DEG DEG: TAXI-LIHII SOOMAALIYEED EE MARAYKANKA | XOG HOR LEH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 июн 2024
  • FAAH FAAHIN DHEERAAD AH: NINKA SOMALIYEED EE TAXI-LAHA AHAA EE KU EEDAYSAN INUU GABAR CADAAN AH FARA-XUMEEYAY | XOGTA DAAHSOON • DEG DEG: TAXI-LIHII SO...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 284

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 15 дней назад +90

    Ceeb Alle ha asturo hadii laga gardaran yahay walaalkaas Somaliyeed Alle ha siiyo xaqiisa, Alle ha beri yeelo aameen

  • @Catnap17775
    @Catnap17775 14 дней назад +21

    Ilaahoow u gargaar inta dolman oo muslimiin ah allaahumma ameen 🙏

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 15 дней назад +22

    Subxaanallah
    Illahey ha ka soo badbaadiyo hadii la masabidayo
    Illaheyna ha ina Xafido meel kasta Oo aynu joogno
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @aminamohamed5406
    @aminamohamed5406 15 дней назад +35

    Illahaw soobariyel waanku ducaynaynaa

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 15 дней назад +3

      Allaahuma Aamiin.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 15 дней назад +1

      Ameen

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 10 дней назад

      Haduu innocent yahay Allah ha soo bari yeelo hadii kale duco malaha qofku ciqaabta dambiguusu maraya

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 5 дней назад +1

    Qof kasta dhibaato ku dhici kartaa wllken Allh ka badbaadiyo gaalo cabsan

  • @orobleh77
    @orobleh77 День назад +2

    Taksiil ayaan ka shaqeyey. Waligey qof aad u cabsan oo miyirka ka taggay qaasatan dumar waligey ma qaadin

  • @fahima6186
    @fahima6186 14 дней назад +15

    Wax badan baa isdiidan Allahu Yaclam
    Haduu bari yahay Alle hauhiiliyo aamii 😢

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 10 дней назад

      soomaali waa wada garyaqaan gaalo beentooda maaha inaad tiraahdo waxbaa is diidan, gaalo madow islaam ayay dusha ka saaraan waxa dhex dooda ka dhaca

    • @fahima6186
      @fahima6186 9 дней назад

      @@mahamedcudhi7497 gaalada qaarkeed ayaa somalida iyo kuwa mulimnimada sheeganaaba kadhaqan iyo dun wanaagsan

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 7 дней назад

      Ubar waan ushakheyn jiray qofka customer ka ah ee aad qaaday waxaad Completely dhihi kartaa markaad dhigtid meshii uu usocday un. Balse meshii uu horay udalbaday meel aan aheeyn hadii uu igee ku yiraahdo hadii aad yeesho adigaaba baxar isgalinaaya.

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 15 дней назад +30

    Soomaalida tagsiila yaasha ah waxeey ahaayeen aamin naf iyo maal xaqa ilaaheey hasoo saaro

  • @ashamohamed9299
    @ashamohamed9299 13 дней назад +9

    This story is so confusing and complicated. Allah knows best.

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v 13 дней назад +5

    Thanks Sheikh Abdicafiid

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u 14 дней назад +5

    illaahi ha bad baadiya walaalkan kuwa Somalia ah oo bun booninaaya xaqa Allaaha hatusa .

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 15 дней назад +12

    Eeda ku saabsan kufsiga, waa wax yaabo soo noq noqda badanaana eedaas been abuur bay ku dhamaadaan ee Allaha qaadirka ah, ha ka badbaadiyo walaalkeen.

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 12 дней назад +3

      Iyadoo sakhraansan hadduu taabtay ama is yidhaahdo xoog gaadhiga kaga saar then he is in trouble

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 11 дней назад +2

    Ilaahay sharkooda haka badbaadiyo gaalo way dhib badan tahay Aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲

  • @farhiyoomar7970
    @farhiyoomar7970 13 дней назад +4

    Allah ha u gargaaro walaalkeen hadii uusan denbi lahayn aamin yaa rabi

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 8 дней назад +2

    Soomaali badan marka ay arkaan qof soomaali oo xiran ama la soo eedeeyo denbi in ay buubuuniyaan oo qofkaas wakaalkooda ku digtaan, ha hubsadeen in waxaas jiraan iyo in kale..
    Dadkaas xumaan raadiska ah iyagane Rabbi ha ku salido musiibo taas ka daran aduun iyo aakhiro....aamiin

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 14 дней назад +3

    thanks brothers ninkan waa professional runti
    dadka somaliyeed waxaa iskaga qaladan eedaysane iyo danbiile qofka eedaysane wuu noqonkara lakiin danbiile waa case kale marka ilaahay ka cabsada somaliyeey iska dhaafa mala awaalka beenta ah. shuruucda dalkan maraykanka barta.
    ninkan ahmed ali aniga waxaan filaaya asaga la duulmiyey.
    dhiibane ah mana sameenin waxa lagu heesto.

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 15 дней назад +8

    Ninkan taksiilaha ilahay amarkiis darenkeyga in lamasabidaya daremaya koley wan ka war sugeyna baritanka

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 15 дней назад +15

    Alle waxaan ka barya yaah aabahaas somaliyed in uu bari ka noq do danbigaas hdii uu San ku lug lahayn barina ka yahay

  • @safariexpresstv
    @safariexpresstv 15 дней назад +38

    The American courts usually allow the defendant to put down 10% of the amount money the judge imposes. For instance according with this brother, the amount of the bail set is $100.000. Therefore, it could be $10.000.

    • @user-oy1iv6gz6q
      @user-oy1iv6gz6q 15 дней назад +3

      Well said

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 15 дней назад +4

      Maxaa walaal far Somali kuu diiday

    • @zakmukhtar8672
      @zakmukhtar8672 15 дней назад +3

      Waa sax walaal waana sida uu Hollywood noo sheegay.

    • @user-rn3bb3dj4p
      @user-rn3bb3dj4p 14 дней назад

      @@samowsamale3490
      Soomali mayaqaanaan
      Dal mahayastaan soo barbaariyo
      Waa maraykan dadkaas ayaa soo kuriye soo barbaariyey amni iyo amaan siiyey
      Ilahay dalkeena hanoo hago amiin

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 14 дней назад

      😂 waxaa u diidey English jaceyl. Ar Somali English aaney kaseyn jecelaa inuu qoro.​@@samowsamale3490

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g 14 дней назад +4

    Rabi ha soo saaro xaqa alle ayaa wax og

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 14 дней назад +1

    subxaanallaah yaa rabbi

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 14 дней назад +1

    ALLAAHOW. AABAHAA. CADOWGA. KABAD BAADI. YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @alijama3401
    @alijama3401 10 дней назад +1

    NINKAA WAA LA SHIRQOOLAY. SOOMALI. IYAGAA CADAWGA ISAGA SOO HOREEYA. ILAAHAW U GARGAAR NINKAA AAMIIN

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 9 дней назад

    SubxanAllah ya Rabb
    Ilaahayow ceebteena astur
    Hadii u danbi lahayn Alle haka badbaadiyo gabadhaas, Aamiin Aamiin ya Allah

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 14 дней назад +5

    Ninka cadaanka ah wuxu sameeyey wax aabe kasta Oo Landheere ah Samayn lahaa. Gabdhahayda ninkii gacan sidaa wax yar U taabta walahay inaan naf lagu soo gaareen

    • @nalidaahmd9582
      @nalidaahmd9582 4 дня назад +1

      😂😂😂mashallah nin raga tahy wlhi kuwa ayaba inta la kufsdo gabdhoda lacag kubadashan

  • @ibrahimosman5219
    @ibrahimosman5219 15 дней назад +8

    Marka hore wuxuu ku qaldanaa inuu uberka dajis taabto tankal address uu qofka usocdo markaad gaartid waa inuu dago haduu dagiwaayo waxaala wacaa safety kadib police ayaa imaanayo dadkena waxmafansano allaha sahlo

    • @mohamednur2163
      @mohamednur2163 15 дней назад +3

      Sax

    • @fadsacada5136
      @fadsacada5136 14 дней назад

      Uber app marku qofka gaadhi hadii aanad qabsan Ride kale u isdamiyaa

    • @user-dx2hl8sn9b
      @user-dx2hl8sn9b 10 дней назад +1

      He should not give her lift ignore her drunk people can be trouble and women many trouble

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 7 дней назад

      Ubar waan ushakheyn jiray qofka customer ka ah ee aad qaaday waxaad Completely dhihi kartaa markaad dhigtid meshii uu usocday un. Balse meshii uu horay udalbaday meel aan aheeyn hadii uu igee ku yiraahdo hadii aad yeesho adigaaba baxar isgalinaaya.

  • @nimo5432
    @nimo5432 14 дней назад +2

    ILLAHOOW NA ASTUR ADUUN IYO AAKHIRABA

  • @hawahassan6361
    @hawahassan6361 14 дней назад +1

    Allaha badbaadiyo Aabaas hadii la dulmiyey

  • @hannahassan2574
    @hannahassan2574 2 дня назад

    This is disgusting !!! Hope he gets locked away long time!!!

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 15 дней назад +6

    Salaan sare dhamaantiin british somali Tv iyo falanqeeye holywood salaan sare dhamaantiin

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 15 дней назад +4

    Waan uducaynaynaa odaygaa dulmi bay u egtahay ilahay habariyeelo

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 7 дней назад

      Dadkii saalixiinta ahaa markeey arkaan wax eeyan goob joog u aheeyn waxeey oran jireen Alaahu aclam.

  • @shamsaali3764
    @shamsaali3764 12 дней назад

    Ilaahay xaqa hasoo muujiyo

  • @AliAhmed-xx4hy
    @AliAhmed-xx4hy 14 дней назад +1

    Waa Seattle washinton

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 15 дней назад +3

    Ilaahow.risaqada.meeldhow.noosodhig

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 14 дней назад +1

    Naag cabsan oo Rabbi iyo rag mid aqoon baa waale kufsaday kudhahee waala baaraa ayidaana sharciga qaban doonaa insha Allah

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 13 дней назад +5

    Gaaladu ma deynaayaan nin madow oo somali ah
    Somalida wa laga Masersan yahay
    Horumar deg deg ah bay sameynayaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ZAhmed-jn2yq
      @ZAhmed-jn2yq 12 дней назад

      Haaa wlhi wey kamaseryn ilaah ha u gaar gaaro ya raabi😢

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 11 дней назад +1

      somalida way dawarsadan meelkasta caydha ay ku qaatan waana dad noloshoodu hoosayso jeelka ayay dhalin yaradi ka buuxda

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 9 дней назад

      Somalida wa laga maseersan yahay aaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rahmaduale
    @rahmaduale 11 дней назад

    Allaha ufududeyo dhiibka Allaha kaadul qaado ilaahay idinkiisa inshaallah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 7 дней назад

    Arintaan Allahu aclam.

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 7 дней назад

      Ubar waan ushakheyn jiray qofka customer ka ah ee aad qaaday waxaad Completely dhihi kartaa markaad dhigtid meshii uu usocday un. Balse meshii uu horay udalbaday meel aan aheeyn hadii uu igee ku yiraahdo hadii aad yeesho adigaaba baxar isgalinaaya.

  • @nacimagulled
    @nacimagulled 12 дней назад +1

    illaahow ugargar aabaha somaliyeed

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 11 дней назад

    Rabi aabahaas ha xifdiyo koley in la dulmiyaan u malayn hadii kufsi jiro dna ha laga qaado xaqiisana allaha siiyo

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 14 дней назад +2

    Allaha kabadbadiyo miskinkas koley inladulmiyey baalagayaba

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 15 дней назад +8

    Ninka wala ma sabidey gabadh sirkhaansan ureysa Uma maleynayo inuu damac ka galey waxaan la nool nhy dad cadow ah nin somali 58 jir ah ayaa dareen noocas leh wa been cad mareykan wa dad muslinka neceb

    • @Degaliah
      @Degaliah 13 дней назад +1

      😂 odoyaashani qaarba dhaqan xun oon xataa ciyaalka dhaafin

    • @nimcocali4005
      @nimcocali4005 12 дней назад +1

      candha la roor odayaasha qaarkood

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 11 дней назад

      Wankula qabaa abaayo

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 7 дней назад

      Allahu aclam dheh.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 15 дней назад +1

    Subxaanallaah Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin Allow ka bad baadi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin 🤲 yaarabalcaallamiin 🤲 subxaanallaah ❓😭

  • @faadumogeele7032
    @faadumogeele7032 6 дней назад

    🎉🎉🎉🎉

  • @ibrahimn4371
    @ibrahimn4371 9 дней назад

    Darajada labaad si sax usheeg

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 7 дней назад

    Fariin ku socoto Tagsiilayaasha Soomaalida, haddii qof aad qaado oo ka qaado adarees aadna geeyso adarees kale, ha ka yeelin macaamiisha in aad ka ogolaato inuu adreeska bedelo...
    Wac shirkada una sheeg in adreeskii uu bedelay macaamiisha..

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 14 дней назад

    SUBXAANALAAH. ALLOW. SAHALL. AMUURAHA. YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @abdiali904
    @abdiali904 15 дней назад +10

    Wax xog ah oo tafatiran mahayo Kani gabadhu marnaba ma,odhan waa laykufsaday markii lagacodsadey in dhaacaan lagaqaado way diidey waxayna tiri aniga kufsi laymagaysan mida labaad gabadhu iyadu maysan wacanin ubarka saaxiibteed ayaa uwacday kaliya waxay rabaan iney jidhdilii ay gaysteen kuqariyaan waxaan hubaa inuu danbigani kusoo laaban doono gabadha aabeheed

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 15 дней назад

      WAy dhicikartaa alahu waclam

    • @zakmukhtar8672
      @zakmukhtar8672 15 дней назад +1

      Adigu kuwa uu kahadlayo ee iyaga iyagoo wax hubsan comment iyo tiktok wax isaga soo qora ayaa kamid tahay. Ninka kufsi ayaa lagu soo oogay oo waa eedeysane. Gabadha family keedaana yidhi isagoo kufsanaya ayaan ku dulnimid. Sheeko soomaali ayaa waddaa kkkkk

    • @user-qu7ez2np3w
      @user-qu7ez2np3w 14 дней назад

      ​@@zakmukhtar8672markaa.adigu dhinac keliya ayaad rumaystay tankale ma joogtay adigu meesha familigeedu joogay tankale ninkaa Ilaahay berito hadduu beriyeelo maxaad samayndoontaa

    • @mohamedpedri5424
      @mohamedpedri5424 14 дней назад

      @@zakmukhtar8672maxaad ka ogthy adigu ma gaala run sheegta

  • @user-bl3gi7tr4e
    @user-bl3gi7tr4e 8 дней назад

    Haaduu gabar kugsaday waa in xabsi abadana lagasha wayo kuwakle samayn haduna danbi lahayn allaha ka soofurfuro

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 12 дней назад +3

    Hadii uu qalad sameeyay allaha qabto hadii laga gardaranyahayna ilaahay habadbaadiyo

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 7 дней назад

    Soomaalidu waa fudud yihiin

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 9 дней назад

    Ilahay ceeb haaa astura

  • @ismahanosman579
    @ismahanosman579 12 дней назад +1

    Second degree charge
    means when the the person who did the crime did not plan ahead for the crime who he/she will commit

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 15 дней назад

    Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭 Allow naga bad baadi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲 🤲 subxaanallaah 😭

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 7 дней назад

    Baaritaanka gabadha lagaqaaday ayaasheegidoona xaqiiqda xaqa allaha uhiiliyo

  • @nashmaamaxamed21
    @nashmaamaxamed21 4 дня назад

    Baabur badan mow wadey 1 qof mase 1 baabur, wariye xaalqado

  • @isteersoruxaaye6968
    @isteersoruxaaye6968 14 дней назад +1

    DAD BADAN AYAA DANBI AYSAN GELIN DUSHA LAGA SAARAA XATAA MAXKAMADAHA MAREYKANKA CADAALAD HUBAAL AH MA TAALO

  • @mahadihassan5203
    @mahadihassan5203 11 дней назад

    Ma fahmin

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 15 дней назад +2

    Telfanka weytuuri karan saan ayaga logu soo raacan laakiin maxey DNA u sheegiwaten haduu bariyahay illahey habariyeelo oo sharta hakabadbaadsho

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 15 дней назад +1

    Ilahow cebetena asatuur 😢😢😢😢

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 15 дней назад +3

    Soomaalida qaarkeed wax mahubsadaan

    • @user-qu7ez2np3w
      @user-qu7ez2np3w 14 дней назад +1

      Farxiya cabsiiye ayaa mar all markay maqasho nin soomaaliyeed maqasho la soo booda ceeb iyo cay

  • @moelmi
    @moelmi 9 дней назад

    Dash-Cam is a must for rideshare drivers.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 8 дней назад

    ale xaqa hasoo ifiyo haduu galay arita loohaysto waa ceeb hadaanu gelina rabi haka badbaadiyo aaamiiin laakiin raga soomaalidu waxay ka galeen wadankoodii iyo dumarkii dhalay ee udhalay ee ladhashay baa ku dildilaacaya alow ugargaar soomaali meelay joogtabo aaamiiin

  • @Degaliah
    @Degaliah 13 дней назад +2

    Wadankiu ayay caruurti kufsi ku dhameyeen, maraaksay america la madden😡

    • @khalafgeesi-lo6mf
      @khalafgeesi-lo6mf 9 дней назад

      Qalbada ku jaban naaya wilalka somaliyed bad aflagadeynaysa adigo cadayn haynin

    • @Degaliah
      @Degaliah 9 дней назад

      @@khalafgeesi-lo6mf waaxas iyo wax kadaran wa geeystaan intee kuso xanuuntan mise wilashiina ayaa kufsadayala

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 11 дней назад +1

    Hadi la dulmayo allah so bari yeelo hadu danbile yhyna ha tobadkeno danbigana halagu maxkamadeyo

  • @shukrishacni5270
    @shukrishacni5270 11 дней назад

    Naxdin wye wlhi illahy naga og wxi run ah

  • @basraahmed7171
    @basraahmed7171 8 дней назад

    Oo kani gabadha Hadoo kufsaday😢

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 15 дней назад +1

    Maaha inuu yiraahdo eedaysanaha waa inuu dhaho ninka la eedaynayo

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 14 дней назад +3

    Kiiskan wali baaritaan badan ayaa u dhiman wali wax cad lama hayo. Hadalka taxi driver ku sheegay ayaa run u dhaw waayo gabadha waa cabsanayd mana garan karin meeshay rabtay Sidaa darteed dhawr meel oo kale duwan ayey tiri I gee. Somalidu waa nacab waxaysan hubin ayey hor cararaan wiilkaa wariyahaa ayaa sfcn wax u sharxay

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 11 дней назад

      I think markaad dalbatid Uber meeshaas rabtid waa inaad galiso. Drop off markaad qofka gaysid waa inuu dego haddii diido police wax laakin ma taabanaysid qofka

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 7 дней назад

      Ubercart sidaad adiga modeeyso uma shakheeyo, wax walba waa electronic cunwaanka aad geyneyso systemkaa la soo galiyaa Anigaa dagan meshuu falka ka dhacay Uber kana ushaqeeyn jiray, ee wax hubsada oo fudeedka is kadaaya

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 7 дней назад +1

      Thank you, I used to be Uber drive, I know the rules more than you guys

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 10 дней назад

    Wallaahi sheekadan wax baa ka qaldan sheekadu waa mid isku soo laa laabaneysa ma jirto arimo isku toosan Allaah ayaa xaqa qofka leh og koleyba wax walba weey soo bixi doonaan

  • @geedgalegeedgale6529
    @geedgalegeedgale6529 10 дней назад

    Case kan waxay cadaynaysaa odayga inii lagaqaldanyahay marnah waxay ledahay labada gandhood way isla socdayn marnah gariga ayaay kujirtay oo way ugu imadayn midaykale gabadha kalahadaahay ayuu odayga kubadbadayaa….odayga Uber ha sue garayyo odayga waa taajiray

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 11 дней назад +1

    Waa arin khatar ah hadii uu danbigaa yeeshoh ilaah ayaa xaalka og isagu wuu ogyahay waxa la qarinaayoh lakiin kufsi waa khatar ilaah ha ka qabtoh hadii laga gardaranyahay haduu denbi yeeshoh wuu ku talagalay 58 jir jeelkiisa how diyaar garoobo dheer

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 15 дней назад +1

    Hadiilaga gardaranyahay alle hakafujiyo

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 7 дней назад

    Galmo inay dhacday eedaysanaha ma diiday mase may dhicin ileen waan ognahay galmo laysla ogolaa ayaa hadhaw kufsi laga dhigaaye iyo waxba Maan kala ogayne

  • @DuraanAli
    @DuraanAli 4 дня назад

    Siduu qof horay u yiri, Uber driver hadaa tahay ama aad dad qaadid, waxaa fiican inaa duubto dhamaan.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 15 дней назад +1

    Aniga ilama aha nin wayn oo Guri leh inuu gabar cabsan faraxumaynayo kolay dhaqatiietu way cadayn karaan onsha allaha qeer nin wayn ceebtu way jeceshay laga yabee gabadhu hore in loo taabsaday iyaduna ogayn warertay meshu geyey ay garan wayday sida u waday meel kale u ku daalay isaguna kuwii yimid 4 qof xitaa loogu tala galay kuway hore ula joogtay dhibateyey waanu joogna

  • @siradasheekh2945
    @siradasheekh2945 11 дней назад

    Somalia kufsi iyo dil lagu mistaqbal seejiyay lkn wa ceeb iyo al facshir in qurbaha leesku dayo

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 14 дней назад

    Waa war nin weyn sifiicaan baad udhigteen

  • @teatime6853
    @teatime6853 15 дней назад +4

    Rer tiktok ilahay kama baqaan qof dhibane ah aye dhib kle ugu darayaan yaab wali 🤬🥵

  • @sulekhaomar8279
    @sulekhaomar8279 15 дней назад +3

    Remember this is going to be played in court so smile you are part of this case now

  • @user-yd5wu3sk1x
    @user-yd5wu3sk1x 11 дней назад +3

    To much advertising 😂😂😂😂

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 14 дней назад +1

    Second degree crime means a crime which happened without preplaning.

  • @kaltounjama7283
    @kaltounjama7283 8 дней назад

    Somali ilaahay how gargaaro, wax walba aragnay, Tuugo waawayn, been, indhadkaan, laaluush ,, inay isdilaan oo gangs galan iminkana kufsi😢

  • @BLOXKETCHUM
    @BLOXKETCHUM 14 дней назад

    Yuunan kaharin he deserves compensation

  • @barlinmacalin9411
    @barlinmacalin9411 15 дней назад

    Aad Aad baa u mahad santihiin Abdixafiid Abdirahmaan Abahaas somaliyeed waxaan u rajeeynayaa cadalad Allaha Bari yeelo

  • @geelewarsame8240
    @geelewarsame8240 8 дней назад

    Dash camera inuu xirtay ahayd gaariga

  • @ahmedmuminchiif4223
    @ahmedmuminchiif4223 12 дней назад

    Good job Hollywood

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 10 дней назад

    Su aal abdi xafiid wayo u xiirey local ka. wayo uber u wadey haddu jiiran yahay

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 15 дней назад

    Somalida qaar wax mana hubsadan allah kabad baadiyo Gaalada

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 8 дней назад

    Nin muslim ah soomaali ah oo xaasle ah muxuu ku falaa naag gaal ah allaahu aclam

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 6 дней назад

    Eedeeyntan oo kale waxeey ka dhacdaa wadanka mareeykanka oo idil waxaan ogyahay in ay ka dhacday Boston wiil soomaali ah oo sidan oo kale lagu soo eedeeyay kofsi aan dhinicin oo been waxaa lagu xakumaa 7 sano xaaskiisa iyo caruurtiisa la dayacay dad baa ka danbeeyay waxakan soomaalida keliya ku dhacdo.

  • @user-sm4um8hh6m
    @user-sm4um8hh6m 9 дней назад

    This man can be victim himself and not guilty until there’s concrete evidence. May Allah make it easy for for his family.

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 12 дней назад +2

    I do not agree with how this brother defines second-degree rape. In my understanding, second-degree rape involves malicious intent but lacks premeditation.

    • @cabdiraxmanxuseen8392
      @cabdiraxmanxuseen8392 11 дней назад

      Hadaad Somali tahy af somali iskaga hadal af ingiriisi ka warama inan barty iyo inkale macnahaasi

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 10 дней назад

      @@cabdiraxmanxuseen8392
      Ma sandulaa inan Afsomali wax ku soo qoro mise ajar baan ka helaaya?

    • @legendneymar5691
      @legendneymar5691 10 дней назад

      Indha adeega iska dhaaf goobta waa goob afsomali loga hadlo ma qof ajnabi ah ayad la hadleysaa ma aqaano jaahil nimada aad oga carareyso in aad afsomali ku hadasho

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 10 дней назад

      @@legendneymar5691
      Afsomaaliga waa af aniga oo aan udhalan la barto markaa adigu degdega iyo fudeyka Somalida lagu yaqaano iska ilaaliyo walalo haygu xad gudbin. Xoryaana u hayna waxaan doono iyo afkaan doonan in aan wax ku soo gudbiyo. Khalaaqda diinta iyo tan dhaqanma kuma jirto qof aadan aqoonin in aad ku xad gudubto ee is daji baan ku odhan lahaa. Lakanina waa meel bulshada oo dhan ka dhaxeysa dhul aad leedahay iyo waxaad adigu gooni u leedahay mahane isga naso huunow ayaan ku idhi.😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikadiralimohamed8187
    @abdikadiralimohamed8187 15 дней назад +3

    Cunsuriga waa in mel la saaro hadii kale been abuur ayaa badanaayo

  • @bey351
    @bey351 9 дней назад

    Qofwalba oo mareykanka damii laku heysto ayaa lacag laka dhiiga marka dhaliyarada masakiinda ee xabsiika kujiiro udadala oday kufsada ah intii aad udoodii lahyt kiiskana google ninka magaciisa waxwalba weey kuso baxeeysa

  • @Aliyahnoor
    @Aliyahnoor 9 дней назад

    Sheekadaan gaalada wey sameysteen wacalada illahay xaqiisa hauga soo saaro Aabe somaliyeed xaaasle ah carruur waaweyn heysta kufsi naaag gaaal cabsan waxba kuma falaaayo illahay swt ayaase og xaaalka waxaanse dareemaya in la masabitay

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 15 дней назад +3

    Labo nin oon garaanyo mid ka mid ah daris baan ahayn naagu ayaa kufsi ku eedeyey been baay noqota sababtoo ah camera ayaa ugu xidhnayd oo proof u noqotay. Illahay ha u saqiro

    • @alkhansaatumadir8632
      @alkhansaatumadir8632 12 дней назад

      Walaal waa run hadalkaada horta kuwa sawirka soo saarta permission la'aan familkiisa ha report gareeyaan you tube ama tiktok ama facebook iyagoo dhahaya permission la'aan inay sawirkiisa qaateen. Waana la blockgareynaya.
      Ta kale anigu case wiil itoobiyaan ah iyo maamo carab ah ayaan joogay ooku tiri gabadheyduu taabtaabtay policena u geysay markuu taxigii lacagtii lagu lahaa visa card kii shaqeyn waayey uu ku yiri lacagtii bixi ay murmeen bay eedeysay laakiin wadamada carabta qofka iskama xiraan way baaraan gabadhii yareyd baa gooni qol loola galay Ilaahay ka baq oo runta sheeg bay dhaheen iyadana gabar fiican bay aheyd waxey tiri hooyaday baa been sheegaysa sidii baa Ilaahay ku badbaadiyay markaa aad bay u bateen arimahan Europe iyo USA Ilaahey ha u yasiro hadii la dulmiyey . Policeka iyo ehelkeeda been way sheegi karaan cunsirnimo darteed..hadii kalena dee Dambigiisa waa inuu qirto oo xaq lagu xukumo.

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 15 дней назад

    Waxaaba kufilan Dna ga inlabaaro ee ilahey hakabadbaadsho

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 11 дней назад

    Missing iphone dibka mesha u kainaday qorsho waayo ladagay ee maskinkaa Alaha ufududeyo Allahu aclam

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 15 дней назад +2

    What Is Second Degree Rape? According to Washington Law, second degree rape occurs when a person uses forcible compulsion to perform a sex act against a victim who is either physically helpless or mentally incapacitated (e.g., heavily intoxicated) and therefore incapable of providing consent.
    I think above details is a enough second degree rabe.