Madani Production
Madani Production
  • Видео 250
  • Просмотров 5 218 532

Видео

MAAKHIR STATE | RW KU XIGEEN SAALAX OO XILKII LAGA QAADAY KUMA CABAADAY ABTIYADII HARTI KHILAAFKA
Просмотров 15 тыс.7 часов назад
MAAKHIR STATE | RW KU XIGEEN SAALAX OO XILKII LAGA QAADAY KUMA CABAADAY ABTIYADII HARTI KHILAAFKA
HABARJECLO & GARXAJIS OO U MIDOOBAY MUUSE BIIXI IYO HABAR AWAL XAALKU WAA JIQ DOORASHADII KU DAYSAY
Просмотров 15 тыс.12 часов назад
HABARJECLO & GARXAJIS OO U MIDOOBAY MUUSE BIIXI IYO HABAR AWAL XAALKU WAA JIQ DOORASHADII KU DAYSAY
DAGAAL MIYAA SOCDA HADDA? KHASAARAHA KA DHASHAY | QORILUGUD IYO OOG WARARKII UGU DANBEEYEY
Просмотров 19 тыс.14 часов назад
DAGAAL MIYAA SOCDA HADDA? KHASAARAHA KA DHASHAY | QORILUGUD IYO OOG WARARKII UGU DANBEEYEY
FARMAAJO & XASAN SHEIKH FASHILKA SHIRKII MUQDISHO AHMED MADOOBE KA DUULEY SAMAROON GOB WEEYE LAAKIIN
Просмотров 12 тыс.19 часов назад
FARMAAJO & XASAN SHEIKH FASHILKA SHIRKII MUQDISHO AHMED MADOOBE KA DUULEY SAMAROON GOB WEEYE LAAKIIN..
WAA LAGU KALA DAREERSY SHIRKII AHMED MADOOBE WUU DIIDAY SAXEEXII QODOBADA, QOYSKA BASHIIR & SALMA
Просмотров 14 тыс.21 час назад
WAA LAGU KALA DAREERSY SHIRKII AHMED MADOOBE WUU DIIDAY SAXEEXII QODOBADA, QOYSKA BASHIIR & SALMA
SHIRKII MUQDISHO FASHILKA HADHEEYEY AHMED MADOOBE DIIDAY LA’AANTOOD DENI IYO FIRDHIYE SABABTA…
Просмотров 25 тыс.День назад
SHIRKII MUQDISHO FASHILKA HADHEEYEY AHMED MADOOBE DIIDAY LA’AANTOOD DENI IYO FIRDHIYE SABABTA…
ISIMADA DHULBAHANTE MEDIA HAKA FADHIISTAAN MAXAA SOO KORDHAY? GABADHII IYO WIILKII LA XUMEEYEY BURCO
Просмотров 18 тыс.День назад
ISIMADA DHULBAHANTE MEDIA HAKA FADHIISTAAN MAXAA SOO KORDHAY? GABADHII IYO WIILKII LA XUMEEYEY BURCO
ISAAQ OO AFDUUBATAY WIIL DHULBAHANTE AH OO GABADH KA QABA, ISMAACIIL CUMAR GEELLE & INA ABIIB LA SII
Просмотров 13 тыс.14 дней назад
ISAAQ OO AFDUUBATAY WIIL DHULBAHANTE AH OO GABADH KA QABA, ISMAACIIL CUMAR GEELLE & INA ABIIB LA SII
HADALKA GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL, OO U DIGAY HORGALO IS QARINAYA ARINTA SOO KORODHAY KHATARTA
Просмотров 17 тыс.14 дней назад
HADALKA GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL, OO U DIGAY HORGALO IS QARINAYA ARINTA SOO KORODHAY KHATARTA
BUURMADOW AF LABADII QALIYEY DHULBAHANTE OO 120 GEEL AH KA QAADAY ISAAQ CIIDANKA UU SOO DHOOBAY OOG
Просмотров 10 тыс.14 дней назад
BUURMADOW AF LABADII QALIYEY DHULBAHANTE OO 120 GEEL AH KA QAADAY ISAAQ CIIDANKA UU SOO DHOOBAY OOG
DENI OO DHULKA SOO TAABTAY ISMAACIIL CUMAR GEELLE, GEN. ASAD DIYAANO, BUURMADOW U HANJABAY SSC
Просмотров 12 тыс.14 дней назад
DENI OO DHULKA SOO TAABTAY ISMAACIIL CUMAR GEELLE, GEN. ASAD DIYAANO, BUURMADOW U HANJABAY SSC
PUNTLAND OO KU XAD-GUDUBTAY SSC KHAATUMO WARAAQAHA BEESHA CAALAMKA U QORTAY IYO MANA SHEEGASHADA…
Просмотров 16 тыс.21 день назад
PUNTLAND OO KU XAD-GUDUBTAY SSC KHAATUMO WARAAQAHA BEESHA CAALAMKA U QORTAY IYO MANA SHEEGASHADA…
MAAMADII DHULBAHANTE EE LA WEERARAY QANIIMADA AY KA FURATAY INA SII ARAG | HORUMARKA SSC
Просмотров 15 тыс.21 день назад
MAAMADII DHULBAHANTE EE LA WEERARAY QANIIMADA AY KA FURATAY INA SII ARAG | HORUMARKA SSC
SIDANI WAA GUNIMO MAREEXAANOW DHAAWAC GAADHAY SHARIIF CEERYAAMO CAABUDWAAQ MAATO AYAA LAGA ADEEJIYEY
Просмотров 20 тыс.21 день назад
SIDANI WAA GUNIMO MAREEXAANOW DHAAWAC GAADHAY SHARIIF CEERYAAMO CAABUDWAAQ MAATO AYAA LAGA ADEEJIYEY
CEEBTA GABADHII DHULBAHANTE INA SII ARAG DILAY SAMAROON MAGACII JABHAD WAY DILEEN XAALKA ETHIOPIA.
Просмотров 18 тыс.21 день назад
CEEBTA GABADHII DHULBAHANTE INA SII ARAG DILAY SAMAROON MAGACII JABHAD WAY DILEEN XAALKA ETHIOPIA.
2 NIN XALAY GOCONDHAALE LAGU DILAY IYO CIIDAMADA MILLATERIGA SSC KHAATUMO OO HEEGAN BUUXDA GALAY
Просмотров 14 тыс.28 дней назад
2 NIN XALAY GOCONDHAALE LAGU DILAY IYO CIIDAMADA MILLATERIGA SSC KHAATUMO OO HEEGAN BUUXDA GALAY
SAFIYA TUSMO OOHIN QABSATAY, ISAAQ ISKU QABSADAY CIDII JABISAY CIIDANKII RAXMA YER IYO FAHIIMA QUUJE
Просмотров 18 тыс.Месяц назад
SAFIYA TUSMO OOHIN QABSATAY, ISAAQ ISKU QABSADAY CIDII JABISAY CIIDANKII RAXMA YER IYO FAHIIMA QUUJE
WAR FARXAD LEH KASOO KORDHAY CEELKA SHIDAAL HOLHOL | BARWAAQO SOORANKA SSC KHAATUMO LACAGTA QADAR…..
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
WAR FARXAD LEH KASOO KORDHAY CEELKA SHIDAAL HOLHOL | BARWAAQO SOORANKA SSC KHAATUMO LACAGTA QADAR…..
GUUL, CEELKII SHIDAALKA HOLHOL SAXEEXA MD FIRDHIYE IYO DFS ISKU TUUR TUURKA DAGAAL QORILUGUD MAANTA
Просмотров 24 тыс.Месяц назад
GUUL, CEELKII SHIDAALKA HOLHOL SAXEEXA MD FIRDHIYE IYO DFS ISKU TUUR TUURKA DAGAAL QORILUGUD MAANTA
CEELKII SHIDAALKA HOLHOL SSC KHAATUMO OO LASOO SAARAYO | DHAQDHAQAAQA CIIDAN EE SOCDA, CEERIGAABO…
Просмотров 28 тыс.Месяц назад
CEELKII SHIDAALKA HOLHOL SSC KHAATUMO OO LASOO SAARAYO | DHAQDHAQAAQA CIIDAN EE SOCDA, CEERIGAABO…
MUUSE BIIXI OO ILMADA CESHAN KARI WAAYEY OOHIN, BURCO OO GAAJO LAGA CABANAYO HORGAL NUURADIIN XOG
Просмотров 29 тыс.Месяц назад
MUUSE BIIXI OO ILMADA CESHAN KARI WAAYEY OOHIN, BURCO OO GAAJO LAGA CABANAYO HORGAL NUURADIIN XOG
CIIDANKA ETHIOPIA MUUSE SOO DAABAULAYO, XAALADDA CEERIGAABO SULDAANKA GUUD ISAAQ XAALKA UU BIXIYEY
Просмотров 22 тыс.Месяц назад
CIIDANKA ETHIOPIA MUUSE SOO DAABAULAYO, XAALADDA CEERIGAABO SULDAANKA GUUD ISAAQ XAALKA UU BIXIYEY
COD #SIR AH LAGA HELAY TALEEFOONKA MAXAMED ABIIB CODKII FAARAX MACALIN | BARKHAD BATUUN GARAACAY XIL
Просмотров 30 тыс.Месяц назад
COD #SIR AH LAGA HELAY TALEEFOONKA MAXAMED ABIIB CODKII FAARAX MACALIN | BARKHAD BATUUN GARAACAY XIL
FARMAAJO IYO FAHAD YAASIIN KALA DHAQAAQAY LACAGTII QADAR, MAXAMED ABIIB XABSIGA MANDHEERA LA DHIGAY
Просмотров 31 тыс.Месяц назад
FARMAAJO IYO FAHAD YAASIIN KALA DHAQAAQAY LACAGTII QADAR, MAXAMED ABIIB XABSIGA MANDHEERA LA DHIGAY
CEERIGAABO GACANTA SNM AYAA LA GELIYEY KHIYAANO WEYN AAD BAAN UGA XUMAHAY ARRINTA DHACDAY
Просмотров 23 тыс.Месяц назад
CEERIGAABO GACANTA SNM AYAA LA GELIYEY KHIYAANO WEYN AAD BAAN UGA XUMAHAY ARRINTA DHACDAY
KHATARTA CEERIGAABO KUSOO WAJAHAN UNA BAAHAN IN LAGA HORTAGO HARTIGA CEERIGAABO GAADHSIIYA
Просмотров 18 тыс.Месяц назад
KHATARTA CEERIGAABO KUSOO WAJAHAN UNA BAAHAN IN LAGA HORTAGO HARTIGA CEERIGAABO GAADHSIIYA
CEERIGAABO OO XAALKEEDU FARAHA KA BAXAY KHASAARAHA KASOO KORDHAY QAXA SOCDA JAWAABTA MOHAMED BK
Просмотров 29 тыс.Месяц назад
CEERIGAABO OO XAALKEEDU FARAHA KA BAXAY KHASAARAHA KASOO KORDHAY QAXA SOCDA JAWAABTA MOHAMED BK
CEERIGAABO OO LAGA QAXAY, SHIRARKII SOCDAY OO LAGU KALA KACAY FAAH FAAHIN XAALADIHII UGU DANBEEYEY
Просмотров 27 тыс.Месяц назад
CEERIGAABO OO LAGA QAXAY, SHIRARKII SOCDAY OO LAGU KALA KACAY FAAH FAAHIN XAALADIHII UGU DANBEEYEY
DILKA NINKA DHULBAHANTE CEERIGAABO, XAALADDA G/SANAAG OO KACSAN WARARKII UGU DANBEEYEY CIIDANKA SSC
Просмотров 25 тыс.Месяц назад
DILKA NINKA DHULBAHANTE CEERIGAABO, XAALADDA G/SANAAG OO KACSAN WARARKII UGU DANBEEYEY CIIDANKA SSC

Комментарии

  • @FouziaJibril
    @FouziaJibril 50 минут назад

    Horta wax ma kuu sheegaa waxaas ma fiicno waa la ognorgareeya waayo waxaa la la yiri sxb joogto . Diyaano boliska xamar taliye ha u ahaado adeer cidina dhulka kama soo fuurin, soo yaacada ma aragtid miyaa???

  • @FouziaJibril
    @FouziaJibril 9 часов назад

    Adeer cadawgu dagaalkii marknad ku adkaateen waxay rabaan dhaqaalaha ka yimaada xoolihina ,geela ariga iyo lodiina in ay xiraan Xoola hawdka jooga ayaa iska leh?? Adeer geelina ilaashada Siyaadadu hal meel maaha indhaha fur ,maxaabiistuna way badnay ,melon badan baa fiiris u baahan isku dubnidu waa mihiim

  • @SulimanMohmmed-n1t
    @SulimanMohmmed-n1t 10 часов назад

    Hi

  • @Ayaan-r6n6v
    @Ayaan-r6n6v 11 часов назад

    War Wuxu doqonsan

  • @shire1212
    @shire1212 13 часов назад

    ILAA AAKHIRO DHULBAHANTE IYO NACAYB MAJEERTEN,, ILAAHAY HA KU DILLEEYO,

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 14 часов назад

    Waxa dhaqan xumada ku caan baxay iyo anshax darrida baa curad daarood noo ah

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 14 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @BashIir-ke6ge
    @BashIir-ke6ge 14 часов назад

    Laascaano waa in gacanta s/land lagu ceshaa.

  • @Manallagaraadbaa
    @Manallagaraadbaa 14 часов назад

    Nacas nacas dhalay ayaa tahay wlhi, Iidoor waxa uu mar walba usoo haweysto dhulkiina kanoo kale ayaa malaha Dhulbahante ku badan .. rag walaalo ah ayey xabadi dhexmartay, marka ama ka aamu, ama walaalayalow xabada joojiya dheh nahaabyahow nhaabku dhalay.

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 16 часов назад

    Cabas ducuf isku dirka dhaaf iyo beenta !mida kale rer la khasbayo maleh! Albabka pl wa open ,no qeylo no buuq,rerki dhulkisu ku filnan wayo hala arko,!Pl cidankedu meleshiyo kumad shegten hadad damiir ledahay!But you are nathing!#

  • @KiinMohamed-x5b
    @KiinMohamed-x5b 19 часов назад

    Quraanka

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 19 часов назад

    Firdhiye yaanu marnaba aadin xamar yaanu ka iibsan masiirka dhulbahante iyo Daarood.

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 19 часов назад

    CABAAS MADINIYOOW WAAD KHALDANTAHAY BOQOLKIIBA BOQOL MAXA KU GELIYEY ARIMAHA HARTIGA IS HAYSTA. WAX MAAKHIR LA YIDHAAHDO MA JIRTO. WAA WAX XASAN DHIIQO KASOO MALEEGEY HOTEEL JAZIIRA XAMAR.

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 19 часов назад

    Maashaaallaah waanu ku taageersanahay firdhiye inuu Genefka ku dhufto oo diido Xasan dhiiqo iyo wuxuu Xamar ku walaaqanayo.

  • @RashidMohamed-h4t
    @RashidMohamed-h4t 20 часов назад

    Nin xamar jawaan lacaga ka soo qatay waxba nooma aha

  • @RashidMohamed-h4t
    @RashidMohamed-h4t 21 час назад

    Madani Cidda maanta u shaqaynaso lama garanayo.Warsangeli wuu tashaday oo waa puntland.

  • @AbdiF-s4r
    @AbdiF-s4r 21 час назад

    Aabahaaa kuwiiii dilay hoooyadana video kasooo duuuubay baaa abaaalkaaaaga yaqaaaaan cuqdad mj baaakaaaa buuuuxda horgal

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 22 часа назад

    Ina Canbaashe Walaalkiis

  • @-xu9nd
    @-xu9nd День назад

    Waa qeybi oo xukun dhamaan dadka ku nool sool iyo sanaag waa dad la dhashay reer puntland . In dadkaas oo dhan inay puntland maamusho maxaa diidaya war horgalnimada iska daaya oo mid noqda oo puntland xukunka haloo daayo .

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed День назад

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @garada6921
    @garada6921 День назад

    DOONI MAYNO MANA SOO DHAWAY NAYNO IN DAGAAL XAQ DSRO AH OO DHIIG KUDAATO SOKEYE DOONI MAYNO KHASAARE DOONI MAYNO GACAN KA HADAL HALAYS DEJIYO OO HALAGA DAAYO XABADA DADKA

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад

    Mashaa Allaah MD SSC khaatumo wuu ku saxan yahaya inuu casuumada xasan dhiiqo ganafaka ku dhufuto guul guul iyo gobanimo❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴💪👍🏇🏿🏇🏿❤️❤️

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад

    Horogallada u shaqeya xasan dhiiqo oo rabo inya puntland carqalladeeyebay wAa in gacan biri llagu dhiga😏

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r День назад

    Puntland ayadaa meesha katalisah

  • @SiciidQoslaye-y8c
    @SiciidQoslaye-y8c День назад

    Garacbaatahay malayshiyadu waatiifutadaada ka asturtaysomaali land

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur День назад

    Maakhir keli gooni u istaag waxaa kaga haboon in iyaga & Khaatimo midoobaan buuxiyaan shuruudii 2 gobol & wixii ka badan in ay maamul goboleed noqon karaan. Waxaase ii muuqda in fidnadii Villa Soomaaliya laga soo maleegayey meesha ka marneyn. Caqligu ha shaqeeyo ilma Hartiyoow ! Puntland cadow kuma aha SSC & Maakhirba ee cavaasow adigu qudhaada ka dhex kalluumiysiga ilma adeertaa daa... nabadna oogu baaq.

  • @FouziaJibril
    @FouziaJibril День назад

    Kacdoon aan cidi is hortaagi karin oo taabo galay🎉🎉

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 День назад

    Thanks madaxweyne (FIRDHIYE) 💯👋 Waa Ayaan darro in Maanta harti hub isu qaatay... Tolkayoow Saxdii maydaan asiibin, khalad baad ka fahanteen qoryahan aad isu sidataan.... Isdejiya. Oo cadowgu yuu inagu qosline oo markhaati yaynaan u noqon.....isdejiya Pls. xamar Ilaa uu ka tago x. sh. Wax la tago iyo wax la arko midna maaha...... Dalkii meel Waliba waa ololeysaa, dhallin yaro maalin walba naf baxaysa biduun xaq, Wax Dan kale ama ka hadlaya majirto.... Dhawr boqol oo wiilal soomaali ah oo sucuudigu qisaasayo wax u hadlaya maleh😭, dawladnimadii muwaadinka u hiilin lahayd oo xaqqa uu dalka ku leeyahay u doodi lahayd Meedey??? (Hayhaata hayhaat limaa tuucaduun) 😡 Dalkii iyo khayraat barri iyo baxriba waa baylah... Barlamaan tuugo iyo muqmaasuq iyo qabyaalad iyo xaq daro oo shacabka miskiin ka ahi u yahay victim, Madaxna u yahay x.sh... soomaaliyeey sidaa si isu dhaama Waxani wa caadiya maahee.. Ka takhallusa qalinshubatada madaxda isku sheegeya ee kuraasida ku daxaloobey ee dalka iyo dadkaba haadaan ka ridey.... الله يصلح حالنا وحال بلدنا وينتقم من العملاء وأولهم حسن

  • @MA-rf6sg
    @MA-rf6sg День назад

    ninyahow puntland maxaa kaa rabtaa ana aa didneey inaa tagnoo fhirdiee futo weyne anaa waaaso maxaa taahay orod tada kaa shegeey

  • @RashidMohamed-h4t
    @RashidMohamed-h4t День назад

    ASC Waxaan ahay nin warsangeli ah sheekadan Maakhir waa sheeko Xamar &Hargeisa ka dambeeyaan.adna inaad waxaa dhex gashid maaha.

  • @SafiaMohamed-m1e
    @SafiaMohamed-m1e День назад

    Xagay tashadeen ma badhan. Wax xamar ka yimid laga yeelimaayo ha is xiijin puntland warsangali baaleh. Maaha maamul lagu khasbay laascaanood maaha badhan

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 День назад

    Gurgurte dhiiqo iska fogeeya hartiyow ama isku dhiiba

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 День назад

    Cabaasow inaaa cadowtahy baaa cadaysay wax maakhir la dhaho majirto ( warsabgali mj dhexdoooda kabax ) munaaafaq weyn baaatahy

  • @AhmedCumar-ge9jd
    @AhmedCumar-ge9jd День назад

    Aad iyo aad cabaasow dagmda caynba iyo ceelaf weynba wa in ciyrha lguso dra oo maamuulku anu daganka SSC anu kla reebin Goljana ah dagmada ku meel gadh ka ah ee Caynba

  • @AhmedCumar-ge9jd
    @AhmedCumar-ge9jd День назад

    Aad iyo aad cabaasow madaxweynhenu siwcn bu xamar ka yeely

  • @ZahroAli-p5l
    @ZahroAli-p5l День назад

    Ilahay ha kala qaboo jiyo bilis idina ha buun buunina dhibatada ehelka naga daaya wa far xada cadow geene

  • @CMG0607
    @CMG0607 День назад

    Guul maakhir ❤❤❤ inshallah

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 День назад

    Garaada dhulbahante ha loo diro kala gaar

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 День назад

    Arrintaa isku dhaca ee badhan, ilaahay ha innaga qaboojiyo Qolyihina social media, waxaan idinkula talin lahaa aad haw dhex bodina. Wersengeli qura ayey u furantahay doodeedu, waa iga talo.

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 День назад

    Abaasow inaka hubi nimanku hadey madax banaanyijiin oo mustaqbalka war sangali armeysan wadin oo xassan iyo ragiisu soosireen

  • @mohamud12adam50
    @mohamud12adam50 День назад

    Cabasow waad qaladan tahay. Waxii jiraba. maanta harti duulaan baa lagu yahay labada dhinacbA. Waxii inaga dhexdrna ahi ha inoo danbeeyen. LAKIIN maanta inaad ka hadasho. Maaha. Isku dhex gubaabiso harti. From ssc khaatumo

  • @xasan127
    @xasan127 День назад

    Doqon baa tahay

  • @abdikadirabdirahman5293
    @abdikadirabdirahman5293 День назад

    YAA FALASTIIN DENI AFKA KALABAX WAA NINKII’kuxureeyeee☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @CalJaamacdaclood
    @CalJaamacdaclood День назад

    Cabaasoow kajoog kajoog Arintaas. Harti.!!!!! Waar hooy bad hagelin.

  • @Thewho444
    @Thewho444 День назад

    Madaniyo siyasada maada fahmin. Hasan sheikh iyo muuse bixi ayaa arintaan kadanbeeya. Warsangali iyo majeerteen ayaa larabaa in la iskudhufto markaa muuse soo ssc u baabi iyo gurmadna ee na kuhelin ssc.

  • @XariirWaa
    @XariirWaa День назад

    War inaaderoow reeraha walaakadeena ha u kala hiilin anagu shiine culay wax uu wado ma rabnee dhex dhexaad ka noqo

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc День назад

    Ragu. Walaalow. Iyo. Wax. Wadaag bay. Ku fiicantahay

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 День назад

    Xasn sheekh ssc wuxuu kubdiidey waa qabiil runtuna waa taa wuxuu kaa doortay hal qof oo ah saakax jaamac tan kale barta ssc xamar iyo dadak ku dhaqan iyo beenta tuugnimada wejixumada Aan waxba laga xishoon Markaa cidi idinkama jirto.

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 День назад

    Xasn sheekhow ku darso SAALAX JAAMAC ISGA AYAAD KA DOORATAY SSC/PUNTLAND XASSNOW FILLADDIII MAANIGAA KU HARAY TUUG

  • @AhmedElmi-db6yb
    @AhmedElmi-db6yb День назад

    Kkkk walhi maradaa kaa dhacday jaahil baatahy ciidankii shalay ku xoreeyay baad maleeshiyo ku sheegtay ❤xasan iyo muuse biixi baa soo dirsaday waana labada puntland ay kaa xoraysay bakhti