Sida Loo Iibsada Truck

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Waa video kusaabsan sida loo iibsado truck dalka mareykanka.

Комментарии • 58

  • @Real_nadiir
    @Real_nadiir 2 года назад +3

    You deserve more views wlh thanks for sharing bro

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Mudane mahadsanid!!

  • @quenchmanai
    @quenchmanai 2 года назад +1

    cashirada aad ban ola socda ustaad jazakallah guuleso u deserve the best.

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Mahadsanid mudane kafaaiideeyso anigu muhiim bay ii tahay InshaAllah!!

  • @nabiilfuad4257
    @nabiilfuad4257 2 года назад +1

    Macalin casharadii dispatcher waan ka barty mnsha allah sidee ku heli karaa DAT board iyo sidoo kale magic number

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Telephone ka dhib maleh qof Mareykanka joogaa isoo dir dhihi kartaa laakiin dat load board ka waa in ama aad gadataa ama qof isoo dir tiraahdaa.

  • @howardabdoulsalam7887
    @howardabdoulsalam7887 2 года назад +1

    Mahadsanid walal keep going.

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      InshaAllah mudane waa la dadaalayaa!!

  • @gureeydiini8520
    @gureeydiini8520 2 года назад +3

    Sxb adigoo raliya shaqada truck markii uu rabo in lacag badan la sameeyo midkee ku haboon
    Sida flatbed ka reefer dryvan iyo heavy houl loyaqano over zise load video maka sameeyn kartaa adigoo no sharaxaya sida eey ukala lacag badan yihiin bishii iyo howshooda please
    Adigoo raaliya madama aad nagu dhaanto
    Aan ka faidey sane wll 🙏🙏🙏

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Oversized Flat bed reefer dry van sidaa bay kula lacag badan yihiin..

  • @sahalabdi4006
    @sahalabdi4006 2 года назад +1

    Mashallah guleyso broh..walal Process baa isoctha wxan ujetha inan truck watho mrka walal man muthan jogaya amisa waqtigan imatho training ban sii atha

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Muddo uma baahnid Haddaad nin xariif ah oo gawaarida wax kayaqaano aa tahay . Dad baan aqaanaa lix bil gudaheeda kufuulay laakiin ayagu markii hore dabakafuul iyo darawal ku ahaan jireen.

  • @agulet7853
    @agulet7853 2 года назад +1

    ManshaAllah Akhi I have just come across your channel and I find it very informative well done keep going Akhi . How much does it cost to buy decent used truck

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Nowadays equipment is very expensive but usually $45000 to $5000 would buy you a nice piece of equipment, such as 2016 to 2017. But now these trucks cost about $80000.

  • @yusufqasimhussein1766
    @yusufqasimhussein1766 2 года назад +1

    Thanks boss keep going

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Gracias senior. You already know!!

  • @salahabdukadir7827
    @salahabdukadir7827 2 года назад +1

    Bro qiimaha Trach celiska iyo cuseebka imisa ayuu ka joogaa mareykanka

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад +1

      Mudane waxay ku xiran tahay xilliga Hadda tusaale sanadkii suuqaa u fiicnaa because of coronahana supply wuu yaraa, Haddase suuqii baa hoos u dhac weeyn kuyimi shidaalkii wuu qaaliyoobay marka truck yada celiska ah ama used trucks qiimahooda hoos buu udhacay said. Kuwa cusubna iyana way la dhaceen cid Hadda sidaa u daneeyneeysaa majiraan.

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 5 месяцев назад +1

    Xamaaliga hala yareeyo oo wax hala barto soomaliyeey fiiri tataak tagsi iyo bas waa dadka aan waxba baran shaqadooda marka waxbarashada xooga hala saaro thanks all

    • @KISTATV
      @KISTATV  5 месяцев назад

      War cad weeye mudane

  • @sahalabdiladif3517
    @sahalabdiladif3517 2 года назад +1

    Mahadsanid walaal

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Adigaa mudan mudane!!

  • @kowsarabdikadirmuse6372
    @kowsarabdikadirmuse6372 2 года назад +1

    Wllo wanku sugaya commodity ga kaso hdl kenya ayan joga inan dispatch bilaabo rabaa

  • @bashir3725
    @bashir3725 2 года назад +1

    Mahadsnid ustaad

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Adigaa mudan mudane!

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 2 года назад +1

    Mahadsani sxb .
    Waxan danaynaya inad nogaso jawabta ah in truck la gadan karo ado somalia visaha malagu sinaya si ad baburkaga u wadatid

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Maya ninyohow sidaa visa Kuma bixiyaan reerahan. Haddii qof kaastaa truck iibsan lahaa oo visa kuqaadan lahaa oo dalka kaga shaqeeysan lahaa.

  • @abdishukri1805
    @abdishukri1805 2 года назад +3

    Some one who have one 👁️ eye can he drive in America

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Yes wuu wadi karaa gaari

  • @Ahmed-Jaliil
    @Ahmed-Jaliil 2 года назад +1

    Thanks ustaad!!! Noocee ama brand kee ugu fcn in la iibsado? Volvo iyo friegtliner?

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Freightliner boss unless aadan aheyn European ama dhowr ismooday oo Soomaali ah..

  • @positivenergy6232
    @positivenergy6232 2 года назад +1

    Mahadsanid

  • @saddamramsey970
    @saddamramsey970 Год назад +1

    Can a foreigner from Kenya buy used truck in USA and do business there? How possible way can someone do that?

    • @KISTATV
      @KISTATV  Год назад

      Yes I have seen people who have trucking business in the US for people like you who are only investing the capital . These people will use your capital to buy the trucks and trailers they need for the company and after paying the driver, maintenance, and dispatch fees. They disburse the profit to their investors. There are Kenyan companies that do that . I don't know how much trust I would have them but I have seen companies that do that kind of business. Do your homework and do diligence and you should be fine. Thanks 👍👍

  • @mohamedgawiido8227
    @mohamedgawiido8227 2 года назад +1

    su’aal baan qabaa ustad qofka ma uu furan karaa dat power load adagoo labaxaya lacagtiisa kadibna sidee buu kuheli karaa drivers and customer uu dispatcher gareynayo?

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Networking mudane wareeysiga Hala badiyo. Xayeeysiin aniga intaas oo email baa igu Soo dhacda companigeeyga waa dispatchers raadinayaa dad ay ubshaqeeyaan. Soomaalida gawaarida iska leh wax dhax galidoonaa InshaAllah anigu nafteeyda waana Soo weeydiin doonaa.

    • @mohamedgawiido8227
      @mohamedgawiido8227 2 года назад

      @@KISTATV lkn ustaad qofka ma uu samaynn karaa loga in inta uu labaxo lacagta asagoo aan cida ubaahnayn ?

  • @abdallaharyan5739
    @abdallaharyan5739 Год назад +1

    Asc walal Email ka aya kala soo hdlay plz iga so jwb

  • @sharmakehashim
    @sharmakehashim 2 года назад +1

    Asc walal . Facebook kala so do hadle reply wali imaso galin fadlan jawab mahadsanid

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Got it bro!!

  • @truckgame7440
    @truckgame7440 2 года назад +1

    Ustaad weli company wey dinaya dispucher madan arkin

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад +1

      Mudane Anaan wali tagin meelaha Soomaalida trucks ka dhigtaan sida Minnesota iyo Ohio. InshaAllah waa raadinayaa!!

    • @truckgame7440
      @truckgame7440 2 года назад

      Jazakallah mudane nodadal

  • @howardabdoulsalam7887
    @howardabdoulsalam7887 2 года назад +1

    Bro tell me please how much money to bay in truck Americans. Tell me prix. Thanks

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Depends mudane truck aad iibsaneeysid iyo sanadkiisa iyo mileageka ama inta uu socday. Mid lasoo isticmaalay hadduu yahay iyo mid cusub hadduu yahay. Adigu $20000 ilaa $180000. Kan cusub inta udhaxeeysa waaye. Soo diyaar garow sxb.

  • @ahmedomar1494
    @ahmedomar1494 2 года назад +1

    Aad baad u mahadsantahay Macalin Casharadaada marwalba xog muhiim ah ban ka faaidaa Waxaad ii sheegtaa CDL ka markaad qaadanyso Miyaa lagaa rabaa inaad Driving Experience muddo ah leedahay mise hadii aad wadanka waxyar joogtay oo aad First Class/level regular Licence qaadato Truck waad baran kartaa kuna shaqaysan kartaa?

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Wax yar Haddaad joogto ood calaamadaha iyo wixii lamid ah aad kala fahmeeyso waad qaadan kartaa CDL ka. Qaxootiga cusbaa oo waligood aan gaari wadin baa kuli kusoo qaatay muddo sanad kayar. Wax shuruud ah majirto oo muddo kuugu xireeysa.

    • @ahmedomar1494
      @ahmedomar1494 2 года назад

      Canada iyo USA ba way ka simanyihiin xagaa shuruucda CDL ka saw maaha ?

  • @abdishukri1805
    @abdishukri1805 2 года назад +2

    Please give me a good info

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      It's ok mudane you can drive just get here and start going to school for trucking..

  • @howardabdoulsalam7887
    @howardabdoulsalam7887 2 года назад +1

    Tell me prix of cdl of America. Thank you so much 😎😎😎

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Hataa mid free ah waad heli kartaaye iska imow mudane

    • @aliali-mm5fn
      @aliali-mm5fn 2 года назад

      @@KISTATV sheekh waa mahad santahay mataqaan combany ama combaniyaal aan. Ribo laheyn ila wadaag

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 2 года назад +1

    Hadaan zero miles Aan Dayn bilaa Dulssar ah aan ku qaato, bishi imisaan bixinayaaa

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 года назад

      Depends mudane intaa hormarisay laakiin qiyaastii waa ilaa $3000 ilaa $3500 intaa kuheshiisaan.