Geerida Madaxweynaha Iiraan | Israil oo iska leexisay Qaraxa Diyaarada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 май 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 9

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Месяц назад

    Asc Allaha u Naxariisto dhammaan muslimiinta ku geeriyootay.

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Месяц назад +1

    Wixii soo maarea Dalka Rwande 1994
    Ra iisalwassarahi South sudana john germ 2002 Diyaarda la soo dhacadeya

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Месяц назад

    Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Месяц назад

    Yuhuudda wa dab shid Ilahay aya quraanka ku sheegey, wey u dhawdahay in ay Israi'l ka danbeysey

  • @mustafadaahir1560
    @mustafadaahir1560 Месяц назад +1

    Shaki ma leh Israel ayaa ka danbaysa sirdoonka yuhuudu aad ayuu uga hawl galaa iran waxay soo gudbiyaan xogaha muhiimka ah shacabkana si weyn ayay u dhex galeen sirdoonka yuhuudu burburka iran waa in madaxda sare la ugaadhsadaa

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 Месяц назад

    Dawladda israiil lagu magacaabo halkeey ku taalaa looxoow

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 Месяц назад

    Kkkk Iran wa booto miidhan 😂

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Месяц назад

      Maxaad ku qosleysaa meesha geeri ayaa taal ogow kuwo shalay qos layey inay maanta ciida ka hoos mareen

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 Месяц назад

    Waar dagaalama yuhuuda laaya