XOG CUSUB:TAGSIILIHII SOMALIYEED EE KU EEDAYSNAA ''KUFSIGA''

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • 35-KAMID AH DHALINYARO SOOMAALIYEED OO XABSI LOO TA AABAY • XOG CUSUB:TAGSIILIHII ...
    Trump vs Biden Live: Presidential debate ends with no handshake.
    Debate recap: Biden turned in a mixed performance, Trump fired out falsehoods
    Democratic President Joe Biden delivered an uneven performance at Thursday's debate, while his Republican rival Donald Trump rattled off a series of attacks that included numerous falsehoods, as the two oldest presidential candidates ever clashed on stage ahead of the Nov. 5 election.
    www.reuters.com/world/america...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 109

  • @user-ov3cr2ly7b
    @user-ov3cr2ly7b 15 дней назад +15

    Ninka maxakamada ku socoto waxan kula talin laha inu ilahaye xagisa u cararo . Wakhtiga adag allah lo laabta

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 16 дней назад +10

    15 ayan daganahay MInneapolis area. Sida loo bun buuninayo maaha waa tiro yar waxa dhibka sameeya ama drugs isticmaala.
    Habenka Independence Day ee 4 July dadka maraykanka oo dhan ayaa rida fire works ka.
    Lakin carurta somalidu si khaldan ayay u isticmaalaan.
    Sanadkii hore 1 haben ayay sameeyeen.
    Lakin single mother ayaa haysa odayadii qarkod fadhi ku dirir

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 12 дней назад +1

    Asc mahadsanidiin marka hore war bixinada aad ina siiseen.
    Marka labaana ninkaan wariyaha ah waan kaxumahay Eedaha faraha badan ee usoo jeediyey waalidiinta somaliyeed taas oo aniga iila muuqato eedayno runtii meel kadhac ku ah waalidiinta somaliyeed qaasatan hooyooyiinka somaliyeed ee runtii aan aminsanahay in ay ayaga yihiin kuwa kujira jihaadka dhabta kaas oo ah dhibka iyo mashaqada ay umaraayaan kurinta iyo tarbiyeeynta caruurtooda qurbaha.
    Ayaga oo waliba ah kuwa mar walbo dhibka iyo oohinta ay taabanayso mar Walbo.
    Wallahi baan ku dhaartee hooyooyiinka somaliyeed ee qurbaha ma lahaan waxaan ka ahayn amaan iyo bogaadin.
    Wallahi waan ka naxaa oo la murugoodaa markaan arko dhibka iyo mashaqada haysato hooyada somaliyeed ee caruurta ku korinaysa qurbaha waana uduceeyaa har iyo habeen.
    Allah ha usahlo hooya wslboo somaliyeed korinta iyo daryeelka caruurta khaasatan kuwa qurbaha amiin yaa rabbal caalamiin

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 10 дней назад

      Walaal qofwaliba iyo aragtidiisa (Wariyahaas) way jiraan dumar iyo ragg aan caruurtooda kawarqabin….(Aroosada iyo dumarka iyo FadhiKudirir ee ragga, kuwa ku mashquulsan-na way jiraan .
      Xagga hooyooyinka Soomaaliyeed, waad kumahadsantahay amaanta mudan walaal.😊, balse ragga caruurtooda iyo xaasaskooda si fiican ugawarqabaan-na way buuxaan….maybe adigaa kamid ah ragga fiican 🤔😅.

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 15 дней назад +2

    Mashallah mashallah Jazakallah khaire brother. We thank you for your time and insights. You shared in details the achievements and challenges our communities are facing. Well said, the quick we take acknowledgment of our shortcomings and work on them the better. We ask Allah (SWT) to keep guiding and protecting the Ummah.

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022 16 дней назад +5

    Mahadsanid wariye cabdixaafid iyo sxibki legend

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 10 дней назад

    Mahadsanidiin, B.S.Tv & the team iyo Martida sharafta leh.

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 15 дней назад +4

    Bring them back here in Somalia

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 15 дней назад +5

    Absolutely great response. We need to take the first steps and then ask questions why they were not meet.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 15 дней назад +15

    Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed iyo ummadda islaamka dhamaantood ❤

    • @bisharaabdi4248
      @bisharaabdi4248 15 дней назад

      @@aminaabshir1495 the morning and come back to work tomorrow
      Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 15 дней назад +2

    Especially when this chaos is caused by the young generation who are in education already. Subhanallah let’s come together and stand up against such behaviour if we need to be listened when the errors are not from our sides. We need to be putting ourselves in a better positions so when we need to speak up , we will challenge to be heard.

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 10 дней назад

    Fadlan C/Xaafid, nookeen wareysiga Xamse Warfa.
    Mahadsanidiin

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 16 дней назад +9

    Umuuraha Allaah ha sahlo, ninkaa odaygaa waa ninwayn oo hadaan shaydaan ka qaalib noqon aan u ekeen ruux sidaas u fududaan kara.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 15 дней назад +1

    Jizaakumu Allah kheyr jamiican walaalayaal ❤

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 15 дней назад +1

    Subxaana laah xageeh lagusocdaa 😅

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 16 дней назад +12

    Somalia waxay u egtahay inay reer galbeed ku udageen jar tii Haiti. In lakala qoqobo, oo laga dhigo meel reer galbeedku anjax xumo kubeeraan.

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 10 дней назад +1

      @@saeedisa9798
      Laakiin soomaalida ayaga qabyaalad iyo qurunkiisa ku socdaan, waana wax Soomaaliya dibdhigey walaal.

  • @user-mh7vb4fb2k
    @user-mh7vb4fb2k 16 дней назад +3

    Ka xishoo Ragga sharafta leh ee aad cinwaanka ooga dhigayso nin kaloo eedeysane ah iyo kufsi ku eedaysan jooji bahdilaada aad isku dayeyso inaad ku sameyso qof maqaam sare leh ee aan u qalmin laakiin maseyr wuu jiraa qofkase aan wax ka badeli karin .

  • @Sarta100
    @Sarta100 15 дней назад +1

    Tagsiilayasha ameerika iyo yurub waa inaysan qaadin dadka cabsan ama daroogaysan ama qariban si aad ugu nabad gasho shartooda hadaa aragto inuu si wax ka yihiin u sheeg in arin degdeg ah ayaa isoo gashay marka raali ahow adoo caayin si xun na u eegin si ilbaxnimo ah ugu dabaalo balaayadaas...

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 15 дней назад +2

    Dharagtiyaa ka badatay ew yaa baadiyo geeyo oo gaajeeysiyo

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 16 дней назад +2

    Alxamdulillaah cunugayga curad aad baan ula socdaa xitaa Taleefankiisa waxaa iigu xiran location uu aado ama joogo waana uga digaa hadaad triple gasho aday kuu Talaa baan dhahaa marka illaahay ha noo xafidee somaliyeey ilmihiina ka war haaya Runtana u sheega from Minneapolis ❤️

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 15 дней назад

    Asc wr wbt
    Runti wa wax laga xumado
    Alle SWT ha ino fududeyo wixii Kheir ah oo dhan Aamiin, Jzklh kheiran jaza labadinaba ,🌿

  • @user-ge7dj7zq3c
    @user-ge7dj7zq3c 10 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x 16 дней назад +2

    Mey soo raafaan umada wadanka leh ileen koodii beysoo gubeene

  • @ayusuf7185
    @ayusuf7185 16 дней назад +2

    Baydhan oo Qaza xasuuqeeda hubaynaya iyo xisbiga dimoqraadiga ayuu u ololeynayaa inuu is casiley ahayd

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 14 дней назад

    This is so sad I’m thinking reposting them.

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 16 дней назад +2

    Ceeb badanaa

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 15 дней назад +1

    Waalid isaguba baadiyo iyo xero qaxooti ka yimid badank ood aan magaalo arkin muxuu tar biyay naa isa gaaba tarbiya u baahane

  • @relaxation2898
    @relaxation2898 13 дней назад

    Waa sax somalida waa tuugo dowlada ayee dhacaan

  • @user-is4pj7ly7q
    @user-is4pj7ly7q 16 дней назад +1

    Sumcada soomaalida Minnesota dhulkay taalaaa. Soomaaliyeey indhayarta mongi iyo cadaanka iyo qoomiyadaha kale oo dhan aad bay idiin necebyihiin feejignaada oo damiiryeesha……

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 15 дней назад

    C.xaafid aad bad umahadsan tahay halka nooga wada sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland mahadsanid

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 16 дней назад +1

    14 years old where their parent ????

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 11 дней назад

    16:20 Ciyaalka Qurbaha. Dugsi-Quraan lama geeyo 87-90%. H-School na waa halkii, Magaalada looga jaan qaado.
    (Jid Jaxiima iyo Jeel. Ama Jid ADUUN)
    Caruur aan Asluub iyo Dugsi-Quraan soo marrina weey dhaqan rogmaan. Aan wixii uu EEBE badbaadiyay ka aheen.

  • @user-xw5qv2xx6v
    @user-xw5qv2xx6v 16 дней назад +1

    Waxa ka danbeeya hindi iyo xulufoyin kale oo iwm

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 10 дней назад

    Dhaliyaroooow, baaruutka badan iska ilaaliya, waayo waa qatar, waana lagu indhabeela.

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 14 дней назад

    Caruurta waa laga danbeya

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 13 дней назад

    Aqas waa rag dhintay bal eega waxan dhintay ee meel walba kufsi ayay u taganyihin hoosta ayay ka washen alle hosta idinka waal xoolo

  • @LeviSpasm
    @LeviSpasm 10 дней назад

    Odaygaan wuxuu u eken yahay in shayadiin heleen

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 16 дней назад +2

    Waxaa ahayd subixii dhacdada la diiwaangaliyey in ninkaan iyo gabartaanba DNA laga qaado si loo ogaado in wax galmo ah ay dhacday oo xitaa biyahiisa ay jirkeeda gaareen! ama maadama ay cabsanayd ay ka ahayd cunsuriyad laga yaabe kasoo carootay saxibkeed.

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 16 дней назад +2

    Dhalinyarada dagaal bay u xiiso qabaan, waxaa looga bahanyahay garbo ciise iyo cadhuufo in ay xabashida ka difaaca ee tikidho u soo jara.

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 10 дней назад

    Gabdho iyo wiilal subxaanallh dhalinyarada aloow soo hadee waalidkana aloow xaqatus

  • @alicadde5028
    @alicadde5028 15 дней назад

    hadaladiisa waxa iiga muuqda nin ku edenaya waalidka qaladka

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 14 дней назад

    Caruurta dad aya ka danbeeya MA ha caruur caqli badan caruurta somalida

  • @AbdihersiWarsame-kq2wi
    @AbdihersiWarsame-kq2wi 14 дней назад

    C xafid DNA gi jawabtisi awey

  • @user-cf4mv5bv5x
    @user-cf4mv5bv5x 15 дней назад

    Subxaana allaah,fawdadii iyo axmaqnimadii miyaan halkaas latagnay!.qoom-ba'oow yaakuleh?.

  • @user-cf4mv5bv5x
    @user-cf4mv5bv5x 15 дней назад

    Minisoota iskabareejeey ahaa,midnimaa ka'asala somaaliyeey.

  • @habibamohamoud2734
    @habibamohamoud2734 15 дней назад

    Waa wax laga xumaado Adoo Xumaa Xuun Maku cunay Guryaha Laga dhisaayo somaaliya Lacaga haan iyo ganscsigaan Goor maalaciunaa Anaga waan Dhi manaynaa ubadki yaa umaqan Soo maaliyeey?

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 15 дней назад

    Ma jiro miyaa idaacad Soomaaliyeed oo reer Mareekan oo ka hadlayso case kaan?

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 16 дней назад +1

    M.sanid.

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 14 дней назад

    Waridka aya qaladaan oo caruurta saan uu galeey

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 11 дней назад

    [🇸🇴 CALANKA waa Mihiim.
    12:47. Dadku Wanaagaaga 99% ma fiiriyaan?.. Ee Xumaatankaaga unbeey Fiiriyaan, Inkastoo Uusan ka weeneen Wanaaga. 1Xumaato baa ku jilba dhigta, Adigoo 99%-Fiican.
    Anakoo SIYAAD BARRE iyo Doowlad Awoodleh, heeynay.
    Baanu ka Dooranay.
    Muuse-Biixi/Xasan Shiikh/Madoowe-Kismaayo/Iyo Dadkaan maanta.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 15 дней назад +1

    somaali comments waxa la rabey in dhalinyata nolosha laga riday waxay cunaan iyo daryeel heysan waxan u arkaa wey gadsan yihin sorry baan leyahay😢😢😢

  • @amalali6668
    @amalali6668 12 дней назад

    Alla wx irsaaqe dacayada faraha badan ader naga kala yaree mxn dawana Youteb kaga dacayad ayaan uga cararnaa dacayada youteb ka naga xir daqiiqadiba dacayad ba so galaysa

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 12 дней назад +1

    Somalidu sharciga madhowrto weyse cabsataa hadii dowlada mareykanku ruuxii falkaa ku kacaba wadanka laga eryo cagaha ayaa dhulka la saari lahaa ee kibirku waa gobolka

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 15 дней назад

    Wariyaha run badanaa waalidinta somalida xitaa kuwa wadanka jooga ilma hoo dii oo dad dilay ayay kulee yihiin waa la naba yaa

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 14 дней назад

    Waarid MA leh ciyaalka somalida

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 16 дней назад

    Awaay nimaanki masajinka joogay

  • @Sarta100
    @Sarta100 15 дней назад

    Kuwaan sumcada soomaaliyeey ku ciyaareen waalidiinta waa in haduu halawwo la geeyo xarumsha dhaqan toosinta waalidka waa in carruurta ilaaliyo bad qabka caafimaadka dhaqa ka iyo aqlaaqda wa in dowlada loo dhiibas kuwa loo taag waayay ee inay hagaahaan diiday.oo dhaqan xumo iyo diin daro sameeya hala xiro si naftiisa iyo dadkaba ugu badbaadaan..

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 15 дней назад +1

    War ma calanba dawlad uu noqoon somaliya hhhhhhh wayaab

  • @VAR_Remember_Power
    @VAR_Remember_Power 15 дней назад

    Dhalinyarada hoyadood TikTok Baay ka dhex qaylinaysa oo Carurteda war uma hayaan dumar nolosha ka dhacsan ba dhalay

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 12 дней назад

      Sidaa ha oran !
      Carurta somalidu ma xukunto adigon waxba ogeyna wax walba ha iska oran meshan wial& gabar ba babur bey watan iyagana social media group leh oo is balansadey wana sanadkii labad oo ay sidan lagu arko wana la dadaley oo qar badan ba lo caqli celiyey , xita police magalda baba ka qeylinayey oo laha baburta ay watan wa babur qali ah , sida awged waalidku wa dadalayan Lakin wiil & gabar 14 15 16 17 waxba lagama qaban karo waalidka waa shaqryan intida badan oo meshan fadhi ma yaalo

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 15 дней назад

    May ika mastafuriyan

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 14 дней назад

    I I’ll never support a grapest 😂

    • @geelegeedi2948
      @geelegeedi2948 13 дней назад

      Grapest??? What can of english is it??

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 13 дней назад

    Hamza Warfa iyo Joe bidenba Trump ayaaa usoo socda. Biden Caga badan kuma taagna

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 15 дней назад +1

    Hala xiro dadkii dhalay aawey yaab somali waa dad walalan cunug aan qaan gaarin sey loo fasaxay habeen nimo cunug maqan marka hadeysan waaridku ceshanayn hala xirxiro

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 15 дней назад

    Imisa Wadan ayaa Af Somaliga lagaga hadlaa?

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 10 дней назад

    Aabo masuuli wuu yaryahay hooyo ayaa ku rafaadsan meelkasta qurbaha

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606 14 дней назад

    It’s not nat galty but it’s a not guilty
    Learn how to pronounce properly .

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 11 дней назад

    16:20 SIYAAD BARRE baa lagu eedeenaayay. Maamul xumo iyo.
    Lakiin Dadkiisa Iyo Wixii Xil Qabtay 91kii kadib??? Soo kama darna. Ama Maamul xuma?.
    Shacabkuna iyo DALKA7 Soo sharaf malaheen Waagii SIYAAD BARRE?.

  • @user-jj8py1cc5n
    @user-jj8py1cc5n 15 дней назад

    Hooyo hooyo aaway aabehii maxa markasta hooyo loo eedeeya

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 12 дней назад

    Dadka somalida sheegta iskuma kalsoona waayo ? Aduunka laguma arag dad calankooda dadkale xafiiskuuda kalula. Somaliland hanoolaato ❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 14 дней назад

    Somaalidu doqonsanaa, Dal aysan lahaynbay Calankooda kataagayaan😂😂 Oo Maad Dalkiini shisheeyuhu idiin daba maray, Calankiina ku ilaalsataan, Dalkiinii hooyo, Dowlad sharafleh ee wax isku falayso kadhisataan, dhexdiinana heshiisaan??

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 14 дней назад

    Turam ficnaya yanosoceliya haduyiri marabno somaliya inaniskumashqulino marhoran dawlad noqonlahayn ruush ama shiine hadanlasaxibno qimokasta hanogukacde abniahan iyo dawladnimaba wakadhisnanlahayn

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 10 дней назад

      Soomaaliya dhibkeeda waxaytahay, waa qabyaaladda qurunka ah….haddii QABYAALADDA Qurunka ah laga tago, dadka way horumarlahayd, ee ma ahan yaa saaxiib fiican ah….Mareekanka, Ruushka iyo Chiinaha…….Dhibaatadeena waa dhedeena……Hadhowti waxaan qalad saarna dadka shisheeyaha ah, waayo Soomaalida ma ogolaan qaladkooda iyo markii runta loosheego.

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 16 дней назад

    daawlada America maa oogamiya in Somali khabil Cabudaan oodayashi Somali makhayad baay fadhiyan dumaarki aroos khurun

  • @Username11249
    @Username11249 15 дней назад

    Waar ninkan wariye dhex dhexaad ah moodi jiray waa wariye reer daarood ah qof kasta oo daarood ah difaac buu ula soo istaagayaa

  • @imanhaji7166
    @imanhaji7166 15 дней назад

    Arimaha falastiin Inuu kala hadlo ayey ahayd ee Soomaalidaan Amxaarada ukaa dhuumanayso waxa ay istarayaan iyo waxay isu yihiin baaba iska yar ee Soomaali caqli caruur (update news) haygaga dhigin,Shame on you

  • @LeviSpasm
    @LeviSpasm 10 дней назад

    Maa somaliya lagu celiyo ayagaa ogaan lahaaye. Somali dalkeedii ee baabisay maku dad kale aan u daaheynaa. loosers aa nahay how sad

  • @asiyaibrahim6504
    @asiyaibrahim6504 15 дней назад

    Asc walaal adoon Hollywood Miya tahay mise adoon illaahey. Kafirso magaca saa u labaxeysid.

  • @ayanabdi7884
    @ayanabdi7884 14 дней назад

    Darood kufsi

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 16 дней назад

    Maxaa naloo qaban yaa waxnasiin mayna ka waynaan soomaalidu

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 16 дней назад +1

    Kuwii wadanka soo burburiyey ee dadka dhiigooda cabey ee hantidii wadanka labaxsadey iyo xaaraantii ey dhaleen oo markale America burburinaya dowlada mareykanka haloosheego waa in madaxa xabad lagaladhaco kalayaha iyo beerkana lagalabaxaa kabacdi lasootuura qaarkoodna soo mustaafuriya

  • @ummulhamza5733
    @ummulhamza5733 16 дней назад +1

    Waa wecelo waalidna malahan waayo waalidku haduusan wadadii saxda ahayd kuugu dhalin waalid ma'ahan.

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 16 дней назад

    Dusha looma saarin ee waa wax ay sameeyey oo maxkamad laga hor cadeeyey qaarkoosna afkooda ku qirteen. Side wariye ku noqonaysaa hadaad dhabta iska indho tirayso oo caadifad ku hadlayso?

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 16 дней назад +2

    Soomaali fadaro

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 16 дней назад +1

      Adigu yaa tahay? Ma lafti nagaa baaf tahay.

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 16 дней назад

      ​@@boolocadey4661kkkk yaa soobalamiyey

    • @rukiyamohamed3728
      @rukiyamohamed3728 16 дней назад

      Adigaa fadaro ah

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 16 дней назад +1

      ​@@boolocadey4661 adigu Ma Burundiis baathy😂😂😂

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 15 дней назад

    Somalidu waa duul xaraan iyo xumaan kasamaysan aduunkana siyaado ku ah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 15 дней назад

    Daaroodkii Marekanka joogey khati
    Baalaga Joogaa odayadii kufsi baye
    Wadaab Yaryar koodiina daroogo iyo
    Gaan

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 11 дней назад

      Hda hawiye xaaar leh ba wangsn

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 10 дней назад

      Walaal, Soomaali run ah hadaad tahay, wax micne leh kuhadal, qof weyn baatahay, ee qabyaalada dhaaf, yeysan dambi kuuqunoqon maalinta xisaabta daran ee Aakhero.
      Soomaali ahaan kuula hadlaya, ee ma ahan qabiilahaan.

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 10 дней назад

      @@dilara-jj5yj
      Qabyaalada qurunka ah, yeysan dambi, maalinta aakhero kuugunoqon, iskailaaliya markasta.

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 16 дней назад +1

    Wariye hadal badan waye ninkan

  • @marshalukraine
    @marshalukraine 15 дней назад

    somalidu wa dad an ka yaabay wa dad kufsadaha iyo dhagar-qabaha bay daafacan shit shame people somali

  • @marshalukraine
    @marshalukraine 15 дней назад

    labo beenlow oo ben iskugu caamiraaya