Cawayska dalmar waad mahadsantahay walaal. Bal kaydkaaga iiga baar walal ruwaayadda AHUN miicaad miigane ee pilotkii qaranka oo biyo dhaaminaya iyadoo dhamaystiran. Tan kale barnaamijka ay RTD qabatay ee abwaaninta badan lagu wareysanayo ee riiraash waraysanayo ma heleysaa qeybta miicaad oo dhamaystiran iyo qaybta Gaarriye oo dhamaystiran. Mahadsanid
Walaal adiga muddan, tan ihn Meecaad Miigane ma hayo iyada oo dhan, hadaan helo waan soo galin, kuwan wareysiyada iyana hada ma hayo waanse raadin. Mahadsanid
Haaa walaalo waxa la yidha Maryan " xoriyo" . Waa actrice matalaada ku fiican . Waxayna la matali jirtay ruwaayado aad u qosol badan Meexaad Miigane xaga radio ga
@Caweyska Dalmar Qaybtii tan ku xigtay ee isla riwaayadan uun ah soo dhiga idinkoo mahadsan ama riwaayada oo dhamaystiran noosoo dhiga Waanad ku mahadsan tihiin riwaayadaha fcn eed nala wadaagaysaan
Walaal waa minuteka 39:00 aad Markay heshiinayaan cabdi haybe iyo gabadha kale wajigeeda caadi looma arkayee ee ay u heshiinayaan nuur daalac iyo xoriyo inay midba ka kale jacaylkiisa usoo kaxeeyo Waanad mahadsan tahay
miicaad miigane iyo cabdi haybad laambad cida ila xiiseysaay like iisaara jaalayaal
Cabdi haybad waa fani hana horwadin kulahaa shaxaari caadiya
2020 inta daawaneysa like
Haaa car gu
Caweyska dalmer aad ayaan ugu xirnahay ugu kaaley wixii fa'ido leh
Walaal mahadsanid
Caweyska Dalmar idinka mudan wlalayal dadkiina wax fiican uso gudbiya
@@caweyskadalmar nabi maxamed
Dar alle like iigu caawi
Caawi, maxay?
@@caweyskadalmar love allaah
2021 yaa daawanaya? 😊
V
Wa qosol wlh abdi haybed labad
Ilaahaw kunaxariiso miicaad miigane
Aamin
Vive djibouti studio rtd back in the day??!😎🤓🧐
L
Cawayska dàlmar idinkoo mahadsan riwaayadoo dhamaystiran iyo magaceeda
Waa riwayado badan oo la jar jaray
Wa xoriyo oo yar iyo abdi haybe
Haa
Cawaydka Dalmar waad kumahadsantahay Soonolaynta iyo Ururinta Riwaayadihii Hore.
Waxan Rabay Riwaayad aan waayay inaan kuwaydiiyo Inaad qolkaaga kaydka kahelayso ama magaceedii inaad hayso. Riwaayada jilayaasheeda waxan kaxasuusta: Canjo Buuf, ibraahim Gadhle.
Clip yar oo Qayb kamid ah riwaayada ayaan kusodirayaa ee Gmailkaygaa fariin iigasodir brother.
Shukran🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Waa tahay walaal ii soo dir clip email kayga dalmar46@gmail.com
ALX WAA #2021 WAKHTIGU WUU ORDAYA HALA CIBADAYSTO ILAHAY HALOO HOGANSAMO KHAYRKA ALLAH HAYNA WAFAJIYO #NABIGENI #SUUBANA #AYNU #KU #SALINO #SCW #SCW
Aamin
Ppo
Waayo waayo
Allah ya raxma raximin
Aamin
kkkkkk ana af miyi igula hdal
Cawayska dalmar waad mahadsantahay walaal. Bal kaydkaaga iiga baar walal ruwaayadda AHUN miicaad miigane ee pilotkii qaranka oo biyo dhaaminaya iyadoo dhamaystiran.
Tan kale barnaamijka ay RTD qabatay ee abwaaninta badan lagu wareysanayo ee riiraash waraysanayo ma heleysaa qeybta miicaad oo dhamaystiran iyo qaybta Gaarriye oo dhamaystiran.
Mahadsanid
Walaal adiga muddan, tan ihn Meecaad Miigane ma hayo iyada oo dhan, hadaan helo waan soo galin, kuwan wareysiyada iyana hada ma hayo waanse raadin. Mahadsanid
Walaal riwayada ihn Meecaad Miigane waa tan ruclips.net/video/Kbo_oRrrnAw/видео.html waan hayey, ee vidoes ba iga batay.
Hh madanbibaa dookhaa kuraace kulahaa
Ruwaayadan anigoo yar baan daawaday wali waan sii xasuustaa inkastoo waqti badan kasoo wareegay hadana waxay ahayd mid xiiso gaar ah lahayd #cawayska_dalmar anagoo idiinka mahadnaqayna waqtigaad noo hurtaan fadlan iyadoo dhamaystiran meel noogu sheega hadi kale qaybta kale kusoo tuura mahadsanidin
Walaal waa dhowr qaybood kee rabtaa. Ii sheeg daqiiqada. Waad mahadsan tahay
@@caweyskadalmar qaybta hore cabdi haybe/meecaad migane AUN/xoriyo
Gbdha miicaad miigane indertii ku matalaysa miyayna ahyn islaanta odaygeeda ka adag ee tidhaah albaabka cidna haka furin
Haa waa iyada waxaa la yidhaahda MAryan Xoriyo. Si fiican baad u garatay
haaaaaaaa waa garatay waa xuuriiye odaygi ka leh car qof ka fuuro guriga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Nbbbbb
Haa waa xoriyo
Riwaayadaha soomaalidu waxay qiima ku lahaayeen markay Waaberi matali jireen. Reer Jibbuuti dhaqankii iyo dhadhankii midna ma leh, muusigana sidii waaberi weligood ma gaarin. Meesha wax qiima leh waxaa ku jira Meecaad Miigane.
Xoyaada waa dhagan xun xayaawan cusri ina dilo
Mashaallah
Riwaayadu caadi maaha runtii *Cawayska dalmar* waxan ka codsanaynaa in qaybtii labaad uu noo soo daayo ama riwaayada oo dhamaystiran so geliyo
Walaal waa riwayado iyo majaajilo badan oo laysku daray. Tan ka hadlaysaa waxaan umalaynaya waa tan aun Meecad Miigene, aun Jigjigawi, Xoriyo iyo Cabdi Haybe miyaa?
@@caweyskadalmar taasaan ka hadlayaa walal iyadoo dhamaystiran
Waa qayb kale ruclips.net/video/itKkdVn6Bco/видео.html
Qayb kale ruclips.net/video/xnHo6_tDRx4/видео.html
@@caweyskadalmar aad baad u mahadsan tahay walal waxaad kayd u tahay qarni tegay taariikhdii
Ruwaayadan maxaan raadiyay! Yaraantaydii ayaan TVgii Baxsane ka daawan jiray jimcayaasha.
Walahi wad gabownay kkkkkkkkk
oo dalmar xusuus hore ayaad igalisay iyo dhallin yaranimadii goobta ay ku dhigyaan waa cinema DE pariis waan habeenkii sanadku kala wareegaya 1988 soona galay sanadkii 1989 intii dhimatay ilaahy ha unaxariisto
Aamin
Waxa ku qiyaaasi karaa sanadkaan dhashay 18/11/1988 a djibouti
Wxn dhashay Sanadkii 1989, Cajiib
Kandi hore ee hadlaya ma warisbaa oo surwaal.xidhan
Waa goorma la dhigay riwaayadan
1980s
Kada kkkkkk
geesigu ma'dhinto.
Dadkan dambe micaad:garan maayaan
Miicaad miigane waa lagu yaqaan wlhi beenta ma aha dadka dambe ma yaqaanaan
Waar nio dadkan yaa magaalada kusoo daayay😂😂😂
Riwaayadu magaceed cawayska Dalmar?
Walaal waa riwayada badan majaajiloda RTD isku dartay, ma aha hal riywad, hadaad qayb ka heshay ii sheeg minute ama daqiiqada video ga
Walaal cabdi haybe 9:25 minutes
@@caweyskadalmar Qaybta bilawgaan u jeedaa Abwaan Huryo iyo Maxamed Yuusuf Cabdi Alle ha u naxariisto labadaba.
Lagu Dhadhami Ooo Lagama Dhargo
Huryo Alle Haku Naxaristo
Aamiin
Ma aha huryo waa jigjigaawi
Sorry wll waxbad isku khaldaysaa HURYO MAHAA WA ABWAN AHMED HUSSEIN JIGJIGAWI WA ABWAN JILAA REER JABUUTI AH AUN U GERIYOODAY WLL WA SIDA
nuur daalacay iyo faduun na ku dar dalmar wll iyo maxamed faarah oo isna u matalaya nuur aabihii iyo ilkacase runtii xasuus ayaan galay
Walaal intaas magac RUclips ma ogala
Dad waa dakii hore
Ala haday qalab fiican heli lahaayeen dadkani maxy xigmad nooga tagilahaayeen
Calaacal baan ka socdaa kulahaa
ina abtidaa miyaa lashukaansada
ma adoygaa jabaan jabin kkkkkk
Ma odaygi jaban jabiinkkkkkkkkkkkkkjjjj
Mmmmmaha
Noo
MaXamedburaalemanadbaa
Nimco jamac maxaa uga dhex saarteen riwaayada
Walaal waa majaajiloyin. badan ay isk dareen RTD Djibouti, maha riwayad, Nimco Yassin ma aha qof majaajilist ah
@@caweyskadalmar nimco Yasin mahane waa nimco Jamac migil
Hoooy Tukaankaga ILaasho
Gabadhaa ay inaabtiga meecaad miigane noqdeen ma gabadha imika ruwaayada sketch ismoodiis ku matasha xaaska axmed daaliye baa caweyska dalmarow
Sxb waan umalayna aad bay ugu eegtahay. Sida u hadlayso.
@@caweyskadalmar haa aad iyo aad. amba codkeedii uumbaa igu soo dhacay markaan maqlay
yuusuf axmed haa gabadh aad u taqaan matilada. Natural u ah. Waan raadinayey inaan arko iyada oo yar. Adigaba ii Soo helay mahadsanid tahay
@@caweyskadalmar adaa mudan wll
Haaa walaalo waxa la yidha Maryan " xoriyo" . Waa actrice matalaada ku fiican . Waxayna la matali jirtay ruwaayado aad u qosol badan Meexaad Miigane xaga radio ga
@Caweyska Dalmar
Qaybtii tan ku xigtay ee isla riwaayadan uun ah soo dhiga idinkoo mahadsan ama riwaayada oo dhamaystiran noosoo dhiga
Waanad ku mahadsan tihiin riwaayadaha fcn eed nala wadaagaysaan
Walaal waa riwayado badan oo laysku keenay. Ii sheeg qaybta ama minute ka si aan u raadiyo riwayada oo dhan.
Walaal adiga muddan
Walaal waa minuteka 39:00 aad
Markay heshiinayaan cabdi haybe iyo gabadha kale wajigeeda caadi looma arkayee ee ay u heshiinayaan nuur daalac iyo xoriyo inay midba ka kale jacaylkiisa usoo kaxeeyo
Waanad mahadsan tahay
mahadsanid
Adiga muddan
KKkkkkkk dhukashada wiilka yar way kaxanaaqday
Aad iyo aad
Marci
Riwayadan magaced
Waa dhowr riwayadood ama gosgoos oo la isku daray
Tan ina hebel laambad iyo xoriyo jilayan
@@dreamylady937 Waxaan umalayn dhaylo jacayl in al odhan jirey
May taa maha wn dawday ta lkn tan wali ma arag
@dreamylady937 hadaan hela waan soo galin.
Wale waagero
M
Hargaha kaneecada kkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkk
Kakakaka
Kkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkk
Hhhhh geed madawo miyaa jira hortaa
😄😁😆😅
Kkkkkk
Iladawada idinka qoslidone
Hhhhhhhh