PART 2: MUSTAQBAL LA AAN MAXA IDHIGTAY AMERIKA IGASO CELISAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • RidhwanIssack #Subscribe

Комментарии • 353

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 6 месяцев назад +116

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🥹

  • @KIng__mavio
    @KIng__mavio 6 месяцев назад +132

    Waba sogashe ku sali xabiibkena muxamed scw scw

    • @farhiyasalatm.k
      @farhiyasalatm.k 6 месяцев назад +3

      Scw

    • @Maandeeq-s6v
      @Maandeeq-s6v 6 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Abukhalid-k2n
      @Abukhalid-k2n 6 месяцев назад +2

      Scw

    • @abdullahihussein3808
      @abdullahihussein3808 6 месяцев назад +2

      صل الله عليه وسلم

    • @wardahassan2969
      @wardahassan2969 6 месяцев назад +2

      Scw scw scw scw

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 6 месяцев назад +59

    MashaAllah, gabdhan waa gabar Aqli badan ILLAHOW farad kheyr badan u fur ta Rabbi Raxman Raxeem 😢

    • @sahrodayibmataan
      @sahrodayibmataan 6 месяцев назад +2

      @@AA-ze7zk Mashallah commentigi ogu qurx badnaa arko🥰🥰😍😍

    • @fatimadahir7379
      @fatimadahir7379 6 месяцев назад +1

      Qeybti hore markan dawanayay baan iri wlhi she is smart hadal kar ah waliba aad u dagan aqlaaq bdn ka muqato masha allah khair bee somehow in africa ku korto kartidan bdn ma la haaten

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 6 месяцев назад +1

      @@sahrodayibmataan wallahi waanka fekera gabadhas meelkasta ay joogto Rabbi haku xafido.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 6 месяцев назад +1

      @@sahrodayibmataan walal waad mahadsantahay si dhawoow.

  • @SabriincaliCabdiraxman-jv5cs
    @SabriincaliCabdiraxman-jv5cs 6 месяцев назад +105

    Waxn ahay Qof ki ugu horeyay E aarka video gan 😢malaga yawa ina ugu Like bato

    • @cabdifitaaxdaahir489
      @cabdifitaaxdaahir489 28 дней назад

      Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯😢😢

  • @Yufamohamettbarre
    @Yufamohamettbarre 6 месяцев назад +42

    Waa Arinta Ani I haysta cml waxaan Jiraa 19 Aabaheyga iyo hooyadey aniga oo yar buu iga tagay Aniga Oo Cirbad I naafaeyse oo Coryaan ah gurguranaayo Aabaheygana ilaa hada Ima soo xariiriyo wallkey aabahey dhale waxu uu jogaa Usa 🇺🇸 nambarkisa halmar Hele waxba waydiiste Waana Trackle Walhi 20$ Dollar buu isiiye Waxa aan xaqiiqsady agtoda inaa qiima ka Laheyn Inta waxa aan ugu Mahad celinaaa Hooyadeey mcn Allow janatul Firdosa ku geey❤

    • @shukrimaxamuud3877
      @shukrimaxamuud3877 6 месяцев назад +3

      Allah ku caafiyo abaayo

    • @Yufamohamettbarre
      @Yufamohamettbarre 6 месяцев назад

      @@shukrimaxamuud3877 Abowe Dheh

    • @hamdi9300
      @hamdi9300 6 месяцев назад +5

      Ilaahay hooyada hakuu daayo adigana ilaahay waxaan kuu waydiinaya inuu ku siiyo nolol quruxbadan oo guulo badan aadana bini aadam u baahan
      Waaka xumahay dhibkasta ku soogaaray ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

    • @Yufamohamettbarre
      @Yufamohamettbarre 6 месяцев назад

      @@hamdi9300 Hye walshie mcn ❤️

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 6 месяцев назад +3

      Walal mcn faraj qeyr qabo Allah ku furo 🤲🏽❤️🤲🏽❤️🤲🏽❤️ Aduunyada waa imtixaan Allah qofku jecel yhy imtixaabaa Nabiyada sidaasaa loo imtixaabi jiray. Waxaan rajeyneynaa in aad ku samirdo Insha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @jamaabdullahi3006
    @jamaabdullahi3006 6 месяцев назад +48

    Barnaamijkii ugu fiicnaa oo aad noo soo gudbiso waa midkaan.

  • @nuurcool
    @nuurcool 6 месяцев назад +55

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤

  • @FataahAhmed
    @FataahAhmed 3 месяца назад +4

    Ku Sali nabigeena scw❤

    • @cabdifitaaxdaahir489
      @cabdifitaaxdaahir489 28 дней назад

      Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 6 месяцев назад +5

    Waa gabar aad u degan una caqli badan Manshallah Faraj khayr qaba allaha kusiiyo

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 6 месяцев назад +23

    Hooyo macaan gabadheeda ayay u warwartay waa hooyo alle ha xafidee

    • @sahrodayibmataan
      @sahrodayibmataan 6 месяцев назад

      Amiin

    • @cabdifitaaxdaahir489
      @cabdifitaaxdaahir489 28 дней назад

      Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯😢😢

  • @LegendAhmed1997
    @LegendAhmed1997 6 месяцев назад +55

    Inader odayga iskaa waa nin wacan walhi wax wanaagsan buu kula rabay dhibaatadu waa hoyadaa iyo walalakaa ninkaana gaar uwac icafi dheh thats all noloshana alle hakuhagaajiyo

    • @zahrahassan9627
      @zahrahassan9627 6 месяцев назад +1

      ilmihiisa muxuu uso celin waaye

    • @Haffyy
      @Haffyy 6 месяцев назад

      @@zahrahassan9627ilmihisa hooyo kula daba dagan oo UN malin walbo tagan ma jirin

    • @LegendAhmed1997
      @LegendAhmed1997 6 месяцев назад +2

      @@zahrahassan9627 gabadha waa laisku qabsaday saan hadalka odayga ka dareemayno dadkana waa iska jaahilo amaa haday kudacweyaan lagu celiyaabu isdhahay haduusan wanaag larabin markii horaba ma kaxeeyeen soomaha

    • @sahrodayibmataan
      @sahrodayibmataan 6 месяцев назад

      Waan cafiya Walale waxbo Uma qawo

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 6 месяцев назад

      Huuhaada iska daa. Maxay hooyadeed uga qariyeen oo kaligeed ilmo ka qabto oo beer wax dhalay ah? Sidee ayagoo waalidiin ah damiirka u siiyay inay gabadha hooyadeed ka qariyaan? Ma hooyadaa shalay laga xoogay gabadheeda soo ayadoo raali ah wanaag, xididnimo iyo ehelnimo uguma dhiiban maxay murug iyo dhibaato ugu beereen hooyadaas maskiinta?
      Sheekaan ilmo badan ayay ku dhacday oo la dulmiyay laga qariyay waalidki dhalay kadibna ubadki nolosha ka dhaceen, qaarna dacwoodeen oo waalidkoodi loo keenay. In yar oo fara ku tirisna ehelki, deriski iyo saaxiibadi lagu soo aaminay way wanaajiyeen.

  • @HaruunRashid
    @HaruunRashid 4 месяца назад +1

    Fadumo sahro Waa Qof Dulqad badn Mansha Allah wlshy ❤❤❤❤❤

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 6 месяцев назад +15

    Horta in lagu soo celiyo adiga ayey ku fiican tahay intaad hadhow dhihi lahayd naagtii iyo ilmaheeda wax igu sameeyey ama waa laygu shaqaystay waalidkaa in lagu keeno wax ka fiican malaha kuwii la dhalay baa la soo celiya si ay diinta u so bartaan, walidiin badan baa haday ogaan lahayn meesha xaqiiqadeeda aan caruur ku korsadeen, ee ilahay u mahad celi iska shaqayso alhamdulilah dheh.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 6 месяцев назад +2

      Haa waa run balse qayaanada ayaa cuqdada dhalisay iyo in xataa niyada loo dhisi waayay oo la dhaqaalayn waayay ayadoo agoon ah waliba aabaheed ka dardaarmay. Walaahi dad badanoo dardaaranka waalidka oofinin baa jiro waana qatar lagu mudan karo carada iyo cadaabka Rabbi. Walciyaadu billaah.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 4 месяца назад

      @@fouzifouzi3393hooyadeed ayaa laga nasan waayey dadkii qaadeyna waxay ka cabsadeen inay qarxiso midda kale hadda gabadhaa sharafta ka muuqataa waxa laga yaabaa in aanay ka muuqateen hadday America ku kori lahayd

  • @suldanohassan7856
    @suldanohassan7856 6 месяцев назад +17

    Wallahi Waa runtiis odeygaas hadalkiisa waxa kajiro use maleh gabaryahay nasiib baa ledahay

  • @haabiil1
    @haabiil1 5 месяцев назад +3

    Aniga waxaan talo ku siin lahaa gabadha maraykanka waxaan degenahay 25 sano qofka maraykan si sharci ah ku yimaada waa qof u diwaan gashan oo sharci ku leh waddanka maraykanka hadii ay tagto safaarada maraykanka sharcigeeda way heli karaan hadii ay xusuusato magacii ay ku dhooftay iyo dhaladhadeeda aad ayeey u fududahay iyagaa u sheegi doona talaabooyinka ay u baahan tahay inay qaado laakiin waa Inay qisadeeda la wadaagto.

  • @falhadoabdi8603
    @falhadoabdi8603 6 месяцев назад +10

    Sacadan inad calacasho mawa ahan sister gabadh la qaba tahay durufna kuma hayso simple an clear

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 4 месяца назад +1

      Sabab ay cid u eedeysaa ma jirto hooyadeed ayaa loo soo ceshay hadana way asturan tahay

  • @cigaal4668
    @cigaal4668 6 месяцев назад +17

    Aduunka waxaan unecbaha qof idhaho intaan wada hadleyo MA’IMAQLEYSA

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 6 месяцев назад +2

      Wlhi isku mid baan nahay Waxaad u maleeyaa qof dhagool ah inuu la hadlayo ayaa u maleeysaa

    • @cigaal4668
      @cigaal4668 6 месяцев назад +3

      @@sumadqaran Quursi iyo Canaan ayaa kulifaaqan oraahdaasi

    • @abasmohamud1348
      @abasmohamud1348 5 месяцев назад +1

      War ninkaas wuxuu umuuqday burcad badeed aan in yar oo naxariis ah qalbigiisa kujirin subxaanallah

    • @abasmohamud1348
      @abasmohamud1348 5 месяцев назад +1

      War xitaa markii lagasoo tago wixii horay udhacay ma wuxuu garan kari waayey waa gabar ee si naxariis leh ula hadal oo daji.
      Acuudu billah siduu gabadha ugu buuqaayey ayuu qadka uga baxay wallahi waa xanuun taas

    • @LakshaDeirwa
      @LakshaDeirwa 5 месяцев назад

      @@cigaal4668 lol it's like "listen me b*tch while i'm manipulating you"

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 6 месяцев назад +20

    Naa abaayo bili aadam lama baryo ee dantaada ka raaco gabadh waynba tahaye subxaanallaah

    • @cabdifitaaxdaahir489
      @cabdifitaaxdaahir489 28 дней назад

      Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯😢😢😢

  • @simbamkali1928
    @simbamkali1928 6 месяцев назад +19

    Ridwaan-I’am going to start a business in Kenya -If she decides to live in Kenya

    • @Hadan-hu5rk
      @Hadan-hu5rk 5 месяцев назад

      😂😂 xariif

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 4 месяца назад

      Waa gabadh reer leh baahina kama muuqato

  • @BlackOmar-g6p
    @BlackOmar-g6p 6 месяцев назад +30

    Runtii waaa qiso aaad iyo aaad u xanuun badan waanuka xunahay huno macanto iska dulqaado wilkaasina si wanagsan ayuuu u hadlay dhibku waaa hooyada quruxey iskana dulqaado

    • @sahrodayibmataan
      @sahrodayibmataan 6 месяцев назад

      Thanks qaali

    • @sahrodayibmataan
      @sahrodayibmataan 6 месяцев назад

      Dadka qaar xanun ma moodaan

    • @ayaanomar-jl8uu
      @ayaanomar-jl8uu 6 месяцев назад +2

      @@sahrodayibmataansahro abyo hooyo ayaa ah wax la heli karin hooyada waxa laga yabaa in aadkaga walwalsaneyd adna ay kheyr ku aheyd marka dadkana wad baratay wax ay yihiin ee mcney niyada kheyr usheeg farxadadana wado qurbo ana hada jogo wlhy wx faaido ah malahan hadadan waarid ku heysanin

    • @sahrodayibmataan
      @sahrodayibmataan 6 месяцев назад +3

      @@ayaanomar-jl8uu wa runta macaanto wan ku farxsana inaan hoyadey isla joogno Lakin inaan qisadeyda dadka lawadaago lee rawa

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 6 месяцев назад

      ​@@sahrodayibmataanFaadumo Sahra iska dulqaado habo wlahi wey ku xasteen ina abyigaa iyo qaraabada kaleba...
      Warkiisu run maaha waayo anigoo 11 sano jira baa Europe ley keeney oo waliba eedo iyo crurteda la socdey... Wax iga halaabey maleh, 34 sano ka hor bry aheyd... diin, wax barasho iyo shaqo intaba wn hely...
      Aniga iyo crurteyda halkan ku dhashy wxn nahny xaafidul Qur, aan nolosheenuna waa heer sare..Maasha Allah❤... Hduu run sheegaayo muu soo guuro isagu ama crurtiisa ku celiyo Africa.

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 6 месяцев назад +2

    Masha Allah waa gaber degen qeyr ayaa ugu jirtey. Aduuna weey u yertahey.

  • @AmalKhalil-b8v
    @AmalKhalil-b8v 6 месяцев назад +4

    Marka soomalidu kuledahay qof calosha laga soriday hadad aragto kakalana warayao wasidan say qiisasu isu badashay walhi wilka io gabdhupa waa dadawangasan oo ehelu diin m.n wll horay usoco ilhay nolasha hakula garab qabte

  • @rahiima_ruun46
    @rahiima_ruun46 5 месяцев назад +1

    Qisadan waxaan kabartay waridka bad wax kutahay abahed bay waji uga raadsanayen mail ku dhintayna waa so celiyen Waa sababta dad badan igu dhiradan oo igu xadgudban because abbé iyo midna iguma oga 😢😭😭

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 6 месяцев назад +4

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 6 месяцев назад +8

    Waa gabar Fariida ah walle

  • @ahah2751
    @ahah2751 6 месяцев назад +7

    bisinka na wll noloshada hore u wado maraykan hadi ilahay bariis kaga qoray wad helay

  • @sudimalin2652
    @sudimalin2652 6 месяцев назад

    Allaha kuu gargaaro Sahraay faraj qeeyr qabo Allaha kuu furo. 🤲🏼🤲🏼🥰🥰

  • @abdirashidjama9788
    @abdirashidjama9788 6 месяцев назад +18

    She is married, maxe lacalacali, naa nin baa kuqaba isaga hakumereyo

  • @قناةالقرءان-س3د
    @قناةالقرءان-س3د 6 месяцев назад +3

    Ninkaan wllka ah wa qof wanaagsan , wanaagagana jecel

  • @DUlol
    @DUlol 6 месяцев назад +2

    Masha Alh
    Alle ayaa ku jeclaa.
    Diin iyo aqlaaq ayaad baratay. Alle ku shuri. Afrika hor u mar ka samaynee insha Alh. Ha u shalay aduun afrika ayaa kaga qer badan.

  • @inaomermubarak6089
    @inaomermubarak6089 6 месяцев назад +5

    From jigjiga jidwaaq ❤😊

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 6 месяцев назад +3

    Wlhi wilkn nin fican ila yahy sidu u hadlayo abayo wax walba wa qadar qornaa iska cafi wlka adiga nah ilhy nolol kle o ka wngsan haku sahlo bayo sahro❤

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 6 месяцев назад +14

    Somalida dhan baa baahan been maha somalida mataqaano iskaa wax u qobso qof walba qof buu isku ha leyaanaa allo nawada arsaaq adaa wax weynee 😢😢

  • @baadaayeawdaa5954
    @baadaayeawdaa5954 6 месяцев назад +4

    Ax ax guuleyso wllshei

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 6 месяцев назад +1

    Abayo meshii ilahey kuqory wad jogta dhexda xiro qarabo ibna adam waxba ha waydiisan🎉❤

  • @madaam7164
    @madaam7164 4 месяца назад +1

    Alxamdulilah i was raised gaalo when i was 8 year

  • @JeylaniXasan-mz9vb
    @JeylaniXasan-mz9vb 6 месяцев назад +2

    Scw scw scw❤❤

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd3219 5 месяцев назад +1

    Subhanalaah dulmiga somalida isku hayaan walahi lama sheki karo yaab aqiro maxa war yalaa

  • @seed3966
    @seed3966 6 месяцев назад +2

    Asc 😎😎😎 anigu waxaan u fahmay dacwadu waa markii danbe ee lasoo celiyey gabadha yey safaarada tegeeyn eey dacwo kafurteyn sababta loo soo celiyey ee maaha markii hore dadkana qaar baa shagi ku dhacaa reer galbeedka allaah wax kheyr leh hasiiyo inanta balse gabadhey numbarkisa ka wac oo walaalkaa gaar isu wareeysta in shaa allaah khayr ✅✅✅

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 6 месяцев назад +31

    Waxaba qalad ila ah iny dhahdo maxd isoo xiririn wayday dadka hooyo wada dhashy is ilaawa mxaad ka shegi qof ilmo abti tihiin

    • @kkahin3557
      @kkahin3557 6 месяцев назад +5

      Exactly. She needs to hold her mother and older brother accountable

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 6 месяцев назад +3

      Maka yaabtay yaba is xidhiidhya ninkani waa qof fiican Naa oraad igatag xidhiidh lahane mana ku dhalay banka cabsi qabay inu dhaho😂😂😂😂

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 6 месяцев назад +2

      Dadka wada dhashay ee aan isxidhiidhin waa dad aan wngsnyn waa lays ogaada lyskana wr hayaa ninkanina waa abaal laawwe ooo wx aan jirin buu isku difaacayaa wxuu leeyahy dadbaa iga kaa xoogay waana wxba kama jiraan

    • @sahrodayibmataan
      @sahrodayibmataan 6 месяцев назад

      Haa waa runtaa lakin anigaaba isla. Yaawa sidaan ogu soo calcalnaayo maxa iso xaririn weysa ila waa rux qalbada madhow

    • @sahrodayibmataan
      @sahrodayibmataan 6 месяцев назад

      @@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mmwa runta

  • @HawoSaid-sc6rm
    @HawoSaid-sc6rm 4 месяца назад

    😢miskiin walhi waa kanaxay gabadhan🙏😨

  • @barbatov288
    @barbatov288 6 месяцев назад +1

    Wlhi wan ilmeyee 😢 sad history waye gaabr qalbi wngsn waye imankeda kaamil ah

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 6 месяцев назад +3

    Kiiskaan qof dhagaysta uma baahna qof xaqeeda u soo dhiciya ayee u baahantahay maxkamada Daahir Calashow in la geeya waaye !

  • @salanadenaden2324
    @salanadenaden2324 5 месяцев назад +1

    Wlhi waa qiso dhab ah waliba mid ani oo kale 2008 ilaa hadaa waxaa jiro wilal iyo gabdho abe dhalay ila hadaa an Asc xis dhihin

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz 5 месяцев назад +3

    Ilhyow bil aadam ha noo bahin sister keep going

    • @cabdifitaaxdaahir489
      @cabdifitaaxdaahir489 28 дней назад

      Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯😢😢😢😢😢😢😢

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 5 месяцев назад

    Asc aniga ra yigayga walaahi ninkaan sifiican buu yhadlay haday jurto siduu wax usheegay garbuu lee yahay ilmahayga isii meel loo dhaafo malahan kolay irzaaqat intuu illaah kuugu talagalay ma waynaysid asturka iyo quruxda kaa muqata baan wax lasiisto lahayn walaalkaana war wuu kuu dhameeyay kartida iyo dadnimada aad hada leedahay maadan lahaateen ayuu ku yiri waarun walaahi illahayna waxaan kaaga baryayaa inuu khayr fara badan aktiisa kaasiiyo insha allaah❤

  • @Muufo110
    @Muufo110 6 месяцев назад +16

    Wlhi wan ka Xumahay Tolow Hadii emigration la tago Xogteeda malaga Helaa wlhi Gabadhan Yarta wa Cishootay wanna ka xumahay gabar agoon ah sidaa ma Mudna 😢

    • @abdiganidagane3567
      @abdiganidagane3567 6 месяцев назад +1

      Haa. Social Security numberka hadii aay xasuusan tahay waa lahelayaa

  • @abdirahmaan-e4t
    @abdirahmaan-e4t 4 месяца назад

    sida ugu fudud ey kulaaban karto waa hadey xusuusato iskuulka ay dhigan jirtay magaciisa gabadhaan dhalasho mareykan ah wey leedahay waa khasab waayo qof ka haduu ka yaryahay todoba sano wuxuu qaadan karaa dhalashada mareykan ka wey yareyd barigaas marka safaarada warqad ha u qorto iney tahay muwaadin americaan ah faraheeda sistamka wey ku jiraan ama iskool kii magaciisa hadey xusuusato ha sheegto si ay ula xiriirtoh

  • @MarwaDaahir-v4d
    @MarwaDaahir-v4d 6 месяцев назад +19

    Halka waxa ka cad ina qofna qof waxba u qabnyn ama family ha ahaadan ana dad kle ha ahadene 😊

    • @sahrodayibmataan
      @sahrodayibmataan 6 месяцев назад

      Wa runtaa

    • @muniitaaxmed7533
      @muniitaaxmed7533 5 месяцев назад +1

      Xaqiq waye qofka wax ku qaban karo waa walidka kaliya 😢

    • @samiyaabdullahi-r8q
      @samiyaabdullahi-r8q 5 месяцев назад +1

      wilka wxu ka hadlya madan fahmin gbdha hoyded dagal samesay famil shekda garty wana leyska xumday mxa kalo sameyn lahyen

    • @sahrodayibmataan
      @sahrodayibmataan 5 месяцев назад

      @@samiyaabdullahi-r8q naa wa beentis

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 6 месяцев назад +2

    Subxaanallah. War ninka calaacal baddanaa oo calool addagaaa

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 6 месяцев назад +8

    Abayo Horta mid aan ku sheego mid waku qaldantahay wiil edadaa dhashay inad ku qabsatit maxa iso xiriiriin weysay aniga walalkey hooyadey iyo abahey dhalay ima xariiriyo weliba wadanka daganahay ayuu yimadaa oo dad qarabada ah ayaa iso sheego xuman neh uma qabo kuma heesto xiriir la,aan qofka waa xuur qofkii ku wanaajiyo wanaaji ku amaan ku siiyo sii tas Waa mid tan kale hada gabar reer leh hada tahay maa noloshaada horay u wadatit oo buufis iska ilowdid madama aad guursatay mise buufis ku haayo ninka hadal kiisa Waxa iga cad aniga in hooyadaa laga joogi waye wana hooyo oo beer wax dhalay hal cunug ifka ka heysatay ka maqan yahay anigaba sidas wan sameyn lahaa oo hooyo ahay marka abayo wixii dhacay wey dhaceyn ka gudub oo noloshaada horay u wado

    • @hamdi9300
      @hamdi9300 6 месяцев назад

      Masha allaah gabar caqli badan baa tahay talo fican baad siisay ilaahay wax khayr qaba hasiiyo koley buufis ma sahlana waa soo maray

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 5 месяцев назад

    Waa runtii in lasoo celiyo ayaa u hkair badnayd meeqaa amarica inta geeyey ayagoon waalid la socon oo gaaloobay ama suuqa galay,cida soo celisayna waa dad wanaagsan oo gabadha hooyadeed usoo celiyay dadka qaarkood intay lacagta tikidhka ka bakhaylaan ayay gaalada u dhiibi lahaayeen.

  • @jasminsweetlove5898
    @jasminsweetlove5898 6 месяцев назад +1

    Gabadhan waa laga gardaran yahay waayo hadii loo baqayey maxaa markii hore loo qaaday mida kale das badan oo mareykan ama ku dhashay ama yaraan kutagay oo diintoda Iyo shaqdoda ku dadaala jira kuma xirna qurbo joognimo ma imaqleysaa badanaa mareykan fursado badan beey leedahay oo ee maanta ka faaideysan leheyd hadana insha Allah wixii Ilaahay swt kuu qoray magafeysid

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 6 месяцев назад +20

    Wllo cidna ma dacwayn kartid waayo danbi muu galin way ku dhoofiyen waanay kusoo celiyeen xaq ayay uleeyihiin haday waalidkana kuu Soo celiyeen kuwii la dhalaya ayaa la hayn Kari layahay

  • @XamdaXaliimo
    @XamdaXaliimo 6 месяцев назад +3

    Qof america kaso tarxiilay wliga ha cafin hormarkaga ka xunyahy 😢

  • @YusufganiAhmed
    @YusufganiAhmed 5 месяцев назад

    Walashey iska samir adunka wax waliba Wala arka dadka dhoofeena waji malaha

  • @bushrodagan8256
    @bushrodagan8256 6 месяцев назад +1

    Qiso aad umuraga badan waye waxyar qisadena we isku ektahey gabadha ninkaana maba u bogin ine wax kuu qabtaan ma rabaan abayo💔

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 5 месяцев назад

    Waa nin xun oo cuqdadaysan ninkaasi maca gabadhaa yar ma waydiin xaladeeda hadda ugu yaraan ma salaamin oo inabti i waran ma odhan

  • @aniizajaama7544
    @aniizajaama7544 6 месяцев назад

    Allr soo celiyey abaayo bcz gbdhaas iyo ninkn xaaskiis ism fahmeen bnanky utuuri lahyd . Ilma hooyadiisa hysan dibad kum nooln kro

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 6 месяцев назад

      Booyo geesiyad baa dhashay oo jecel ilmaheeda. Booski aabaha iyo hooyada ayay isku qaadatay. Kumana qasaarin oo gabadheeda diin, akhlaaq iyo maadiba way u baratay. Alxamdulillaah. Waalid xalaal miirad, riximka xariiriyo oo sadaqada ku dadaalaa dhalay. Siday wiilkay eedada u aheed usoo xanaanaysay ayuu Alle gabadheeda ugu xanaaneeyay. Wiilkina Maashaa'Allaah walaashiis garab ayuu u noqday. Inta dhimana Allaha isku maslaxo.

  • @romiyowcade3311
    @romiyowcade3311 6 месяцев назад

    Marwlba waxa ogata shekada si baa adine oo durba goan ba garta marka qofka kle aa dhagesato waxa dheceso ina aa maqasho goanka goankle ka duban ina qadato marka qofna haku coladin wax lagaga shegi ilaa aa maqasho Qof walbo wuxu qabo 😊

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 6 месяцев назад +15

    wlhi waa run matekan ilmo ku kore naf malahan ilahay baa ku hiiliye oo kasoo bad badiye qeer bey kuu aheyd

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 6 месяцев назад +2

      Dadka bila caqliga aha baa siidas u hadla carurta wadanki kuwa qorbaha ka naxaris badan ka ruun badan

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 6 месяцев назад

      @@HodoAyan-is4fw waa runtaa in ilmaha qurbaha ka naxariis iyo run badan yihiin laakiin cunug kasta waalid ayuu ubaahan yahay hadii ilmuhu waalid lasocon way ku baaba aan qurbaha marka gabadhaan Allaah ayaa kasoo badbaadiyey

  • @BlackOmar-g6p
    @BlackOmar-g6p 6 месяцев назад +7

    Lkn kolba hadad is fahanteen waxay ahayd inaad si qaas ah inta isu wacdaan wala hadashaan isuna xog wareysataan

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 6 месяцев назад +5

    Ilmo America ku dhashay waxba .ma qabsan karo kulaha. Odeyga been badna balayada na kan wll fican maahane ilahay mid ka fican haku sahlo. boqolal an aqrisan aya her ka gartay America. Asagana xasidnimo aya gadal u rebtay

    • @kkahin3557
      @kkahin3557 6 месяцев назад

      He was simply trying to make her feel better.

    • @M-family8
      @M-family8 6 месяцев назад +1

      Wa runtisa Anaga aya ilmaheena kala so cararnay qeyr ayu u ahaa wale fariidnimadan maysa laheyn

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 6 месяцев назад +8

    Ilaahay baa kaa soo celyay gaalo qarmale anigaa jooga

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 6 месяцев назад

      😂😂😂 sxb qof walbo joogo kaso tag hadii ladhoho ma ogola wixi rabana war gala khyr malehe haso adina bad laso bodaan

  • @Mssl5n
    @Mssl5n 6 месяцев назад

    Abayo qof bina aadm ah ina bariso ma ahen waha tahy haas laqbo hirkaga dhaqo alla aya arzaqta qabo😊

  • @samiyaabdullahi-r8q
    @samiyaabdullahi-r8q 5 месяцев назад

    qeybta kowad marka dawday ogday gbdha in hoydeed rabtay iney so celiso sababtna laheyd

  • @mohamedhassan-io9my
    @mohamedhassan-io9my Месяц назад

    Ridhwan issack

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 6 месяцев назад +5

    Ninku runbuu sheegay wlhi caruurtii aad dhashab in laga qaado halis ugu jirta anigu waan ogaa in gabadhan caabsi loo soo celiyey iyo family ga oo isku xumaaday

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw 6 месяцев назад

    Kan waa gaangister,walaahay gabadhaan maskiin weeye.way dulmeen.😢😢😢

  • @abdifitahmohamed535
    @abdifitahmohamed535 5 месяцев назад +1

    Ninkaan waa nin aad u hadal wanaagsan ee walaaalka ha iska xumeyn

  • @alimualim22
    @alimualim22 6 месяцев назад

    Waa Gabar Farid Masha Allah Sorry abayo qali 😢💔

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban6152 6 месяцев назад

    Waa aduunyo waxa laga yaabaa in aad ka sarayso kuligood ee samir abaayo

  • @Ifrah-j1d
    @Ifrah-j1d Месяц назад

    Kuwa wada dhashay xita wx wxba iskuma qabtaaan lkn gabdha wxba ka qaldan

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 6 месяцев назад +1

    Wa doqon nin kan gabadha walaashii sayula hadashay iyo Suu uhadlayo isuma dhawa

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 6 месяцев назад +1

    Walaahi odaygaa waaruntii ee habo illaahay hada Haku keeno hadaad wax qabsan lahayde

  • @madinamohamed3543
    @madinamohamed3543 5 месяцев назад

    Gabada waxan kula tilinayaa marka hore waxad radisaa sidaa soshal sukurid kaaga sidaa ku heli leheed kadibna markasa wax radso

  • @naimamohamed-ht5tz
    @naimamohamed-ht5tz 6 месяцев назад

    Walhi yaab ninkan cid kawangsan inuujiro umalaynmayo ❤

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 6 месяцев назад +7

    Trump hadii uu soo baxo ladbuu la dhacay😂😂😂😂

  • @AbdiqaniGadari
    @AbdiqaniGadari 6 месяцев назад

    #Wanaaga Iyo Sharafkaagu Waxaa Uu Ku Jirey In Hooyada Lagu Keeno, Sababtu Waa In Caruurtii La Keenay Beerta Wada Galeen....

  • @salmomohamed7956
    @salmomohamed7956 6 месяцев назад +1

    Abyo waa qaldantahy wllhi ilaahey hadii laga baqo hooyoda io wllka qaladka leh

  • @T.o.tTabet
    @T.o.tTabet 4 месяца назад

    GABADHA WAA GABAR AQLI BADAN WIILKA ABTIGEEDNA XAQ BUU LEEYAHAY OO WUU KU SHARCI WEYN LAHAA
    WIILKA ABTIGEED DHALEY WAXAAN DHIHI LAHAA GABADHAN HA OGAADO SI WAX BARASHADEEDDA AY GUUL UGA GAARTO WAX WADITAAN IN AYSAN DHICI KARIN AWOOD UMA HAAYO KALIYA WAX BARASHADEDDA HA OGAADO KALIYA

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 4 месяца назад +1

    “Gari Allah ayay taqaanaa”. Gabadhini way gar daran tahay sababta loo soo ceshay waa hooyadeed oo laga nasan waayey oo iyana aan la yaab lahayn oo ilmoba keligeed ka eeganeysay. Dadkaa kalena in la qarxiyo ayay ka baqeen

  • @ShaahimaYuusuf
    @ShaahimaYuusuf 6 месяцев назад +3

    Haday hoyada ku rabtay maxay ku samayeen xidhidh qasab maha

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam Месяц назад

    Oo hadaa marwo tahy maxa karabtaa

  • @nimoqueen5617
    @nimoqueen5617 6 месяцев назад

    Wllhi si xaqiiq ah ayuu uhadlay USA hadaad ku kori lahayd qofka aad tahay manta maadan ahaateen dhibka dhana waa Hooyada kaligaa maaha meeqo ilmood oo familku soo wadeen ayaa laga harsan wayay mamooyinkii dhalay iyo aabayashii ilmaheena lacag ayaa lagu qaata ayay dhahaan qaarkood

  • @XayatAbdullahi
    @XayatAbdullahi 5 месяцев назад

    Allow biniadam hano bahinin

  • @dhelatira
    @dhelatira 6 месяцев назад +1

    Qofyahye shaqeso 20jirba thy marekan waxba ma yalne lacgta ledahy ku Taaag

  • @kiinabdirizaaq8863
    @kiinabdirizaaq8863 6 месяцев назад

    ilaahay baa kasooceliyo weylumilahad gaalay raacilahayd

  • @muniitaaxmed7533
    @muniitaaxmed7533 5 месяцев назад

    Dadka America jogo badana calacal badana dhowr qof arkay 😮 haisku iman lagu dhaha

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 5 месяцев назад

      America kaliya maha waa qurbaha dhan wllo waa dad aad kayabayso

  • @mahamednur8039
    @mahamednur8039 5 месяцев назад

    Naagta asagaba waa ladacwayn iyo midi idinkentay maraykanka balan waaye hàdii aynan Africa kuku imaan

  • @ZeanaaP
    @ZeanaaP 6 месяцев назад +2

    gabdha waa maskin abyo hada noloshada ku hagagtay iskada qof kasto kuxumeyay iska cafi😢

  • @libaanmohamed281
    @libaanmohamed281 5 месяцев назад

    ilaaheey qof bina adama kuuma baahsho wlhe

  • @HalimaAbdi-ef5mw
    @HalimaAbdi-ef5mw 6 месяцев назад +4

    First view 😂😂

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 6 месяцев назад +1

    Group five wuu ku keeni karaa lakin ma rabo

  • @SacdiyoSharaf-sy2xk
    @SacdiyoSharaf-sy2xk 6 месяцев назад

    Ridwanow isoo qabo

  • @RemlaAbdilaahi
    @RemlaAbdilaahi 6 месяцев назад

    Ana wa ina adeeradayada aabahy lqdhshy dibad jira maxkamada lafuulo sbb ikaxayn weysen waba aqli 😂😂

  • @hij3728
    @hij3728 5 месяцев назад

    Gabadhani si fcn u garnaqsaty runtii
    Fariidnimo ayaa iiga muuqata

  • @SafiyaAbdi-z6r
    @SafiyaAbdi-z6r 3 месяца назад

    Wan Runti Sidan may ahateen

  • @nyg1162
    @nyg1162 5 месяцев назад

  • @SharafAbdi-og7db
    @SharafAbdi-og7db 6 месяцев назад

    Wll gabadhan ma taqano qadarka sababta alle kaga soo celiyay waa ubadkan aad dhashay ayaa ka oynayey africa😁