FAAH FAAHIN DAGAAL CULUS KA DHACAY DACAWALAY KHASAARAHA WAARARKII UGU DANBEEYEY CAAWA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 77

  • @MadaniProduction734
    @MadaniProduction734  Месяц назад +16

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga meel dheer gaadhsii Mahadsanid❤️

    • @Raho339
      @Raho339 Месяц назад

      25 Desember 2024 Ka Waaye

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад +15

    Allow kala qabooji somali way is cuneeen‼️😭😭😭😭

  • @ahmedbusuri4264
    @ahmedbusuri4264 Месяц назад +4

    Cabaas madani waa siyaasi runtii thanks bro from ogaden boy

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 Месяц назад +4

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Месяц назад +1

    VIVA CAABBAAS MADANI IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 Месяц назад +5

    Guul iyo Gobonimo Gedo state. Guul iyo Gobonimo Jubaland. Guul iyo Gobonimo Puntland. Guul iyo Gobonimo SSC Khaatumo. Guul iyo Gobonimo DDS.

  • @ahmedbusuri4264
    @ahmedbusuri4264 Месяц назад +4

    Ilaa iyo 2019 baan kugu xidhnaa adigoo kaligaa wax dhulbahante ah oo qadiyada ssc kahadla ayaan kutaageersanaa halgankiina waad kuguulaytay sxb aniga laftayduu door muhiimaankulaa hagankaas waayo qurbaan joogaa

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад +3

    ASC Masha Allah DDS GUULcidanka Deganka
    5 D From Harti SSC KH GUUL IYO GOBANIIMOInsha Alalh🤲❤💪😘💯✊👍👮‍♂👮‍♀🦁🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Месяц назад +2

    Alla Hawsahlo Umada Somaliyed Iyo Umada Muslimka .ah.🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Nimcoalimahdi
    @Nimcoalimahdi Месяц назад +3

    Rabi hakala. Qabojiyo somalida

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed Месяц назад +5

    Sifiican ayaan argagixisada Isaaq u afjaray aroorba

  • @Bilanmahamud20
    @Bilanmahamud20 Месяц назад +9

    Iyagu waxaay rabaan dhulbahante in ay isugu tagaan hadii LA dharbaaxana baroor tooda geelaa ka cabaya wallee daarood ka basin meysaan reer ooyaaye

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 Месяц назад +4

    Alaylahe argagixisadi SNM naarta la waraabiyay

  • @Somfox1
    @Somfox1 Месяц назад

    Subxaana Laah! Somali oo dhan Qabyaalad Qudhun ah bay isku Dilaysaa, mana Hayno Madax iyo Culumo Umada kala badbaadisa!

  • @ZamzammMahamuud
    @ZamzammMahamuud Месяц назад +1

    Ilahay argaxa minalaahiyaa hadinku rido sharkaa raadinasaan waa helesaan Ilahay idinkii

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 Месяц назад +4

    one love somali

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 Месяц назад

    Ciidanka DDS ee dadka Somaliyed ee itobiya aykuseexdan fardo khayr ee Snm burburiyey 🇸🇴♥️🌹🌺♥️🇸🇴♥️💜💕♥️🙏🌹🌺🙏👍

  • @HayboHussein
    @HayboHussein Месяц назад

    Guuuuui Guuuuui Guuuuui 💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад +3

    Absolutely waxan waa Argagixisoh snm waxan waxaa wajibah in lagah sefeyo geskah Africah Argagixisadah runtih waa cadow

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 Месяц назад +4

    Niyo isaaq isma qabto iyagoo gardaran ayeey u gurmanayaan

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 Месяц назад +6

    Daadkaa maasaakiinta ah maalmaahan o dhaan waaxay kuu haayeen cagdheerey idiin awaay maal maaxaa kaa soo hooreeyaay 😅😅😅😂😂😂

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 Месяц назад +2

    Asc. Wll. Idorki. Qac. Bakayedhy. Guuul. Inaaboy

  • @NasabFaarax
    @NasabFaarax Месяц назад +1

    İlahaay hakala qabojiyo

  • @Nimcoabshir-l2h
    @Nimcoabshir-l2h Месяц назад

    Guuuuul niyuu bolis ❤❤❤

  • @NasabFaarax
    @NasabFaarax Месяц назад +1

    Gulaysta xaaq u dirirka liyuga

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Месяц назад

    Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @Raho339
    @Raho339 Месяц назад +1

    Dagaalku Wuxuu Dhacey 25 Desember 2024 Ka Dacawley

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef Месяц назад +3

    Màdani walaal shaarka waxbaa ka qaldan iska tuur alaabta boqortooyada kiristanka istìlaabti ayaa ku taala khayr ilaah ha ku siiyo.

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 Месяц назад

      😂😂😂😂😂 waar ninyow indhahagu aad bay u wanaagsanyiin masha allah

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 Месяц назад

    In aad ku faraxsantahay shacab soomaaliyeed oo amxaaro laysay waa kuu liidnimo.

  • @saabuun
    @saabuun Месяц назад +1

    Ina adeer adigu is dhageyso habraha ad U maahmaahaysid jooji

  • @FadumoLiban-n2l
    @FadumoLiban-n2l Месяц назад +1

    Fuel adigu ceerigaabo sow lagaama sifayn kkk

  • @MDheer-ty8uw
    @MDheer-ty8uw Месяц назад +1

    ina Cagjar maantana wuxuu yidhi waxan Waa gogol dhaaf yisaasadeed

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 Месяц назад

    Idoor aqali yaridisa.itobiya bay raban inay absame uga turjubana
    Itobiya wara wanka guduba nay
    Waqatigi onlf adaka ibinjirten itobiya allah kale qabojiyo

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Месяц назад +2

    Abass Madani koodan Khawarijta waa kuwa Jilib saldhiga weyn ee calamka eey kutaguleyaan, Immaradka oo ah dalka mashruca loo igmaday in uu Mamulka Hargeisa Degedda Berbera iyo xeybta furan ee Cidamada Xoog leh oo Somaliyeeyd aanu joogin ayaa hubka reer Galbeydka marakiibtooda badda kheiratkii marisay uu immaradka uu isaga fududeya,Wa cadowga calamka islamka loo isticmalo bur burintooda,Waxaa kooxdan qeyb ka'ah kuwa Buraha Galgala kujira ee macdanta Dahabka kheiratka kujiro Immaradka uu kasoo qaado Garonka Berbera kan iyaga u xiran oo eey sheegan in Puntlaand eey Cidamada BNF oo laalash koodi duqobay inta eey Ranji soo mariyeyn eey hatta kismaayo Adeeyr Ahmed eey u geyen iyagoo dhirtii Qoyaneyd Daawada laga sameyo Baddii kheiratkii kujiray Dhuxushi oogu badneyd eey tahay Halka immaradka uu.kadhoofiyo. Kooxdan iyagoo magala dhan oo puntlaand dhinaca Bariga qabsaday Calankoodi Madoowba kasuray ayaa xiligi Awali Gass puntlaand Harti,Darood degan Mudug Cabudwaaq Dhulka iyo baddaba looga baxay Shacabkii oo eey Gabad kadhigteyn ayaa Qibrad Cidan oo Raggii Dagaladii 77 buraha Garmardha soo qabtay iyo dhalin yaro wada qalasya ah ee dul.heeseyn Carrur badan oo si qasab ah konfurta ooga taxabteyn ayaa nolosha lagu soo.qabtay,Puntlaand tani fursad ayaa eey utahay Deni Cidamada fasax buraha Galgala Godadka dhulka hostisa yaanu Garoowe lasoo gaarsiinin.Bosaaso iyada waa eey godomin karaan haddan run arinta u qaadan.Qardho illa xeebahas bari.

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 Месяц назад

    GUUL GUUL GUUL SSC IYO OGAADEEN

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 Месяц назад +1

    Ciidan inta ka laayey direyskoodii dumar xidhaan waa argagaxisnimo.

  • @Jan-i3f9j
    @Jan-i3f9j Месяц назад +2

    Isaaaq maxaaa ka maqan? Somalia wixii qarxin jirey waryaaa enmity within

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 Месяц назад +1

    Cabdimaalig baa ku jiray argagixisad

  • @MahamoudAli-d5g
    @MahamoudAli-d5g Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂 walee idoor wuu jabay dhanwalba

  • @IbrahimOsman-p6p
    @IbrahimOsman-p6p Месяц назад +1

    Guul cidanka deganka e kasifeyay Argagixisadii Adan sune

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n Месяц назад +1

    Iska bixi sharka calamada kiristaka leh sifican ufiri bal cidbad wax ushegin adan iska warhayn 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄

  • @titanic139
    @titanic139 Месяц назад

    M.a

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Месяц назад

    Iidoor tamarna malaha nigisna ma xidhna waa reer yar oo kibray oo aan wax ka baran casharkii dhulbahante u dhigay hadana waxay isku doonteen ogaadeen oo aan kaftamin viva ssc khaatumo & dds !

  • @dahabajama4680
    @dahabajama4680 Месяц назад

    Dacawaley hakuu damaysee ceerigaabo meel ku sheeg bootadiini ma la soo af jaray

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Месяц назад

    Iidooroow intaad taqaaneen tan way dhaaftay ee meeshaas ha ku baabi’ina.

  • @SalmaanCali-f4f
    @SalmaanCali-f4f Месяц назад

    WAR ILAHAY KA CABSO ERGO IYO DUMAR ADHI JIRA AYAY LAAYEEN IRSIQII BAA MEEL XUN KAA GALAY ILAAHAY KA CABSO WAAD DHIMANAYSAAYE DIRAA DIRAALUHU JANO JELI MAAYO NAARTUU KU WAARAYAA QABRI CIDLO AH AYAA KAA DANBEEYA

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Месяц назад

    Ragan Iidoor iyagaa sameeya miinooyinka masaabiirta ku jiraan waa lamid kuwa lagu qarxiyo Xamar

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf Месяц назад

    Alshabaab iyo nabad diidka isbaahaystay dulmigii ay dhulbahante kagaleen ayaa laga goynayaa Mooryaanta

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 Месяц назад +1

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 Месяц назад

    Argagixisadu waa idoor waxay kula dagaalamaan degaamada daarood si xasiloonida daarood u lunto,markeey arkeen in somaliland aqoonsi jirin waxeey iminka la soo aadeen xasalooni dhumin deegaanka dowlada somali galbeed

  • @MaxamuudCismaan-os9ps
    @MaxamuudCismaan-os9ps Месяц назад

    cabdirashiid dahab shiil qaraxii iyo hubkii uu ka soo ii biyay yaman gacanta ayaa lagu dhigay

  • @alijama6723
    @alijama6723 Месяц назад

    MA DAWACAA LIBAAX WAX KA QAADATA INAY KA AG CIDO MAAHEE

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Месяц назад

    Dawacaleey ayaa sax ah.
    Dacawaleey sax maaha.
    Dawaco mise Dacawo? iidoor ma karaan Dawaco ee sidooda yaan loo odhan.

  • @abdisalaad9634
    @abdisalaad9634 Месяц назад

    Cabaas shaadhkaa dibhawxidhan calaamad baakutaal

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Месяц назад +1

    Yuhuuda ayaa marka ay dagaal gardaro goob ka furaan waxay aadaan goobo kale si ay u yiraahdaan waa nalagu goobtay ama la isugu kaaya tegay hada isaaq siyaasadaas ayay soomaali ku dhex joogaan

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w Месяц назад

    Ogaadeenow dawlad ayaa tihiine argagixisida snm ka sifeeya deegaanka

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 Месяц назад

    Share

  • @MDheer-ty8uw
    @MDheer-ty8uw Месяц назад

    ina Aadan sune ayaa meesha Taba baro ka waday dacaley

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b Месяц назад

    isaaq waa shabaab waa cadahay taasi waayo ina godane afgaani aadan suni axmed diiriye nageeye cabdi waaxid waa isaaq hala laayo

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 Месяц назад

    Nabsi baa shaqaynayaa , alla maxay Dulmi 32 jira ka shaqaynayeen, hadduu ku qarxay, weliba Inay isgarwaaqsadaan daaye weli way sii hanjabeyaan...
    Daarood Baan u hanjabeyaa kulahaa😅 Duqonniimadaa u dheer...... Duf ku baxa dheh.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Месяц назад

    Iiddooroow dulmiga joojiya

  • @Amira_lul
    @Amira_lul Месяц назад +1

    Iidoor ama habrahan iidoor kibirkooda ayaa batey waa qawaariij waa in laga shaqeeyaa oo edeb loo yeelo. Iidoor nabads iyo kala dambeynta ayaa dhubta waa in edeblooyeel.

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k Месяц назад

    Reeruhu maxay argagaxanimada ku doorteen.
    Miyeysan u turayn dadkooda
    Isaaq waxaa buuxiyey quluubtooda cuqdad fogaatay iyo necayb aan hadaf lahayn.

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Месяц назад

    Cabaasow nimanka tuubaraaca kadaah ragbey ishayaane

  • @Abdiwaliaxmedidlejibaax
    @Abdiwaliaxmedidlejibaax Месяц назад

    liyuu boolis miyaalys kutaabtaa aabo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Месяц назад

    Ciidan weeraraya shacab maths sax.
    .kii laascasnood oo kale weeyaan.
    Ma fiicneee isla xishooda.
    Inan gumed xun baa tahay.
    Adiga oo ooyaya ayaan ku arkijiray.
    Laakiin maanta waxay ku faraxsantahay dad shacab ah oo ay weerareen ciidanka degaaanku.
    Qadhmuunbaa tahah oo munaafaq ah.

  • @OssobHassan
    @OssobHassan Месяц назад +1

    War ha dambaabin

  • @OssobHassan
    @OssobHassan Месяц назад

    Hagu dambaabin dagaaladan adigu meesha ma joogin

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 Месяц назад

    Waryaa was ninka

  • @iidAADAN-d6b
    @iidAADAN-d6b Месяц назад

    Calamo kugu dhacday cilqabe ilahay wu ku waydinayaa qiyama Benta ad ka samaynayso dadka laso weraray

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 Месяц назад

    Stop SHOPING our base

  • @abdulosman3242
    @abdulosman3242 Месяц назад

    War Beenta iska daa

  • @mahameddualle2904
    @mahameddualle2904 Месяц назад

    Why is he wearing 2 crosses shirt of Christians