XOG S/land oo Xeriirka u Jareeysa Jabuuti, &Muuse Bixi oo ka carooday Safarka Firdhiye,XFS oo Is....
HTML-код
- Опубликовано: 5 июл 2024
- ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.
First wachinng and first comments
Cabdiciid
Xiriirka u jaraayo xagee yaalaa.
Xiriirka hargaysa leedahay maxay tahay waa yaabe
Iyagii ayaa naftu haysaa kooxda muuse oo aduunku ku soo xidhmaymarkay soyaasada moodee in dagaal iyo xag xagasho ay tahay taasna ku wareeray
SSC KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA GUUUUUL
Xataa itoobiya ayaa maamulka hargaysa nacay iska daa cid kale
Qof mar hore waashay ayey hargaysa daba ordaysaa
Ssc horsy u guuleysatey
Xidhiidhka ma Somaliland ba loo jaraya mise Muuse aya jaraya Djibouti . Wa yaab miyu hawaawinaya waa albaabkii hadhay e u furna . Ictiraafkii Muuse God buu KY dhacay .
Xil ciid halagaashaqaasdo ninkaa itoobiya kadheexhaadlaysaa
Firdhiye ma muuse oo kale ayey moodeen waa nin danta dadkiisa iyo dalkiisa dani ugu jirto gelaya
Muusena waa nin aduuna aan joogin aakhirana joogin oo dabiib u baahan
Beenawaas hooyadaa usheeg
😮😮😮😮😮😮😮g😅😅😅😅😅😅😮
MUSE. BIIXI abaabki u dabeyey balaga soxaranayaa.
Madax weeyinaha SSC KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA firdhiye waa will hoos.
Kkkkkkk anaku hadan jibouti naahay maan oginba Somaliland ee waxan ognaahay hoyada somalida oo xamar ah 8:31
Haday ka cadhoodeen yaa u joojinaya kkkkkkkkkkkkkk maxay ahaayeen markay cadhoonayaan.
Cadhadoodu yey lacag ka iibsan tahay
Firdhiye waa laan dheerahaas caalamku u furan yahaye
Biixi wadan ma ahan fuck wa cadaado
Tan kale xiriirka muusejarayo maxay tahay kkkkkkkkkkkk xidhiidhka muuse ayaan ku qoslay
Ma wada ayey fadhiisanayaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.war kaasi qof iclaaj u baahan ayaan u arkaa oo tolkii garan waayeen cudurkiisa
Jabuuti iyo somaliland walaalo isjecel . Ssc khatumo wa gobol madaxbanan lkn somaliland wa lasikala qaybinaya oo lagagoynaya awdal state iyo snmland.
Sax inu Firdhiye tago meeshu u arko in u ka keeni karo danta ssc. Anagay naga go’da masiirka dadka yagu cidna uma daba fadhisanayso
Waa ruuntaa meel kastoo waa inuu adoo. MUSE BIXII OROMO qoolkisaa hargessa ayuu ku jiriii.