EXCLUSIVE |Noolasha Qurbaha,Burburka Qoyska, Lacagaha Cryptocurrency Waxbarashada|Sheikh Said Rageah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 209

  • @AxmedCismaan-u2v
    @AxmedCismaan-u2v 3 дня назад +16

    Alle ha barakeeyee sheekhan wuxu kamid yahay culumada somaliyed aan aadka ujecelahay Alle hanokaa xafido shekh sicid rage

  • @warfaahassan
    @warfaahassan День назад +19

    Dardaarankii u dambeeyey ee Sheikh Saed Rageah wuxuu ahaa in aydaan qof isruxaya faafin waxna kudarsan. After few seconds waxaa igasoo horbaxay connect with xayeysiinteeda, dhalinyarada kujirta ee caanka ahna social media qaabka ay kujoogaan badi waa heeso iyo jazz tiktok ah. Ilaahay dhamaanteen khayrka ha ina waafajiyo.

  • @Trcafricake
    @Trcafricake 3 дня назад +10

    This is one of the very best podcast in these century. Sheikh Said the true proffesor

  • @hodanishabrownie9834
    @hodanishabrownie9834 3 дня назад +16

    It’s puzzling why this channel hasn’t reached a million subscribers yet, given its impressive content and engaging presentation. The quality of the videos, the creativity behind the themes and the host's charisma all contribute to a viewing experience that deserves a much larger audience. Perhaps it’s a matter of visibility; with more promotion or collaboration with other creators, it could easily attract the attention it deserves.

  • @ANYPODCASTS
    @ANYPODCASTS 4 дня назад +22

    abdi jaliilow zxb wasiir muxiyadiin ha ilaawin waa markii labaad waana ku mahadsan tahay soo gudbintaada sheik raage

    • @Bidhaanshe-BM
      @Bidhaanshe-BM 3 дня назад +2

      100% codsigaas wan xoojinayaa ninkaas welibo hal fadhi kuma filno

  • @farhiyafdyydhussein2348
    @farhiyafdyydhussein2348 8 часов назад

    Masha Allah Allah ilaahayoow culimada noo barakee dhaman, Jasakumullahu khayran sheekh Saciid iyo wariyayasha qiimaha badan.Ilaahay haidin xifdiyo🤲🥰

  • @abdihakiinahmed2444
    @abdihakiinahmed2444 3 дня назад +4

    Aad iyo aad ayu sheikh said raage u mahadsanya alha haka ajar siiyo wax badan ayan ka faiday ,wall abdimajiid adiguna mahdsanid sida aad had iyo jeer Nola wadagto barnamiyada bulshada wax tarka u leh. Kharyka alha na wafjiyo dhamteen

  • @AsadAanoy-20000
    @AsadAanoy-20000 3 дня назад +6

    masha allah, alle hakaa awaal mariyo, abduljaliil siina wadna dadaalka aad wadid, noogu balami dhamaan elite ka somalia

  • @naasiryare6367
    @naasiryare6367 4 дня назад +10

    Masha Allah aad baan umahadsantahay abdiljaliil
    Waana salaamaa sh saciid raag waa sh igu qaali ah

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 День назад +3

    Aad ban ujeclahay Sheikhan wlhi kaftankiisa iyo AQoontiisa aad bay cajiib utahey mashaa allah arimo cajiib ah oo run ah bu ka hadley ilahay ha noo xifdiyo dhamaan Sheikh yadeena❤️

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne 10 часов назад +1

      Allah ku jeclaado

    • @dr-abdala8041
      @dr-abdala8041 9 часов назад +2

      @MaryamaAli-cj1ne Ameen walalo sido kale ilahay SWT haku jeclaado oo haku sharfo❤️

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne 9 часов назад +1

      @dr-abdala8041 اللهم امين وياك

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne 8 часов назад +1

      @dr-abdala8041 Allah ku xafido adiga iyo dhamaan muslimiinta dhan

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 2 часа назад

    Mashalah sheekh said rage waa qof nolosha wax badan ka og

  • @Tolman5189
    @Tolman5189 7 часов назад

    Maa shaa Allah, Sheikha iyo wariyaha Allah barakeyo.

  • @maxamedkarim
    @maxamedkarim 4 дня назад +8

    Mansha allah shiikh Saciid Raage Alle ha barakeeyo waa culimada aan jeclahay dhagaysigooda waana shiikh fahansan waaqaca lagu jiro

  • @Xabsa96k
    @Xabsa96k 4 дня назад +8

    Dulqad ayan uleyahay ina dhagaysto sh.mustafe tariikhdisa ❤

  • @FadumoMukhtar-q8s
    @FadumoMukhtar-q8s 3 дня назад +2

    Maansha Allah sh saciid rage xaqiiq ayaad ka hadlaysaa rabbi haku xiftiyo

  • @farxiyafilsan8851
    @farxiyafilsan8851 4 дня назад +23

    Shekhan iyo sheekh mustafe aadban u jecelhy alle hka jazaa’i siiyo

  • @beingme5765
    @beingme5765 2 дня назад +3

    I kindly request access to religious podcasts featuring renowned sheikhs discussing dikr, Quranic reflections, good deeds, and istighfar... ( as arab sheikhs do) We're interested in their spiritual insights and knowledge only, without introductory or biographical content regarding their personal backgrounds or life stories.

  • @Akhyaar99A
    @Akhyaar99A 4 дня назад +3

    Alle ha xifdiyo sheekha xaqiiqooyin badan oo jira ayuu iftiimayay.

  • @zakibinabdalla3183
    @zakibinabdalla3183 4 дня назад +2

    Waan ku xinahay wax badana waan ka faaiday run ahaantii boos banan ayaa buuxiseen
    Horay usocda ❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 дня назад +2

    Walee Waa run 20 years ayan joogaa qurbaha ilaa Jaamacad aan ka baxay hadana sagxada ayaan ku cararayaa financially hada wakhtigan below zero ayan ku jiraa Alxamdululaah. ALLE caruurta hanoo badbaadiyo lacag aan sameeyo iyaga akhlaaq dooda ayan ka doorbiday. ALLE hano fududeeyo dhul keenii oo hanoo barakeeyo

  • @AshaOsman-w4n
    @AshaOsman-w4n День назад

    Masha ollah Tabarakallh Illhay Umadada wadada Saxda Ku wada toosi My Fav Shiikh Wlhy❤🎉

  • @WardaMaxamuudMuxumed-tr5vt
    @WardaMaxamuudMuxumed-tr5vt 5 часов назад

    Maasha.allaah sheekh saciid

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa 4 дня назад +5

    Shaykh caalami ah baad noo keentay. Mahadsanid.

  • @kamaaalabdullahimohamed3941
    @kamaaalabdullahimohamed3941 3 дня назад +1

    Walaal Abdijalil, Jazakallahu khayr. Psychologists mar soo casuum. Mahadsanid 🙏🏼

  • @abdirazakahmed4551
    @abdirazakahmed4551 2 дня назад +1

    Mansha allah
    Sheikhuna allah yacizak❤

  • @zakariejamal1220
    @zakariejamal1220 4 дня назад +2

    Mansha allah sheikh raage mahadsanid abdijaliil ❤ ŵax muhiim baad no so gudbisay

  • @FeisaldaudIbrahim
    @FeisaldaudIbrahim 3 дня назад +3

    Walahi waa runtiis sheekh saciid raage 😮

  • @Foozii-y1x
    @Foozii-y1x 3 дня назад +1

    Sheekha Allaha barakeeyo sheekhyada aan ugu jeclahay buu ka mid yahay 🤍

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE 3 дня назад +1

    Shekh saciid allah barakeeyo. C.jaliil adna waa mahadsantahy

  • @fadumoArab488
    @fadumoArab488 День назад

    Masha Allah ❤Jasakallahu kheyr sheikh Saciid rage

  • @hanaamohamed3178
    @hanaamohamed3178 13 часов назад

    Masha Allah shekh qeyr allaha kusiiyo 🤍

  • @AsmaAsmaay
    @AsmaAsmaay 13 часов назад

    Masha allah tabarakallah allahuma baarik

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 3 дня назад +1

    Maasha allaah allaah hy barakeeyo dhamaan culimada soomaaliyeed maasha allaah shiiq mustafe waa run rabi ha xafido

  • @zakibinabdalla3183
    @zakibinabdalla3183 4 дня назад +3

    Alle ha ku xafido sheikh

  • @JIPJAAP1
    @JIPJAAP1 3 дня назад +1

    Msha Allah alle ha barakeyo sheikha

  • @Jamac163
    @Jamac163 3 дня назад

    Mansha Allah sheikha ilaahay ha inoo barakeeyo waa geesi waxaan ka helay sida u ugu dhiiranaayo Goldolooladiisa iyi waxyaabo uusan ku wanaagsanayn.

  • @Hashi-t2f
    @Hashi-t2f 4 дня назад +2

    Masha allah❤❤ sheekh saiid raage
    Walaal mahadsanid abdijaliil show 🎉❤

  • @shukrisaidahmed545
    @shukrisaidahmed545 2 дня назад

    Jazakallahu khayr Sheikh iyo Abdijaliil

  • @saddamcabdirahman5606
    @saddamcabdirahman5606 4 дня назад

    Masha allah barnaamij wax ku ool ah ayaad ka qabatay sheekh said allah ha xafidee

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 День назад

    M.a tabarakalah noo zo badi xalqadaha zhiikhyada❤️🥰

  • @Inasuldaan2Ahmed
    @Inasuldaan2Ahmed 3 дня назад +1

    Always right questions abdiljaliil❤

  • @khayregoni7589
    @khayregoni7589 3 дня назад +1

    Sheekh xasaan mar hor keen shadada insha allaaah lajanow.

  • @Dalxiise
    @Dalxiise 4 дня назад +1

    Allah kubarakeeyo shikh saciid

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 4 дня назад +1

    Docter Sheikh said Rage definitely he is Scholar❤😊

  • @maryamhassan6982
    @maryamhassan6982 3 дня назад

    Maasha Allah sheikh said rague Allah ya xafidag

  • @QaaliqueenQaalimaxamed
    @QaaliqueenQaalimaxamed 3 дня назад +1

    Mashallah jasakalah qeyr ❤

  • @hassankfibashiir1310
    @hassankfibashiir1310 3 дня назад

    Msh alh alle haka abaal mariyo abduljalil waxbadan aya noso kordisay👍

  • @Galool-2g
    @Galool-2g 4 дня назад +1

    What a video sida aan is leeyahay thanks alot ❤

  • @iamsaska3146
    @iamsaska3146 День назад

    Podcasts kaagu lamid maaha kuwa somalida m.a❤

  • @123xamda
    @123xamda 3 дня назад

    Manshallh sheekh siciid raage allh ha ku barakeyo❤🎉

  • @AdoontiAlle-o7l
    @AdoontiAlle-o7l 4 дня назад

    Masha alah shekh saciid alah xafido shekh mustafe alah barakeeyo amin yarabi

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 3 дня назад

    😮m.a sheekheen sheekh siciid raage allaaha habarakeeyo

  • @AliAbdirahman-xv6wt
    @AliAbdirahman-xv6wt 4 дня назад +1

    Mashllah jazakul khyrrr sheikh

  • @UbahCadet-co8mq
    @UbahCadet-co8mq 4 дня назад +2

    Mashallaah sheikh raage

  • @manalsalad8383
    @manalsalad8383 День назад

    Masha Allah sheekhii

  • @bakaribrahim14
    @bakaribrahim14 2 дня назад +1

    Mahadsanid Sxp HowL Fiican baad Heysaa MaLmahaaan

  • @shamlaaalijiir4342
    @shamlaaalijiir4342 18 часов назад

    جزاكم خير الجزاء كلكم

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 12 часов назад

    Wallahi waa ruun Durufta aaya qofka waax barta oo waax ka dhigta marka danbo Qof walbo wuxu ku anba qado aayu beri noqda

  • @saxaneali7891
    @saxaneali7891 День назад

    Absolutely 💯 shiikh siciid waxaad ka hadlayso waxaa fahmi kara qof jooga ama soo arkay nolosha qurbaha ee beenta iyo khayaaliga ku dhisan

  • @NemoOmarrr
    @NemoOmarrr 2 дня назад

    Jazaakallahu khayr ❤

  • @YaaWaayeXafsah
    @YaaWaayeXafsah 12 часов назад

    As . Iskuulka sheikh magaciis

  • @NaimaIsmail-t7n
    @NaimaIsmail-t7n 2 дня назад

    Alla shikhow se wax uwada i am public health especialist Side udhahady wax yaro mala yacni 😢 inkasto aad thy my fav sheikh allah haku sharfo shikh Lkn saas ha na yeelin 😂

    • @SacdiyoMahamed-r6u
      @SacdiyoMahamed-r6u День назад

      Ala Adigaaa Shekhan Wa Fani Wayoo Wa Nin dhalin Yaro Wana Shekh wax Bartayy Hana waniyaa No daaa Anaga ubahan Wacyi Qurbahan Jognaa Ciyalna wan heysanaa Waxbadan Ban kafaidnaaa❤Alhamdullahi ❤

  • @rashiidbade4639
    @rashiidbade4639 3 дня назад +4

    Kuwii aan ugu nimid USA ee ku dhashay anagii darbi ka boodka ahayn ayay shaaha naga bixi na dhahaan alxm

  • @SaidGureye
    @SaidGureye 3 дня назад

    Barakow Sheekh Said

  • @hamzeaden5541
    @hamzeaden5541 4 дня назад

    Man I love this podcast
    Keep it up the good work zxp abdijalil ♥️🇸🇴

  • @HassanDool-i3z
    @HassanDool-i3z 4 дня назад +1

    Amazing 👏 🤩 🙀

  • @AbdukadirIbraahim
    @AbdukadirIbraahim День назад +1

    Masha allh

  • @abdinourgabsas
    @abdinourgabsas 4 дня назад +1

    M.a Guleyso👍💯

  • @mubarikabdillahi1991
    @mubarikabdillahi1991 3 дня назад

    Mahadsanid sh siciid raage

  • @AxmedmursalMaxamed
    @AxmedmursalMaxamed 4 дня назад

    Sxp wanaaga noo soo gudbiso waa kaaga mahad celinaa❤

  • @amranhassab7872
    @amranhassab7872 10 часов назад

    Masha allaha 🥰

  • @sabiriinjaamac6809
    @sabiriinjaamac6809 4 дня назад

    Kun jeer mahadsanid❤🎉

  • @AbdiwahabH.Hassen
    @AbdiwahabH.Hassen 4 дня назад

    Masha allah abdiljaliil hore usoco wll

  • @naasiryare6367
    @naasiryare6367 4 дня назад

    Abdiljaliil saxib waxaad tahay wariyaadha fara ku tiriska ah aan aad ka ugu xiranahay
    Waan kuugu bogaadinaa shaqada aad dadka u haysid
    Waxaan ku leeyahay horay usoco

  • @XASILIYE_MEDIA
    @XASILIYE_MEDIA 4 дня назад

    Mashalah guuleyso ❤❤❤

  • @IsackAto
    @IsackAto 4 дня назад +2

    Waan kuugu bogaadineya kaalinta aad qaadatay Abdijaliilow run ahaantii nin shaqo wanaagsan noo haayo ayaa tahay balse waxaan ka codsineya Culimada Barnaamiijkooda magac gaar ah u bixi sida Amniga Qaranka aad magac ugu bixiseya Walaal.

  • @abdikarimabdi1589
    @abdikarimabdi1589 3 дня назад +1

    Thanks

  • @AdamIbrahimOsman-ug2sq
    @AdamIbrahimOsman-ug2sq 3 дня назад

    walahi barnaamij aad ufaaido badan buu ahaa halfadhi ban kuwada dhagaystey illahay hanagu anfaco. Abdijallil iyo sheikh said rage aad bad muhadsantihiin miisaanka xasanadka illahay haidinku daro

  • @hasandhacarbe2009
    @hasandhacarbe2009 3 дня назад

    Alle shìkhan dar alle ujeclahay

  • @AyaanleCazka001
    @AyaanleCazka001 3 дня назад +1

    Mashaallah❤

  • @RashidIbrahim-b5f
    @RashidIbrahim-b5f 4 дня назад

    M.a sheekh la jecelyahay bad soo qabatey maanta

  • @MaxamadFaqay
    @MaxamadFaqay 4 дня назад +3

    Qurbaha somalidu wey jclyihiin lakin dhibaatadiisa waxqy dareemaan markay tagaan weliba galbeedka

  • @garsameofficial1
    @garsameofficial1 3 дня назад

    Abdi jaliil waxaad soo gudbisaa xog aad u muhiim ah fahan badanna laga qaato.
    Wxaan soo jedin lahaa in aad youtube-chapters usameeso xalqadaha, si suaal walba iyo jawaabaheeda layskugu aadiyo.
    Mahadsanid

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 4 дня назад +1

    Mashallah 🤩

  • @WakeupafricA1
    @WakeupafricA1 4 дня назад

    Masha -Allah ❤

  • @iidlemedia
    @iidlemedia 4 дня назад +3

    Haduu leeyahay waraysiga qayb 2aad waxaan kaa codsanayaa in aad ii waydiiso habraaca laga rabo qofka ku biiraya jaamacada kuliyada shareecada iyo aqoonta laga rabo waa codsi

  • @SamihaDakane
    @SamihaDakane 2 дня назад

    May alah protect you and your family walahi everything he said is so true well said .

  • @MaxaadhacayRunsheeg
    @MaxaadhacayRunsheeg 4 дня назад

    Thanks wll❤

  • @JAMZY_77
    @JAMZY_77 2 дня назад +1

    Mashallah

  • @suldanfahad-u5q
    @suldanfahad-u5q 4 дня назад

    Thanks ❤

  • @hagahanolosha5487
    @hagahanolosha5487 3 дня назад

    Masha allah

  • @caasimcqc2695
    @caasimcqc2695 3 дня назад +4

    Wll qofka aad wareysatay waa culimo fidiyowgana music ayad kaso hoos gelisay marka sideen ku dhageysnaa maxad uqiimeyn weysay
    In nin culimo ah aad background hadalkiisa saarto music allah ka xoshoo

    • @xamaaliboy
      @xamaaliboy День назад

      wanaaga badan ee meesha kaaga muuqdo intas yar miyaa kadooratay

  • @cawilqorsheeye3663
    @cawilqorsheeye3663 3 дня назад

    Abdijalil walal wax wanaagsan baad baad soo gudbisaa.

  • @Abshirnoorissack
    @Abshirnoorissack 4 дня назад

    Abdijaliil barnaamijkaga aad baan ula socdaa zxp from ifo2 original

  • @UuuUuu-f6i
    @UuuUuu-f6i 3 дня назад +6

    SHEEKU INTUU KENYA SCHOOLS KA DHISANAAYI MAL GADHNAAYO WAXAY AHEED INU DHULKIISI IYO WADANKIISI SOMALILAND U KA DHISTOO UNFORTUNATELY ?

    • @yt6605
      @yt6605 День назад

      I.a waa Laga dhisi doona

    • @XanjoowYare
      @XanjoowYare День назад

      Somalia aamin ma aha
      Dadkaaba is xasdaa

  • @ahmed.1487
    @ahmed.1487 2 дня назад

    Abdijalil give your videos time stamps. Give your viewers choice. Thanks

  • @Trcafricake
    @Trcafricake 3 дня назад

    Takbiir

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 4 дня назад

    Ameen Yaa Rabb

  • @islaanahmed3853
    @islaanahmed3853 3 дня назад

    Runtii wa barnaamij aad u wanagsan saxib, waxaan ka codsanayaa in aad mar noso gudbisid waraysi iyo podcast ku saabsan shiikh mustafe.

    • @yaasirxuseen8238
      @yaasirxuseen8238 3 дня назад

      Tolow ma ogolaanayaaa Sheikh mustafe xaji ismacil haruun ? Waa fikir fcn

  • @Mary-wf7cu
    @Mary-wf7cu 3 дня назад

    Mansh Allah