado suuban ku siiyo oo aad aragto ilmahaga ilmahoda inshaa Allah ❤inta aad dhibatotay kabdan oo farxadana Allah ku siiyo stay strong 💪🏾 always

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 7 месяцев назад +1

    Masha allaah tabaralaah waa gabadh fiican ookarti badan ilaahay ha ku garabgalo caruurta ha kula koriyo nin xun baa kaa dhalay insha allaah iyagaa ku anfi doona ❤❤❤❤guulayso

  • @naasireid8638
    @naasireid8638 7 месяцев назад +3

    Rabi garabkaka gal xanuunka iyo dhibtana caafimaad iyo farxad baa ka danbaysa niyadana khayr ellle talasaarasha iyo tusbaxaana sii wad

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 7 месяцев назад +5

    Waa aabe kheyrul masuul ah sidaas oo ay tahay xaqqa waalidka marnaba ma harayso. Lakiin ilmahaas haddii caasi ku noqdaan asagaa ka masuul ah.

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 7 месяцев назад +6

    ❤❤❤❤❤🎉Mashlh

  • @sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712
    @sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712 7 месяцев назад +1

    Ridwan ayey ku socotay shekada Oo an gabdha Dual aha xata ku badin Mansha allah salam qurux Ma ihi dadka dawada yotubyada lkn qisada adbey iiqito galisay waxn koray hoyo laan ad u dhib badan lakn iska lahyn gabr hoyo leh ba dhibatoneysa allow ku xifdi Oo ku cafi wlalshy ilamahana kula koti karama leedahy ee guleyso 😢😢😢

  • @dhowrsanh4204
    @dhowrsanh4204 7 месяцев назад

    Gabar karti leh baa tahy walal mcn, horay u soco oo noloshu kuma xumayso💐💐💐 guul bdn baan kuu rajynayaa abaayo inshallah 🤲🤲💐💐

  • @suldanohassan7856
    @suldanohassan7856 7 месяцев назад +2

    Abaayo Allah cimri dher iyo cafimad hahusiyo baryada Allah badso faraxd baa kudanban inshallah

  • @farahj2244
    @farahj2244 6 месяцев назад +3

    Walal ha ooyin insha alah waxad arki doonta ku dhaleen ilaahay caafimaad taama ha ku siiyo ilaahay talo saaro

  • @khairhesho.m6056
    @khairhesho.m6056 6 месяцев назад

    Allah ha ku caafiyo abayo 😢😢😢
    Hooyo adag❤️ba tahay noloshu kuma xumayso

  • @carab527
    @carab527 7 месяцев назад

    Hooyo strong woman 👩 baa tahy guuleso madaxaagana hoos ha geenin alle kula jiro guushana wee imaana adna niyada qeyr u sheeg cimri dheeri allha ku siiyo inta hooyo ah caruurtii aad ku nasatid allha kaaga dhigo walasheyda qali

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 6 месяцев назад

    Masha allah ilaahayow kuu barakee awlaadada cidhiidhi walba ood soo mrtay ilaahayow frxad kuugu badal😢🤲

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 7 месяцев назад +10

    Subxanalah nin waji maleh 😢😢

  • @MuuseMashruuc
    @MuuseMashruuc 4 месяца назад

    Alxamdulilaah walshy qisadaada aad baan ugu cibro qatay ilmo badanna wey ika keentu ilahy hakaa caafyo qisada xanuunka badan cimrigagana alle hakuu daayo isku waara adiga iyo ilmahaas

  • @HamdishafiAinab-ce2uk
    @HamdishafiAinab-ce2uk 7 месяцев назад +3

    Ilaahay udhiibo talada asagaa kuu ilaalinayee

  • @adoontiialle5520
    @adoontiialle5520 6 месяцев назад

    Ayado shekada dhan e dulmareyso deep down aysan uga hadlenin ayey hadana xanun badantahay qisdeda 😢 hoyo adag waaye ilahey ha idin xafido adi iyo ilmhaga ❤

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 7 месяцев назад +3

    Asalmucaleykum ridhwan waraysi fiicanahay ee kuwan oo kale soo gali ❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤.

  • @foziasaid4204
    @foziasaid4204 7 месяцев назад +2

    Ilaahay ha kula koriyo waxaa jeceshahay alaha Ku siiyo ❤❤

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 6 месяцев назад

    Mashaallah your support and how you gave her the platform and time to say it all was well done.

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 6 месяцев назад

    Allow caafimaad, Cimri barakeysan iyo nolol farxadkugu irsiq i🤲🤲🤲

  • @amaalkaasim3427
    @amaalkaasim3427 7 месяцев назад +1

    Ilahay adiga iyo caruurtada cimri dheer allha idin siiyo I.a iyagana baari allha kga dhigo

  • @laylomaxamed1279
    @laylomaxamed1279 7 месяцев назад

    MashaAllh ridwan waraysigiusa waxan jujeclaha kamuudhexgalo dadka intay hadlayaan guulayso wlky

  • @IlhanCdey
    @IlhanCdey 7 месяцев назад +1

    Alle cafimaad taam ah haku siiyo abaayo cimiri dheer alle haku siiyo😢

  • @xafsoahmed393
    @xafsoahmed393 7 месяцев назад

    Salma balcade qof karti iyo wanag badaan abaayo cafimaad iyo cimri dheer alle haku siiyo wax ku dhibana kuma tusoh

  • @Aisharl3rlx9
    @Aisharl3rlx9 6 месяцев назад

    Alla qiso xanun badan waye 😢allha ku caafiyo aby mcnto cimri dheer iu caafimaad dhamaaneen aamin yarabi😢😢🤲🤲

  • @sumayaqaasim4381
    @sumayaqaasim4381 6 месяцев назад

    Ilaahoow cimriga udheeree nolosheedan caafimaad iyo.badhaadhe igu dhameee🤲