KOKO BUULE OO ARRIN AAD U WANAAGSAN SAMAYSAY WALIBA TUSAALE U NOQOTAY YOUTERADA SOOMAALIYEED

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025

Комментарии • 110

  • @maxamed7702
    @maxamed7702 5 дней назад +8

    Masha allah koko buule waa gabar dariin bini aadanimo leh una damqatay dadkeda
    O ku fikirtay in ay ka farxiso dad keda ayna noqoto qofti ugu horeysay
    O noqotay hogamihi ugu fiicnay o ku dhiraray arin ugub ah guuleyso walashey🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 5 дней назад +3

    Ma sha Allah 😍
    Alle swt ha xafido ayada iyo inta kale ee bulshada masaakiinta caawiya.
    Wxy sameeysay arin Dhaqanka Islam ku saleysan ✊
    Waana arin ku dayasho mudan mar walba 🥰

  • @YusroAbdullaahi
    @YusroAbdullaahi 4 дня назад +3

    M.a koko bulle sharaf iyo karaamo korkaaga ha hahato abaayo mcnto❤❤❤❤❤❤❤

  • @Andinasir-k5d
    @Andinasir-k5d День назад

    Mashaa Allaah Ajarr iyo xassanaad Allaha kasiiyo

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 4 дня назад +2

    Mashallah intay taajir ladabaal dagi lahyd masaakiinta ayay ladabaal dagtay allah habarakeeyo...asurta iyo dhar aaan kugu dhaganayn kudadaal ayaan dhihi lahaaa..

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 дня назад

    masha Allh Hambalyo kokoo bule Allha xooga ha ubarakeeyo

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 5 дней назад +5

    Koko alle ha barakeeyo waa dadka mudan inay caan noqdaan waxa leeyahay dadka ku xiran waad mahadsan tihiin dad kuwii ugu mudnaa ayaad caan inooga dhigteen ama aad tageerteen alle ha ka abaal mariyo.

  • @fartunadan8297
    @fartunadan8297 4 дня назад

    Mash alla illa koko bule😊😊😊😊

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 4 дня назад

    MaShaAllaah Gabar iska dheh... KookoBuulle..

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 4 дня назад

    Masha Aallah Masha Aallah koko buule 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 4 дня назад

    Aamiin. Aamiin. Aamiin🎉🎉🎉

  • @NimcoHodan-r5f
    @NimcoHodan-r5f 4 дня назад

    Guulayso koko bule

  • @maryamcumar5894
    @maryamcumar5894 4 дня назад

    Mashallah waa wax aad u fiican in lagu deydo u bahaan biyaha lasadeqeysto waa sadaqada ugu fiican adun iyo aaqiro u fiican ❤❤❤❤❤ meeqa RUclips ley ah subxanallah oo hada wax la taawan karo malaga haayo

  • @mahadabdifatah5293
    @mahadabdifatah5293 4 дня назад

    Koko buule ❤❤❤

  • @Cabdiraxman-h4e
    @Cabdiraxman-h4e 4 дня назад

    masha allah wllshy mcn horay usoco ayaan leeyahay kheyr allah kusiiyo wllshy mcn

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 5 дней назад

    Mashaa Allah gabar qiimo badan oo ku dayasho mudan ilaahay khayr ha siiyo aamiin ❤

  • @FaysalMaxamed-qp7ld
    @FaysalMaxamed-qp7ld 5 дней назад

    Msha Allah allah haku xiftiyo kooko Buule

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 5 дней назад

    Masha alh wall adiga xata waxa tahay qof dhirigaliya ah koko jasklah

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 5 дней назад +4

    Dadka followers ka naga barya waa wax ma tarayaan runtii Kooko bule waa gabar naxariis badan Oo damiirkeedu noolyahay..Bal fiiri kii wadanka loo doortayna boob iyo barakicin ayuu ku wadaa shacabka

  • @Habibasom
    @Habibasom 5 дней назад

    بارك الله فيك

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 5 дней назад

    ماشاء الله بارك الله فيكي أختي الكريمة

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 5 дней назад +3

    Gabadh waxbaratay waa bulsho wax baratay Koko bulle sharaftii hablaha somaliyeed alle haka abaalmariyo

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 4 дня назад

    Wallaahi waan ku farxey markaan arkey

  • @wadanistar21
    @wadanistar21 5 дней назад

    Amiin amiin bro wana u mahad celineeyna walasheeyn Kooka Buule❤

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 4 дня назад

    MasshaAllaah

  • @SheekhHuways-lv9wg
    @SheekhHuways-lv9wg 4 дня назад

    Waa si aad u quruxbadan masha Allah kudayasho wanaagsan

  • @Baabiyoos
    @Baabiyoos 5 дней назад

    📣وما أنفقتم من شيء فهو يخلفه وهو خير الرازقين🥰👐>>أتخشى الفقر بعد هذا الوعد🤔 !

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 4 дня назад

    Ilahayba mahadle karsiiyay khayrka iyadan alle hawgu danbi fhaafo

  • @AxmadHasan-d9w
    @AxmadHasan-d9w 5 дней назад +1

    Masha Allah Wan ku farxay wllhi 😢❤

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 5 дней назад

    Masha Allah tabaraka Allah ilahey ha barakeyo adigana wa ku mahadsantahy dhiri gilintada

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 5 дней назад

    Masha Allah Tabarakallah ilahey ha ubarakeeyo ❤❤❤❤

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 5 дней назад

    Masha Allah tabarakalah allah barakeeyo koko bule❤

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade 5 дней назад

    Isha insiga iyo kan jinkaba Allaah hakaqabto gabr soomaliyeed waaye ee maahan gabar qabiil iyo qurn Allaah haxifdiyo umad bil ramadaan kusoo fole kafarxisay aninh waan lafarxay ilaahoow farxada noogu wad aammiin yaarabi🤲🏾❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 5 дней назад

    Walaal allah ha ku xifdiyo sadaqadeeda aamiin walaal dowlad ku sheegta waa mida shacabka masaakiinta barakicineyso ee dhulkoodii dhaceyso ee allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin

  • @Dagan721
    @Dagan721 5 дней назад

    Mash Allah Amiin

  • @ZeinproaliFarah
    @ZeinproaliFarah 4 дня назад

    Waxaan u rajeynaa walaashey kooke buule 🎉 intaa iyo in kabadan

  • @MaahirXumow
    @MaahirXumow 5 дней назад

    Dhaman qof walba oo Caan eh oo alle wax siiye haduu aqliga wlshena koko ku fikiri lahaay waxaan gaari laheen hormar uma bahnaan laheen madaxda xaqeyna cunto wlhi hal hal ku dar ayaa wllhena somaliyeed wax uga qaban karnaa waa mahadsan tahy wlsheena koko bulle❤

  • @Shacni724
    @Shacni724 5 дней назад

    M.a koko Alle ajar haka siiyo

  • @IstarGaaciye-w6x
    @IstarGaaciye-w6x 5 дней назад

    Masha Allah Allah ha xafido walashen❤❤❤

  • @siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj
    @siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj 4 дня назад

    Mashallah❤🎉🎉👍🏻1m

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 5 дней назад

    Koko bulle waa gabar sharaf badan illaahay ha XAFIDO

  • @AadandheereDheere-j7k
    @AadandheereDheere-j7k 4 дня назад

    Alah ha ubarakeeyo

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 5 дней назад

    We make the right person a famous we love you koko ❤

  • @AbdiwahidyareAbdiwahid11
    @AbdiwahidyareAbdiwahid11 5 дней назад

    Masha Allah walaashena kooko buule aakhira ayaad wax wngsn usii hormarstey ALLAH SWT hakuu aqbalo sadaqadaada insha Allah 🤲

  • @CabdiRisaaq-l4w
    @CabdiRisaaq-l4w 5 дней назад

    Masha allah❤❤❤❤

  • @CabdiraxmaanShariif-xu6dk
    @CabdiraxmaanShariif-xu6dk 5 дней назад

    Masha Allah tabaraka Allah waa arin soo dhaweyn mudan run ahaantii

  • @buullebarakoow1077
    @buullebarakoow1077 4 дня назад

    Sadaqa jariya Allah Ugu dhigoامين

  • @elmiwaberifathia4713
    @elmiwaberifathia4713 4 дня назад

    Mashaallah ❤

  • @salatosman2209
    @salatosman2209 5 дней назад

    Wcs wll malmahan halkee ayad kabaxday waan kuwaye waan u xiisay sootabanta waraka

  • @zayd___media1
    @zayd___media1 4 дня назад

    Marmarka qaar sadaqada in lamuujoyo khayr badan si laguugu daydo waa arin fiican ilaah maalkeeda ha ubarakeeyo ❤

  • @AminaJele
    @AminaJele 5 дней назад

    Maasha allh ilaah ha uziyaadiyo

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- 4 дня назад

    1:26 Amiin

  • @abdisaalim6679
    @abdisaalim6679 4 дня назад

    nasha allah waksheen guleyso

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 5 дней назад

    Maashaa Allah waa gabadh sharafle waliba

  • @bashir871
    @bashir871 5 дней назад

    Masha alh

  • @DeeqoCiise-i6q
    @DeeqoCiise-i6q 4 дня назад

    M.a❤❤

  • @sayidmaslah5951
    @sayidmaslah5951 5 дней назад +1

    Masha allah walashena Hamballyo ayaan lenahay Alle ajar haka siyo inaha allah❤🎉 Mahad sanid ustaad gabadha walasheena Waan u hambalyaynay oo u ducaynay dad badan baa jiro oo ay dhaanto

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 5 дней назад

    WAA qabiilkee gabadhaan

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 5 дней назад

    Masha allah tabaak'allah

  • @cumarfaaruuq8039
    @cumarfaaruuq8039 5 дней назад

    Koko wexe garaty wexe garanwayen madax marwalba kuqarabta masaakinta an waxba lo qaban dartoodana lacan lagu cuno ❤

  • @ahmedtifow8195
    @ahmedtifow8195 5 дней назад

    Masha allah waa gabar qiimo badan oo dad badan taabtay 😢

    • @ahmedtifow8195
      @ahmedtifow8195 5 дней назад

      Hampalyo walaa sheyn rabi ha ku xafido

  • @khadarbaaz4852
    @khadarbaaz4852 5 дней назад +2

    Saaka subaxdii ayaan daawaday farxad darteed yaan la ilmeeyay runtii fikirkeeda aad buu isoo jiitay waa hamiga aan nolosha ka leehay inaan ka farxiyo qof soomali ama muslim ah inaan faraxadiisa ka shaqeeyo

  • @maslaxmanjuuz666
    @maslaxmanjuuz666 5 дней назад

    Masha Allah wana so dhaweyna

  • @Annaatti
    @Annaatti 5 дней назад

    Wll ducadda ugu dara in nolasheesa aduun & aakhiraba u hagaajiyo oo diinteeda kusugo.

  • @NeimaCHIRDON
    @NeimaCHIRDON 5 дней назад

    Amiin. Amiin. Amiin

  • @1Horyaal
    @1Horyaal 4 дня назад

    Koko bulle sharaf khayr ayan ku rajaynaya sister

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 дней назад

    Masha Allah War Gabadhaa Wanaagsanaa Tolow miyaa laqabaa?deg deg halooguursado Waa Gabar Qaali Ahee❤❤❤

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 5 дней назад

    Madaxdii dadka lagu aamineyna wax ay aruursadaan intay xilka hayaan ayey kumashquusanyihhiin

  • @MohamuudOmar-e7o
    @MohamuudOmar-e7o 5 дней назад

    Masha Allah

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 5 дней назад

    guul gobanimo ❤❤🎉🎉

  • @zola2487
    @zola2487 4 дня назад

    Awey faaraxyaalkii xaliimoyinka Aya idinka fiican

  • @MansurMukhtar-x3s
    @MansurMukhtar-x3s 5 дней назад

    Asc zxp😊

  • @YaasirMohamed-k9i
    @YaasirMohamed-k9i 5 дней назад

    M.a akhiro iyo aduunba way ku liibani wansa sadaqo jaariya
    Ceelbiyod la qudo ciyar ciyaar mahan hadane bulsho oo mane ku jira oo baahi weyn u qaban biyo ayeey ceel biyood u qoday
    Intii yar ee ka shaqeesatay yuotupka ayeey sadaqo jaariya kula baxday
    Koko bule waa gabar sharaf badan aan is qaa qawanin haku dayadan kuwa is qaa qawiya ee raqiis nimada social mediaha ku dhex fasuqobay

  • @saacidjamaal3314
    @saacidjamaal3314 5 дней назад

    Subxaanoow aamiin

  • @kafilowanaag1832
    @kafilowanaag1832 5 дней назад

    Ilahey badal qeer qaba Insha Allah

  • @shaanbeyeqasaaye7558
    @shaanbeyeqasaaye7558 5 дней назад

    Wax wanagsan ooo kudayasho mudan
    Illaahy ha ka ajar siiyo

  • @SalkaCade-j9v
    @SalkaCade-j9v 4 дня назад

    Mashaallah wankufarxay wana subcribe gareyna unshaallah manan tagerejiiren😢😢

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 5 дней назад

    Mashallah

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 5 дней назад

    Mansha alha

  • @FatumoMaxamuud-i5m
    @FatumoMaxamuud-i5m 5 дней назад +1

    Buula xuubay waan kusalaamay waxan ahay hooyo kasoo qaxday magaalada ceeri gaabo waxanjoogaa tuulo raashinka rabadaan mayga bixin ilaahay dartii??????????????????????

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 5 дней назад +2

    Osmaanow lacagaha meelaha yaana ladhiganin anaga waa idin daawana adinkana masaakiinta xooga ka gaarsiiya plz

  • @NuurHassan-ps9dm
    @NuurHassan-ps9dm 4 дня назад

    Waa fcn bulshada jecel inaey wax u qabato

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 5 дней назад

    Kooko Buulle allaha kaa abaal mariyo Ceelka aad Qodday.

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 4 дня назад +1

    Kooko asturkeeda hawanaajiso oo allah haka cabsato

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 4 дня назад

    😥 Sheekh 😢 arooska 😥 ka 😢 dhacaya 😥 hotel 😥 istanbuul 😢 iyo 😥 dadka 😢 ceelka 😥 looqodayo 😥 ee 😢 diiftu 😥 Ka 😢 muuqato 😥 maxay 😥 isku 😢 yihiin 😥 ma 😢 isku 😥 umadabaa 😥 mise 😢 waa 😥 isku 😢 diin 😥 mise 😥 waa 😢 isku 😥 dhiig 😥😢😥😢😥

  • @mahmuudmahmdabdalle3328
    @mahmuudmahmdabdalle3328 5 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 4 дня назад

    Wlhi wa gabadh kudayasho mudan wx aad uwaybay qabatay wali ma arag qof baraha bulshada kujira o wxqabtay

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 4 дня назад

    Masha alah wawax lagudaydo

  • @bedelabdirahman6567
    @bedelabdirahman6567 5 дней назад

    ❤❤❤❤m.a

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 5 дней назад

    Waa reer xamar gabadll aa hilaliyo gabadaa hodan laa hodo jiira waa dishene miskini naafada aa da fiininaya

  • @Forilow7977
    @Forilow7977 4 дня назад

    Runtii Talaabo fiican waaye

  • @moreedeaweis4550
    @moreedeaweis4550 5 дней назад

    M.a

  • @YaasirMohamed-k9i
    @YaasirMohamed-k9i 5 дней назад

    Waxay dowlad garan wayday ayeey garatay
    Masuliyiinta xilka ka ahaya deeganka way u jeedan baahida oonka abaarta ka jirta degaankoda ay u dhasheen hadane alle ayaa qalbiga iyo indhaha tiray xita inay hal ceel biyod uqodan bulshadii ay xilka u hayeen ama degaanka ay ka soo jeeden

  • @salaxcali-t3l
    @salaxcali-t3l 4 дня назад

    M,a

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 5 дней назад

    Tusaale fiicna ayayay samasay noqotay

  • @SafiyoAbdiRaage-i2s
    @SafiyoAbdiRaage-i2s 5 дней назад

    ❤❤❤❤amiin👸🫶🫶🫶🇸🇴🇸🇴

  • @MohamuudOmar-e7o
    @MohamuudOmar-e7o 5 дней назад

    Waa xamaadi

  • @naasir77
    @naasir77 5 дней назад

    Maasha allah

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 5 дней назад

    Masha Allah ❤

  • @fartunadan8297
    @fartunadan8297 4 дня назад +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️