FASHILKA KU YIMID KOOXDII MOOSHINKA KA WADAY FIRDHIYE WIIL DHULBAHANTE XABSIGA HARGAYSA LAGALA BAXAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • FASHILKA KU YIMID KOOXDII MOOSHINKA KA WADAY FIRDHIYE WIIL DHULBAHANTE XABSIGA HARGAYSA LAGALA BAXAY

Комментарии • 66

  • @MadaniProduction734
    @MadaniProduction734  Месяц назад +11

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Месяц назад +5

    Hal dhul bahaya markii lala baxo 3nin oo isaaq aan la baxno 😢anigu firdhiye waan wataa 😢❤adeer firdhiye dantenu waa ssc oo guulaysata dhiigkar ba igu dhacay wana caadi laakiin allan kugu dharshe mid nimada ssc ka shaqe❤❤❤😢🙏🙏🙏🙏

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv Месяц назад +1

    ❤guul ssc khaatumo Alaah habarakeeyo cadawga Alaah haka qabto

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Месяц назад +4

    Kuwa Ku haya mw.firdhiye mowshin halaga keeno waa kuwa cadowga ay soo dhexmarayan lkn dowlada SSc khatumo dadkii laha Aya ilashanaya

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Месяц назад +2

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta aamiin aamiin yaa Rabbi 🤲☝️☝️❤❤
    Butland👍

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Месяц назад +5

    Ciidagalaha noo xiran baan ka goynayna

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Месяц назад +5

    HORGALADA FARTA KU FIIQA. ALE IDIN FASHILI BIDMILAAHI KARIM😊

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Месяц назад +1

    Raga fekerka kale wata kasara magalada fadexeeya maxad u garinaysa waa in ay ceeboobaban misho horgaladina wad uska haysanaysan mise kii so dirsaday baa cod dheer logu kelinaya subxan allah❤❤❤

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z Месяц назад +3

    Mid iidoora ayaanu ku badalaynaa .
    400 baa laga hayaaye ha haystaan .

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Месяц назад +2

    Nin aan fekerkena ku shaqaynayn maba rabno ma dhegaysanayno waa horga hala fadixadeeyo iyaga iyo cida ay u shaqynayan runti raga qaar ban raba in ay aduunka ku fashilman ❤

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 Месяц назад +2

    Maashallah GUUUUUL SSC VIVA KHAATUMO State of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Месяц назад +1

    Waa la huba horgalada manta feker kale ku shaynay inga mid maaha ha aaden o hala shaqeye kuwa so diraye ssc in uu baabiyo raba maanta ninkaasi wanu del delayna hadanu aadidin cidi so dirsatay

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 Месяц назад +1

    Guul ssck masha Allah

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 Месяц назад +1

    👍👍👍👍👍

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 Месяц назад +1

    Mooshin.daayo.mar.labaad.baanu.dooraney.naa..cadow.firdhiye

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Месяц назад +1

    Waa kuwo lacag lasosiiyay ee horgale ah

  • @alia8971
    @alia8971 Месяц назад +1

    firdhiya
    Dadku waxay rabaan inay ogaadaan sababaha uu Firdhiya ugu safray Jabuuti...
    Safarkii Jabuuti waxay la mid tahay safarkii Hargeysa...
    Jabuuti waa tii taageertay ciidamadii SNM
    Hubka Jabuuti ayaa wiilasheenii lagu laayay
    Laascaanood ma aqbali doonto go'aamada Muqdisho, Hargeysa, iyo Jabuuti
    10 Bilood Xamarna Lacagtii Mamolada federalki ki SSC KHATUMO
    U Soo Dirtay Hargeysa
    Muslimoow, waxaan cadaw ku nahay indhaha dawladaha Hargeysa, Muqdisho iyo Jabuuti
    Waa inaan u eegno sida ay noo eegaan
    D5

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Месяц назад +1

    iidooro maxabiisita ay hayaan waya dhibaateyenaya kuwoodana beereka weenadeye 😉

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 Месяц назад

    Wlhi wAan 😂jabuuti horumar baa yaala iyo x sheekh iyaga may isku maariyaan

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi Месяц назад

    Dhulbshante waa isxukumikaras iskxukumikaro wassheekada cadawga cabaadoow cadaega warka hoos udhig

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 Месяц назад +1

    Kuwaa lahaayo haalogahaa aro dhulbhantah baartaa sidaah looarsaado

  • @jwarsame9661
    @jwarsame9661 Месяц назад

    Kuwii wiilasheena laayey (xasan iyo ismail ) wuxuu ka doonay iyo waxay soo siiyeen ha sheego hadii kale anaguna Muuse waa la kulmeynaa ilee sadexdaasi waxba kuma kala duwanee

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Месяц назад

    War heedhe SSC khaatumo walale waxaa ilashanaya ciidamada jamaahiirata xaqaudirika ee SSC khaatumo waxayaku dhisanatahay 1000 wali duuxodii iyo dhiigoda balase sahala kumaiman ee ruxii dooanaya inu qalalasa kuaburo isaga ayaa tagayo waa xaqiiqo 🐎🐎❤️🐎❤️🐎❤️🐎❤️🐎❤️🐎❤️🐎✅💯✅💯✅💯💪💪💪

  • @husseinguleid7064
    @husseinguleid7064 Месяц назад

    In yar

  • @maxamednuurcabdi1491
    @maxamednuurcabdi1491 Месяц назад +1

    Guuul ssc khaatumo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    firdhiye muxu kadoonay waxayna tusin inu kala jeclen dareenka reer ssc ee xildhimaanadu mooshinka way kusax sanyihin hadu kalaaban waayo heshiska jabuuti

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад

    kuwah wah horgaladah ah waa lagah ducaystah sharkodah waxan ognahay kuwoh isku shegah culimoh o kah cararay marku bilabmay dagalku lasaanod iyo kuwoh badan o kah xun horumarkah socdah kuwah waxay raban inay ku celiyan gunimadih ku dhacday dhulbahanteh 15 sanoh in aan labadah mamul e aan nahay deriskah ku murman dhulkayagah kuwih bah wadah dhaqan xumadih welih dhulbahantow nocas iskah ilaliyah waa horgaloh

  • @malakaaay
    @malakaaay Месяц назад +1

    dhulbahante waxay gobanimada moodaan wax ayaga iyo tolkood ba gumeynaya 😢waxay aad u xaq dhowraan iidooroo aan isma nimo, ehelnimo, bani aadam nimo, deris n😅nimo iyo somali nimo mid na ba aqoon 00% ka ah. 😢 ma cabsi fog beey iidoor ka qabaan tolkey , mise waa raboobeen😢??? ma nacasnimeey ka tahay??? iney indhaha ka qarsadaan waxa dulmiga iyo waxa yaabaha dhacaya??

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 Месяц назад

    Aqoontiisa maxaa geeyey hargeysa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    adeer xildhimaanadu shaqadoday haystan ee firdhiye wa in meesha laga saaro xasan iyo ismaacil bu jeebka ugalaye jabuuti muxu kadoonay an fidno ahayn

    • @CarfiAbdi
      @CarfiAbdi Месяц назад

      Haduu lakulmo maxaa dhiboo ku jira caadi iska dhig loomabaahna khilaaf macanadaraha

    • @jwarsame9661
      @jwarsame9661 Месяц назад

      ​@@CarfiAbdimaxaa diidaya inuu muuse la kulmo

    • @CarfiAbdi
      @CarfiAbdi Месяц назад

      @@jwarsame9661 muuse waa gacan ku dhiigle waxa ka dhexeyana majiraan sasab hada loola kulmaana meesha mataalo nin colaad ini dhexe taalo xabad baa dhexe taal markaa macaquul maha inay xataa wada hadalaan muuse judaan

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Месяц назад

    nacas baharsame fulay aabihii u aari waayey maxaad sheegi from buuhoodle

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    kuwa lascaanod labaxa maxbuus lala baxo wuxu leeyahay maxbuus lala baxo

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 Месяц назад

    Cadowga gacan bira wa in lagu qabta

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад

    iska daa nin ciida gale ah oo inoxidhan baaynu uhaaysanaaynaa waa balan taasi laxisaabtanka buu galayaa

  • @user-gx7fh3vs6v
    @user-gx7fh3vs6v Месяц назад

    Were waxaan kuuasya Manish Japanese malah

  • @husseinguleid7064
    @husseinguleid7064 Месяц назад

    ❤😅

  • @husseinguleid7064
    @husseinguleid7064 Месяц назад

    Waa Deni iyo maamulkiisa iyo camiiliinta dhuuniqaatayaasha dhulbahante ee ku sugan Garoowe kuwa wada mooshinka la sheegayo iyo yar ee ku leeyihiin baarlamaanka ssc.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    cabaas caadifad buu kushaqeeya war firdhiye waxa lagu haysta jabuuti fidnada u kadoonay ee wa laga tuuraya meesha hadu kalaaban waayo waayo dacwadi snm ba meesha laga saaraye

  • @abtihjama3211
    @abtihjama3211 Месяц назад

    Wlhi xariiq hadaad gaadhiisaan cllraxmaan umal wixii idinku dhaca idinkaa masuul ka ah wlhi 30 ciidagale ah oo waliba saraakiilah baa u dhimanaya waana xaqiiqo hadalkaasi ninka qoraalkan idiin sooqorayaa waa nin ka tirsan ciidanka xabsiga dhexe ee SSC KHAATUMO ❤

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 Месяц назад

    Hhhh maxaa jabuuti laga HELAA eedo SIXIR Sun iyo NINKII IDIN dilaayey miyaa ssc khaatumo hoos geeyey

  • @user-un9mt6mt9z
    @user-un9mt6mt9z Месяц назад

    Goormay mooshin ka hadlayaan dadka dhiigoodii baa sii qoyan oo aan weli qalalin damiir daranaa

  • @11naa44
    @11naa44 Месяц назад

    Kuwas wa in xilalka laga qaado si deg deg ah

  • @malakaaay
    @malakaaay Месяц назад

    Ogaden baa dhinacaas idinka jira aaa?? oo Ogaadeen miyaad u aartsan idinku ??? mise daarood baa leh caqli uu isugu aaro??? iidoor isaaq ahaan beey isugu aaraan laakiin daarood kuma baran taas, waana sababta iidoor u kibreenoo idiin soo haweysteen 🙏

    • @HamdkI
      @HamdkI Месяц назад +1

      Idoor in kibraan darood baa masuulka ah weliba kablalax waayo nimankaas hadii aan lala macaamilin dhan walba oo loo daayo dekedooda iyo dhulkooda guurkooda dhacwalba saaxa bay keeno lahaayeen somalina dhibka wey ka deyn lahaayeen dhinacna wry ka raaci lahaayeen

    • @malakaaay
      @malakaaay Месяц назад +1

      @@HamdkI waa saas aad sheegtey walle . waxaa kibriyey daarood waxay arkeen in wax kastoo ay khaldaan lagu dhaafayo oo ayba Gabdho ka dhergayaan . wiilasha daarood na waxaa ka dhergey Naagaha isaaq hargaysaa guryo looga dhisaa naagaha isaaq ee Raga daaarood baana uga dhisa markay colaadi dhacdana Ninka waa la dilayaa haduu iswaal waalo gebi ahaana hantidiisa waalagala wareegayaa.

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Месяц назад

    Cabaasoow maxaad waxaas yar u buunbuunineysaa??? maxaa kaa khaldan?. khaatumo waa maamul buuxa, waana la mucaaradi karaa. In la buunbuuniyo ma aha khilaaf yar oo siyaasi ah oo meelwalba ka jirta. Looma baahna buunbuuninta arimahaas. RUclips haku kala kacsan siyaasada khaatumo ee ka hadal horumarka Khaatumo.

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 Месяц назад

    Garaad gala dagaaka iyo reerkisa ma dareemin waxay lasocdaan Dani iyo puntland halka maskiintii maxamuud garaad ay xasan sheekh nafbideen garaad gala dagaalka waa ugu jirta maxamuudgaraadki dagaalbu ku furay xaga puntlandna wakso xidhay

    • @husseinguleid7064
      @husseinguleid7064 Месяц назад

      Waa munaafaq kaa leh garaad jaamac iyo qoyska u ka soo jeedo deni la socoda ayaa mooshinka wada. Garaad daacadnimo lagu hobo garaad jaama ayaa ka jira. Jooji sunna khayrlaawaha magaca yaasiin sheeganayo.
      WAA KA SOO DAALAY KHAYR ADIGA OO KALE AH.

    • @husseinguleid7064
      @husseinguleid7064 Месяц назад

      WAA KASOO DAALAY KHAYR LAAAWE ADIGA OO KALE AH.

  • @babunabdan8063
    @babunabdan8063 Месяц назад

    Waar iska aamus wax mooshin ah ma jiro waxba kama ogid arinka ssc khaatumo

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Месяц назад

    Waar hanjabaad nacasnimada jooji

  • @Iidaadan
    @Iidaadan Месяц назад

    Benale ilahay ka baq

  • @museosman8296
    @museosman8296 Месяц назад

    Waryaa woxoo dhami soo isla idinka maaha iska daaya hadba dinac u yaaca idinkaa isisoo af jaraya

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i Месяц назад

    KKKKKKKKKKKK. CABAAS MADANII. ANIIGA. ZAHAL ABDI .OO. JOOGA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯. GAR AHAAN. DEGMADA HOL HOL. EE.IISLAA. . GIBOLKA. CALII SABIIX. WAXAAN. KU.IIRII. WAAMAXAY. .DHUULBAHANTAA HAA. MADAXWEYNE
    FIIRDIIHIIYEE. MOUSHIINKA. KAA KEENEY

    • @user-ni9nl9wt2z
      @user-ni9nl9wt2z Месяц назад

      Adeer reer jabuutina ma tihide munaafaqnimadii iidoor hanala dhex socon , waxaa ka Korner rag iyi dumar siyaasibaanu noqonay raali Naga ahaw.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Месяц назад

    SAX❤.NINKAAS KOLEY WAXBA KUMA NOOLEE, WAA IN LOO AARAA OO KUWA LAHAYO LAGA JARAA WIXII KU DHACAY. KII LA DILO, 3 NIN HALOO DILO. THAT´ S IT.😊

    • @malakaaay
      @malakaaay Месяц назад

      ma Ninkaas keliyaa u aareynaa ??? mise wiilasha inaga xidhan waa inaan u wada aarno????😡😡

    • @user-ft9zr8dk4t
      @user-ft9zr8dk4t Месяц назад

      @@malakaaay dhamaantood. Balse wiilasha kele ee xiran hadii ay iyagoo nabdoon aysoo dhiibaan, kuwo aynu dhaafsanaanu haynaa. Hadiise ay wax u geystaan, hadee boqolaal baa loo dili

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Месяц назад

    dhulbahante isma xukumi karo halagu kala tago meesha qudhunyohow

    • @malakaaay
      @malakaaay Месяц назад

      qurun iyo qashin ba adaa ah 😡😡😡 iidoorad yahay ureysa ka bqx meesha