BAARITAAN DHEER KADIB UGU DANBAYNTII WAA LASOO XAQIIJIYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 июн 2024
  • #subscribe
    WAA KUMA CAADIL CABDULAAHI WIILKA MURANKA WAYN BARAHA BULSHADA KA DHALIYAY EE CIIDAMADA UKRAINE AY GACANTA KU DHIGEEN? • BAARITAAN DHEER KADIB ...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 413

  • @hassantaawar8554
    @hassantaawar8554 20 дней назад +12

    Aabaahaas gabadhiisa udiidy in muuqaalkeeda ay bixiso alle ha xafido gabadha aabeheed latashatay ee qaadatay taladiisii alle ha sharfo waa dad aan aad ugu farxay walaali bilaahi alle ha siiyo cisi iyo karaamo wiilkana alle ha u soo celiyo aamin aamin aamin

    • @user-xp9ub1wy8b
      @user-xp9ub1wy8b 11 дней назад

      Waxaa ahay nin bartay una leh cilmi qaabka wax loo baaro. 2 dan nin wey qaldan yihiin. tusaale ahaan aniga waxaa igu danbeesay somaaliya 34 sano ka hor. Hadaa sheeko magaceega oo sadaxan iyo qabiilka aan ahay si dhaqso ayaa leygu soo heli, waxa la soo heli dadbadan aniga i yaqaan ama rerka aan ka dhashay, Waxaa intaas sii dheer madaaristi aan wax ku bartay iyo dadkii aan wax wada baranay baa nool. intaa waxaa sii dheer ciyaalki xaafata aan isla kornay baa la soo heli. intaas markii la soo helo baa la dhihi karaa baaritaan baan sameenay. Balse in ey halgan la soo fadhistaan qof dumar baa na soo wacay runtii waa yaab.

  • @user-qz1dw4nu1m
    @user-qz1dw4nu1m 20 дней назад +8

    Masha Allah two of our news anchor are explaining what happened to our brothers of our beloved country

    • @user-xp9ub1wy8b
      @user-xp9ub1wy8b 11 дней назад

      Waxaa ahay nin bartay una leh cilmi qaabka wax loo baaro. 2 dan nin wey qaldan yihiin. tusaale ahaan aniga waxaa igu danbeesay somaaliya 34 sano ka hor. Hadaa sheeko magaceega oo sadaxan iyo qabiilka aan ahay si dhaqso ayaa leygu soo heli, waxa la soo heli dadbadan aniga i yaqaan ama rerka aan ka dhashay, Waxaa intaas sii dheer madaaristi aan wax ku bartay iyo dadkii aan wax wada baranay baa nool. intaa waxaa sii dheer ciyaalki xaafata aan isla kornay baa la soo heli. intaas markii la soo helo baa la dhihi karaa baaritaan baan sameenay. Balse in ey halgan la soo fadhistaan qof dumar baa na soo wacay runtii waa yaab.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 20 дней назад +50

    Maanta waxaa is wareeysanaya labo qof oo kuween dadka Soomaaliyeed Abdixafid iyo Shikh Dulmi-diid Maasha allaah waa labo legendes Ilaahay ha idin xafido.

    • @adrahilowle1083
      @adrahilowle1083 20 дней назад +3

      Amiiiiiin

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 20 дней назад +2

      Amiin.amiin.amiin

    • @user-ds3ou1np9z
      @user-ds3ou1np9z 20 дней назад

      Kkkkkkkk

    • @user-ds3ou1np9z
      @user-ds3ou1np9z 20 дней назад +1

      Abdi xafid qiira jabbaanka jooji!!!!@
      Ninkaan aad somaliga u taqaan ma hubtaa inuu Somali yahay?
      Midka somaliga lagu sheegaaya
      Iskaba daaye!!!!!
      Aabahay oo sucuudiga jooga oo sheekh ah ayaa diiday in la,isoo bandhigo ,
      Cabdi xafid waxaad tahay wariye caafimaad faraxsan.....
      Jooji qiira jabaanka,
      Berri waad arki doontaa
      Alshabaab oo ku ammaaneysa 😅😅😅😅

    • @user-xp9ub1wy8b
      @user-xp9ub1wy8b 11 дней назад

      Waxaa ahay nin bartay una leh cilmi qaabka wax loo baaro. 2 dan nin wey qaldan yihiin. tusaale ahaan aniga waxaa igu danbeesay somaaliya 34 sano ka hor. Hadaa sheeko magaceega oo sadaxan iyo qabiilka aan ahay si dhaqso ayaa leygu soo heli, waxa la soo heli dadbadan aniga i yaqaan ama rerka aan ka dhashay, Waxaa intaas sii dheer madaaristi aan wax ku bartay iyo dadkii aan wax wada baranay baa nool. intaa waxaa sii dheer ciyaalki xaafata aan isla kornay baa la soo heli. intaas markii la soo helo baa la dhihi karaa baaritaan baan sameenay. Balse in ey halgan la soo fadhistaan qof dumar baa na soo wacay runtii waa yaab.

  • @fahima6186
    @fahima6186 10 дней назад +3

    Masha Allah LABA masuul oo qiima badan aad baan idiin taageeraa labadiinaba waalan idin aaminsanahay keep up the good job 👍🏼 cidna haujoojinina❤

  • @user-ho5bx2fg2i
    @user-ho5bx2fg2i 20 дней назад +7

    Asc ciid mubaarak baaraka alaahu labada sheekh. Caruurta wadamada khaliijka kudhalatay lngiriiska sida carabta ayay uguhadlaan mida kale wuu yidhi carabiga ayaan kuhadlaa soomalibadan carabiga masheegtan mid kushashay mooye washukran.c/xaafido iyo sh/dolmi diid.

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 20 дней назад +6

    Maasha'allah tabaarakallaah baarakallaah

  • @alawisharifali992
    @alawisharifali992 20 дней назад +2

    Salaam sheeq
    Iyo wariye Run Sheeg ah
    Jizaakalahu qeer
    Somali 100Iyo100 Ayaan aamisanaya Dadka loo bexiyay 4.5
    aan Nahay ❤
    Ama looma oo Ye ama Adair’s
    Waxaan aamisanahay wariye Run Sheeg ah

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 9 дней назад +2

    Baasa boorka iyo aqoonsiyada Soomaaliya waa la wada Samaystay Wadan keena Bur Buray maydin arag Nin Cadaanoo Samaystay Baasa Boorka Soomaaliga oo Soo Ban dhigay

  • @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj
    @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj 20 дней назад +20

    Masha allah allah idin barakeeyo❤❤

    • @user-xp9ub1wy8b
      @user-xp9ub1wy8b 11 дней назад

      Waxaa ahay nin bartay una leh cilmi qaabka wax loo baaro. 2 dan nin wey qaldan yihiin. tusaale ahaan aniga waxaa igu danbeesay somaaliya 34 sano ka hor. Hadaa sheeko magaceega oo sadaxan iyo qabiilka aan ahay si dhaqso ayaa leygu soo heli, waxa la soo heli dadbadan aniga i yaqaan ama rerka aan ka dhashay, Waxaa intaas sii dheer madaaristi aan wax ku bartay iyo dadkii aan wax wada baranay baa nool. intaa waxaa sii dheer ciyaalki xaafata aan isla kornay baa la soo heli. intaas markii la soo helo baa la dhihi karaa baaritaan baan sameenay. Balse in ey halgan la soo fadhistaan qof dumar baa na soo wacay runtii waa yaab.

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 20 дней назад +5

    Ilahay ha u dhib yareyo wilka somaliga ah aad ayan ugu xumahay

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 20 дней назад +2

      SOOMAALI MAAHA WAXAAN GAFUURKA XABASHIDA LEH

    • @user-lr3tv3ji6b
      @user-lr3tv3ji6b 20 дней назад

      ​@@Fowzia69 somali inan ku fano maba jecliba wayo dad khaldan baynu nahay oo adunka kaa hadhay oo iyagu is cunaya marka somalinimo maba jecliba wlh sababtana wa uu nacay

  • @hornofafricaninstituteofhe2710
    @hornofafricaninstituteofhe2710 19 дней назад +2

    Mansha allah .. waladay abdixafid iyo Mohamed ..siiya fadlan 5% oo wkhtigiina ah hormarka iyo cadalad somaliya ..

  • @user-hf3no8oc4w
    @user-hf3no8oc4w 20 дней назад +2

    Mashaallah reer dulmi diid adiga kamid ah we love you ❤❤ our dear brothers

    • @user-xp9ub1wy8b
      @user-xp9ub1wy8b 11 дней назад

      Waxaa ahay nin bartay una leh cilmi qaabka wax loo baaro. 2 dan nin wey qaldan yihiin. tusaale ahaan aniga waxaa igu danbeesay somaaliya 34 sano ka hor. Hadaa sheeko magaceega oo sadaxan iyo qabiilka aan ahay si dhaqso ayaa leygu soo heli, waxa la soo heli dadbadan aniga i yaqaan ama rerka aan ka dhashay, Waxaa intaas sii dheer madaaristi aan wax ku bartay iyo dadkii aan wax wada baranay baa nool. intaa waxaa sii dheer ciyaalki xaafata aan isla kornay baa la soo heli. intaas markii la soo helo baa la dhihi karaa baaritaan baan sameenay. Balse in ey halgan la soo fadhistaan qof dumar baa na soo wacay runtii waa yaab.

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 20 дней назад

    Tnx wariye abdihafid

    • @user-xp9ub1wy8b
      @user-xp9ub1wy8b 11 дней назад

      Waxaa ahay nin bartay una leh cilmi qaabka wax loo baaro. 2 dan nin wey qaldan yihiin. tusaale ahaan aniga waxaa igu danbeesay somaaliya 34 sano ka hor. Hadaa sheeko magaceega oo sadaxan iyo qabiilka aan ahay si dhaqso ayaa leygu soo heli, waxa la soo heli dadbadan aniga i yaqaan ama rerka aan ka dhashay, Waxaa intaas sii dheer madaaristi aan wax ku bartay iyo dadkii aan wax wada baranay baa nool. intaa waxaa sii dheer ciyaalki xaafata aan isla kornay baa la soo heli. intaas markii la soo helo baa la dhihi karaa baaritaan baan sameenay. Balse in ey halgan la soo fadhistaan qof dumar baa na soo wacay runtii waa yaab.

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 20 дней назад

    Macalin cabdulaahi Axmed Maalin illaahey ha xafido

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 13 дней назад +2

    Maasha alaah maanta baan idin dhageysatay rag culus baa tihiin alaah idin xafdiyo aduunyo iyo aaqiro asc

    • @user-xp9ub1wy8b
      @user-xp9ub1wy8b 11 дней назад

      Waxaa ahay nin bartay una leh cilmi qaabka wax loo baaro. 2 dan nin wey qaldan yihiin. tusaale ahaan aniga waxaa igu danbeesay somaaliya 34 sano ka hor. Hadaa sheeko magaceega oo sadaxan iyo qabiilka aan ahay si dhaqso ayaa leygu soo heli, waxa la soo heli dadbadan aniga i yaqaan ama rerka aan ka dhashay, Waxaa intaas sii dheer madaaristi aan wax ku bartay iyo dadkii aan wax wada baranay baa nool. intaa waxaa sii dheer ciyaalki xaafata aan isla kornay baa la soo heli. intaas markii la soo helo baa la dhihi karaa baaritaan baan sameenay. Balse in ey halgan la soo fadhistaan qof dumar baa na soo wacay runtii waa yaab.

  • @user-jk7fi5oz2f
    @user-jk7fi5oz2f 20 дней назад

    Thank wll

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 20 дней назад +1

    Anigaba ah Reer Dulmidiid kamid Ah sheikh Mohamed soodhawow ❤

  • @mmohamed9094
    @mmohamed9094 20 дней назад +19

    Itobiyan badan oo haysto dhalasho Somali ah oo feeg ah baa jiro oo sucuudiga buuxo

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 20 дней назад +2

    MashaAllah, I'm both a fan of you 👍

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o 20 дней назад +1

    Masha allah 2bo shaqsi oo si caadi ah aan isku aragnay waqtiyo kala duwan qaas ahaan shiiq dumjadiid waa nin wax weyn kuso saa idiyay telefishanda somalida alla ha idin ciseeyo aqyaarta shiiq mustafa somali 1media
    Nadara cabdi xaafid oo asna Legend ah iyo m weynaha somaliyaiya shiiq damudiid hadu m weyne noqon ninka soomaliyey wasiirka cadalada nooga dhiga waa iimaan kii masjidka ee soomlai ah ee aan holland ku arkay waqti aan ku noolaa nin caadil ah aqoon durugsan leh cid kar ah maasha allah dhamaan tiin dadka dalka wax tari karta noo raadiya oo noogu dhiuba meelaha eey ku fiican yihiin waa waxa hada aan umareyno heer liita xaga cadaalada dalkeena

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 20 дней назад +1

    Mashaa allah

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 13 дней назад

    Masha allaah Abdihafid waxad tahay wadani guuleyso mamo

  • @abukids2176
    @abukids2176 6 дней назад

    ❤ Masha Allaah Baarakallaah Tabarakallaah Xafiduhullaah dhamaantiin ❤️

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 20 дней назад +1

    Manshalah dulmi diid ❤❤❤❤❤

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8h 9 дней назад

    masha allah sh Dulmi diid wa lajognaa ❤

  • @fanaxmohamad6047
    @fanaxmohamad6047 20 дней назад +1

    masha Allah wa mahadsantahiin

  • @abdiweliabdullahi2032
    @abdiweliabdullahi2032 14 дней назад +1

    Masha Allaah❤❤❤

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w 4 дня назад

    Mogadishu Waa Sida ay Ugu dhawaaqaan Ethiopianka , innuu niiyahay Shaki iigamajiro.

  • @jaamacafrica5678
    @jaamacafrica5678 19 дней назад +1

    Allaha ha ini xifdyo labo shaqsi oo mugleh

  • @grandtvchanel3489
    @grandtvchanel3489 20 дней назад +3

    Mashslh

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 18 дней назад

    Alle SWT ha idin barakeyo dhamantin wan u joogna labadinaba ,🌷🌷🌷

  • @alawisharifali992
    @alawisharifali992 20 дней назад +1

    Salaam sheeq
    Iyo wariye Run Sheeg ah
    Jizaakalahu qeer
    Somali 100Iyo100 Ayaan aamisanaya Dadka loo bexiyay 4.5
    aan Nahay ❤
    Ama looma oo Ye ama Adair’s
    Waxaan aamisanahay wariye Run Sheeg ah .
    Ama looma pour
    Thanks
    Sharif Alawi

  • @ubahahmed9180
    @ubahahmed9180 20 дней назад

    Maansha Allah sh muxamed iyo sheekh abdi xaafid allaha idinbarakeeyo lanadii aba flow baan iddiinahay allaha idin barakeeyo barakeeyo

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 20 дней назад +2

    a hafid wariye sare

  • @user-hm3su2qv4d
    @user-hm3su2qv4d 20 дней назад +1

    Waan ku qanacsanahay maasha Allaah

  • @AbuikhlaasAbdullahi1993
    @AbuikhlaasAbdullahi1993 6 дней назад

    Caadil waa Somalia waana sxbkey aadbaan u aqaan

  • @user-mf6gy7tk1i
    @user-mf6gy7tk1i 20 дней назад +9

    sh mahamed masha allah anigu asaga oo ardey ah ayaan aqaaney waa nin sharafleh

  • @mohammedhussein3013
    @mohammedhussein3013 День назад

    Runti shiiq dulmi diid aniga waan ku xiranahay ALLAAH dartiis ayaa u jeclahay

  • @user-ds3ou1np9z
    @user-ds3ou1np9z 20 дней назад +4

    Waa la yaqaan cidduu yahay
    Waa nin orama ah hooyadina waa raxanwayn , wacal ma, aha 😮😮

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 19 дней назад +5

    I really appreciate both for platform you inform our community and islamic world.

  • @kaalaykaalay6408
    @kaalaykaalay6408 20 дней назад +1

    MASHAA ALLAAH DHAMAANTIINBA ALLAHA IDIN BARAKEEYO DULMIDIID IYO BRITE SOOMALI TVE.

  • @bobmohamed3206
    @bobmohamed3206 19 дней назад

    Asc masha Allah aad ban ujeclahay newskin Allah idin barkeyo

  • @NewGenaration17
    @NewGenaration17 20 дней назад +7

    This is Good

  • @CabdiCiise-vp8fl
    @CabdiCiise-vp8fl 20 дней назад +17

    Walalayalow nikasi Somali Maha waxa jira dad itobiyan o Somalia GA bartay

    • @yuuye4739
      @yuuye4739 20 дней назад +2

      Wankula qabaa midaas jaalle

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 19 дней назад +1

      SOOMAALI IILAMA EKA MANA AHA WAANA HUBAA IN UUSAN SOMALI AHAYN EE OROMO YAHAY GAFUUUR WEYNAHA WAXAY ISKA DHAADHICIYEEN IN AY SOMALI SHEEGTA WAXAYNA IS DHAHEEN WAAD KU DHEX DHUUMAN KARTAAANE

    • @saharachannel1600
      @saharachannel1600 13 дней назад

      Aad ayaa u caqli badan tahay xitaa videoga ukraine iney been tahay uu Ethiopia joogo film Hindi na loo dhigaayo

  • @user-zu7yy7pr1s
    @user-zu7yy7pr1s 20 дней назад +1

    Great

  • @munashchannel359
    @munashchannel359 20 дней назад +1

    Dulmi diid iyo abdi xafid Eid Mubarak ❤❤🎉 ilahay Ha idin xafido

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 20 дней назад

    mansha allaah abdi hafid iyo sheekh cabulaahi aad iyo aad idinsalamaya waxaad tihiin laba shaqsi oo qaaliya oo aan wararkooda aad ulasocodo markasta

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 20 дней назад +3

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha idin xafido

    • @user-xp9ub1wy8b
      @user-xp9ub1wy8b 11 дней назад

      Waxaa ahay nin bartay una leh cilmi qaabka wax loo baaro. 2 dan nin wey qaldan yihiin. tusaale ahaan aniga waxaa igu danbeesay somaaliya 34 sano ka hor. Hadaa sheeko magaceega oo sadaxan iyo qabiilka aan ahay si dhaqso ayaa leygu soo heli, waxa la soo heli dadbadan aniga i yaqaan ama rerka aan ka dhashay, Waxaa intaas sii dheer madaaristi aan wax ku bartay iyo dadkii aan wax wada baranay baa nool. intaa waxaa sii dheer ciyaalki xaafata aan isla kornay baa la soo heli. intaas markii la soo helo baa la dhihi karaa baaritaan baan sameenay. Balse in ey halgan la soo fadhistaan qof dumar baa na soo wacay runtii waa yaab.

  • @SurprisedBamboo-vj8eh
    @SurprisedBamboo-vj8eh 20 дней назад

    Mansha Allah waxaa tahiin 2 kaliya aan kadawada wararka ❤❤❤❤ ilheey haidin xifdiyo alhuma amiin

  • @Daauudcalibishaar
    @Daauudcalibishaar 5 дней назад

    Maashaa,allah 2 nagu qiimobadan allaha idin xifdiyo aduun iyo aaqirob

  • @Alexialiiban1780
    @Alexialiiban1780 20 дней назад

    Ilaahay haga so badbaadiyo inankaa subxanallaah 😢

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 20 дней назад +2

    Asc anniga llabadaba waan taageeraa horay usocda dhamaantiin

  • @Darwiish4
    @Darwiish4 18 дней назад +2

    Ninkani Markii ugu horaysa an arkay baan idhi wlhy waa somali

  • @Sarta100
    @Sarta100 20 дней назад +2

    Calooshiis u shaqayste waa dulli waa in la maxkanadeeyaa sharafta soomaali buu ceebeeyay dulligaan calooshiis u shaqayste ah waa .argagixiso burcsd ah.hala maxkamadeeyo..ukrayn yaa la siii deyn....

  • @Alexialiiban1780
    @Alexialiiban1780 20 дней назад +1

    Accudibillahi 😢kulaha yan lay so fadhiisan waayo waa yaabe manay inankoodii ka maqnayn mise danbi bay u aragta wllakeed geeri ka badbaadiso oo u cararto laga so sii daayo galadaa subxanallaah waa aduunyo wllhi

  • @lulibraahim3815
    @lulibraahim3815 9 дней назад

    Nabarkiisa

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 18 дней назад +1

    Just because we are muslims. So does not mean that everyone knows Arabik.

  • @mowlidahmed4174
    @mowlidahmed4174 20 дней назад +2

    Cabdalle shideeye

    • @maxamedcabdiraxman6595
      @maxamedcabdiraxman6595 20 дней назад

      Daarood dhib maleh wa qabiil lkn "dulmi doon" kalmada ah ee aad kutilmantay wadadka so lagama yabo inaad naar kugasho

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 20 дней назад

      @@maxamedcabdiraxman6595yaa hesata adiga shiiqa

  • @MadunMmks
    @MadunMmks 19 дней назад +1

    Ha la xaqiijiyo kaarka caadil si gaara wixii xunba soomaaliya leh yeysan dhicin

  • @sowdanuur3275
    @sowdanuur3275 20 дней назад +7

    Asc qofkii ugu horeyey 🥰

  • @GoodLaast
    @GoodLaast 20 дней назад +1

    Mashaa alah rag dalka iyo dadkaba lajoooga

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 16 дней назад +1

    Aniga aaminsanaa inuu Ethiopian yahay lakiin hadan xaqiiqsaday inuu yahay somali mahadsanid abdi hafid iyo Sheekh dulmi diid

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 20 дней назад +3

    Maashaa Allaah, aniga waxan ka mid ahey dadka waa hore kugu soo biirey, Sheeq Allaah ku barakeeyo…

  • @abdinasirmohamedaden7700
    @abdinasirmohamedaden7700 6 дней назад

    Waa runtaa wuu iska shaki sanyahay qofka leh aniga laandheeraan ahey waa xaqiiq anigaa waxaan lakulnay nin dhalinyara ah oo maalin walba dadka ku handada laan dheeran ahay iyo deegaanka anaa iska leh markaasaan ku dhahay maba tihid cidaas weyna noqotey xaqiiqdii.

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 9 дней назад

    Scw

  • @kaafixaji
    @kaafixaji 19 дней назад

    ASC
    Masha Allah
    CABDI CABDIXAFIID ADIGA IYO SHIIIKH DULMI DIID WALAAAHI WAXAA SAMEEYSAY SEEN WAX WANAAAGSAN AAD AYAAN UGU CALOOL XUMAADAY WLCSADIL ALAHA IDIN BARAKEEYO

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 20 дней назад +2

    Very true I have gained a lot

  • @off473
    @off473 20 дней назад +14

    Wiilkaan waa Oromo hooyadiis ayaa Somali ah wuxuuna ku dhashay Mogadishu asaga iyo walaalihiisa oo dhan waana nin Akhlaaq wanaagsan oo diin leh

    • @haredmedia1494
      @haredmedia1494 20 дней назад

      aqoon miyaa u leedahay adiga walaal

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 20 дней назад +5

      AKHLAAQDIISA MAXAA NOOGA JIRO IN UU SOMALI AHAYN WAAN ARAGNAA INDHAHA MIYAA NALA QABANAA SOMALI MAAHA HOOYADIISNA IYADAY U TALAAA

    • @haredmedia1494
      @haredmedia1494 19 дней назад +1

      @@Fowzia69wll hidda sooca DNA ayaa lagu garan jiraye adiga ma indhaha qofka ayaad ka garan kaetaa cilmi kale ayaaba leedahaye

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 19 дней назад

      @@haredmedia1494 Calashaan siday u eg yihiin somalidu sababtoo ah Ethiopian isuma ekin oo lahjad naga duwan dhinaca English ayay leeyihiin Mida kale 50% dadkaan waa yahuud marka waxba isugu kaaga jiro

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 19 дней назад

      @@haredmedia1494 oo adigu nonka qaabkiisa ma garan kartid? Subxaanalaah

  • @abdirahman4684
    @abdirahman4684 10 дней назад

    Sheekhaa? Subxaana laah

  • @nuurmohamed2820
    @nuurmohamed2820 20 дней назад +2

    Waan idiin soo salamayaa labadiinaba
    So dhawaada

  • @akhaila853
    @akhaila853 3 дня назад +1

    War ninkani waa xabash (itoobiyaan) ee ha isku daalinina, soomaali sidaa uma hadalee!

  • @ifrahwais6568
    @ifrahwais6568 9 дней назад

    Masha Allah ilahay ha nixafido waxad tihin rag muxim uu aa somalida

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 20 дней назад

    masha ciriirkiisa aan ahay

  • @user-jk7fi5oz2f
    @user-jk7fi5oz2f 20 дней назад

  • @abdiweliabdullahi2032
    @abdiweliabdullahi2032 14 дней назад

    ❤❤❤

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 14 дней назад +1

    Assalamu caleikum Abdihafid iyo Sheikh Mohamed Aad baan idiin taageeraa Fadlan Kufikira Kana Tashta Sidaa ubadbadin Laheydeen Wiilkaa Soomaliyeed

    • @user-xp9ub1wy8b
      @user-xp9ub1wy8b 11 дней назад

      Waxaa ahay nin bartay una leh cilmi qaabka wax loo baaro. 2 dan nin wey qaldan yihiin. tusaale ahaan aniga waxaa igu danbeesay somaaliya 34 sano ka hor. Hadaa sheeko magaceega oo sadaxan iyo qabiilka aan ahay si dhaqso ayaa leygu soo heli, waxa la soo heli dadbadan aniga i yaqaan ama rerka aan ka dhashay, Waxaa intaas sii dheer madaaristi aan wax ku bartay iyo dadkii aan wax wada baranay baa nool. intaa waxaa sii dheer ciyaalki xaafata aan isla kornay baa la soo heli. intaas markii la soo helo baa la dhihi karaa baaritaan baan sameenay. Balse in ey halgan la soo fadhistaan qof dumar baa na soo wacay runtii waa yaab.

  • @yuuye4739
    @yuuye4739 20 дней назад +1

    ASC WALAAL ABDI XAAFID. MID AYAAD OGAYN ADIGA IYO SHEEKH DULMI DIID.
    NINKAAN SOOMAALI MAAHA GABADHA IS QARISAYNA 80% WAXAAN AAMINSANHAY INAY TAHAY ETHIOPIANKA SOMALIA IMID EE SOOMAALI MAAHA KAADHKANA WAXAA LAGA YAABAA INLA SAMAYSTAY HANA KU. HADII AY DHAB KA TAHAY QOF SOOMAALI AH AMA ISAGA UU SOOMAALI KUSO HADLO

  • @dekawarsame1827
    @dekawarsame1827 13 дней назад

    Ilaahay haka soodayo

  • @Mahamed-kw1kk
    @Mahamed-kw1kk 20 дней назад

    Waa xagee linkigii aad lahayd waan soo dhigayaa aan booqanee

  • @lulnur1150
    @lulnur1150 20 дней назад

    Sheakh dulmi diid waa joognaa 2 chanalba waa idinku xiranhy Allaha idin xafido adiga iyo Abdihafidba🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faizaisaq9206
    @faizaisaq9206 20 дней назад +1

    ASC walaalahey waa lagu tuhmi karaa laakiin Somalia dad iyo dhulba waa burburney

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 18 дней назад

    Salaan sare labada wariye ee RUUGCADAAGA ah👏👏👏👏👏

  • @nasriali5751
    @nasriali5751 11 дней назад

    cabdi xafiid wali baaritn haloo celiyo

  • @abdifatahyare8352
    @abdifatahyare8352 20 дней назад +2

    Shiikha sodhowow

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx 20 дней назад

    Khamiis Mushayt, Saudi Arabia ayuu ku dhashey. Laakiin waa qof Samoli ah, masha Alah

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 19 дней назад

      SOMAALI IN UU YAHAY MA ADIGAA OG? MIDA KALE MARKUU HADLAAYO WUXUU YIRI MOGADISHU AYAAN KU DHASHAY WARQADANA KUMA
      QORO OO DHUL XARBEED AYAA OOGU QORAN WAXAANA LAGU SAMEEYAA WARAAQAHAAN BAKAAARAHA EE NINKAAN SOMALI MAAHA DHIIG SOMALI MALAHA WAA OROMO WAADNA U JEEDAAN EE QOF WALBA HA SHEEGTO SOMALI DHUL AYAAD I HAYSAANE WAX MA TARAYAAL YAHOW NAGA AAMUSA

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 19 дней назад

      Adiga shaqsiyan miyaad taqaanay

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 19 дней назад

      @@Ot_Ot20123 Cilmiga lagu Kala garto wax iyo aqoonteeda ayaan bartay alle ii fudeeyay

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 20 дней назад +2

    Waa run ninkaan inkastoo wali dhagaysan arkin waxuu dhihi doona waa itoobiyaan lahjadiisa 100% anigaa isla shaqaynaa itoobiuaan saanaaneyna u hadlaan california usa

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 20 дней назад +1

    Maanshallaah, wlle iyo sheekh, xagee ayuu kudambeeyey wiilkani??

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 14 дней назад

    Horta aniga Dulmidiid ayaan ahey, lajiin labo xariif iga dheh oo is fahmey

  • @shamsaali3764
    @shamsaali3764 12 дней назад

    Sala llaahu calayhi wasalam

  • @mjiheeye6440
    @mjiheeye6440 20 дней назад +1

    Warbixin danbe Malaga hayaa wallaal keenaazi gacanta inaga fog u,galay, ilahay hakasoo furdaamiyee isagaa awoodee.😢
    Amiin amiin😊

    • @yuuye4739
      @yuuye4739 20 дней назад +2

      Walal hanooga dhigin somali maahee ilahay idankii dhulku hala go'ee

    • @user-xp9ub1wy8b
      @user-xp9ub1wy8b 11 дней назад

      Waxaa ahay nin bartay una leh cilmi qaabka wax loo baaro. 2 dan nin wey qaldan yihiin. tusaale ahaan aniga waxaa igu danbeesay somaaliya 34 sano ka hor. Hadaa sheeko magaceega oo sadaxan iyo qabiilka aan ahay si dhaqso ayaa leygu soo heli, waxa la soo heli dadbadan aniga i yaqaan ama rerka aan ka dhashay, Waxaa intaas sii dheer madaaristi aan wax ku bartay iyo dadkii aan wax wada baranay baa nool. intaa waxaa sii dheer ciyaalki xaafata aan isla kornay baa la soo heli. intaas markii la soo helo baa la dhihi karaa baaritaan baan sameenay. Balse in ey halgan la soo fadhistaan qof dumar baa na soo wacay runtii waa yaab.

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 8 дней назад

    He is dollar scholar like wajiis

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 17 дней назад

    Maya Somali ma,aha. Ninkaan calooshiis u shaqeeste waaye
    Lahjada diisa Engelska kuma
    Hadlaan Somalida. Waain waalidka cadeeyaan.maxuu ka shaqeen jiray. Sidee ugu dhiiraday

  • @mohamedabdullahimohamed7641
    @mohamedabdullahimohamed7641 19 дней назад

    Macalin abdalla soo dhig Link

  • @HamzaYusuf-f3k
    @HamzaYusuf-f3k 7 дней назад

    Ninkan Somali ma ahaa walashis way is qarin af Somali bay Tawanaa wax kajira majiro Dib ugu noqda

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 20 дней назад

    Ok

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 14 дней назад

    Waa iga qosol siiseen sheekada laan dheera nimada

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 10 дней назад

    BS & dulmi diid aqyaar aan qadarin uhayo mashallah
    Walaalaheyna somaliyeed na waxan leeyahay Muslim, african, soomali hadii aad dhaaftit wali maskaxdaada waa danbeysaa ee iska soo xureey pls .
    Wabilaahi toowfiiq,✅❤️

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 17 дней назад

    Labadaba wan joogna ee haa jabiina

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v 10 дней назад

    Maanashallah guuleyasat waligiin Sabata waxay tahay in itobiyamaku ay nagu dhibeen south Africa oO ay sharaci Ku qaataan soomaliy taas aad Ugu dhibaateyan ganacasatada oo ay dhacaan taraagayo Dhan oo Taran, taas ayaa nagu qasabata in aan dood galino luuqada .

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 20 дней назад +1

    Haday daruuf ku qasabtay illahay haw saqiro hadii kale soomalinimadiisa yaa raba

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 20 дней назад +1

      Soomaali maaah wa aOROMO dameerka ay noo xayaysiin